Qaabkee ayaan ku imaaday Maraykana U.S.A Part 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • #Refugees#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#DVlottery#immigration#
    #somali #Somalinimo #maraykanka#Canada#

КОМЕНТАРІ • 104

  • @user-ip1hr4fn5m
    @user-ip1hr4fn5m 9 місяців тому +2

    Shaa iye waankusalaamey kawaran gaxootiga marqaan

  • @najiipgama5894
    @najiipgama5894 3 роки тому +3

    Masha allh hoora loo yiidhi samra sadki uu hela alle haku sharfo apti

  • @ibrasmarash1976
    @ibrasmarash1976 3 роки тому +6

    Please kahadal qaxotiga Uganda wa codsi

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 3 роки тому +5

    Wlh waa caluul xumo please part 2 lasoc da

  • @deeqadeeqo2896
    @deeqadeeqo2896 3 роки тому +4

    Masha Allah walaal Allah ha ku xafido walaal

  • @laylahassan2409
    @laylahassan2409 2 роки тому +6

    Walal UNHCR maleysia ayan kujiray 2011 ayan kaso tagay kaarkina wuu iga dhumay hada waxan rabay inan mel UNHCR aanka helayo inan tago magacayga iyo faraha laiga qadaay file keygi hore maku heli kara wax maigu dhaanta arinta oo maii faideen karta

    • @roodacabdirahman5354
      @roodacabdirahman5354 2 роки тому

      Muhiimadu waxa weeye meel kale ka qaadatid ood Malaysia ka timaadid farahaagu masoo baxayaan wlllo

    • @DegganMohamed
      @DegganMohamed Рік тому

      Haa walaal Xafiis ka kuugu dhaw ee UNHCR tag.

  • @ugaasyareofficial5213
    @ugaasyareofficial5213 3 роки тому +1

    Haa sxb soo badi pro I.a

  • @saddamcabdirahman5606
    @saddamcabdirahman5606 Рік тому

    Arimaha qoxotiga waa muhiim bro shaciye wllka wayn

  • @ShugriAaden-tb2wh
    @ShugriAaden-tb2wh 9 місяців тому

    Wll shaciye kuw tiim kaa in a aan kamidnoqdaa rabaa

  • @Buubshe
    @Buubshe 2 роки тому +1

    Hadiiba lahelo wax lacuno waa bello

  • @im-ge4do
    @im-ge4do 3 роки тому +1

    Szp Dv looterka cashar noga soo duub sida loo buuxiyo waliba mid femaleyga ah wll fadan wll

  • @aweysteysiyr7228
    @aweysteysiyr7228 Рік тому

    Masha allh wll dhib wallibo sheeko ayey ka dam beyneysa

  • @dauudabdalle1433
    @dauudabdalle1433 Рік тому

    mhdsnid zp anaga Allah ha no fudideyo io dhmn ummada islamka camp qaxoti wa dhib bdanyhy qofku mrku jogo copa refuge bn ka so slmya

  • @axmedaadan9265
    @axmedaadan9265 3 роки тому +3

    Kusoobiir group ka Rer buufis ka ahchat.whatsapp.com/LT0OVOP9yi92nEsnIV0AWT

  • @DegganMohamed
    @DegganMohamed Рік тому

    Qofkii Dollo addo iyo Qaxootigii Wabarka soo maray ayaa dhibkaas garanaya xanuun badanaa arrimaha meeshaasi allah ayaa mahad leh hayaankaas ku dhaafiyay anagana ha noo sakhiro.
    Xeraddaas aniga oo Aqoonsiyadii saxaafadda wata Ayaan soo galay Hay'adaha dowlada xafiis Yada dowlada Ethiopia oo dhan khal khal baa ku dhacaya innaad basaas tahay bay ku moodayaan

    • @mohamedweli2129
      @mohamedweli2129 Рік тому

      Maya hada sidaas ma aha. Culayski hore majiro.

  • @zakariyaabdinuur2029
    @zakariyaabdinuur2029 3 роки тому +2

    Wll kaso hadal qaxotiga Ethiopia $somalida🙂🙂🙂🙏

  • @cocomale
    @cocomale Рік тому

    Meeqo Ku qaaday lacagta quxoodika walal

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Рік тому

    Walal qahoti Uganda yakujire kolkan kudale wakasotagay south Africa yaimade kasan hada rajenaya

  • @shamsoali2085
    @shamsoali2085 2 роки тому +1

    Waabarka 1 yubow 2 kadiib malkadide boqol maayo

  • @abdimohudin8953
    @abdimohudin8953 2 роки тому +1

    Thank you so much

    • @cabdiramaanmaxamed6491
      @cabdiramaanmaxamed6491 Рік тому

      Wlhi been ma ahan dadkii qoxwtiga qornaa un baa garan kar oo aan aniga kamid ahay boqolmaayo aniga ayaa aqaano oo rera qaxowti ah

  • @burcotiktok1213
    @burcotiktok1213 2 роки тому

    Meesha lagaa qoray ma wabarkaa dee

  • @brocade7437
    @brocade7437 2 роки тому +2

    Rag waa keesomaro jab mataan kulamid ahy lkn wali qaxootigah ku soganahay😇🥲😰

  • @AbdiaziizDaahir-mc2tm
    @AbdiaziizDaahir-mc2tm Рік тому

    Dadka hada lotry xareesteen dhib miyey ku tagayaan

  • @kulanmuuse6350
    @kulanmuuse6350 Рік тому

    Wllo.hat
    Ayi.wllo.anigu.wadabaan.daan.iguyahayi.wayo.waxaan.kamiidahayi.sugayasha.dhofka.eqoxointiga.doolaw

  • @saidyousouf5508
    @saidyousouf5508 3 роки тому +3

    Malaga yaabaa inqaxoontiga itoobiya looqado ameerika

    • @najiibyare6186
      @najiibyare6186 Рік тому

      Aad walibana qaxootiga qabribayax ayaa ugu badan maraykanka

  • @ibrasmarash1976
    @ibrasmarash1976 3 роки тому +1

    Thanks

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 3 роки тому +1

    Dariiq dheer oo qodxa badan baad soo marty zxp 😥

  • @aweizyjubba9161
    @aweizyjubba9161 3 роки тому +5

    Walal waxan ka cudsaneya in ad kahadashid wararka Kenya qoxotiga

    • @moh_dream574
      @moh_dream574 3 роки тому

      Manta dad la qaaday USA 🇺🇸 CANADA 🇨🇦 UK 🇬🇧 war farxad leh baa kaso baxay qaxootiga kenya sxp

  • @saddamcabdirahman5606
    @saddamcabdirahman5606 Рік тому

    12 ayan joogna qoxotiga Djibouti bro qoxotiga ethiopia iyo kan kenya umbad kahadasha badanka ee qoxoontiga Djibouti maxa uga so hadli laadahay

  • @miskidowlad4795
    @miskidowlad4795 2 роки тому

    Shaaciye waxa no shegtaa wll UNHCR kenya ka galay 2010 hada kampala raba ina ka galo kuwi horane ma rabo ee farahi hore ma igu qabsanayaan

  • @user-ip1hr4fn5m
    @user-ip1hr4fn5m 9 місяців тому +1

    Asc

  • @CabdiraxmancabdilaahiXuseen
    @CabdiraxmancabdilaahiXuseen 3 місяці тому

    Heee...mahubtaa

  • @AxmedcabdiXusen-sy2wy
    @AxmedcabdiXusen-sy2wy Рік тому

    Xagee àhayd shaciye

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 3 роки тому +2

    I can't wait part two

    • @xaajiahmed7274
      @xaajiahmed7274 3 роки тому

      Amiin joy official
      Asc ugaas
      Sxb ma haysaa gabadh nin u qoran yahay process kii martay oon ka iibsado insha allah sxb igala soo xidhiidh mataan10008@gmail.com
      Allaya barak

    • @moh_dream574
      @moh_dream574 3 роки тому +1

      @@xaajiahmed7274 my sxp ma haayo G5 Canada maad rabtay

    • @xaajiahmed7274
      @xaajiahmed7274 3 роки тому

      @@moh_dream574 haa hadad hayso G5 ka cid iibinaysa wan rabaa suldaan ama aad hayso cid iibinaysa boos qaxoontiga ah oo la iibinayo process kii wada maray oo flyt sugayaal ah
      Amiin joy official aallaya barak sxb

    • @moh_dream574
      @moh_dream574 3 роки тому +1

      @@xaajiahmed7274 war sxp janis kaas oo kale sida lagu helo wey adag tahay qaxooti maa ka diwan gishan tahay

    • @xaajiahmed7274
      @xaajiahmed7274 3 роки тому

      @@moh_dream574
      Suldaan 2da kee adag ma G5 ka mise qaxoontiga ii kale sheeg
      Takale card qaxoontiga ma hayste miyad haysaa qaab aan ku heli karo waxan arkayey adoo wiil ku leh anaa ku haya qaab ad ku helikartee ee suldaan qaabkaa aniga mayhaysaa anaa diyaare insha allah
      Aamiin joy official
      Allaya barak

  • @abdiaziiznuuneofficial1917
    @abdiaziiznuuneofficial1917 2 роки тому

    Yes walaal AAD baad umahadsanthy wn fahanay

  • @SakariyeFaysal-qc8gr
    @SakariyeFaysal-qc8gr Рік тому

    Wan ku tagera

  • @user-ld1mi6jp5o
    @user-ld1mi6jp5o Рік тому

    😢waa wareey wagas baydhabo majoogtay nio wasoo jabtayee😮😮😮

  • @maryamxussein2370
    @maryamxussein2370 3 роки тому +1

    Wllo waxan raba inad iga jahil bixiso ani iyo gabar walashay ah baa raba inaan nasibkena tijabino lkn wallo 2 ilmod by dhashay ninkiina wy kala tageen ilmihina wuu ka qaatay marka gabadhaas single maku xaraysnkarta hadhswse maxay kala kulmi kartaa jwb bn kasugi

  • @burcotiktok1213
    @burcotiktok1213 2 роки тому

    Xeradee Ku jirtay wllo dee ma bokolmanyo .malkaadiido.koba.hiloweyn.buuramino yaadee

  • @cabdiqanimaxamed-ll6ki
    @cabdiqanimaxamed-ll6ki Рік тому

    Sxb shaaciyo qaxootiga cusub kawarn

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Рік тому

    Madiba igaima qahotiga south Africa faraheda malaarka Haye hada qahoti malaqadaya isojawab

  • @najiibyare6186
    @najiibyare6186 Рік тому

    Soo jireen waayoaraga gulayso ra faad kasoomar hadaan ku jira qaxootiga etopia ayaan jooga gaar ahaa qaxootiga qaribayax

  • @hoodoosman6702
    @hoodoosman6702 2 роки тому +1

    asc wll www👍😋🥰

  • @laylahassan2409
    @laylahassan2409 2 роки тому

    Muhiim ayey iitahay walal waana codsi

  • @amiincismaan7941
    @amiincismaan7941 Рік тому

    SHAACIYE lotiri wacixrt

  • @user-dj9lw7nd7g
    @user-dj9lw7nd7g 11 місяців тому

    Yaswnkutaagersanah

  • @farxiyomuxudiin4811
    @farxiyomuxudiin4811 Рік тому

    Masha allah wandooneyna lkn.mafah.mikarna

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 2 роки тому

    Dolo ethobiya mahan labaduba wa somali

  • @aweizyjubba9161
    @aweizyjubba9161 3 роки тому +2

    Allah hakuxifdiyo

  • @abdifatahfaarah5995
    @abdifatahfaarah5995 2 роки тому +1

    Waan kusoo biiray barnaamijyadaada

  • @fardowsosciid5485
    @fardowsosciid5485 2 роки тому

    Walal ila soo hadal

  • @hanihusein
    @hanihusein Рік тому

    m.a

  • @husseinsoba1800
    @husseinsoba1800 2 роки тому

    asc bro iso qabo

  • @cabdisalaan1496
    @cabdisalaan1496 2 роки тому

    Hhhhhh thanks

  • @ShugriAaden-tb2wh
    @ShugriAaden-tb2wh 9 місяців тому

    Qoxoontiga mirqaan kawaran bal wakhtigee ayaa kaarka lasiinayaa

  • @abshirbarre
    @abshirbarre Рік тому

    Nolol miyi ninkii soomara waxba uma aha shp

  • @cocomale
    @cocomale Рік тому

    Diyaarad malugu tagi Kara maraykanka ilaa Somali meeqo kugu qaadaysaa lacagta

  • @fatximohamed373
    @fatximohamed373 2 роки тому +1

    shaaciyay aafka somali nagu so dir

  • @user-yd1js2jx9q
    @user-yd1js2jx9q 8 місяців тому

    Beeenale

  • @osmandararnaguib8681
    @osmandararnaguib8681 3 роки тому

    Sxb refuges ali addeh xoogay ee magalada jubouti kuma jirto

  • @DegganMohamed
    @DegganMohamed Рік тому

    Kkkkkk

  • @mohanedabdirahman7989
    @mohanedabdirahman7989 2 роки тому

    So

  • @abdirahmansiciid4426
    @abdirahmansiciid4426 3 роки тому

    zxb arsenal waa maxay

  • @abdimahdi2980
    @abdimahdi2980 3 роки тому

    Fursada qofka MEDICAL EE XAALADOODA CAAFIMAAD DALKA AY JOOGAN WAX LOOGA QABAN KARI WAAYO EE CERTIFICATE MEDICAL LA SIIYO MA UGA FURSAD FIICAN YAHAY YACNIHII DHOOF HELIDIISU MA DIYAAR BA BAL ARINTAAS KASOO HADAL WALAL

    • @hassanmahm4448
      @hassanmahm4448 Рік тому

      Ha wll Ana taasi ku Og Wll Ilaahayna Haku Caafiyo

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 2 роки тому +5

    Hadad qaxonti jogi jirty wale rafad wad soo aragty 4 bil on qaxonti jogy wlhy mxaa kuso watayey ba kuwashy rafaad nolol 0 ah ilahy on igalin ba isgaliyy anigu

    • @muzob8920
      @muzob8920 2 роки тому

      Asc abayo ma I cawin karta?

  • @dectorzadik4854
    @dectorzadik4854 2 роки тому

    Diyaar wyh

  • @abuyaasir5932
    @abuyaasir5932 3 роки тому

    Asl

  • @MubaarikSiciid-md9lo
    @MubaarikSiciid-md9lo 8 місяців тому

    Qur.aanka coyarta ka daaa

  • @abdifatahfaarah5995
    @abdifatahfaarah5995 2 роки тому

    Uuhh

  • @mohamedali7455
    @mohamedali7455 3 роки тому +1

    arsenal lolzzzz

  • @abwanmohacade4621
    @abwanmohacade4621 2 роки тому +1

    Auteahje6

  • @Dhuxulbrahim6234
    @Dhuxulbrahim6234 2 роки тому

    Boqol mayo

  • @bisharducale1244
    @bisharducale1244 Рік тому

    Mahad sanid

  • @abwanmohacade4621
    @abwanmohacade4621 2 роки тому +1

    Asc

  • @abwanmohacade4621
    @abwanmohacade4621 2 роки тому +1

    Asc

  • @abwanmohacade4621
    @abwanmohacade4621 2 роки тому +1

    Asc

  • @fardowsosciid5485
    @fardowsosciid5485 2 роки тому

    Asc

  • @galaambelove7573
    @galaambelove7573 2 роки тому

    Asc