Farqiga u dhexeeya Soomaalida ku nool Marayanka iyo Yurub

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Farqiga u dhexeeya Soomaalida ku nool Marayanka iyo Yurub, kee horumar badan sameeyey oo nolol fiican?

КОМЕНТАРІ • 87

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +8

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢😢 1️⃣😮

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 10 місяців тому +3

    Alhamdulilah illaah na siyey wallkey. Minnesota

  • @MohamedAhmed-co7wl
    @MohamedAhmed-co7wl 10 місяців тому +1

    Abti xabibi 2024 Adeer xabibi ka sugeynaa

  • @inawarei
    @inawarei 10 місяців тому +5

    If there's a will there's always a way. Many of us Somalis living in Europe have visions and dreams but lack of will to do it and that is what separates people.

    • @mohamb3785d
      @mohamb3785d 10 місяців тому +2

      Don’t forgets the opportunities are limited in Europe especially for muslims and Somalis and it’s exactly like this guy is saying. Take for instance the driving license which is like 100 times harder to acquire in Europe than in America and i can give more examples like the much higher taxes in Europe which make it harder to start businesses. Americans are a lot more open minded than Europeans and it helps a bit if you’re a foreigner. No excuse anyway if the will is strong.

  • @dagdagfilms
    @dagdagfilms 10 місяців тому +4

    Shiine Culay Welcome To Muqdisho

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 10 місяців тому +3

    Walhi American 🇺🇸 waxaan jooga 26 years ii love ❤️ love ❤️ love ❤️ Minnesota

    • @user-om3ek7bx7m
      @user-om3ek7bx7m 10 місяців тому

      Abayo gabar maskin ahay waxba heesan ilmaheyga waxbarasho xata ma hestan abayo plz I caawi wax I awoodo isi walasha somaliyed ahay

  • @Raho339
    @Raho339 10 місяців тому +4

    Shiine Kawaran, SSC -KhaaTumo State🔥💪

  • @aliosman4290
    @aliosman4290 10 місяців тому +2

    Uk oo kaliya soo dhaweyn karto usa

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 10 місяців тому +2

    Geesi ,geesi dhalay. Hooyadaa ma gablanto. Fariid❤❤

  • @raheye2
    @raheye2 10 місяців тому +5

    Somalida USA guryaha waxay ku qaataan Deyn oo ah ribo xàranta Dan kama laha, lakin somalida yurub ribada ka cararaan taas ayey ku kala duwan yihiin.

    • @shukriali6715
      @shukriali6715 10 місяців тому +1

      Acuudu billah beenta iskada walal ribo laguma qaato guuryaha Islamic bank jiran

    • @raheye2
      @raheye2 10 місяців тому +1

      Islamic Bank magaca ribada uun Bay bedelaan waa isla ribadii, umadda islamka ayaa lagu qaldaa, ganacsiga waa xalaal lakin ribo magac kasta ha loo sameeyee waa xaaraan qofka qaatana aduun iyo aakhiro kuma faa'iido

    • @hallad598
      @hallad598 10 місяців тому +3

      ​​@@shukriali6715 walaal anigaa Mareykan ku nool. Waa run oo dadkeennu in yar mooyee kuwa guryaha qaata ribo ayey ku qaataan. 10 sano ayaan joogaa intaana waan shaqeynayey welina shaqeeyaa haddana guri kuma lihi sababtoo ah ribo ma doonayo.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 10 місяців тому +2

    Mashallah

  • @juneydabdirisaaq7061
    @juneydabdirisaaq7061 10 місяців тому +3

    Legend shiine

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 10 місяців тому +1

    Thanks 🙏🏽 shiino colet

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 10 місяців тому +1

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤😂

  • @abdallesocial2526
    @abdallesocial2526 10 місяців тому +3

    shiino first view 😂😂😂🎉

  • @maslahabdi7220
    @maslahabdi7220 10 місяців тому +1

    Waxaasi waaa sababtan deutschland ugasoo carary meel maaha meeshu waa jug jug meeshadii joog

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 10 місяців тому +1

    American 🇺🇲🇸🇴💖🦁♥️♥️♥️♥️

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 10 місяців тому +1

    Subxaannallah

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 10 місяців тому +1

    Shiinow waa runta North America nolasha iyo janisyada yala isku mid ma aha yurub waxay noqon Africa magari karto Canada iyo USA,
    xataa warkad qadatit dhalashada North America waxaad kamid tahay umada oo dadkodhan baa qaxoti ah lakiin yurub 100 sano dadkii daganaa baa sida qocotihay ula dhaqman marka iskuma dhawa waa malin iyo habeen
    ❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👍🏽🇸🇴

  • @Bashka_studio
    @Bashka_studio 10 місяців тому +2

    Shiine baahanow hawiye UA-camki iga xirey iso dhis zhp

    • @Dacaadmedia
      @Dacaadmedia 10 місяців тому +1

      Maxaa ugu qaban nin magacisa makaga ku mel martid inagumed yahow

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 10 місяців тому +1

      ​@@Dacaadmediahhhhhhhhh qof ayuu ku qarabanaya magacisa

  • @mohamedyasin2693
    @mohamedyasin2693 7 місяців тому +1

    Shine culay Australia u dhiman somalida halkaa joogta war ka keen 😂😂😂

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 10 місяців тому

    Walaahi shiinow waa runta sidaas banu uu noolnahy mashaalha

  • @user-jd5ul1zm1y
    @user-jd5ul1zm1y 10 місяців тому +1

    Muusharaxoo shiliinkuu reebay

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 10 місяців тому +1

    Shiino jooji waxaad akhriyeyso yurub waan kugula noolnahay qofka shaqaysta dabcan wuu gadankaraa laa kiin yurub waxaa laga qaataa lacagta caydha mana rabaan in ay shaqaystaan waayo jiifkay lacag ku qaataan laakiin usa iyo canada dee cay dh kama jirto waa shaqada adiguse maxaad u shaqatagi wayday

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 9 місяців тому

    Maansha alah

  • @user-yy6vy2cg2z
    @user-yy6vy2cg2z 10 місяців тому

    Shiinoon
    Ma ilaawdey.hadalkaadii ahaye taariiq maleh hawiye oo kabaheyga ooxaarleh . kama aqaano afkaada muu kasoobaxay bise waalagaasameeyay?

  • @najma649
    @najma649 10 місяців тому +1

    America waa meel shaqo dadkuna wey shaqaystaan

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 10 місяців тому +1

    Waa big house 🏡

  • @ZamiriInahoussein
    @ZamiriInahoussein 10 місяців тому

    War mushaaraxi shilinku reebeyow legend ba tahay abti

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 10 місяців тому +1

    yurob wa dhul gumesi amrica wa mel janis badan shaqo iskuma lahan

  • @samatarmohamed7541
    @samatarmohamed7541 10 місяців тому +1

    Shine naga cilmi badan.. Marna abti xabiibi ku qaraabo marna habayar asharaaf ah 😂😂😂😂

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 10 місяців тому +1

    MashaAllah🫅🥰🥰🥰

  • @yaacquubmowliid
    @yaacquubmowliid 10 місяців тому +1

    Soomaalidii aad wax taqaanay waa laynaga gurtay kuwii calooshada ushaqaystayasha ah ayaah dalkii jooga

  • @shinelikeadiamond8954
    @shinelikeadiamond8954 10 місяців тому +1

    Shiine culey wlc to uk let me invite u 😂😂

  • @fa7937
    @fa7937 10 місяців тому

    Location. Location. Location

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukriabdulahi1145
    @shukriabdulahi1145 10 місяців тому +1

    American ka waxey dhahan america waa 🥗 waxkasta laga hela waa is dhax galka iyo fursada 😊

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 10 місяців тому +1

    Shiine walaalo waxa aan ku nool ah Yurub waxa aan leeyahey oo aan Aniu iibsade laba Guri AlxamdulAllahi waana ku faraxdsan ahey in aan angu iska leeyahey !!!!

    • @user-om3ek7bx7m
      @user-om3ek7bx7m 10 місяців тому

      Abayo hooyo maskina ahay I caawi

    • @user-om3ek7bx7m
      @user-om3ek7bx7m 10 місяців тому

      Yasmin abayo I caawi allah ku caawiye

    • @ahmedahmed-ex1ju
      @ahmedahmed-ex1ju 10 місяців тому

      Maasha allah yasmin Jama Ilahay hakuu barakeeyo meelkasto oo aad joogto Qofka waa inuu dadaalo shaqaysto xaaraantana iska ilaaliyo lakin meeshaan haka sheegin waxa Ilahay ku siiyay waa iga waano ok I hope inaad ifahantay

    • @Maria28832
      @Maria28832 10 місяців тому

      GABADHAAS INGIRIISKA JOOGTA SOOW MA AHA

  • @marineandsefety
    @marineandsefety 10 місяців тому

    Guryaha waaqaali little chance in Europe

  • @halimacabdullecali3620
    @halimacabdullecali3620 10 місяців тому

    shiine ilma habaryar baan nahay

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 10 місяців тому

    Wlc Minnesota

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 10 місяців тому

    Deni 💪🏽

  • @abdirashidhaji3405
    @abdirashidhaji3405 10 місяців тому +1

    Shino America is land of opportunity, haven't u heard American dream. Europe is ghost house u transient from human to ghost

  • @HassanMrMugabe-nm1sr
    @HassanMrMugabe-nm1sr 10 місяців тому

    Wax kasta wa yaaliin halkaan yurub lakiin waa ribo sido kale maraykan shaqo dhulka la xaaqo gari iyo guri ku qadan karta with ribo . Cadi iska dhig

  • @fatimafatima4425
    @fatimafatima4425 10 місяців тому

    Waa sidaa aad sheegtay habeen iyo maalin bay isku yihiin yurubtu way xidhaxidhan tahay iska daa looyar ee turjuban ma haysano dadaken calaaqal inay dadaken helaa waxa caawiya, waad ogtay shiinow inta gabdha cidlo fadhida ee caruurtii laga qaatay .ama wiil dhalinyaro ah ku baabay meshan

  • @Fathi-j9j
    @Fathi-j9j 10 місяців тому

    Shine jarmalka anigaba guri ku leh ee joji waxadan ogey in ad ka hadashi

    • @burhanhassan524
      @burhanhassan524 10 місяців тому +1

      War yurub waxay lamid tahay Africa
      magari karto. North America sida 🇨🇦 Canada iyo USA 🇺🇸 don’t be Cry baby 😂
      🇸🇴somaliya hanolato hana gulaysato🇸🇴❤️🇸🇴

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 10 місяців тому

    Shine culey libaaax

  • @Knowledge123-h1t
    @Knowledge123-h1t 5 місяців тому

    Buuuqa Sida loo Samysto Wuu Yaqana Odaygu 😂😂😂😂😂

  • @barni5847
    @barni5847 10 місяців тому

    Yuruub waa cusuriyin waa daad xidhxidhaan

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 10 місяців тому

    Yurub waa meel xirxiran halka lacagna ma taal, Halka Maraykanku wada fursad yahay waa dal furfuran oo loo siman yahay

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 10 місяців тому

    Shiine hunguri mareykanka shaafto ka kacday

  • @Cadar49
    @Cadar49 10 місяців тому

    Ribadeey qaataan inta badan

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 10 місяців тому

    Europe waxba mayaal usa waa fursad miiran ninkii ka faa.idaysanaya

  • @najma649
    @najma649 10 місяців тому

    yurub dadka cayr ayey qaataan

  • @beeldaje1325
    @beeldaje1325 10 місяців тому

    Yuruub laacg ma taal taas aniga ka Huba 10 sano ayaan joka lacag lakma tabci garo 10 sano ad yurub jokto 1 sano ad jokto ba ka fcn ad marekan jokto

  • @kadanali-oc6qp
    @kadanali-oc6qp 10 місяців тому

    Shiinow farqigu waxa weeye.
    Meshan sozial baa dadku isku halaynayaa.
    Halkaas se waa dayeerku gacantiisuu biyaha kaga adhergaa.
    Shaqadan yar ee yurubta 8 saacadood ahina ta u badanba 2000 ah halkaasse bisnas buu qofku dhinackawadaa shaqoyin gaar ah dhawr shaqo iwm.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 10 місяців тому

    Caaydha wax udhintay

  • @Gunner20
    @Gunner20 10 місяців тому

    Ayadhan mortgage ayeey qaateen

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 10 місяців тому

    Waa nin aan weligiis dhul marin kolkii uu dontii uu ku yimid kaga degtay talyaniga wuxuu sal dhigtay jarmalka halkaasina youtube ayuu iska furtay waa markii ugu horeysay uu safar uu ku aado adunka wakaas sawaxan iyo qeylo

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 10 місяців тому

    Adigu maxaad baratay ood ku shaqeysataa, halkanaad bariiska caruurta ka biishaa 😂😂😂😂😂

  • @quruxeyhassan-bm6zv
    @quruxeyhassan-bm6zv 10 місяців тому

    Shiine turufotore naagta dhahday away

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 10 місяців тому +1

    War shiinow ma guura 😅😅😅😅

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 10 місяців тому

    Shaarka weyn ma mareykamkaa lagaaga soo tolay

  • @Edbashir
    @Edbashir 10 місяців тому

    Yurub baahane 😆

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 10 місяців тому

    Af malab beenaale hana waalan. Mr tag.

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 10 місяців тому

    Kkkkkkkk wold morti = Walmar Anigaa ka xamaashah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 10 місяців тому +1

    50% guryo male waa been 100%.
    10% madhana ader anaga ku nool
    ALLE ha siiyo guri ay leeyihiin dhamaantoood

    • @superwomen5718
      @superwomen5718 10 місяців тому

      Wlle waxay ku xirantahy state kaa joogtobiyo somalida ku nool America isma taqaano waana run wadankaan houses kaa ku badan guryaha apartment waa ku yaryahay

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 10 місяців тому

    Wlhi beenaale kataab ah ayaad tahay waxka been badan waligay ma arag madasha iska kala yare wlsha wase