Part 4: Qaabka aan Maraykanka ku imaaday ( 1. 2 iyo 3 soo daawo ayagana )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • #Refugees#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#DVlottery#immigration#
    #somali #Somalinimo #maraykanka#Canada#

КОМЕНТАРІ • 89

  • @ex.droogo831
    @ex.droogo831 3 роки тому +5

    Anigaa u horeeya inta iga dambeyso like ta

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 3 роки тому +9

    Shaaciyow please part 5 waxaan filaa waa qeeb ta ugu xeesa habadan Somalia aan nahay warka waan is ka jecel nahay ha nala yaabin wll 🙏🙏

  • @cabdifataaxcabdimaxamed7154
    @cabdifataaxcabdimaxamed7154 3 роки тому +8

    Zxp xeryihii qaxoon tiga wali may sha qaynayaan ee dolow itoobiya 🇪🇹

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому +2

    Masha alh shaaciya waa qiso aad u adkeed farxad kunolada adiga iyo familkaagaba anagana illahay meel qayr qabta hano sahlo 😍💯

  • @sharmaskemaxamud6094
    @sharmaskemaxamud6094 Рік тому +1

    In sha allah U.S.A WAAN IMANA

  • @ummuabdirahman9468
    @ummuabdirahman9468 3 роки тому +1

    Asc wll shaciye walahi waxbadan ayaan kafa.idnay qisadaada aad soomartay wadna kumahadsan tahay ilaa (Y) noosii wad ilaa aadla qabsatay mareykanka kadibna waxan kaacodsanaayaa inaad kasoo hadasho qaxotiga iyo qaasatan asylum seeker ka afrika jooga goorta mareykanka qaadanaayo oo waqtiga sirasmiga ah ay ubilaawanayaan noosoo sheeg fadlan than you bro keep going👍👍

  • @sarahaweys2656
    @sarahaweys2656 3 роки тому

    Masha Allah ,, tariikhdaada from somalia , refugee ,,,to america wax badan baa ka faa'iday ,,,keep going walaal

  • @cawoaxmed576
    @cawoaxmed576 Рік тому

    Shaackyeh wllle. Noosoodub. Sheekadan sheekoh cajiobah. Saad ulah qabsaty nooo sooduuub

  • @galaambelove7573
    @galaambelove7573 3 роки тому +1

    Sxb qaxooti kujirnaa buufuska hanagu kicin

  • @qansaxjabay1496
    @qansaxjabay1496 3 роки тому +1

    Sxb waxan kaa faa'idnay waxyaabo badan allaha kaa ajirsiiyo , hadii aad noosiiwadid waa soodhaweyneynaa hormar wacan mr shaaciye...

  • @adracarab5415
    @adracarab5415 3 роки тому +4

    Sxb shaaciya waxan ka codsan laha
    In aad video ka soo samayso mar ka mesha tagtay qaab kii aad shaqada Ku Ku heshay
    Waayo dad ka qaxootiga Ku yimaada kama shaqeyaan shaqo high level ah
    Badana mar ka bro waxa ka soo hadasha shaqooyin kas nooca ay yihiin iyo salary gooda saacad diiba in ta ay qaatan
    Waa hadii ay mac quul tahay sxb shaaciye

  • @hafzadahirabdullahi4712
    @hafzadahirabdullahi4712 Рік тому

    Insha Allah wan guleysanaya waana imaanaya

  • @tufaaxcaliismaaciil6123
    @tufaaxcaliismaaciil6123 3 роки тому +1

    Sheekada dhamaanteed waan lasocday waxaana kamida ahay asxaabta kugu cusub mnsha allah sofiicab baad noogu faah faahisay

  • @mohamedarahin9725
    @mohamedarahin9725 2 роки тому +1

    Shaaciyow please part 5 noosoo sameey .
    Meel aan kaagala soo xiriiro iisheg wll suaalo Ayan kuweydiin lahaayeee

  • @shukria5639
    @shukria5639 3 роки тому +1

    Ciid mubaraka walal Masha alaha aad bey uwanagsaned. Alah nixafdiyo adiga iyo qoskaga anagan noo soduceya waliy waxaan mareynah. 2. Ina melqar qabtoh alah nasiyo

  • @mohachennal900
    @mohachennal900 3 роки тому +4

    shaaciye pink i saar

  • @mariemabdirahman4944
    @mariemabdirahman4944 2 роки тому

    Masha alah ilahy haydin barakeyo adi iyo qoyskaba

  • @alimahamuud9485
    @alimahamuud9485 3 роки тому +1

    Sxb qali aad bad uu mahaadsantey sxb ok nosoobadii arimahaa qaxoontiga sxb

  • @user-rq6lh9nc8w
    @user-rq6lh9nc8w 4 місяці тому +1

    Shaaciye suaashaan igajawaab 1,hadaayartahay 13jirt maluuxanaaneena hadaaweyntahay sharci hormalaasiinaa hadaayartahay gurimaluudajinaaa iyo gaari maluusiinaa hadaaweyntahay guri maluusiinaa hadaayartahay meel ma aadikartaa hadoo qof iijoogo maladagikaraa guriga kaliyaa maaseexaneesaa micnaha qol gari magadanee hadaayartahay mashaqeynkartaa school aniga ingiriismalaguhadlaa soomaalimaluuhadlaayo miyaa ameerica ilkah malaguxetlraa adoojirtit 13 pleas qoraalkaandheeraasooqora gacanta ayaa ixanuuntay pleas vido iisoosameey

  • @ugaashassan3108
    @ugaashassan3108 3 роки тому +1

    Bro wax badan ayan ka faaidnay tankale part 5 waa qaybta ugu muhiimsan oo cashiro badan ay kujiraan ee kusoo dar plz

  • @abdiwaduudsaed8905
    @abdiwaduudsaed8905 3 роки тому +1

    part 5 warbixin kasoo samee zxp

  • @farhanabdim3411
    @farhanabdim3411 3 роки тому +1

    Shaciyaw sxb maad ishegi karta mel aan kala so xidhidho lkn kuma lih wax ii buxi waxan raba inan wax ku waydio sir ah

  • @abdirahmanbodhle70
    @abdirahmanbodhle70 3 роки тому +1

    Sii wad sheekada

  • @abdiqadarmahamed9101
    @abdiqadarmahamed9101 3 роки тому +1

    No so samey sxp wax yaba bdn aya ka fa idnay wllhi

  • @ex.droogo831
    @ex.droogo831 3 роки тому +2

    Soo samey sxp

  • @ALeo756
    @ALeo756 3 роки тому +1

    Zhp aadbad u mahdsanthy
    Waxd nooso raacisaa sidaad ula qabsaty
    Shaqada .wax barshda
    Dhaqamada ka jira nolosha sidey tahy
    Iyo wixii kale aad ula talin lahyd aniga hda africa kaso socda waxnan kuso socda canda mrka si ugu si diyaar garowno waxnaga horeeya

  • @becalm992
    @becalm992 3 роки тому +1

    Part5 sugeynaaaaa

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому +1

    Haa siiwad sidad ula qabsaday iyo wixii kugula yabka badnaa ee aad kala kulantay mareykanka

  • @salmanmohamed3357
    @salmanmohamed3357 3 роки тому +1

    Noo soo samey qaabkad ula qabsatay xaalka mareekan wll

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Рік тому

    Walalke ilahay hano fududeya isoduce plz Inu Ana ilahay igu adkenin wadadalayaye

  • @mohahussein6568
    @mohahussein6568 3 роки тому +2

    Codkaaga aad buu uhoseeyaa

  • @cabdisalaan1496
    @cabdisalaan1496 2 роки тому

    Thanks so much.

  • @liihanadlii5957
    @liihanadlii5957 Рік тому

    Pro ma shaqeyaan xirada qoxootiga xiligaan anaa ubahnaa

  • @mohamedaminosman4229
    @mohamedaminosman4229 3 роки тому +1

    Keep going bro👏👏....any news about green card?

  • @xayadxassan3256
    @xayadxassan3256 2 роки тому

    M,a

  • @user-fl6lm7uz5d
    @user-fl6lm7uz5d 7 місяців тому

    shaciye wll kudul nole maxa laga wada?

  • @Hastler414
    @Hastler414 Рік тому

    Sxb qaxotiga hada mka duwan yahY kan ad so martay

  • @saacidalimohamedali6406
    @saacidalimohamedali6406 3 роки тому

    Sxb waxaa filaa part 4 iney noqoneyso mida ugu xasaasisey ee noo soo sameey thanks

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому

    Thanks my wllkkey

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому

    We are waiting part 5

  • @mohanofficial7860
    @mohanofficial7860 Рік тому

    Nio aad baad umahadsanthy waan
    Lasocday waayo meesha aad kasotagtay Ayan wali kugunahay
    Insha Allah wada inay ifudaqndonta rajeyna waxbadana waan kafaiiday ma noolal wacan

    • @mssdhukuro3401
      @mssdhukuro3401 Рік тому +1

      Wllo qaxoti maa tahay please iso jwb

    • @mohanofficial7860
      @mohanofficial7860 Рік тому

      @@mssdhukuro3401 haa WLL

    • @mssdhukuro3401
      @mssdhukuro3401 Рік тому +1

      @@mohanofficial7860 Waa jeclhy Ina qaxoti galo Daruuf dartet lkn melna dad kama aqano xitaa hadan iman lahaa Itoobiya

    • @mohanofficial7860
      @mohanofficial7860 Рік тому +1

      Wll qli aniga Ethiopia refugee kadiwaan gashanahay lkn hada majoogna waad qoran kartaa meelaha laqora ayaan Ku sheegikara

    • @mssdhukuro3401
      @mssdhukuro3401 Рік тому

      @@mohanofficial7860 ma isaga takaty maxaa tan kle tira koob iyo wax yabahs marke jiran maku so lawataa

  • @mohamedbashiir5569
    @mohamedbashiir5569 3 роки тому +1

    sheko cajib ah bay bilow ilaa dhamadka

  • @abdimohudin8953
    @abdimohudin8953 2 роки тому

    Walal Aad ayaa u mahadsan tahay

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому

    Waxbadan ayan ka faiday sida su aalah leysku weydiyo safarada iyo waxyabo kalo badan oon halkan lagu soo kobi karin thank you 🙏

  • @ahmedaden815
    @ahmedaden815 3 роки тому

    Asc shaaciye wll ad ayan ula socda ama ugu xiranahay barnamijyadada qurux bdan bro waxan ku weydinaya
    Waqti intee leeg ayay kugu qaadatay safarki dheera xeradi qaxontiga ila maraykan .

  • @mohamedabdibarre7990
    @mohamedabdibarre7990 3 роки тому +1

    Shaaciye lamberkaga whatsappka isoo dir

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому

    wllo nolol adag ayaa so marteen,alhamdulih hadii ku guulaysateen oo USA ADAD TAGTEEN

  • @abdulkadirabdi8059
    @abdulkadirabdi8059 3 роки тому

    zxb soo dig hee part 5 iyo part 6 ba zxb

  • @galaambelove7573
    @galaambelove7573 3 роки тому +1

    Mxaa kafaa idaa warkan

  • @sahraa1716
    @sahraa1716 3 роки тому

    part 5

  • @hakimziyech4227
    @hakimziyech4227 3 роки тому

    Sxb shaaciye sanadku aha xiligas wll

  • @salmansalah846
    @salmansalah846 3 роки тому +2

    *waalid Ku barta quraanka adi iyo ubadkaaguba mudo 1(year) fadlan kusoo biir groupkan **chat.whatsapp.com/LSbSu933xpBCm8iiCusVrP🥰*

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Рік тому

    Aniga hada sharcigi wali mehelin wasugayaye lakin kesas yasameste balaya yashegta wadankan An joga south Africa Inan dibata kuqaba yashegta hadana meshan walaisku dila hadad dahdid walaidarsana banana maadi Kari marwalba meshan Inan laidila miyad ila sugesan yadaha meshan kumanolan Kari walairadsana hada wehe idehen kiskada wadagy walahi malinti igu hore on qahotiga sharci kaqadanaye kolke arken kiskeda. Iyo silacan shegana war farhadleh yey nagta idahde waogye ilahada mailawin wehe idahde kiskan ad shegesa waki marekanka kugu qadani laha Ano dag laiqabta lehen yasobahay ilahay kuhamdiya ilahada wadaba orda kiski kukalan kidaray kasidaran

  • @myheartmyheart1935
    @myheartmyheart1935 2 роки тому

    Asc

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 2 роки тому

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 роки тому

    ilaahow ani iyo 3 gabdhod nosahal noso saqir nasiib keena insha alaah

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому

    Haa siiwad

  • @shamsoali2085
    @shamsoali2085 2 роки тому

    Dhaqaanka marekanka lagu shegaye makudaariin shakada

  • @ahmedaden815
    @ahmedaden815 3 роки тому

    Waxan ku waydinaya hadi qof weyn i jooga maraykan oon family nahay qaab nooce ah ayu igu kaxayn kara
    Wa maxay sponserku

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому +1

    Nindadalay ayaa tahay

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 3 роки тому

    Meeqo sano qaxootiga ku noleyd sxp

  • @ally.8887
    @ally.8887 3 роки тому +1

    Adi mareekan laguma ogolen wallkeeyow dhib bdanaa la kulanty wlhi

  • @farxiyomuxudiin4811
    @farxiyomuxudiin4811 Рік тому

    Qofka.sokorta.qabo.sifuudud.malooqa.bila

  • @myheartmyheart1935
    @myheartmyheart1935 2 роки тому

    Shaaciye labarkaaga aaway

  • @abdihakimarab2524
    @abdihakimarab2524 3 роки тому

    5 kusoo dar

  • @ahmedaraale4996
    @ahmedaraale4996 3 роки тому

    Single nimo ma la isku soo qaadaa

  • @halimaafnugaal1496
    @halimaafnugaal1496 3 роки тому

    No so samay please

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому

    adiga miyaa codsaday inaad ka soo gurto mise ayaga ku so raray tan kale guriga Magog Lana mise ayada goglatay

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому

    555555

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 2 роки тому

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 2 роки тому

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 2 роки тому

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 2 роки тому

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 2 роки тому

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 2 роки тому

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 2 роки тому

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 2 роки тому

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 2 роки тому

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN