I'm an Ethiopian but although I don't understand a word from the songs ...Somali songs are really 🔥 touching ..what a nice voice and 😍 beautiful song ...Bravvoo all the way
Heesaha qaraamiga kuma habboona inay reer koonfurku soo cusboonaysiiyaan wayo iyagu waxa dambay ku fiicanyiin iyo kaalay aan ku dhuuqee Alle haw naxariisto fanaan axmed gacayte yuusuf Cimrigana haw dheereeyo abwaan tuuyo
axmed gacayte yusuf alle haku naxariizto adero hestani waa heesti zababta u ahyd in ladilo wana hees sarbeba ninkii fahmayunba fahmaya heesta inuu bk so cusbonaysiyey ahyd
War niyow mar hore maxaa u sameensan weyday you tube waxaa tahay fanaan weyn meel walba laga yaqaano runti waa so dhaahday lkn 1month 100k subscribe insha allah legend legend legend
Legend ✅
Heetan wan wataaa ❤❤❤❤👌
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤@@nimcoyare3013
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like Love
Heestaan ofki ugu horeyyay daawadaan ahaa ee commentigaa xirnaa legend keeyow ku aaminsanhy ani🔥🔥🔥💯
Legend welcome back waan u xiisay heesahaagi macaaanaa💯💯💯💖💖❤
ʜʜʜ
Heestan waxaa iska leh ahmed gacayte inta igu racasan like 👍
Legend Always Legendary Khadar Keyow Wiiilkeena Xidiga Caasimadda🙏❤️😉👈
I'm an Ethiopian but although I don't understand a word from the songs ...Somali songs are really 🔥 touching ..what a nice voice and 😍 beautiful song ...Bravvoo all the way
THE SOOMAALI SONG BEST , INTHE WORLD JONI EUOLE THE ETHIOPIAN
oky
Inta elite ka maqashe😂
Dulmiga caashaqa kadaa Aun Axmed gacayte❤️
Waxeey dani keenta iyo kagacal baa ila darsoo
Dad iyo duunuaba ka go,ay ayyyyyyy axsan hees 😱😱😱😱
Heesaha qaraamiga kuma habboona inay reer koonfurku soo cusboonaysiiyaan wayo iyagu waxa dambay ku fiicanyiin iyo kaalay aan ku dhuuqee
Alle haw naxariisto fanaan axmed gacayte yuusuf
Cimrigana haw dheereeyo abwaan tuuyo
Waxay dani keentay
Iyo kalgacal baa ila
Darsoo dad iyo duun-
Yaba ka go’ay wax
Baa daris ii noqdee
X2
Dugaagaan wehesh-
Adaa dul meerayaa
Kaymahoo halkaad
Iga daydaydiyo hal-
Kaan hedheh hedheh
Halkaan dagay kala
Durkee x2
Ilaahbaa deeq bax-
Shee dulmiga caash-
Aqa ka daa dorashada
Caashaqa ka daa x2
Danayso anon lahay
Ma daalan abid ahaa
Dantiisa uheelanoo
Xishod lagu dayriyee
X2
Balsheeg dan bigaan
Wax qaba dib uraac
Sheekada dadkoo hal-
Kaad iga daydaydiyo
Halkan hedheh hedheh
Halkaan dagay kala
Durkee x2
Ilaahbaa deeq bax-
Shee dulmiga caash-
Aqa ka daa dorashada
Caashaqa ka daa x2
Thanks lbx
3:04
Alle ha unaxariisto ahmed gacayte
🙏🏻ilaahba deeq baxshee Guryaha madfaca daaraha duminta kadaa hadaad doontana ku dumi isaaqba jabhad ugu maqane ✍️
Tiiina wey dhacdeey 💁🏻♂️
Khadar keeyow legand always Legand ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wellcome youtube
Xasan top wiilki ugu shidna somalida 🤣🤣🤣
@@maxamedamiin5726 you guys oo
Welcome *to UA-cam
70770
70770
Somali Super Star, Legend Khadar Keeyow. 💟
Big lagend hormar palaaran king of mogadisho ❤
Big legend khadar keeyow axsan vod🔥❣️❣️
Masha Allah areyadi areerkay MCN
What asong team keyow liketa ha iladhafin🔥✊🙏
Waxan ahy groob sadex ilmo ayan dhaly waxan jeclady wil oo hbar h.g ah waqti dher islama socon waxay ahatba wan jecldy sidu iishegy walidky aya ku diiday ayuu iydhi sitos ah igu ma shegin melkle ayan kla hdly qofkle iskadhigy alxamdulilah wan ku qanacsanhy sidaan ahy😊😮😢😢😢
LpH Wa Kazo DaaHday Ina youtupe Zmyzato Lkn Welcme🤗🤜
Ay lagend keeyow waan kuwataa libaxa shanta Somali 🇸🇴👑
Xasuustii AUN Ahmed Gacayte
Ilaah Baa deeq baxshee dulmiga caashaqa ka daaa
illahpa deq paxzhe dorzhda czhaqa kada dulmiga czhqa kda🚶♂️❤❤keyow👑
Khadar Keeyow Big Legend UA-camka Noo Shid
Wll keyow ninka kaliye quqdad aan aqoon aniga koly waan kuwataa gulayso marwlbo
Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
From your facbook Post 😁 guuleso sxp 1M suscripe aan kuurajeynaa
legend heestan waapa sugi laa hwnkii shawka jabuuti san u maqaly🎹 thnks ❤ go forward
Kula mid baan ahaa kaliilow 🤣🤣
Finally dahir calasow wuu ku soo fasaxay 😆
OLd is GoLd🔥❤️🎤still on fire xidiga caasimada muqdisho from hargeisa
axmed gacayte yusuf alle haku naxariizto adero hestani waa heesti zababta u ahyd in ladilo wana hees sarbeba ninkii fahmayunba fahmaya heesta inuu bk so cusbonaysiyey ahyd
😢❤naxariis wasac alle ha siiyo
Khadr keyow fanaan Nino Allaha iga kaalo biswaayo waayo cod xaragsdiisa adaa qaatay o was waxbo kama reebin by.by.sxbsare.kkkk
if you are listening and watching this song 2025 you are the legend 🎶🫵🫶✊️My Favorite song 🫵🎵💕
From ur snapchat post khadar keyow ur legend bro💪🇸🇴
From ckfamily welcome to youtuber go forward bro thanks
Welcome to UA-cam
Welcome alfanaan khadar keeyow fanaanka xamar looga haray keep going
Eesh calaa fanaan khadar keeyaw waad ka baxsatay
Welcome to UA-cam prother khadar keeyow Full recpect 🙏🔥
Libaax leydha jiifa iga dheh keeyow tageera buuxda kuhaaya sxb mcn essh cala hees horay usocod wacan sxb sare
Halkaan dagay kala durkee weeye
Durgee maahan
Anyway keep the rock bro
Muhiim mahin ...waa ..kaliya durkee..iyo durgee...kkkkk mesha ..k..oo galiyay...G....kkkk ha u bixin ..waa wiilyar oo da.daalayo.. thank you saxida...
Waa runta khadar Keyow
From 2005 with young school boy to 2021 and great Legend Keeyoow.
War niyow mar hore maxaa u sameensan weyday you tube waxaa tahay fanaan weyn meel walba laga yaqaano runti waa so dhaahday lkn 1month 100k subscribe insha allah legend legend legend
51k veiws 6k subscriber keep going Legend 100k subscriber Coming soon
125k
After 2 years
800k views
Waaku salaaamay my bro
I AM KEYOOW BEST FANAN👍👍👍👍🇩🇯
Heesta wan ku hista cadi ma ahan 🌹🌹🌹
Welcome to UA-cam legend khadar keeyow
hees nin weyn🎙💯👍
welcme to youtube king❤✌✌
From gulled simba ArmY welcome legend🇸🇴✌
Mxaa kwdaa broh
King Khadar Keyow
dulmiga caanshaqa kadaa 🔥🔥 col my pro 👌
My pro wanrajeyna inan maalin ku arko my pro❤❤wankujeclahy❤
Erayadii abwaan Aadan Tarabbi
Codkii Axmed Gacayte
1980-yadii ayaan filayaa.
Erayada abwaankasi ma lehe iska hubso
King khaalid ayaa kusoo xasuustaa heystaan
Khadar kenyow wiil boqortooyo
Fav musician from Day 1 keyow fanaan buuxo brother big fan ayaan ku ahay
Lph lapa Ma ha Fanka La anta Abar wa Zzp qaali Keeyow lgend
Legend khadar kèyow
Dulmiga càshaqa kadaa 💘💘🎤🎶🎶🎶👍👍👍
Legend Khadar keyow
Khadar keyow ad ayan ku tagera walal sare
Wah waah.🔥🥁🤎💪
Xasuusti Axmed Gacayte AUN🤲🤲🤲
Intasugezo keyow iyo Sharm boy ineee heesta mogadisho soodhameatiran love 👈
Dhulmiga caashaqa kadaa i feel inaa qeybteena nasiisay 😁❤️👋🏼
From ck family Alfanaane keeyow
Welcome UA-cam channel I wit your UA-cam pr0 keep going 💪
Lgend.❤
Illhy baa deeq baxshee dulmiga cashaqa kadaa
Mashallah kichumu wangu Allah akuongoze
M a fananka fananda
Legend keeyow❤🇸🇴
Length khader keeyow best song 🔥🎧🎵🎤👑
🥺🥺🥺
Legend no length 🤣
Keeyow💯💯💯
The Knowledge Always Alxamdulillah ♥.
Legend always legend keyow wlcm youtupe
Fanaad igama kaa danbeeyo keyow 🤗❤🇸🇴👍
Lgnd keyow waku wata kep gion my pro
Hesta anoo yar ayaa maqli jiray manta anaa dhageysanayo adunyo weye
awww wxn hees lama dhihi karo the legend khadar ❤
Fanaanka fanaaniinta respect bro🙏
Dulmiga cashaqa kda fav song 🎵 ♥
27/july/2023
Good trial 💪 keeyow
Lkn mad keenin sidaa laga rawey
Oo King Khalid uqadey
Good job Prather keyow cade 😘respect 🙏
Bro heestu qaraami ku qurux badan tahaye qaraami ku soo qaad. Haddii kale heesta kaddaa ciyaarta.
Legend welcome yutup legend keyow
Super Star Keeyow
Keep Going Legend
legend welcome back
Kadaa Daa Daarood kaadaa madfaca daraa kadaa hadaand doontana kudumi
Ragbaa dabada ugu maqan
Heesti axmed gaceyte lagu dilay
Allaa yarxamu
Madaale ahaa maanta waan aroosay alxm 💋🤞💯💖
Keyow big legend
Igu walee Booskii King khaalid maadan gaarsiin kuma xasdaayi fanaan waa tahay lkn xaqiiqdaa sidaas ..
Walal ma isku age baa 50 iyo 20
guuleyso wll
Respect ✊ Khadar keyoow
🎉🎉🎉🎉🎉🎉m...a guuuuuuul
❤❤❤❤❤🎉🎉
Another level🔥❤
Our legsnd👊❤🙌❣
We on Always Alxamdulillah 💯.