Genghiz khan | Gumaadihii Aadamaha yaryareeyay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 114

  • @lafoolechannel6029
    @lafoolechannel6029 4 роки тому +14

    wa xaan ku faraxsanahayn inaan noqdo qofkii ugu horeeyay. manshaalah

  • @adamsomali68
    @adamsomali68 4 роки тому +5

    Anigaa Noqon doona kasoo horjeedka khan sidii islaamka ulaayey ayn gaalada Dambas uga dhigayaa inshallah Tabaraaraka lahaa waa goorma Talow

  • @najiibahmed6524
    @najiibahmed6524 4 роки тому +17

    WALAAL SHEEKOOYINKII TATAARKA SOO BADI WLH SHEEKADAAN WAAN TAAGEERAA INTA RABTO LIKE II SAARA

    • @firstthing9853
      @firstthing9853 4 роки тому +2

      Sheikh mustafe Ismail xaji haruun 20 muxadiro kaa diyariyay

    • @Bunna_4K
      @Bunna_4K 11 місяців тому

      @@firstthing9853waa 9 muxadaro malaha

  • @salahomar3883
    @salahomar3883 4 роки тому +5

    Jankis khan, aas aasihii ciidankii ‘tataarka ‘ si aad macluumaad dheerada uga hesho akhri buuga “taariikhu al tataar “ W.Q: Dr raaqib sarjaani.👌🏼

  • @firstthing9853
    @firstthing9853 4 роки тому +3

    Hadaad doonayso inaad waax badaan kaa ogaato shekaadaan sheikh mustafe Ismail xaji haruun ugu taag 20 muxadiro
    Thankiz sahanka xoogaha

  • @mohamedsomali3113
    @mohamedsomali3113 4 роки тому +22

    waw sxp nin aan kufano oon dhaqamo xun dartis iskaga dhafo allaa kaa ajir siyo sxpow dhaqamada xun xun iyo foda iyo gees xiirka ciwan noga soo diyari

  • @fardowsocilmi713
    @fardowsocilmi713 4 роки тому +3

    Alle haku barakeeyo thnks hore u soco

  • @tawakalcabdicasiisducaale3355
    @tawakalcabdicasiisducaale3355 4 роки тому +4

    Walayaak hay dhaafina ee plz Nabiga aan kusalino(scw)
    Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakinhersi4856
    @abdihakinhersi4856 4 роки тому +3

    Qofkii ugu horeeyey viva sahanka xogaha

  • @blueisthecolour2879
    @blueisthecolour2879 4 роки тому +4

    Sayfuddiin Al qudsi barnaamij haddii aad nooga soo diyaarin jirtey nooga soo diyaari
    Mhdsanid

  • @mohamoudhussein5978
    @mohamoudhussein5978 4 роки тому +2

    Holaako khan Aabihii dhalay, Tataarka Taariikh Mugdi beey Ku reebeen Aadamaha gaar ahaan Caalamul-islaam.

  • @ahmedabdirahman3419
    @ahmedabdirahman3419 4 роки тому +3

    sxp mar dhow 100k kuu rajeNa
    insha allah ♥️ Soo badi ..

  • @maaxdamurtida9614
    @maaxdamurtida9614 4 роки тому +4

    Maanta waa ii sharaf inaan noqdey qofki uku horeeyey ee vediokan

  • @Yacqoub.Abbeyare
    @Yacqoub.Abbeyare 4 роки тому +3

    Jazaka Allh wll Respectful

  • @adamsomali68
    @adamsomali68 4 роки тому +6

    Wllo Adam waxaad kusoo xigsiisa bal siduu ujabay iyo sidii ciidankiisa loo gumaaday ileen iminka guulihii sii uun aragnaaye Bal wax naga Tus Hoogisii iyo gabagabadii Qisadiisi Foosha xumayd Goortu balanbalku ubilaabmay doonaya inaan ogaade please

  • @hothakathermhamet2860
    @hothakathermhamet2860 4 роки тому +5

    Masha Alla. Jasaka Allah

  • @abdifatahmusse9369
    @abdifatahmusse9369 4 роки тому +1

    Somalida mesha laga heesto meeshaaas wye iyago sidaa ah ayey hadana kibir ku darasaden 😭😭😭

  • @muslimgirl8073
    @muslimgirl8073 4 роки тому +1

    Masha Allah wad mahadsanthy wllkey ilaaheyna haka abaal mariyo ciidankii mamaalikta ee soo af jarey dhiigya cabkaa umada xasuuqey isagaa irhaabi ahaaye

  • @maxamedcabdikariim5117
    @maxamedcabdikariim5117 4 роки тому +1

    Wll adan wad mahad santahay hore uso ohaka cajisin shaqada aad dadka uhayso ilahayhayna hakudhawro wll sayid maxamed tarikhdisi inoso gudbi

  • @a.shakuursaed9125
    @a.shakuursaed9125 4 роки тому +4

    Sheekh mustafe ayaa si faahfaahsan usharaxaya tataarka

  • @ibrahimadam8609
    @ibrahimadam8609 4 роки тому +1

    Zhpo aadan beryahan xikmadihii mxaa helay incha llh nozoo turjun pro adnah ilahy hakaa jasaai siiyee

  • @kingkhalidoffcial1756
    @kingkhalidoffcial1756 4 роки тому

    M.a walal tareqda muslimenda kashege Allah ha ka awalmariyo

  • @ridwaanfarhan9319
    @ridwaanfarhan9319 4 роки тому +4

    Mash Allah

  • @wiilboy2137
    @wiilboy2137 4 роки тому +1

    Wan ka soo daahay my sahanka xogaha

  • @omaraliali8667
    @omaraliali8667 4 роки тому +3

    mhdsanidin zxb 🖐

  • @luqmaanoffical1342
    @luqmaanoffical1342 4 роки тому +5

    Wll Horay uzoco wll🤴

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 4 роки тому +1

    Jakiskhan wuxu ahaa axmaq dunidan soomaray

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 4 роки тому +1

    Wllka Alle khyr jakaasiiyo zxp Qali Aadan Sahan janada inoobalana wllka iyo walaaladiiz💞💞💖💖💕💕💕💞💕💞💕💞💕💞💕💞💞💕💕💞💕💞love iisaar zxp

  • @Khadar_aden
    @Khadar_aden 4 роки тому +1

    mahadsnid ustaad adan sahanka

  • @hamseabdiqani639
    @hamseabdiqani639 4 роки тому +1

    jazaakaalhu Khayran Zxp Aadan waxaan rajeynayaa inaad raad wangaasan ka tagto insha allaah

  • @mohamudwaceeys5458
    @mohamudwaceeys5458 4 роки тому +4

    Mansha allah

  • @nimomahamed4036
    @nimomahamed4036 4 роки тому +1

    Wallyal wiilkan subscribe usara qad fa ida haynba wad usartane hadi adi kaga uga sarto ka saxibada iyo si uu 1000 iya kabadaba shergaya wll adan adna allh ku xafido wlh wararka wan nacebahay dhageysigod wayo markasta waxan arka mala yacni lkn adi so xigashada wan jclhy runta ka hadasha masha alllh aqliga kama qado

  • @monayan171
    @monayan171 4 роки тому +3

    Ohhh wallahi in badan ayn rabay inan ogaado who the #TATAR was, tysm♥️🦋

  • @cabdinajibsamatar8
    @cabdinajibsamatar8 4 роки тому +1

    Mansha Allha ilahay wllo maskax ta ha ku siyadiyo

  • @elmanarab4034
    @elmanarab4034 4 роки тому +1

    Msha allah wllo illahay janada ha ku geeyo waayo waxyaabo badan baa kaa faiday

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 роки тому +3

    جزاك الله خير اخي

  • @faysalcabdi3447
    @faysalcabdi3447 4 роки тому +1

    Ilaahay cilmiga hakuu barakeeyo

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 4 роки тому +1

    Waa Mahadsantahay walaal .
    Hadii aad commentskayga aragto waxaan kaa codsan lahaa inaad bal wax nooga sheegto Saddex xagalka Bermuda(3 xagalka sheydaanka) hadii aad xog ka hayso, ma wax la buun buuniyay baa mise arimaha laga sheegayo waa wax run ah.
    Mahasanid.

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 роки тому +2

    Waa musiibo rabbaani ah

  • @shaadirigatube
    @shaadirigatube 4 роки тому +2

    Mansha allah zxp horey usoco waan jeclahay taariikhaha hore

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 роки тому +1

    Sahanka Xogaha keep going hore usocda👌❤️👌

  • @sayidcumar6536
    @sayidcumar6536 4 роки тому +2

    Maalinta kuso biraya channelkan waxuu maraye 5k maantana waad araktan kaas baa dadal eh walal horey usoco marwalba mowduc walba aadkahadasho waxaa ikordho waxan horey umaqal sikastaba waxaa tahay ogaalka bulshada

  • @abdiazizhared4989
    @abdiazizhared4989 4 роки тому +1

    Runtii wax baban ayansugayay genkish khan sheekadiisa

  • @yacqup8829
    @yacqup8829 4 роки тому +1

    Masha allah waxaad qofka kaliya ay is leeyihin hadafkayga ah faafinta cadwada iyo barnaamujyadada dhiirigalinta ah ee dhiirigaliya
    Jacaylka walaltinimo ee aan kuu qabo waxaan kugu bandhigo ma garanay ee illahay ha ku xafido❤

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 4 роки тому +4

    Sxbow aadan sahan" waxaan ka rabaaa in aad
    Xog muhiim ah kasoo diyaariso",
    Cidii ugu qoreysay ee qaraxa ummada Islamka Ku dhamanayaan keentay" suicide bomb ",
    ",Waayo maalin wlba bulsho Islam ah baa qarax Ku dhamaata" asalka iyo cida keentay baan rabnaa in wax badan ka ogaano

  • @cabdiwalimukhtaar1717
    @cabdiwalimukhtaar1717 4 роки тому +2

    Sxb waxaa kaa codsanaa in aad kahadasho taariikhda ka niisada loo yaqaano (kaniisato AL QIYAAMAH)

  • @mohamedamiin2491
    @mohamedamiin2491 4 роки тому +2

    Videoga aad soqadaty waa Alexander ee videoyada laga sameeyaay maxd usooqdan waydy

  • @daauud77
    @daauud77 4 роки тому +1

    Sxp waad ku maahsantahy barnaamijya aad noo soo gudbiso

  • @MohamedaminAhmed-f9d
    @MohamedaminAhmed-f9d Рік тому

    KhaLid bino waLid soo Samee❤

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 4 роки тому

    *_Msha allah wllOh Adam alleh ha-ku barakeeyo❤🙏_*

  • @sukiiahmed5079
    @sukiiahmed5079 4 роки тому +1

    Your pest انت الافضل

  • @wisemanhaji5781
    @wisemanhaji5781 4 роки тому

    Muhammed Al-fatix boqortooyadii romanka ee byzantine ninkii jabiyay furtihii constantinople taariikhdiisa inaad mar nala wadaagto waan jeclaan lahaa wll

  • @aflaxnews5264
    @aflaxnews5264 4 роки тому

    Allah ha ku xafido

  • @abdiazizhared4989
    @abdiazizhared4989 4 роки тому +1

    Iminkana mahadsanid

  • @shakraahmad612
    @shakraahmad612 4 роки тому +6

    Sxb waankaa faa iday adiga waayo waxan donayaa in aan sameeyo hubka tan wayne nuclear iyo hubka celiya nuclearka adigoo mhd san ila tali sxb nambarkaada isheeg sxb 🙏🙏🙏🙏

    • @asmamaxamuud5288
      @asmamaxamuud5288 4 роки тому +2

      Hore usoc bro

    • @shakraahmad612
      @shakraahmad612 4 роки тому +2

      Sxb waad mahad san tahay

    • @iamaworrier3649
      @iamaworrier3649 4 роки тому +4

      @@shakraahmad612 chemistry si wacan u baro
      Nuclear walaalo.tihiin markaas
      Nuclear fusion and nuclear fission

    • @shakraahmad612
      @shakraahmad612 4 роки тому +1

      Sxb waxaa liska dhisaa physics ka iyo chimistry labadaas waa muhiim mhd sanidiin🙏🙏🙏

  • @flower9417
    @flower9417 4 роки тому +5

    I was wondering now your vid

    • @korneabdi6425
      @korneabdi6425 4 роки тому

      Wll Subscribe igu caawi adoo raaliya

  • @muudinhomoha6329
    @muudinhomoha6329 4 роки тому +1

    Asc asxpta sahanka taarikhda ayaa cilmi laga faidaa sahanka xogaha mahadsinidin

  • @cadkaboyjr8926
    @cadkaboyjr8926 4 роки тому +1

    M.a waa taariikh aan kubaahnaa
    Mahad sanid zxp

  • @saamiziyechjr2062
    @saamiziyechjr2062 4 роки тому +1

    Wxn ka rabnaay inad no soo guudbizo هولاكو

  • @jamaaldiiniyo5704
    @jamaaldiiniyo5704 4 роки тому +1

    wllka mahadsanid
    we are love you pro❤

  • @zuhursuleiman9543
    @zuhursuleiman9543 4 роки тому

    Fadlan replay iigu soo celi

  • @abdiazizhared4989
    @abdiazizhared4989 4 роки тому +4

    Mansh Allah walal

  • @Kahiyemacqul
    @Kahiyemacqul 4 роки тому +1

    Tnx bro

  • @kowsarkeef
    @kowsarkeef 4 роки тому

    Oooow yaa isdhahaye inta oo qof saas uxasid eh intoow jiro

  • @yurubtaan2858
    @yurubtaan2858 4 роки тому +1

    Mahadsanid wllkay

  • @khaalidcarab2749
    @khaalidcarab2749 4 роки тому

    Ka dhagayso sheekh mustafe 9 qaybood Tataarka waa wax ku qaadasho

  • @HMK880
    @HMK880 4 роки тому +3

    Mhadsanid

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 роки тому +1

    Ustaad adam 😍😍✊✊

  • @ahmed.adan252
    @ahmed.adan252 4 роки тому +1

    Sxb adesh sahanow aad baan oogu xirnahy barnamijyada aad lawadaagto umada islaamka ah iyo bararujinta aad kubararujiso horsocodkoda
    #sxb like iyo subscribe ka iga gaarsii asxbta kale waana kugu taageersanahy hormarka aad had iyo jeer lajceshahy uma islamka

  • @am3in__mahamth889
    @am3in__mahamth889 4 роки тому +2

    ❤Nio adugu dahab baad thy ❤

  • @ahmedhassanmohamuud120
    @ahmedhassanmohamuud120 4 роки тому +1

    Waxa nosodiyarisa qaraaibul akhbaar shekooyinka layabka

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 4 роки тому +1

    mncha Allah zxp hore usoco

  • @mohamedrashid1471
    @mohamedrashid1471 4 роки тому +3

    😮

  • @zuhursuleiman9543
    @zuhursuleiman9543 4 роки тому

    Een wll waxyaabaha noocana xagaad soo akhrida

  • @istahilabdihassan2923
    @istahilabdihassan2923 4 роки тому

    Shekada wan rabay thnaks wll

  • @HMK880
    @HMK880 4 роки тому +3

    Wll bal salaa udin al ayuubi noga soo diyari muuqaal

  • @sayidali7878
    @sayidali7878 4 роки тому

    barnamijyada so yare micnaha intay soconayan kob hadii kale waa lagu cajisaya niyow 😩

  • @abshirmohamud326
    @abshirmohamud326 4 роки тому

    Tariikhdii madowbayd ee muslimka

  • @TOBANKA
    @TOBANKA 4 роки тому +1

    Rabbi jannadisa hakugu abal marsho

  • @mohaabdi8562
    @mohaabdi8562 4 роки тому

    Inaad xil u dhiibtid shakhsi qabiilkaaga ah ama shakhsi adi oo hogaaanka haya kuu dhaw waa bilowga bur burkaaga iyo nidaam darada aad ku hogaamid doontid dadka aad hogaaanka u haysa
    Balse inaad xil u dhiibtid ama la taliye ka dhigatid shakhsi aanan kuu dhaween waa bilowga guusha nidaamkaaga hogaamined .

  • @najmaali3911
    @najmaali3911 4 роки тому +1

    Wllhi markastan akhriyo ama dhagaysto waxyaabihii kala qabsady jinkis khan iyo islaamka wan ooyaa lkn alx marhady islamku is daba qabateeyeen

  • @HasanAli-ev4ot
    @HasanAli-ev4ot 4 роки тому +1

    Vidio ga iyo tariikhda ismalahan eyeey ila tahay sxb sax (Alexander the GR)

  • @xasanturky1935
    @xasanturky1935 3 роки тому

    Keep going zxpqali

  • @cabirahanolosha1115
    @cabirahanolosha1115 4 роки тому +3

    ua-cam.com/video/Kj1KSUz0948/v-deo.html
    Waa qisadii ardeygii teddy ee qiirada badneyd
    | sahanka xogaha my best channel 🌹

  • @Fariin214
    @Fariin214 4 роки тому

    Hore usoco wll

  • @mohamedrashid1471
    @mohamedrashid1471 4 роки тому +4

    🙀

  • @xxhebelxx7102
    @xxhebelxx7102 4 роки тому +1

    Qaybkale sugayna adam

  • @abdikarimmohamudahmed1612
    @abdikarimmohamudahmed1612 4 роки тому +3

    First

  • @boqorkasomalida8303
    @boqorkasomalida8303 4 роки тому +1

    nin maalin ku dhirbaaxay iyo nin maalin 1 doller ku siiyey keebadan waligaa ilaawin

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 4 роки тому +1

    Wll adoo mahadzan subscribe izaar

  • @aslamothman2768
    @aslamothman2768 4 роки тому +3

    Like usaar mom mcn

  • @somproduction1
    @somproduction1 4 роки тому +1

    #MUSLIMIINTA#AYUU#SI#BA'AN#U#GUMAADEY
    ua-cam.com/video/arj_nnNyFXI/v-deo.html

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid9372 4 роки тому +1

    Waar aadam ma tataarkii ayaad bilawday .

  • @fardowsocilmi713
    @fardowsocilmi713 4 роки тому +3

    Masha allah