Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Waa kuma Genghis khan | Dilaagii weynaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2018
  • Waa muuqaal ka faaloonaya dhiigyacabkii ugu weynaa ee dunida soo maray Genghis khan,
    Fadland Subscribe saar hadii aad chanelka ku cusub tahay.
    Facebook: www.facebook.c...
    Like Comment and Share

КОМЕНТАРІ • 46

  • @mohamedibraahim285
    @mohamedibraahim285 5 років тому +27

    Qisadan iyadoo faahfaahsan waxa si hufan uga hadlay sh.mustafe xaji ismaaciil taarikhda tataarka

    • @mahmoudmhassan2290
      @mahmoudmhassan2290 4 роки тому +1

      Diplomacy Muxamad Yarkaan UA-camR Tanaad Qissadii Tataar- Genghis khan Beenn huuhaa khuraafaad buu kasheegay.
      SH. MUSTAFA IYO ISLAAM KU SIDUU USHEEGAY QISSADA HASOO DHAGEEYSTO.
      DHIIGYACABKII GENGHIS KHAN WAXAA DILAY MUSLIMIINTA MAR UUKA DAGAALAMAYAY ARDUL-SHAAM SYRIA IYO LEBANON DHEXDOODA. TOGGA BIYA MAREENKA CAAYNU JAALUUD HALKAAS SEEYF KURKA LAGAGA GOOYAY.

    • @zakihaji944
      @zakihaji944 4 роки тому

      Raali noqo

    • @huhuhaha6754
      @huhuhaha6754 3 роки тому +1

      @@mahmoudmhassan2290 mey sxb adiga laftada taaruikhda been ka shegaya ninka ay muslimiintu dileen katbuqa munweyn caynu jaaluut genghis khan si dabiiciya ayuu u dhintey 1224kii

  • @kutibay800
    @kutibay800 4 роки тому +10

    Qofkii ugu horeeyey dawada ayan ahay like ta iigu cimaamada🙌

  • @mohamedmireabdulle2578
    @mohamedmireabdulle2578 3 роки тому +2

    Tanaad channel ka aan fiirsad inta badan like iigu dhooba nh

  • @abdulahigorgor7095
    @abdulahigorgor7095 3 роки тому +2

    Tanaad waa chanelka ugu fiican

  • @maxamadaxmadmaxamad3091
    @maxamadaxmadmaxamad3091 4 роки тому +3

    Kuma Hayo zxb

  • @abdirahmanmohamed9530
    @abdirahmanmohamed9530 5 років тому +8

    Waan ka helay qisadaan mahadsanid.

  • @naturalchannel2189
    @naturalchannel2189 Рік тому +1

    GENGHIS KHAN

  • @AQOONTAGUUD-de2hv
    @AQOONTAGUUD-de2hv 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @laalo-os2hm
    @laalo-os2hm 5 років тому +3

    Waad Mahadsan Tahay Sxb

  • @ahmedshabeil9271
    @ahmedshabeil9271 5 років тому +6

    go forward pro

    • @najaxcabdilahi5283
      @najaxcabdilahi5283 5 років тому +1

      Ahmed shabeil anigowaankahelaaqisooyinka asxaabta iyo kuwa kale sxb

  • @muxsinrashiid899
    @muxsinrashiid899 5 років тому +2

    Mahadsanid

  • @islaqabwaynchenal2456
    @islaqabwaynchenal2456 5 років тому +1

    Ninkaan waa ninkii ugu horeeyey ee soo dhiraan dhiriya waxa maanta mareekan ka wadamada muslimiinta ah markasta la daba cararayo oo ah dimogradi yada oo jinks khan wuxuu isku keenay diimaha islaamka christian ka yahuuda buds ka iyo quraafaad kake wuu isku dhax daray wuxuu kasoo saaray waxa la yiraahdo dimogradiya

  • @jookarkamadow9006
    @jookarkamadow9006 5 років тому +3

    Walee somali hadeynan isdaba qaban baryahaan nugusoofoodleh. In aan ku noqon kaazookale

  • @ifkaali3123
    @ifkaali3123 5 років тому +3

    waa shego fican

  • @daauus_abdullahi3078
    @daauus_abdullahi3078 2 роки тому

    Qisada Ninkan Wax Badan Ayaa Kamaqan Fadlan Soo Badih

  • @shamuuqtopol.m7135
    @shamuuqtopol.m7135 4 роки тому

    Msh allh horo usoco

  • @buraale134
    @buraale134 4 роки тому

    Mashallah

  • @amirahquen2713
    @amirahquen2713 4 роки тому

    Qisada wxaa laga soomatalay Filim Balze awoodi dadkii Lkn kuwahada malaha

  • @islaqabwaynchenal2456
    @islaqabwaynchenal2456 5 років тому +5

    Ninkaan nabigeena scw ayaa axaadiis tiisa kaga waramay asigoon soo bixin 600 sano ka dib dhimashadii nabigeena scw marka waa dhacdo ka wayn weeye kuwa sheeganaya dagaal kii koowaad iyo labaad waa wax ayaga isku maga caabeen reer galbeedka mida kale ninkaan oo qabsaday ilaa masar ilaa jaziiratul carab ilaa german ka ilaa china ilaa kuuriyada waxaa ilaah ku jabiyey koox adooma ahaa oo muslimiinta xilagaa ay adoon san jireen baa ilaah diintiisa u gar gaaray oo baa ba ka dhigay mongo li yiinta soo duulay waayo halkaa waxaa laga fahmi karaa in diintu aheen wax la iska sheegto ay tahay in lagu dhaqmo sida saxan waayo boqortooyinkii xiligaa jiray ee muslimiinta dowla khawaar simiya iyo cabaasiyiintii waxay ahaa yeen kuwo ka doorbiday jihaad kii iyo ku dhaqan kii sharee cada aduun waayo boqor tooyoo yin bay isku badaleen boqortooyo haday meesha soo gasho waxaa imaanaysa aduun jaceel

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 4 роки тому

    ....... Faraskiisa......

  • @marandiroofficials9173
    @marandiroofficials9173 3 роки тому

    ila hada may jiran mongol bal wllo ee sheg

  • @shamuuqtopol.m7135
    @shamuuqtopol.m7135 4 роки тому

    Ciwanka fecbookga kan miya tanaad

  • @ALLOORE-252
    @ALLOORE-252 4 роки тому

    Waraa codkaan iguma cusba saw mahan diiiwaan films ninkii gaabnaa kuuska ahaa waxa channelkan samaystay mise anaa wax qaldaya

  • @hapiipOM
    @hapiipOM 5 років тому +2

    21 sano muu ku dhintay 1206 ilaa 1227 Wa 21 sano see wax loo wadaaa 👈

    • @Tanaad
      @Tanaad  5 років тому

      waa waqtiga uu qaaday dagaalada ugu badan dhulka ugu badana uu qabsaday maaha inta uu noolaa

    • @huhuhaha6754
      @huhuhaha6754 5 років тому

      1162-1227

    • @huhuhaha6754
      @huhuhaha6754 5 років тому +1

      Xukunkiisu wuxuu aha 21 sano wa sax

  • @zackmo8488
    @zackmo8488 5 років тому +1

    Waxa looga jeeda suldaanka salaadinta

  • @abdinazirhassan4139
    @abdinazirhassan4139 2 роки тому

    Albert Einstein sxp kasoo hadal

  • @maxamedcabdarashid6148
    @maxamedcabdarashid6148 4 роки тому

    dirsle karbash ku dhacay halkaa ka daawo

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 5 років тому +1

    12,000,000 mile maba jirto

  • @Antipossevino
    @Antipossevino 3 роки тому

    The true appearance of Chinghiz Khan, the real History of the Tatars and many of Turkic peoples:
    Perhaps you know, that an outstanding historian-scientist D. Iskhakov wrote: ‘the true history of the Tatars, of the people in every respect historical, is not written yet’.
    However, recently were published books about the unwritten (hidden) real history of the Tatars by independent Tatar historian Gali Yenikey. His books present a new, or rather ‘well-forgotted old’ information about the real history of the Tatars and other Turkic peoples.
    It must be said, that in official history there are many falsifications and slanders about the ‘Tatars - wild nomads’ etc., which were written by pro-Chinese, Persian, also both Romanovs and Bolshevik ideologists.
    However primarily we should know the truth about the meaning of the names ‘Mongol’ and ‘Tatar’ (‘Tartar’) in the medieval Eurasia:
    According to data of many medieval sources, the name ‘Mongol’ until the 17th-18th centuries meant belonging to a political community, and was not the ethnic name.
    While ‘‘the name ‘Tatar’ was ‘the name of the own ethnos (nation) of Chinghiz Khan'. Also ‘…Chinghiz Khan and his people did not speak the language, which we now call the ‘Mongolian’…’’ (an academician-orientalist V.P.Vasiliev, 19th century). This confirmed by many little known facts. So in fact Chinghiz Khan was from among the medieval Tatars and the outstanding and progressive leader of the Turkic peoples.
    It is worth saying that according to many little-known data, the ancient and medieval Tatars were a very developed people both in spiritual and material aspects. It was the medieval Tatars who created the first Constitution of Eurasia, which was called in Tatar ‘Great Yasu’ (in Tatar means 'Great Scripture').
    But with time many of their descendants became spiritually disabled and forgot invaluable doctrine and covenants of the creators of Great Yasu... So that the Tatars of Chinghiz Khan - medieval Tatars - were one of the Turkic nations, whose descendants now live in many of the fraternal Turkic peoples of Eurasia - among the Tatars, Kazakhs, Bashkirs, Uighurs, and many others.
    And few people know that the ethnos of medieval Tatars, which stopped the expansion of the Persians and the Chinese to the West of the World in Medieval centuries, is still alive. Despite to the politicians of the tsars Romanovs and Bolsheviks dictators, which had divided and scattered this ethnos to different nations...
    About everything above mentioned and a lot of the true history of the Tatars and other fraternal Turkic peoples, which was hidden from us, had been written, in detail and proved, in the book ‘Forgotten Heritage of Tatars’ - it is one of the dooks by Gali Yenikey, translated in Engilsh.
    There are a lot of previously little-known historical facts, as well as 16 maps and illustrations in this book. This e-book (in English language) you can easily find in the Internet: payhip.com/b/Xujb
    On the cover of this book you can see the true appearance of Chinghiz Khan. It is his lifetime portrait. In the ancient Tatar historical source ‘About the clan of Chinghiz Khan’ its author gave the words of the mother of Chinghiz Khan: ‘My son Chinghiz looks like this: he has a golden bushy beard, he wears a white fur coat and rides on a white horse’. As we can see, the portrait of an unknown medieval artist in many ways corresponds to the words of the mother of the Hero, which have come down to us in this ancient Tatar epic. Therefore, this portrait, which corresponds to the information of the Tatar source and to data from other sources, we believe, the most reliably transmits the appearance of Chinghiz Khan...’.
    And here's another interesting thing:
    We can't keep silent that some 'very important' official historians try to retell the content (or rather, the concept) of the works of the independent historian Gali Yenikey (Yenikeiev). But they conceal where the information was by them taken from. However it turned out they were unsuccessful and confused - this official historians, apparently, do not dare to show the real history of the Tatars, being afraid of their ‘scientific chiefs’.
    But not only this - see the portrait of Chingiz Khan - see on the 7th minute of the video of the Institute of history of the Academy of Sciences of Tatarstan (Russia): ua-cam.com/video/3WqB71gs5bc/v-deo.html - also this portrait is shown there both before and after.
    This portrait is reconstruction, which made by Yenikeiev on the basis of a lifetime portrait of Chingiz Khan and of information from the medieval Tatar Dastan (epic) 'About the Origin of Ciingiz Khan', as well as from other historical sources.
    This portrait was used by authors of the video without Yenikeiev's permission and without telling where the portrait came from. This portrait is published on the cover of G. R. Yenikeiev's book ‘Forgotten heritage of the Tatars’: see: payhip.com/b/Xujb
    For the first time this portrait was published on the cover of the third book by G. R. Yenikeiev ‘In the footsteps of the black legend’ (published in 2009), see its electronic version: payhip.com/b/DNdC
    This ‘creativity’ of the official historians is called among the decent people as plagiarism - that is, as theft.

  • @caamirceynte4096
    @caamirceynte4096 4 роки тому

    Ninyahow tariikh daan dib ugu noqo ninkan afkaarta aad shegeyso maba ku fikiri jirin sababtoo waxoo aaminsanaa in dunida tataar maahine wax kale katalinin ninkaan qof madilin caasimada mangoolia oona ku dhintay waxaan hubaa ninkii yaqaana taariikhda islaamka ma u baahna inoo google ka raadiyo jankis khaan iyo mangoolia sxb culimo badan baa kahadashy taarikhda ninkan sxb marka waxa beenta ah ee googlka iska daa

    • @abdishaakir1758
      @abdishaakir1758 6 місяців тому

      Qof madilin maa tiri? Maxaa kaa qaldan

  • @zackmo8488
    @zackmo8488 5 років тому +1

    Waxa looga jeeda suldaanka salaadinta