LETS UNITED SOMALIA AND BUILT OWER GREAT COUNTRY IF WE FOCUS US WE WILL BE NEXT PALESTINE LETS MAKE REVOULOTION YOUNG SMART NATIONALIST BOY WHO ARE AFRAID FUTURE OF SOMALIA LETS come together and make revoulotion VIVA GREAT SOMALIA FROM HARGEYSA. SOMALILAND
Who is ready to make A change be we become next palestine lets united and save OUR Great COUNTRY AND BUILT Iam afraid that we will bring back VIVA Great somali from.Hargeysa somalilan.
Bro kuma duugna jaziirada Saint Helena ee British ka xukumo markuu dhintey 19 sano kadib ayaa boqorkii faransiiska xukumayey xiligaas Louis Philippe ka codsatay dowlada ingiriiska in qabrigiisa loo wareejiyo faransiiska kadibka france ayaa loosooqaday hada wakhta xaadirkan wuxu qabrigisa kuyaalaa paris museum ama madxaf ladhoho musee de l’armee qeyb kamid ah oo ladhoho ‘les invalides” oo lagu keydiyo taarikhda militaryga faransiiska & geesiyadii militaryga wadanka so maray ama hogamiyashi anaaba booqdey waxaa lagu galaa ama lagu daawadaa 15 euro 💶
Aad bd u mhdsnthy sxp. Illhay ha ku siyadiyo cilmiga wxna rajynya in aad so badisid xogaha noocan oo kale ah. Waxa aad uga helay oo noloshyda wx ka bdli donta orahdan " weerarku waa qabka kaliya ee la isku difaaco". Aad bd u mhdsnthy wll
waxaan horre u maqley in Napoleon Bonaparte noloshiisa intii uu xabsiga ku jirey uu noqdey muslin lana baxey cali bonaparte waraaqo uu qoreyna laga dhadhansan karo kuna caddeeyey islaanimadiisa.
wllo waxa aan jeclan laha inad ka soo hadashaan dadka musliminta ah ee chechnya diin ahan waxa ay haystan suni iyo shia ba way leyihiin ee wax bada kama ogi marka no sho ban dhig iyagana tariikh ahan
Azxbta Effiel tower aan tagaa ee subscribe isaara because paris france joogaa , africa ilaa europe wali waa ku daawadaa maxaa yeelay waa ka run sheegtaa waxaad ka hadleyso👍😅🍕🏋️♀️
Please take care for yourself and I now Muslim people they have to afraid May god bless u and I you talking about the matrix and u know what I am talking about
zhp waxa uu ku sheegayo waa wax uu soo xigtay adigu wixii aad fahmi waydo ha dhaliiline siday ku dhacday ku dheh ama indhah un ka eeg inankan soo diyariyay wakhti bu isgaliyay
Napoleon Bonaparte
Xikmadihii ugu fiicnaa ee aan dhageysto
Waan idin salaamay dhamaan bahda s.x
LETS UNITED SOMALIA AND BUILT OWER COUNTRY BEFORE WE BECOME
NEXT PALESTINE LETS MAKE REVOULOTION YOUNG SMART boy FROM HARGEYSA SOMALILAN.
Really you are smart and wise boy
LETS UNITED SOMALIA AND BUILT OWER GREAT COUNTRY IF WE FOCUS US WE WILL BE NEXT PALESTINE LETS MAKE REVOULOTION YOUNG SMART NATIONALIST BOY WHO ARE AFRAID FUTURE OF SOMALIA LETS come together and make revoulotion VIVA GREAT SOMALIA FROM HARGEYSA.
SOMALILAND
Maasha alaah waa mahadsan tahay walaal waa mowduucii in badan raadinaayay
Kheyr allaha kusiiyo hore usoco allaha kula jiree
Wax badan oo macluumad ah waan kaa faaiidey
Abaalkaaga ma gudi kari sxb 😘😘
Insha allah gaassi Somaliayed ee mustaq balka so socda waa aniga aduun allah i rumeeyo riyada an leyahay 🤲
Thanks SX, halku-dhegyadan aadmoodo iney kasoo burqadeen ruux leh hadaf fog dareensana nolosha ku xeeran, tan iyo ta mustaqbalkaba, 1-maxan kayaabey A=Ma dhicikarto waa qaamuuska dadka aan kartida laheyn.B=ciidan wada adhiya oo libaax hogaminayo ayaa ka haboon Ciidan wada libaaxyo ah oo riyi'hogaamineyso, C-hogaamiye waxku arka indhaha cida ku xeeran ma awoodo maareynta dowladiisa, D-dadka garaadka badani waa dhinbiil ifeysa iyaduna gubaneysa, (xeel-dheerida ku qarsoon waxa laga qorilahaa buugaag) Aniga waxaa igakhuseeya ( Hadey kaa dhab tahay irbad ayaad ceel ku qodi kartaa )
Wll tarikhda Dr zakir nosoo diyari jasakalhu khayr ustaad👏
💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Ha wll
Alle cilmiga iyo caqliba hakuu barkeeyo akhi
Who is ready to make A change be we become next palestine lets united and save OUR Great COUNTRY AND BUILT
Iam afraid that we will bring back VIVA
Great somali from.Hargeysa somalilan.
Mansha Allah, nin adag baa kuso biiray youtubeka, hore usoco wll waana ku mahadsantahay xogaha naga dahsoon ee aad nala wadaagto 👍👍👍👍👍
masha allh walaal janakal allhu kheyr ee waxaan doonayaa taarikhdi huweyzul qarni
Masiibadu waa hoyada garaad badnida😢 xaqiiqo markey maziibo timado Ayey dadku fikiraan❤
Sida ugu wanaagsn ee ballanta aad ku ilaalin kartaahu waa inaadan ballanba qaadin
Mudane anaga waxa naga quseeyo inta aan xasuusto
1) dowlad ay ciidan ajaanib ah illiyan shcab xor ah ma aqbalo.
2) ciidankaga dherji kidib dagaal geli. Iyo
3) caqiidada in lagu guuleesto oon hub kaliya lugu guuleesan karin.
Mahadsnd wll horay u soco
Sxb waxaad inoo soo diyaarisaa Xikmadihii Iyo hadaladii uu dunida kaga tagay Alxaaji maalik Ashabaas.
Insha allah ana gaarsiin hadii wax lay la qabayo bahda sahanka xogaha
♥I love #sahanka #xogaha♥
“ in aad indho la’aato waxaa ka xanuun badan in aad noqoto ruuxa kaliya ee wax arka”😒
جزاك الله خيرا جزا أخي ادم سهن
Wll aadan waa kaaga wahadcelinayaa sida fiican ee aad noogu soo diyaarinayso barnaamij yada wax tarka leh 🙏🏽🙏🏽
Mahad sanid walaal waan kutaageeraa sahanka xogaha sidoo kale waan kahelaa muuqaaladaada
Bro kuma duugna jaziirada Saint Helena ee British ka xukumo markuu dhintey 19 sano kadib ayaa boqorkii faransiiska xukumayey xiligaas Louis Philippe ka codsatay dowlada ingiriiska in qabrigiisa loo wareejiyo faransiiska kadibka france ayaa loosooqaday hada wakhta xaadirkan wuxu qabrigisa kuyaalaa paris museum ama madxaf ladhoho musee de l’armee qeyb kamid ah oo ladhoho ‘les invalides” oo lagu keydiyo taarikhda militaryga faransiiska & geesiyadii militaryga wadanka so maray ama hogamiyashi anaaba booqdey waxaa lagu galaa ama lagu daawadaa 15 euro 💶
Waxa laga hayaaa Napoleon Bonapart aduunku waxa uu hagayaa marka dimuqraadiyada uu sheegayo uu aduunka ugu taliyo watan maanta manta taagan.....cajiiib
Mahadanid wll adam alle ha ku barakeyo
Ninku dhalinyaro ayuu ahaadaa intey hoyadii nooshahy haday dhimatana wuu gaboobaa 🤞
Mahadsanid aadan sahan
Gobalka Tuscania ana joga Cawa 😊😊
maxada nooga sheegaysaa Marka
Miyaad hubta
tnx bro qisada Napeleon noo sii wad
Walaalkay Aadan Sahan Waan ku Salaamay Waanan Bilowday Waanan Dhameeyey Waanan Kaaga Mahad Naqayaa Sidaa Waanagsan Ee aad Maalin Walba Umada Soomaali Kayd uga Dhigayso Alle Hakaa Abaal Mariyo Walaal Wax Kastoo Wanaagsan Oo Wacan Alle Ha kugu Galo Guul Iyo Gobonimo Kuu Rajeenayaa insha Allah.
Walaalkaa Tayo Qaran Oo Xiligan 09:27 Fiidnimo Ayaan Kuu Soo Jawaabay Walaal Waana 06-Dulxijja-1440 Arbaca.
Mhdsnd wllky
Alle haku sharfo
Ninkan napoleon wxn ka maqli jiray aabahay 2012 ninkan aad ayn u taageeraa🤞🤞🚩
Wlal waxaad soogelisaa xogo kusaabsan hogaamiyayaashii daggaalladii 2 ahaa aduunka
Aadan sahan prother of mine
Dadka dabeylaha ku dhex dhashay kama baqaan dufaanada✊
Aadan sxp wlhi illah dartii baan kuu jeclahay waxaan marwalbo daneeyaa inaan mar uun kulan kula yeesho
asc sahanka xogaha wll halgankii darawishta kasoo hadal mahadsanid
ZXP HORTA WAAD MAHADSAN TAHAY LAKIIN WAXAN KA CODSAN LAHA IN AAD INOGA WARANTO TARIKHDA HALYEYADII ISLAMKA SII AANU UGU DAYANO WAYO GAL ILAHAY DAFIRAY WAXBA KA FA,IDII MAYNO TARIKHDIISA
Aad bd u mhdsnthy sxp. Illhay ha ku siyadiyo cilmiga wxna rajynya in aad so badisid xogaha noocan oo kale ah. Waxa aad uga helay oo noloshyda wx ka bdli donta orahdan " weerarku waa qabka kaliya ee la isku difaaco".
Aad bd u mhdsnthy wll
Subscriber iisaar wllua-cam.com/channels/h_2pPncXgvevrp5w22H_2Q.html
Asc wllo waxan ku
Sheegayaa sawirka
kuu saran ganel kaaga waa xidigtii
Lix geeska
Fadlan I ska badal
Mahadsanid zxb
Sharaf kunolow
Wll markaad qaybta murtida marayso Subtitle soo raaci
Horey usoco masuul
"Baqdinta aad ka baqdo ayuunba ku jabisa. "
Show isku qalbibaan nahayba
Adan sahan ..Bro
Pro keep going pro
qaar badn zxp wax iga badaly
waxaan horre u maqley in Napoleon Bonaparte noloshiisa intii uu xabsiga ku jirey uu noqdey muslin lana baxey cali bonaparte waraaqo uu qoreyna laga dhadhansan karo kuna caddeeyey islaanimadiisa.
wllo waxa aan jeclan laha inad ka soo hadashaan dadka musliminta ah ee chechnya diin ahan waxa ay haystan suni iyo shia ba way leyihiin ee wax bada kama ogi marka no sho ban dhig iyagana tariikh ahan
Sunni, suufi ah
شكرا
Subscriber isaar Wllua-cam.com/channels/h_2pPncXgvevrp5w22H_2Q.html
Go forward bro😍
sxb wxd dadka dhirigaliya nolow
Wan la dhacay xigmad From Cali saleban mj # somalidaa awoodo lagu mamula siyaad 21 ,sano sababta Maxa waaye
Wlhi markaa maqlo waxan xasuus schoolka
a
Dowlad eey ilaalinaayaan ciidan shisheeye ma lahan shacab xor ah
Codsi: bilawgi tatarka iyo dhamad koodi ✌
Waxaa isoo jiitay
Dawladda ay xukumayso shisheeye shacabkeedu xor maaha annagoo kale weeye
Amisom AYaa igusoo dhacdat
Aadam kuwanaaan xiiiseynjirey
MzHa aLH Aad ayaan ujECeLaHay CodKaaGa💔
Masha Allah dheh wll
@@mohammedmohamoud5178 haye wLL
Zxp Taariikhdii Maxamed siyaad bare noosoodaa zxp
Subscriber igu Tageer walaalua-cam.com/channels/h_2pPncXgvevrp5w22H_2Q.html
Hanbalyo ustaad
sxpow ma sirta guushaa in qof walba oo faqiir ahaa uu dabada qof magac leh ka noqdo
Maya ee xilliga ayaa qpfka sameeya oo marka aadan wax badan haysan sida aad wax u raadinayso ayaad heer gaadhaysaa
ninkaas france ilaa hada ayaa laga qiimeya magaalo walbana goobo iyo taaloyin loogu magac daray ayaa ka dhisan
Sxb PLZ noosoo diyaari tarikhda Alexander the great
WAXAN lagu barta ninkan tarikhdisa dal walpo yuruba waxuna ku asayahay jasirad ilaa hadana wa lawaardiyeya
Subscriber igu tageer wllua-cam.com/channels/h_2pPncXgvevrp5w22H_2Q.html
taariikhda alexander the great noo so diyaari
Waxan ka helay DHAB HADAY KA TAHAY CIRBAD BA CEEL KU QODI KARTAAA
شگرن
mahadsnid wilka wan jclhy barnamishyadiisa
Azxbta Effiel tower aan tagaa ee subscribe isaara because paris france joogaa , africa ilaa europe wali waa ku daawadaa maxaa yeelay waa ka run sheegtaa waxaad ka hadleyso👍😅🍕🏋️♀️
Dhalashadi Nabilyon 15 ogos 1769 ajadsiyo casimada jasirada korsika
Napoleon
❤❤❤❤ OGAYSIIS❤❤❤❤ Madooneesaa xikmado waxtar leh, talooyin waxku ool ah, iyo ooraahyo cajiib ah? Haday jawaabtaadu tahay haa fadlan soobooqo ❤ XIKAM CHANNEL❤ Subscribe wll❤❤👌👌❤❤👌👌❤❤❤❤👌❤❤👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cawil garasho my name and i like adan sahanka
Please take care for yourself and I now Muslim people they have to afraid May god bless u and I you talking about the matrix and u know what I am talking about
Qofka wxnkiiza kHiyama Ee iipiya wa zdii ilma yar oo abhi lacg ka xdaya oo zinya tuugga oo abhiina ma cafinayo tuugtuna ma abaalinyzo☝️🙈
Waxa jirta tuugo
Wana kuwa waqtiga ka cunaya👀
MHD SND WLL ADAN SIDA AAD NOGO HAQABTIRTID BARNAMIJYADA WNGSN QASATAN DADKA CANKA AH EE DUNIDA SOMARAY MHD SND WLL
Geesinimadu bilawgeeda waa fekir
Only
Subscriber igu tageer wllua-cam.com/channels/h_2pPncXgvevrp5w22H_2Q.html
Wala heli kara lkn wa in is amin jiira ama awod qabsata oo laga ammar qabto un
Kooorsika igu dhawaq
Buuraha aduunka wa inlaga tirtiraa dhamaanba war halyaysanaa
Way fududahay inad ka shekayso geesinimo
Adiga oo ka fog goobta
Dagaalka
They can track u of UA-cam please help us out to our Muslim countries
Waxwalba adi ma iska rumaysanaysaa markaasad noo soo gudbin kaala adi 3 bilood ku baro far dhan aqriskeeda iyo qoralkeeda iyo kuhadalkeeda
Qofkla lama hakiro aqoontisa salfa
zhp waxa uu ku sheegayo waa wax uu soo xigtay adigu wixii aad fahmi waydo ha dhaliiline siday ku dhacday ku dheh ama indhah un ka eeg inankan soo diyariyay wakhti bu isgaliyay
Balka daawada wuxuu dadk la horimanayo daawo, dadka wuxu u haystaa ina ay sidiisoo kale ay maskaxdiisu wiqiyad noqotay markuu meel lafadhiistay, ayay istaagtey, keliya intaa uu dadka ku dhaliilayo uun buu ka isticmaalaa, Dadkaraad koodii kafaaiidaysteyna aad buu ulayaabayaa, oo waxaan dhici karayn ayay ula muuqanayaan, waana astaamaha jaahilka jiran!!!
Asc
Ziyaad Bare ayuu ahaa ee sowtaan daysan waynay ee kuwii ka hooseyey umada isu dirtay
Naa isku xishoo badawad yahay maangaabka ahi
Cidanku haduuna dagaalgalin 6 bilood shacabkay kusoo jeedsadaa
Thanks
wankula socda
Jzkl kheyr
💗💕💜💚
toog aan ayo oo dimoqradiyadii wadankiisa afganbiyy klya dagaal yaaqaanay ayuu ahaa.
Dadka somalidu waa libaaxyo lkn riyo ayaa hogaanka uhaya hh
Subscriber iisaar wllua-cam.com/channels/h_2pPncXgvevrp5w22H_2Q.html
Waxaan kaa codsanayaa inaad barnamijyada hogaamiyaya yaashii kaliga taliska ahaa umadbadana layay waxaan doonaya inaan yagoo kale noqdo aan umad badan laayo ay yuhuud kow katahay waxaana kuriyoodaa inaan noqondoono madax weenaha America anoo wiil soomaliyeeda yuuhuudna aan ku noqdo Hitler kii labaad
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ragedi😂😂😂
Yuhuud waa dad isjacay dad la dulminkaro
DAL AY ASKAR AJAANIßA JOOGTO XORIYAD MAHAYZTAAN
17990 maxaadka wadaa
Sorry
Xaqooqo💯🙏😍🫡
M.a
#maxille
sxp0w zheekh mustafe