Mahadsanid Aweys Aar warbixin na anfacday ayaan ka helnay, Teeda kale barnamijyada kordhi waxaan kaa sugnaa waa kuwa la soo turjumay sida "Crime and criminal fighters" waa barnamijyo tixane ah oo laga diyaariyay hoogamiyayaal hore Mahadsanid in badan.
USTAAD KA SOO HADLAY LABADII PILOT OO KALA AHAA PAUL TIBBETS IYO PILOT CHARLES WILLIAM SWEENEY KUWAAS OO NUCLEARKA KU DHUFTEEN LABADII MAGAALO HEROSHIMA IYO NAGASAKI KA SOO HADAL MAHADSANID
Waan Ka Xumahay Adigoo Macluumada Sidaas U Qiimo Badan Soo Diyaariyey In Qofkii Labaad Oo Comments Ka Dhiibta Aan Noqdo Iyadoo Muuqaalkana La Soo Geliyey 11 Saacadood Ka Hor Lkn Waxba Arimahaas Yey Ku Niyad Jebin Ee Horey U Soco Xaqiiqdii Wax Badan Ayaan Kaa Fàaidey Balse Ereyga BUTAAN Oo Dad Fara Ku Tiris Ah Yaqaaniin Meesha Aad Ka Keentey Baan Garan Waayey Si Gaar Ah Reer Bokool Ayaa U is Ticmaala Ereygaas
Ernesto guevaro waa halgamaa ka soo jeedo Arjentin waxa uu ahaa nin neceb xad gudubka waa nin kaliya aan wadan uusan u dhalanin xurnimo u dagaalamay Halgamaaga dhuunta u galay CIA waxan jeclan lahaa Moowduuca dambe in aa noogu qaadaa dhigto GUEVARO waa ku ma ? ........!
@@KONAAL. kaama tooganin ee carabta iyo USA ayaa ku dhaheen siyaad barre bax la dagaalan Ethiopian ka….. adigoo xulafo la ah midowga Soviet ama fikirka shuuciga heysta….. siyaad bare siyaasad xumo ayaa heshey….. ruushka iyo cuba waxeey siyaad barre ka bar yaayeen in uusan dagaal qaadin
Naarta jiixiimo u rajenaa galkas wakii xabaasho hu hiliyay 1977 mrkii jabinay galadii I.n wan gulesandona Somalia ❤
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
mashallah❤❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
Ustad noogu soo dhakhso muuqaalka kale❤
Itaal Media waa mahadsan tihiin , waxaan idinka codsanaynaa in isbuuciiba aad hal documentary noo soo gudbisaan.
wooow wlhi waa taariikh cajiiib ah 👌
Runahanti aad ayaan uula dhacaay Itaal Média ❤❤ alah haku xafido sxp ❤
Itaal media mahadsanid soo badi xasuus qorka noocan oo kale ah
Alparslan barnaamij kasoo diyaari ustaad
Ustaad video yada noo soo badi adoo mahadsan
Hab tabintaada waa mid cajiib ah runtii aada uga helay
Zxb masoo badi codkaaga iyo qaabka wax usoo gudbiso baaba cajaa ib ah masha allah wllo document noocaan ah soobadi madama waqti nooga qasaari maayo barashada taariikhaha
Adigoo mahadsan music badan iyo effects videos kaga kayare inaan dawado waa jeclahay lkn sometimes waa too much thank you
Dadba xiseynaya sometimes
Waa taariiq cajiib ah
Ustaad please next documentary lasoo dhaqso 🙏🏽
Mahadsanid Aweys Aar warbixin na anfacday ayaan ka helnay,
Teeda kale barnamijyada kordhi waxaan kaa sugnaa waa kuwa la soo turjumay sida "Crime and criminal fighters" waa barnamijyo tixane ah oo laga diyaariyay hoogamiyayaal hore Mahadsanid in badan.
Soo badi shekada xisaha badan
Waa markii laguleyahay aadarta alle aamin
Good job❤
Cuba 🇨🇺
Tusalayasha faraha badan iskada ee tarikhda mawduca ka hadalysid kahadal zxb rhankz❤
7Daqiiqo noga cunay hordhac
Wll waxa tahay shaqsi aad ugu fiican so gudbinta documentary yada aadka u heerka sereeya , hadaadan waxba soo dhigin waxbadan ma faa'ido waxan kaa faa'iday waxyaabo badan . Aduunka sharaf Ku waar aqirana jano , ee noso Badi sxb walba kuwo xiiso leh . Salaan Sarre légende
Wll muqaalada joogtee haduu alle ka dhigo thank pro
Asc wan ku salamay
Aweyso waxaan sugeyne inaad ka soo hadashid bariga dhexe wax ku saabsan oo taariikh hore ah ama xog cajiib ah oo ku saabsan bariga dhexe
Mahadsanid, war bixin fiican baad nala wadaagtey.
Waad mahadsanthy wn jeclahay
Waa mahadsantay Makaso hadli kartaa dagaalkii sokeeye lubnaan
Saldhiga USA Turkish ka furatay xaguu ku dambeeyay?.
Thanks 🎉
Cfwn Qofkii 52 Aad Ayaan Ahay Shukran Aweys Aar
Sxb adiga mahadsanid jeejniya kasooo hadal dagaalada ruushka lagalay mahadsanid
First 🎉
Aad ayaan uldhacay muuqaal iyo sida aad udiyaariday
Much dash muhim ah
Dagaalkii sovietka iyo Afghanistan markan kasoo hadal sxp mhdsanid
Team itaal media 👍🏾🤍
Inosobaddi
Waxaan dhihi karnaa tiisa ayaa dhamaan👀
Wow good history
👌
Hye🥰
Wow
Sxbw waayahan aad bad u gaabineysaa sidan wax ka badal plz
USTAAD KA SOO HADLAY LABADII PILOT OO KALA AHAA PAUL TIBBETS IYO PILOT CHARLES WILLIAM SWEENEY KUWAAS OO NUCLEARKA KU DHUFTEEN LABADII MAGAALO HEROSHIMA IYO NAGASAKI KA SOO HADAL MAHADSANID
😊😊😊
Mahadsanid ❤
❤❤❤❤❤
Asc aweys mahad sanid akhii
Third❤
S.WAS NAARTA ALLAHA KUGU FOGEEYO DHEH CIILKISA ILAA HDDA IHAAYO😂
Muuqaalkaan aad ayuu iisoo jiitay wuxuu alle kuu qorin kugu dhici maayaan si kastoo leesugu dayo
❤
Bini aadam oo idil hadey isku tagan waxba kuma yeeli karan
Next idi amin dada
Cajiib john f Kennedy isagaa shirqool lagu diley .
WAR MESHAN CHANNEL MA AHAN WAA XIRO WAR BAL NIO DD BAA KUGU XIRAN SI CAADI AH ULA SOO HDL 2 WEEKS ISKA MAQNANYSAH AMA 3 WEEEKS
Waa ninka kliya si walbo oo loo shir qoli karay loo shir qolay lkn lagu fashil may heer sigar loogu shir qolo baa lagaray wana fashilmatay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Malagaa lodhintaa
🎞❤
Cajiib
638 iskudey di is not easy 😮
Dagaal
Asc xalada kawarama
USA AND RUSSIA WAANA DARIS😂😅
🇨🇺
Alle dile ayaa dhinta
35 daqiiqo waxa ku dawate 600+ views adaana sabab u ah
Hee maxaa ku jaban oo kaaga baxay?
Sxp noso qabo marchal tito kaligii taliskas
Ustaad mmuuqaalka xiga waxaad ka dhigtaa xaqiiqooyin ka dahsoon ee 5ta somaliya ku saabsan
Waan Ka Xumahay Adigoo Macluumada Sidaas U Qiimo Badan Soo Diyaariyey In Qofkii Labaad Oo Comments Ka Dhiibta Aan Noqdo Iyadoo Muuqaalkana La Soo Geliyey 11 Saacadood Ka Hor Lkn Waxba Arimahaas Yey Ku Niyad Jebin Ee Horey U Soco Xaqiiqdii Wax Badan Ayaan Kaa Fàaidey Balse Ereyga BUTAAN Oo Dad Fara Ku Tiris Ah Yaqaaniin Meesha Aad Ka Keentey Baan Garan Waayey Si Gaar Ah Reer Bokool Ayaa U is Ticmaala Ereygaas
Yaab iyo argagax dawlada usa mrky dhacdo Ayaa loo yaaba
Ernesto guevaro waa halgamaa ka soo jeedo Arjentin waxa uu ahaa nin neceb xad gudubka waa nin kaliya aan wadan uusan u dhalanin xurnimo u dagaalamay
Halgamaaga dhuunta u galay CIA waxan jeclan lahaa Moowduuca dambe in aa noogu qaadaa dhigto GUEVARO waa ku ma ? ........!
Hoyadii futada haka wasso
Ar Wuxu Garacsana Ayan Maqli Jiray Wa Ninkan Kaasi😂
Waa Xalane OO kale 😢😢
War xagee ka baxday
Fidel castro wu xuu ahaa hogaamiye qiima badan shacabkiisa badbadiyey…..aabo fidel wuxuu ahaa geesi
War naga Aamus waa ninkii 1977 dhabrka naga toogtay. 🤬
@@KONAAL. kaama tooganin ee carabta iyo USA ayaa ku dhaheen siyaad barre bax la dagaalan Ethiopian ka….. adigoo xulafo la ah midowga Soviet ama fikirka shuuciga heysta….. siyaad bare siyaasad xumo ayaa heshey….. ruushka iyo cuba waxeey siyaad barre ka bar yaayeen in uusan dagaal qaadin
Hogaamiyihii ruuxiga ahaa ee Cuba iyo saaxiibkii Che Guevara
❤❤❤❤
😊
❤❤
❤❤❤