Hees Cusub : | Daweeya Ogosey | Cabdirsaaq Anshax | Sanadguurada Puntland | RAAD PRODUCTION 2019 ᴴᴰ

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Hees Cusub : | Daweeya Ogosey
    Codka : Cabdirsaaq Anshax
    Ereyada : Abwaan Dhagaafe
    Music : Maxamed IITO
    Soo Saarista : Raad Production
    Camera : Sayid Cali Taatiko
    Edited : Yusuf Abdi Shire
    _______________________________
    | RAAD Production - 2019 | ᴴᴰ
    | Facebook | RAAD Production
    | Instagram | Yuu_Shire
    | Snap-chat | Yuushire
    | Email : Xaajishire@gmail.com
    | Mobel : +252907796850

КОМЕНТАРІ • 143

  • @abdulahisaciid6224
    @abdulahisaciid6224 4 роки тому +111

    Walaalahayo Reer Puntland waa Dad qalbiyo wanaagsan Somalina u noqotay Meel ku bedqabaan love from Djibouti 🇩🇯

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 роки тому +6

      Gacal mahadsanid

    • @a.suleiman9064
      @a.suleiman9064 2 роки тому +5

      Sido kale anaguna wanu idin jecelnahay Noolada rer jibuti walalo wanagsan

    • @hawoomar390
      @hawoomar390 2 роки тому +2

      Sidokle wall qali wan idin jecelnahy Djibouti🙏🙏🙏🌎

    • @hawoqalanjo3757
      @hawoqalanjo3757 2 роки тому +2

      Sido kale wllhena anaguna waan idin jecelnahy wana idin ku fanaaa from butland

    • @jaamaccqaadir4106
      @jaamaccqaadir4106 2 роки тому +1

      @@a.suleiman9064 police

  • @sayyedtinle7452
    @sayyedtinle7452 4 роки тому +75

    Hambalyo jaarkayaga reer Puntland in advance love from Burco Somaliland

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 роки тому +3

      Gobolka ragaa mahadsanid

    • @hafsaelmi7015
      @hafsaelmi7015 Рік тому +3

      Gobalka raga burca together wan idin jeclhy duriyada❤️❤️

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +87

    Ax ax ax puntland 😢😭 Allow Nabd usiyaadi jecliyaa dhuLkeyga Hooyo💖

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +56

    Anzhax waa fanaan fcn
    Ooo qalbi fcn inta ka aqaan
    GuuuL puntland 😍😍😍❤

  • @Marwadahir23
    @Marwadahir23 3 роки тому +12

    From balad weyne
    Jira oo joga dadkygi reer puntlnd 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @ninwayn560
    @ninwayn560 4 роки тому +29

    Puntlander xalal ah ban ahay wlhy

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 роки тому +21

    Hees jirta faanaanita puntland hees u qaadaye ogaada waan idnka jecelahay fanaanka kale inaan idiin abaal gudno ayaad naga is taahishan si gooniya ayaan idinku hiilina ♥️🌹♥️🌹👏👏

  • @nafisoaxmed1743
    @nafisoaxmed1743 3 роки тому +9

    Puntland calankeeda quruxdiisa kaliya aanba lahelikarin illhow noo xifdi calankeena iyo dadkeena aaaamiin hnplyo hnplyo ♥️♥️💞💞💋🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋💋💋🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💞💞💞💞

  • @AmiirAhmeth
    @AmiirAhmeth 28 днів тому +3

    Happy Independence day PunTLanD 🇸🇱 farxad ku ciida waynanta 1 august midan mideeda kale alle nabad qab iyo caafimad hanagu gaarsiyo baraarO ku waara tolkEyOow 🇸🇱 🫀👏♥️

  • @gmoho3995
    @gmoho3995 5 років тому +41

    Inaba caadi MA ah
    Puntlander xalal ah
    Hadaltiro

    • @MB_Podcast1
      @MB_Podcast1 4 роки тому

      Waka ninka hargaysa soomaraaba waa nin laga daba dhaco dhanka fanka

  • @faatimafarhan8603
    @faatimafarhan8603 3 роки тому +16

    Daweeya ogoseey Allow nabd nagu garsii Bil an ka jeclhy bilaha kale🇸🇱❤

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER Місяць тому +2

    Hambalyo 2024 🎉🎉🎉

  • @hibomuhumed4239
    @hibomuhumed4239 Рік тому +2

    2023 baan ku dabaaldagyaa aniga o puntlander ahyn 🎉 ❤

  • @ademabdi1531
    @ademabdi1531 5 років тому +48

    Waaan oyaayaa heestan markaan daawado daweeya ogos 😍😍😍

    • @ninwayn560
      @ninwayn560 4 роки тому +3

      Puntlander xalal ah

    • @gopaad155
      @gopaad155 4 роки тому +6

      Ha ooyin wlle dad iyo dal ba ilahy wa Ina siyaye Viva my Dhul udug🇸🇱💕💋❤️

    • @hadaltirohadaltiro2761
      @hadaltirohadaltiro2761 2 роки тому

      Walal ha ooyin waan gulaysanay

  • @nasroahmed3094
    @nasroahmed3094 4 роки тому +23

    My home balayo alle kuma tuso 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴💗💋💋oo diwankad kutal daweya August Is coming soon insha allaha 🌏🌏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱daweyo August

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +4

    Diwaankaad ku taal daweeya Ogoseey

  • @queennadira1623
    @queennadira1623 2 роки тому +7

    Maalin walba waan dhagaysta caku dhiiga😭🇸🇱🖤

  • @amaalcrisaaq1710
    @amaalcrisaaq1710 2 роки тому +8

    Hambalyo walalaha Qalbiga from Galmudug🥰🥰

  • @Fatima-vv5vh
    @Fatima-vv5vh Рік тому +2

    Daweeya ogosey🇸🇱🎉 hambalyo dhamaan reer puntland sanad guradii 25🥈🇸🇱

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh Рік тому +2

    Ax ax dhulkii nabada puntland wllyaal ilaahay nabada Io barwaaqo haidiin siyaasiyo mnsh allha 🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Io laahay habarakeeyo puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @mataantafo7945
    @mataantafo7945 4 роки тому +23

    Erayadii : muuse biixi
    Laxankii: faysal Cali waraabe
    Music: craxman cirro
    Codkii : crisaq anshax
    Isku dubaridkii : xidigaha geeska
    Thank u dhammantiinba
    Balo MA jidho

    • @hanimahamoud5151
      @hanimahamoud5151 4 роки тому +1

      Cunsuri loohesay uma xumid

    • @mataantafo7945
      @mataantafo7945 4 роки тому +3

      @@hanimahamoud5151 waan idin jecelay wlhi lkn waa kaftan bilaa turxaana abaayo ha u bixin

    • @ninwayn560
      @ninwayn560 4 роки тому +4

      Siilka hooyadaa majirto
      CIDNA loo joojin mayo
      Puntland ❣️

    • @hanimahamoud5151
      @hanimahamoud5151 4 роки тому

      @@ninwayn560 hooyadaa usheeg dhilaa kudhazhaye

    • @sadikhudhug7568
      @sadikhudhug7568 3 роки тому

      Hees fiican bey noo qaadeen wlhi😂😂😂😂

  • @ssh1898
    @ssh1898 3 роки тому +9

    Hambalyo wll putland ✅💯♥️💖💝 from garissa

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 3 роки тому +2

      Thanks gacalo waa dadkii aa lasaxiibay rer garissa waye 🥰

  • @puntlndgirl1957
    @puntlndgirl1957 2 роки тому +6

    Diwanka kutal daweye augst👑🩸🇸🇱24jirsato puntlnd sanad gura wacan👑🇸🇱

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 2 роки тому +2

    Anshax fanan qaliya o cidmacan🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🙌

  • @ismahan1831
    @ismahan1831 4 роки тому +12

    Anzhax kuzoo boqartoyo puntland🇸🇱

  • @YusufAbdiShire
    @YusufAbdiShire  5 років тому +14

    Fadlan subscribe dheh, Si aad ula socoto Heeso Cusub

  • @user-wn8li8pu4s
    @user-wn8li8pu4s Рік тому +1

    Hamblayo 1da agoust shacabka rer puntland 🇸🇱♥️💉🤜🤛

  • @sacdiyasiman-xz8rd
    @sacdiyasiman-xz8rd 11 місяців тому +1

    Habalyo reer puntland

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 5 років тому +21

    Mansha Aallaah Puntland Guuuuuuuuuuuul iyo Gobanimo

  • @reo9475
    @reo9475 5 років тому +17

    Shantii Somali Ayaan arkaa♥️♥️♥️

  • @Wazirka99
    @Wazirka99 Місяць тому +1

    Anshax esh cala fanaan war wax ma qur taane fanaanka Hal inan ku cumaadada....Mj

  • @munaabdirahman6568
    @munaabdirahman6568 Рік тому +2

    Ogos bil hartiyeed😂❤

  • @mohamedmarey2645
    @mohamedmarey2645 3 роки тому +3

    Walee anshax waa. Xasan adaan samatarka maanta 2021 allow ku xafid nolow brother

  • @user-sy9kn8jt6v
    @user-sy9kn8jt6v 11 місяців тому +2

    Jah hogan daacada dani qurux❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @H.EPresidentGaas
    @H.EPresidentGaas Місяць тому +1

    Wow wadankey puntland 🇸🇱🤟♥️

  • @jamqcshuke-fj6ve
    @jamqcshuke-fj6ve Рік тому +3

    Malin malmaha ka sumadan bowe way igu zocota halkn waxn ka salama abwanka heesta abwaan dhagafe iyo fananiinta dhamantood.

  • @roodomaxamedmohaaa3001
    @roodomaxamedmohaaa3001 Рік тому +1

    Puntlander ❤ 🇸🇱

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 роки тому +5

    Nice song abdirisaq anshax noolow bro❤❤💯💯💯👏👏👍

  • @user-mz7sp5jc1x
    @user-mz7sp5jc1x Рік тому +4

    Anshax afka Alla kumaqabto.I enjoy listening this song❤

  • @mumtaazupdinuur1493
    @mumtaazupdinuur1493 Місяць тому +1

    Jah dhiiga

  • @abdirahmanhassan4454
    @abdirahmanhassan4454 3 роки тому +3

    Way timid daweeya ogos aaway hantiilayashi dhulkii uduga fadhiga halaga kaco ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mahamudabdisallam5207
    @mahamudabdisallam5207 4 роки тому +12

    Heestan muusa mireheed leh gudbin wacan anshax? 👏

  • @saabuun
    @saabuun Рік тому

    Guul puntland

  • @iqrodollar8830
    @iqrodollar8830 Рік тому +1

    Jah guul dhulkagi hooyo io abee guul

  • @user-ye7hv8dx7e
    @user-ye7hv8dx7e Рік тому +1

    Hambalyo reer tolkeeyow❤

  • @maryandhool8992
    @maryandhool8992 Рік тому +1

    Hambalyo dadkeygii

  • @havsounimahad7101
    @havsounimahad7101 3 роки тому +3

    Agoust 2021 6days ba ka dhiman 🇸🇱❤🔥

    • @moabraham2304
      @moabraham2304 3 роки тому

      One day Ka dhimn hda illhy nabad hyngu gadhsyo i can't wait wlhia

    • @Faadumo-Siciid
      @Faadumo-Siciid 3 роки тому

      Hambalyo reer puntlnd

    • @Faadumo-Siciid
      @Faadumo-Siciid 3 роки тому

      Am from hargaisa somaliland

  • @shucayb271
    @shucayb271 13 днів тому

    Daweeya aug

  • @asiamohammed2124
    @asiamohammed2124 3 роки тому

    Daweeya Auguse illhaw nabad nagu gaarsiih maalmo koobn ba ka hadhee🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @who-zainbinsalat9086
    @who-zainbinsalat9086 3 роки тому +30

    I'm Somali kenyan but deep down my heart is where Somalia flag is happy to see stable Somalia Inshallah

  • @ahmedahmed-rj7ub
    @ahmedahmed-rj7ub 4 роки тому +4

    guul iyo gobanimo puntland

  • @sacdiyasiman-xz8rd
    @sacdiyasiman-xz8rd 11 місяців тому +1

    Mash allah wllo qail sethy is the first thing I you ❤️ 💖

  • @aawosaahida2286
    @aawosaahida2286 2 роки тому +2

    One love puntiland❤

  • @najmoahmed9720
    @najmoahmed9720 3 роки тому +4

    Daweeya ogos💙💚🤍

  • @mrxudayfi6947
    @mrxudayfi6947 3 роки тому +2

    Oo Diwaanka ku taal daweeya ogosaay alla jecliyaa dadkaygoo farxan

  • @puntlander2277
    @puntlander2277 2 роки тому +1

    dhashii janada general moorgan arkaa

  • @shamsosiciid6111
    @shamsosiciid6111 4 роки тому +6

    1 Agus mnta oo kle snd guuro wcn

    • @xamdibilan6070
      @xamdibilan6070 4 роки тому +1

      Mansha Allah 🇸🇱💙💙🗯️🗯️

  • @intisaam5224
    @intisaam5224 5 років тому +7

    maasha alah

  • @najmofany3493
    @najmofany3493 3 роки тому +1

    Hambalyo dadkayga

  • @sacdiyasiman-xz8rd
    @sacdiyasiman-xz8rd Рік тому

    Habalyo reer pneumonia Kyo

  • @foosfrosfros626
    @foosfrosfros626 5 років тому +6

    Hees shidaan

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 2 роки тому +1

    Favorite song

  • @fartuunaxmed7056
    @fartuunaxmed7056 3 роки тому

    Mashaslah clrisaq snshaxaygaa mashsaalh alee ha ku dayo

  • @mohabashiir8754
    @mohabashiir8754 5 років тому +6

    Hees

  • @user-zm1kz9xt1v
    @user-zm1kz9xt1v 3 місяці тому

    Deeery

  • @CcaziizClaahi
    @CcaziizClaahi 3 роки тому

    Reer Puntland waa boqortooyo

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 5 років тому +4

    Anashax

  • @jamalabdinasir6703
    @jamalabdinasir6703 4 роки тому +2

    Masha allah

  • @aaminaabdi9088
    @aaminaabdi9088 3 роки тому +1

    Caawa ayay tahay kowdii August

  • @saidabadalla5969
    @saidabadalla5969 5 років тому +5

    #free

  • @mohamudalifaarah572
    @mohamudalifaarah572 3 роки тому

    Puntalnd 🙏

  • @xafsaabdalesaciidabdalesac6198
    @xafsaabdalesaciidabdalesac6198 3 роки тому +1

    10 mar ku ceshtay yeah ila mida

  • @shaymaabdalla4152
    @shaymaabdalla4152 4 роки тому +1

    masha alleh

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 5 років тому +5

    Fan qabiil malah wlhi waa ceeb fank uso hoyaatay

  • @caqilkaridwan9346
    @caqilkaridwan9346 3 роки тому

    Masha,Alaah

  • @shataAhmed-uq9uc
    @shataAhmed-uq9uc 25 днів тому

    ᴀɴᴏᴏ ᴀʜ ɴᴀᴀɢ ʟᴀᴀɴᴅʜᴇᴇʀᴇ ᴀʜ ᴍᴊᴇᴇᴇʀᴛᴇɴ ᴀʜ ʙᴀᴀɴ ʜᴇᴇsᴛᴀ sᴀɴᴀᴅ ᴡʟᴀʙᴇ ᴅʜᴀɢᴀʏsᴛᴀ xɪʟɪɢᴀᴀɴ ᴏᴏ ᴋᴀʟᴇ🎉❤❤28/7/2024 ɪsᴜ ᴅɪʏᴀʀɪɴᴛᴀ 1 ᴀᴜɢᴜsᴛ

  • @mahirjidibleclraxman4945
    @mahirjidibleclraxman4945 2 роки тому

    Mshaaakah

  • @TheBaargaal
    @TheBaargaal 5 років тому +7

    Ina gumeedkii laangaabka ahaa muxuu ku xiray ninkaan

  • @maslahmahamud811
    @maslahmahamud811 Рік тому

    majeerteen fanaan u heesa waawaayeen markas baay isaaq u yeerteen anyway sanad guuro wanaagsan dariskow

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Рік тому

    Kkkkkkkkkkkkl😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Qardhawi730
    @Qardhawi730 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏💎💎💎

  • @amjaadmohamoud6587
    @amjaadmohamoud6587 2 роки тому +1

    Fanaaniinta reer Somaliland cod laguma gaadho bagaad hees ugu samayseen kuwa Somaliland bay badalan jireene😃😃😃

    • @abdi......399
      @abdi......399 Рік тому

      Ninkaan horta aqoon mauleedahay intaadan hadlin waa nin reer DDS ah

    • @wrs_hajir703
      @wrs_hajir703 Рік тому

      @@abdi......399ooo akisha ah zxb

  • @gududoayaan9527
    @gududoayaan9527 2 роки тому

    🙏🙏🙏😎❤❤❤😎❤

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 роки тому +1

    Waxaad soomalindba ka arag wlhi

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 років тому +3

    Ninkan ma ka guurey hargeisa???

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 роки тому

    Horta reer somaliya maxay ku yaqaanaan bilililiqaysiga fanaaniinta Somaliand wax walba siyaasadbay ka dayayaan lkn waa fanaanka iyo damiirkiisa

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 2 роки тому

    Faqashtu fuul xumaa wuxu

    • @xagaaydag
      @xagaaydag 2 роки тому +1

      Ilaaa iyo hada faqashta ayaa ka lafa lafeysata sida ay yar oo gaajo heeyso

    • @anwarmohamed1422
      @anwarmohamed1422 Рік тому

      Faqashtu DABACAYUUNka ayay kufsataa

    • @anwarmohamed1422
      @anwarmohamed1422 Рік тому

      DABACAYUUN maxaa ku daaray😂

  • @sacdiyasiman-xz8rd
    @sacdiyasiman-xz8rd 11 місяців тому +1

    Habalyo reer puntland

  • @deeqsanahmad4315
    @deeqsanahmad4315 2 роки тому +1

    Guul puntland