HODAN ABDIRAHMAN XAFLADII PUNTLAND EE MN 2019 OFFICIAL VIDEO 4K (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2019
    ERAYADII: ABWAAN ORSHE
    LAXANKII: ABWAAN ORSHEL
    CODKII: HODAN ABDIRAHMAN
    MUSIC BY: AHMED WALI FURINLE
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

КОМЕНТАРІ • 117

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 4 роки тому +29

    Puntland gudubtaye magaabinasee♥️🇸🇱🥀 gubaa ucurtee gulow mahadaa♥️🥺✌️ puntland magabine xulkeed gudatee 😢🔥 qarankii godka galay usoogurmatee wataa gayigeenine guusha dhaxlaa♥️🇸🇱 ragbaa ugolangalay ragbaa ugo xabadha ugalay tasaa been aheyn dadkii la iga beerow ♥️🇸🇱 happy 01.08.2020

  • @kasal8957
    @kasal8957 5 років тому +29

    Dhamaan zhacab waynaha puntland waxaan leeyahy hampalyo meel walboo aad joogtaan idiinku faanaa poqortooyo dheer 🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @najmishaysaar8926
    @najmishaysaar8926 5 років тому +40

    Jecliyaaa putland my land
    IntAa jacel like kucadee

  • @caqiidaabdirahman2495
    @caqiidaabdirahman2495 2 роки тому +5

    Ragg ba golongolay gasiinka ujaray
    Ragg baan gami in oo godoodi umary
    Ragg baa ugo oo xabaasha ugaly
    Geed beereen ayaan guranaa
    Wlhi hes itabty
    Ilhow unaxariiso 🥺 ararkii puntland 🦁🇸🇱❤

  • @baxsanbaxsan3324
    @baxsanbaxsan3324 3 роки тому +9

    I can't wait malinti dadkyga 1uag 🇸🇱 ragba u go,oo xabasha u galay geedkay beran ayan gurana😭❤

  • @asuulasal2827
    @asuulasal2827 5 років тому +27

    Hodan bilan mahadsanid the only queen😘😘😘😘😘😘😘🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdisalanmohamed4459
    @abdisalanmohamed4459 5 років тому +13

    Hodan abdirahman fanaanad qaran bk saan muu iska noqdo weji xunka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘🤩🤩🤩🤩🤩🍒🍒👌👌👌👌🙏🙏🙏🙏

    • @than8014
      @than8014 5 років тому +2

      Specially thanks 🙏 hodan cabdraxanan. Really fantastic song I love it 🥰 and I enjoyed, cabdi caziz Sudan 🇸🇩 I thanks you from United Kingdom 🇬🇧🥰🥰🥰🥰😘😘😘

    • @abdisalanmohamed4459
      @abdisalanmohamed4459 5 років тому +1

      @@than8014 thnk brother

  • @asmamohamedaragsan8530
    @asmamohamedaragsan8530 5 років тому +10

    Gulaysta reer puntaland iyo somali o idil hoden abdurihman thank you and we love you sidaad codkaga markasta nogu garab tagantahy 💕💕💜

  • @aaminhassan3365
    @aaminhassan3365 5 років тому +12

    Viva puntland. Thanks my fanaanad qaaliya
    Abwaan orshe maansha allah erayada iyo laxankuba caadi maahan

  • @hadew1418
    @hadew1418 5 років тому +12

    Thank you sister somali xalal ah we love you.

  • @ninwayn560
    @ninwayn560 4 роки тому +23

    Puntlander xalal ah
    Hada tahay heestan waxay ka hadalaysaaa dadkii u dhintay puntland ee si fiican u dhagayso 😃😃😃😃✌️✌️

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 років тому +16

    Hambalyo home land puntland viva Puntland💙💭💚👌😰😰🔥🔥😭💖💖😘😘😘

  • @farhiyomuhumed3906
    @farhiyomuhumed3906 5 років тому +19

    Hambalyo puntland❤️ from 🇬🇲👏

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 5 років тому +25

    Boqorada fanka soomaaaliyeed 🇸🇴 hodan ❤❤❤❤

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 5 років тому +19

    Thank you so much fananden hodan abdirahman 🙏❤💯
    Hambalyo Boqortooyadii puntland

  • @mohamedfilano9747
    @mohamedfilano9747 2 роки тому +6

    Geedkeey beereen ayaan guranaa allaha u wada naxriisto halyeeyadii SSDF

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 2 роки тому +1

      Aaamiin🤲🏻🤲🏻

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Рік тому +1

      Aamiin abtiyaashay ragaan ugu jeclaa puntland gobonimadeeda ayaan kuweynay allaah ha unaxariistay reer abtigay ssdf way wey ku wiiqmeen laakiin horumar ayay gaarsiiyeen dhulkoodii maanta ayrabooro dakado jidad horay ayaa loo soconayaa sanadkaan ayaan garoowe soo bartay waaw inaba caadi maaha waydhismeen goboladii cunaqabatayta lagu hayay oo dadkooda laga Cayrsaday guulaa mahadleh

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 Рік тому

      @@qaaliyusra7541 geedkay beeren ayaan guranaa janatul fardoza Allah ha ku casuumo

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 5 років тому +12

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤❤❤
    Wwwwww hees ina ab caadi aheen waaye qali wad ka baaxsatay Hodan qurux fanaanad qarni aan taageero keep going qali dumar hambalyo reer Boqortoyo punland 🇸🇱♥️♥️💋💋💋😘😘😘
    Dadkygi lyka beery guulysta abid cadowgina ma ciil baxo

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 5 років тому +22

    Guys Wllahay Putland Hore UsocoT wanaagsan soomaali waa noo mid Qalbiga Lkn 😭😭

  • @arbushyare8174
    @arbushyare8174 5 років тому +7

    Legednry Hodan abdirahman
    Ana ugu horeya imikaba kkk

  • @maxamedxalixaashi1007
    @maxamedxalixaashi1007 Рік тому +1

    Waa.roon raag baa ugoay oo xabaasha u galay alle hau naxariisto dhammaantood inti soo hal gantay

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 3 роки тому +1

    Asaasayashii puntland rabbow janada wada gee 1agoust wan sugayanaa dhawaan inshallah ✌️💪💪✌️✌️✌️
    Ragbaa u go oo xabaasha ugalay
    ❤️❤️❤️✌️✌️✌️💪💪💪

  • @zayparumaanofficial6078
    @zayparumaanofficial6078 4 роки тому +4

    we lve you hodan qruxeey🇸🇱🇸🇱♥️♥️💋

  • @abdisaadmed5299
    @abdisaadmed5299 5 років тому +4

    Vive hodan Abdirahman fananade somalied l love u best queen hodan

  • @xaawaoomar5691
    @xaawaoomar5691 3 роки тому +3

    I can't wait 1August 2021 inta soo radisay is muujiya ilma aderyaalo 😰❤

  • @hamdasugulle9584
    @hamdasugulle9584 3 роки тому +3

    Guuul wan idinku farxaaa from jigjiga dhiigaygii Puntuldn

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 5 років тому +6

    Muhoshada codka hodan abdirahman ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastexonalka9151
    @nastexonalka9151 4 роки тому +3

    Dhiigaygii Viva puntland❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 5 років тому +13

    Puntland My Home❤😘🖐🇸🇱

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 5 років тому

      Do you know where puntland intelligence agency is

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 5 років тому +6

    Boqorda Geeska Hodan Abdirahmaan

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 років тому +5

    Thanks hadaan abdirahman

  • @xaawomaxamed8095
    @xaawomaxamed8095 5 років тому +2

    Tnx🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇱🇸hodan

  • @shukranxasan171
    @shukranxasan171 4 роки тому +2

    Waaaaaw hodan fanaanad cajiiib ah thank you my sister

  • @SihaamAbdulaahi-gb2rx
    @SihaamAbdulaahi-gb2rx Рік тому +1

    Thank-you fanaanadeena qii Maha balance hodan c/rixmaan

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 роки тому +3

    Viva hodan abdirahman thanks sister❤👑👑👑👑😘😘😘

  • @salamamaxamada1078
    @salamamaxamada1078 5 років тому +3

    MANASHA ALAHA HODANA CODA MACANA QALABI MCN Thnak you,

  • @farhiyahassan6625
    @farhiyahassan6625 4 роки тому +3

    Habenkas qofki jogey farta taag Aniga wa jogey jigjiga mall in Minneapolis

  • @a7iisse293
    @a7iisse293 5 років тому +4

    thnkz queen hodan 😍

  • @NafizaAbdirizaak
    @NafizaAbdirizaak 8 місяців тому

    Dalkeygii Puntland 🎉🇸🇱❤

  • @shugrimohamed946
    @shugrimohamed946 5 років тому +4

    Love you hodan

  • @idirisosman4047
    @idirisosman4047 5 місяців тому

    Mhd Znd Abwaan Oorshe🙏

  • @zimanjigis9892
    @zimanjigis9892 3 роки тому +1

    Puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱

  • @HodanAbees-sf4dw
    @HodanAbees-sf4dw Рік тому +1

    Hodon mhsnid mcnto ciiltire🇸🇱🥷

  • @najmishaysaar8926
    @najmishaysaar8926 5 років тому +5

    Liban jaama
    IntAadh putland tagersanhy

  • @adoontiialle229
    @adoontiialle229 Рік тому

    ❤❤❤❤❤ puntlandey adan kugu soo hoos dhashe miyan ka dhoofayaa ❤

  • @abdallaawale2460
    @abdallaawale2460 3 роки тому +2

    Qofkii 1 August qofkii dhagaysanaya like dhac kusii

  • @updikhaalikducoqabeh
    @updikhaalikducoqabeh 5 років тому +8

    Gaadhigiina izku wada Somaliland intii ah like dhac kaziiya😂😂😂😂😂😂😂😂💪

    • @alibaba8340
      @alibaba8340 5 років тому +1

      Wnku saaray liketa adna subscribe wlky igu caawi mahadsanid

    • @updikhaalikducoqabeh
      @updikhaalikducoqabeh 5 років тому +1

      @@alibaba8340 first subciribe igu qabo zHp

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 Рік тому +1

    Hodon abdirahman best fanan

  • @MaxamuudMaxamed-ei1sw
    @MaxamuudMaxamed-ei1sw 3 місяці тому

    My home ❤❤❤

  • @adensiciidawmuuse9944
    @adensiciidawmuuse9944 Рік тому +1

    Hodan abdiraxaan dheere 👏👏👏

  • @mohamudjamac1213
    @mohamudjamac1213 4 роки тому +1

    thuma wlhi hees ka wanagsan wligay ma dhageysan💪🏻🔥

  • @mumtazinacabdiraxman4826
    @mumtazinacabdiraxman4826 5 років тому +8

    Puntland my homeland💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 років тому +5

    Hambalyo dadkeygii viva puntland 😘😘😘😘😘😘😘

  • @xaawoabdirizak8538
    @xaawoabdirizak8538 5 років тому +1

    Maaan shaaa alaaah buntland guuuuuuuuul

  • @abdinorfarah2313
    @abdinorfarah2313 Рік тому

    Woow heestii waxay ka hadlaysa xaqiqda Somalia. Dhaliyardi puntland lost their life just to have a Somali government and the current government doesn’t understand the sacrifices that Puntland and it’s people made.

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 Рік тому +1

    Samroon o hees macan u qadaye majeerten hamblyo majeertenya😅😊

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 2 роки тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ soooo true 👍 👌

  • @balqiisaabduqaadirbalqiisa9732
    @balqiisaabduqaadirbalqiisa9732 5 років тому +2

    Hambalyo my Home land

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ puntlnd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queenhafsa7564
    @queenhafsa7564 Рік тому

    Puntland gudubtay sanad guura wacan tolkayow😍

  • @mohzenn77
    @mohzenn77 Рік тому

    Gu' baa ucurtaye guulow mahadaa alxm 🇸🇱❤

  • @aishaabdalla9353
    @aishaabdalla9353 3 роки тому +1

    🇸🇱❤️❣️❣️❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️ puntland guuul

  • @biyaayo
    @biyaayo 2 роки тому

    Puntland🇸🇱❤️ wadankaygiii

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 5 років тому +3

    ♥️🇸🇱♥️🇸🇱♥️🔥😘😘🙏🙏🙏

  • @hamakimohamed2483
    @hamakimohamed2483 4 роки тому +1

    My Homeland Puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱💯❤️🇸🇱🇸🇱

  • @asmomohamed6920
    @asmomohamed6920 2 роки тому

    1_8_2022 ican't wait wlhiii😭✊❤🇸🇱

  • @bushracwali4154
    @bushracwali4154 3 роки тому +1

    Mahadsanid one and only♥️

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya Рік тому

    Thanks Putalaaaaand🇸🇱❤️

  • @user-du2en5gn7n
    @user-du2en5gn7n 6 місяців тому +1

    Haa du tale danmark

  • @ayaanabdi7334
    @ayaanabdi7334 Місяць тому

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @aaminoadbdikaadir7185
    @aaminoadbdikaadir7185 Рік тому

    Puntland power 🔋 💪 ✨️

  • @abshirabdiqadir5847
    @abshirabdiqadir5847 5 років тому +1

    Talabsatay puntland

  • @ZUPEER_PRO
    @ZUPEER_PRO Рік тому

    PUNTLAND GUDUBTAY😩❤🇸🇱🫶🏻

  • @abdullahijama4683
    @abdullahijama4683 2 роки тому

    8.2.2022 allow daa cawa qiiro ❤️😘

  • @SalmoMohamud-iz4hh
    @SalmoMohamud-iz4hh Рік тому

    Naga igu haysta heesatan hada oo leh somalind ba leh 😄

  • @axmedxaliimburale1840
    @axmedxaliimburale1840 5 років тому +1

    Hanpalyo puntland

  • @aishaabdalla9353
    @aishaabdalla9353 3 роки тому

    🇸🇱❤️❤️❣️❣️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❣️❣️❣️

  • @Barre27
    @Barre27 5 років тому +5

    Hees macaan wlhi hodon lkn been bdn bad naga sheegtey walaley

  • @mrxudayfi6947
    @mrxudayfi6947 3 роки тому +1

    Dhulkaygii iyo dadkaygii

  • @a7iisse293
    @a7iisse293 5 років тому +2

    dhulkygii ilaahy cadawga hkaa hyo

  • @Ferayarre_21
    @Ferayarre_21 3 роки тому

    Krssh iyo Deni

  • @ramlamaxamud812
    @ramlamaxamud812 2 роки тому

    Boqortoyo

  • @cabdicasiisshire1176
    @cabdicasiisshire1176 Рік тому

    guul putaln jano

  • @kamlaofficial5343
    @kamlaofficial5343 5 років тому +6

    Subscribe isara plz iso boqda 😍Ilahey ajir hani siiye

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 років тому +1

      HALKAAN KA BARO ENGLISH | KISWAHILI | SOMALI
      ua-cam.com/video/3Yqs__WMHKI/v-deo.html
      FADLAN SUBSCRIBE SAAR

    • @alibaba8340
      @alibaba8340 5 років тому

      Queen of somalia abayo kuu saaray adna igu cawi

    • @kamlaofficial5343
      @kamlaofficial5343 5 років тому

      Hargaisaawi official HD haye wll

  • @abassabdi5634
    @abassabdi5634 5 років тому

    Gteueiee8

  • @vp106cy4
    @vp106cy4 4 роки тому

    😂🤣🤣 dadka u dhintay copy region Waa ayo doqoney dabkaa be mustaafuris no more Somaliland

    • @Sooyaal252
      @Sooyaal252 2 роки тому +2

      Dadkii keenayba in siyad bare lala dagalo oo siyad rag klayey oo xitaa xabad ku riday afganbina isku dayey waayo adoo Maati ah oo siyad ku hoos nool bad anaga naso racday