Goorme ayaa U Baahan Tahay Inaad Bedesho Buraashka Ama cadayga ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 кві 2023
  • Hadii aad ku cadaysatid burush ama cadayga waxaad u baahnatahay in aad badasho mudo kadib muuqaalkan ayaan kugula wadaagaya waqtiga saxda ah ee aad u baahantahay in aad badasho cadaygaaga, Lawadaag saaxiibadaada si ay ugu faa'idaystaan. Mahadsanid🖤

КОМЕНТАРІ • 30

  • @SawdaSaleban
    @SawdaSaleban Рік тому +1

    Thanks you barther

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 Рік тому +1

    Doctor vataminadka timaha u fiican isoo sheeg Doctor jazakalah

  • @FatimaHaji-qg9gf
    @FatimaHaji-qg9gf 8 місяців тому

    Dr till is finish

  • @sadamburlaeg5600
    @sadamburlaeg5600 8 місяців тому

    From waziirka waa iga haysaa flowda guulayso sxb

  • @Rashkacaddow
    @Rashkacaddow Рік тому

    Dr Eng Yuyu aa isku ektihiin wlhi 😊

  • @Firxad
    @Firxad 8 місяців тому +1

    Dr.ck wll waan daawaday adigoo caawinaaya kamamka dadka kujira si bilaash ah. Waxaan ku farax sanahay sidaa u caawisid umadaad ka beerantay. kudayasha mudantahay Mr.Dr, mowaadin Ck🤴🩸

  • @faaizafarxsan8855
    @faaizafarxsan8855 Рік тому +2

    Abowe afarta qeyb oo goosaha ku yaal mid hal xabo aa iga duleelaan waxaana diidaa iney kuwa kale iga gaaraan oo ilkaha dhan iga halaabaayaan waxaana rabaa inaan buuxiyo kuna darso qeybta kore ee ilkaha muda dhan 6bil ee iixiranyihiin qeybta hoosane inaa soo xirtaa rabaa marka dr fadlan talo wllnimo isii codsi waaayee😢 jwbtaada aa sugaa🙂

  • @sabirinawale
    @sabirinawale Рік тому

    Asc dr duunta cules ka darema subaxii marka soo gacana wax cad cad iga soo baxa xaqo iyo af urna waa isku arkay mxa sameya Dr plz isoo jawap

  • @KSMK-gs2hj
    @KSMK-gs2hj 2 місяці тому

    Every three months bedelaar ama 2

  • @yahyealishriif5694
    @yahyealishriif5694 Рік тому

    Dr dadka uma so jawabeysiid ee Mel an kala xarirno ii sheeg plz

  • @hamzebouhaden
    @hamzebouhaden Рік тому

    Asc Dr waxan raba iin aan kula socidhiidho fadlan nambekaga isodir sidan uu wala hadalno please

  • @GaneyGngs-p1r
    @GaneyGngs-p1r 11 годин тому

    DICTORE CADIGA CADIGA AH EE LAGU CADYESTO OO GEEDKA AH MEQA LOGA BADALA

  • @muhaadamjaamacmagan1661
    @muhaadamjaamacmagan1661 Рік тому

    Dr ilaa iminka 5 cisco anba bari wxa icuncunaya indhaha mana aqani sababta keenay huno iisoosheeg waxaan sameeyo adigoo raaliya Thanks

  • @user-sb7el8gk7n
    @user-sb7el8gk7n Рік тому

    Dector iisoo jawaab pleas wxaan la dhibaateysanahay cudurka af urka ilaa 2sano cml qabaa dector waligeyna ma tagin pleas numberkaada isiii

  • @IlyaasAbdihakiin-rn7mj
    @IlyaasAbdihakiin-rn7mj Рік тому

    Dr eng yuu mawalaalkaa baa

  • @aasiyacilmi9518
    @aasiyacilmi9518 3 місяці тому

    Bilooyin aan heystaa

  • @SawdaSaleban
    @SawdaSaleban Рік тому

    4

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 8 місяців тому

    M awllo

  • @CalicismanCalicisman
    @CalicismanCalicisman 8 місяців тому

    From zaki🎉❤❤

  • @NaimaAbdikenia
    @NaimaAbdikenia 6 місяців тому

    Dr xge ka hela waan ku rabe ples😥

  • @naimofarah2896
    @naimofarah2896 Рік тому

    Dr ck plz iso sheg mel Aan Kala So Xariro Si Aad Igu Fafahiso Timaha Iga Gurmo WhatsApp iso sheg

  • @umalmohamett6750
    @umalmohamett6750 10 місяців тому

    Dr wx kahadhasha dhildhilca jiiraka

  • @LIFES.SHORT4000
    @LIFES.SHORT4000 Рік тому

    Anigu waxan ku badalaa 1 weak

  • @maxamedcadde3233
    @maxamedcadde3233 10 місяців тому

    Xagey kutaalaa xarunta aadka shaqeyso dr

  • @Harlioimasiife
    @Harlioimasiife 11 місяців тому

    xagee joqtaa waxa aan ahay tageero cusub odonayo inloo xiro ilkaha 🤔🤔🤔🤔😮😊🙂

  • @XaliimoYuusuf-fl4vw
    @XaliimoYuusuf-fl4vw Рік тому

    Xageelagahelaa meherada

  • @Mohaomar-fx4fn
    @Mohaomar-fx4fn Рік тому

    3 billod aa 2 asbuuca kubadalaa😅

  • @cabdulahicadicasiisaxmed
    @cabdulahicadicasiisaxmed 8 місяців тому

    In tee jogtaa

  • @sheekhcabaasagemailcom7441
    @sheekhcabaasagemailcom7441 8 місяців тому

    Waad mahad santantahay dr