“Damac Itoobiya maaha mid cusub illaa Boqor Menelik ayey soo jirtay,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 247

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 роки тому +18

    Macalinkaygii Cabdiraxman cadami 1981 to 1982 oo aan ka baxay seconderiga wixii ka danbeeyay wuxuu u talaabay snm oo wuu soo dagaalamay wuxuu KALOO Moyer ka soo noqday hargeisa long life my teacher

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 роки тому +4

      Waxbuu kubaray dhulkaagii ayuu kuuxoreeyay kadana mayar ayuunoqdey oo kuudhisay isaga iyo abahaa yanolashaaada macno usamaynaya

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 2 роки тому

      Kkkkk ma qudus Buu xoreeyay

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 роки тому +4

      @@zayidmeeaad8660 repoblic of Somaliland qudus miyey ka liidataa sow dhulkaa daahirka ah maahan

  • @high-tech3304
    @high-tech3304 2 роки тому +8

    Arintu sikstaba ha ahaatee xitaa dalalka Somaliland afgobaadsiga kulasocda oo uu Faransiisku kujiro dagaalkan tigreega ayay kukala fogaadeene marka ay Somaliland noqoto waxay lasocdaan itoobiya arintaninana waxay salka ku haysaa dhuumaha shidaalka Dawlad Deegaanka Soomaaliyeed Bad iyo dhul iyo jidad oo iyadu awood ku haysato oo aanay kala xisaabtamin xukuumada Somaliland ayay doonaysaa markaa arintani waa dal dal kuduulayee waana gardaro cade shacabka iyo xukuumada Somalilandba hakasii tabaabushaystaan daad intaanu kusoogaadhin ayaa laiskamoosaaye soo iibinta dhinaca saanada military oo aykujiraan diyaaradaha darooniska dhalinyaradana halagu xidho intaanay jaamacada bilaabin inay tababar malatari soomaraan

  • @igmanhashi5686
    @igmanhashi5686 2 роки тому +2

    alle ha inaga hayo wan ku dhiman doonaa dalkeen xataa hadii aan ku dhamaanyno

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 2 роки тому +2

    Maraykan aamin ma laha

  • @mustafemuxumed989
    @mustafemuxumed989 2 роки тому +11

    Sheekh yaa inaga aamusiiya waxay wuxu ku hadlaya waar waanu difaacan karnaa dalka waliba waanu u dhimanaynaa

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 роки тому +1

      😂 waa oday mareekanaysan mashruuc kusoo qaatay nooga dhigaya amxaar inuu wax iska celin karo amaba wax jiro yahay 😂 walahi 5 jirkaA ku filan Ethiopia oo idil ragooda dumaekeenaba is kadaa 😂 wuu mirqaansan’yahay odaygani 😂

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому +5

    Absolutely 💯 true

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 2 роки тому +8

    I hope 🤞 our tribal leaders can defend Themselves. This is serious walhy

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 2 роки тому +1

      The president of Farmajo was serving as the Secretary of Transportation and Communications in the United States
      The president Musa, does not have certificates. He and his father worked in raising livestock and donkeys, and he says that he was a pilot and came from Djibouti.
      The president of Deni, Western Somalia, is a combative pirate. I don't know if he holds any certificates
      President Jubaland is a gang leader with the rank of excellence. I don't know if he holds any certificates
      The president of the state of Ethiopia, the occupied Somali region, and the president of the occupied Somali-Kenyan NFD region, I do not have any information about them!🤷🏾‍♀️
      Therefore, our future is blurry with these agents. I ask Almighty Allah 🍃🤲🏿to save our country and our good people from the hands of these criminals..😥🇸🇴

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 2 роки тому

      Madifaacayno hagoool hawshaa lagu TABAA shit

    • @mohamedbarkhad9387
      @mohamedbarkhad9387 2 роки тому

      1aaaaÀà1ad 1qà

    • @mohamedbarkhad9387
      @mohamedbarkhad9387 2 роки тому

      @@mariamismail993 pppppppppppppp

  • @abdirizaq6408
    @abdirizaq6408 2 роки тому

    1 SOMALI

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz 2 роки тому +15

    Damaca uu Farmaajo Ku beeray Xabashiga waxbaa Ka jira e waa in loo diyaargarowdo sidii laysaga dhicin lahaa amxaarka.
    Waxa qasab ah in ay Somaliland hesho dayaaradaha Drones.

  • @mohameddaauud9101
    @mohameddaauud9101 2 роки тому +9

    Somaliland dalkeeda way difaacanaysaa

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Рік тому

    Alloow sahal

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 роки тому +8

    Waar fadhiga halaga kaco arrintan waxbaa kajira wayo aby waa cadawga somaliland markii uu xilka qabtay ayuu arintan kubilaabay inuu badaha somaliland kusocdo laakiin qarankan somaliland wuu iska difaacayaa sha.allaah

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 2 роки тому +8

    War hala tooso sheekadan way jirta oo jiirtay waxa hure u yiidhii niin maraykan ah oo cilmi badge ah waxa u yidhi macqul ma ahaa 100 milyan oo bila bada inaguna inaga isku furara oo xifaltamayna war hurdada halaga kaco

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 2 роки тому +12

    Intaynu isku jeedo, cadawgeenuna wa ino tashanayaa. Sheekadii sadexda sac iyo libaaxa ee dugsigii hoose ayan xasuustay.

    • @awalahmed5638
      @awalahmed5638 2 роки тому

      True

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 роки тому +2

      Iskujeedno markaad ledahay cadee hadalkaaga
      Mawaxa aad jeedaa Somaliland iyo Somalia Mise reer Somaliland dhexdeeda

    • @ggtl304
      @ggtl304 2 роки тому +1

      @@bukharimohamed3828 cadee warka ,doqonow hal qabiil o isxaaq la yidhaa miyaa Ethiopia iskga aada 😆 war Dee Somali iskama maranto ,waxad doontaba aminsanowe

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 роки тому

      @@ggtl304 war dee siilka hoyadaa guskeyga kamamarmo waxaad doontaba aaminsanow

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 роки тому +6

    Siyaasi ruug cadaaya cadami arrintan etoobiya ayaa sowerara somaliland xaqiiq ayay udhawda hay laakiin qarankan somaliland wuu iska difaacayaa sha.allah hadii etoobiya faraha inala soogasho

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 2 роки тому +3

    Maskaxda somalidu ma korto aqoon yahan ayay iska sheegataa waxaa waxba kama jiraan waa kaartooyinka reer galbeedka in ay cadow been ah kuu sheegaan si ay danohoodu ugu hirgalaan oo aad aqoon u noqoto waxay rabaan maadaama ay somaliland ku taal meel istiraatiiji ah in aanu dalka chine saldhig ku yeelan oo ay cadow been ah kuu samayaan si ay u soo faro geliyaan oo chine aanu iman wax fahma yaa cawaan itopia iyadoo boqol jeer ka awood badan bay qabsan lahayd waxaasi waa sheeka ciyaal

  • @guledguray2663
    @guledguray2663 2 роки тому

    Walaalki diidow waraabe yanu ku cunin!!!

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 2 роки тому

    Dood Muhiim ah

  • @SouleimanAbdi-v3i
    @SouleimanAbdi-v3i 7 місяців тому +1

    Walaal Ithiopiya sodon sano ayey bila bad ay tahay maxay inta ay uu tagnayd?

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 2 роки тому +9

    it seems we are sleep walking to a dangers situation.

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 2 роки тому +4

      ader somaliland ma hurudo e waxa hurda ninka an ka war ahayn awada cidan e jamuriyada barakaysane dalkan ragba u so jeda o 30 years u so jeda

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому +2

      War anigu diyaar baan u ahay inaan xabashi madaxa ka gooyo .nama yiqaanaan .walee adisababa ayaanu ugu gali.

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 роки тому

    Hands off from Somali water hashtag

    • @Abclll-i3h
      @Abclll-i3h 2 роки тому

      Wakhtigi hashtag wey dhaaftay. Hashtag won't help u this time hhh

  • @yaacquubmowliid
    @yaacquubmowliid Рік тому

    Soomaalidu dhacda ayay mu mashquulaan maxaa sababay in Ethiopia damacdo badaheena

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Рік тому

    Aragtida Siyaasi Md Cadami ee ah in Ogalaanshaha Dekedaha Somaliland ee Maxd Cllaahi Farmaajo (Dhal Faqash) ma aha mid sinaba u SUURTAGAL noqon karta qaadaasha Dekedaha Somaliland & Somaliya wisinkan casriga ah. 🙏✌💪💟💖💚❤❤

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 роки тому

    China xata Djibouti halaga eryo

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 2 роки тому +3

    Nin Maraykan ah oo wax qoray ayay intaa ka qalinayaan Somaliland ma ciidamo gayso xuduuda itoobiya maxaa waxan oo hadala keenay anigu waxa aan u arkaa masuuliyad darada Somaliland waayo itoobiya way isbadashay laakin Somaliland ayaa wali u haysta in ay wali meesha joogto TPLF markaa in itoobiya la aamino oo waliba xuduudii Somaliland laga dhigo bilaa ciidan ilaa 1991 oo lagu haleeyo booliis kaliya waa qalad waa naa masuuliyad darada Muuse biixi intii isbadalku ku yimid itoobiya.

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 роки тому

      Ciidan gayntu khasar ayey ubaahan tahaye imisaad bixinaysaa oo aad awoodaa?

  • @fgsf2696
    @fgsf2696 Рік тому

    Mikael.Roben he is.subsiderof Somali.land.he.talked about ethopia.ambition in salacious port

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 2 роки тому +2

    Comments waan wada akhriyey waxa iisoobaxdey in dad Ethiopia udhashay ay arinkan donayaan iney marin habaabiyaan ha ogaadaan inaanu kawar hayno kana horeyno waliba reer Somaliland dad lamarin habaabin karo maahan

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada Рік тому

    xabshigan gaaban ee ina abiib somaali mah ee waa dadkan dhowaanta la soomaaliyeeyi ee faraha badan markaa iyada oo reer waodal aanyi idho iyo dhego midna lahiin ayaa loo diidayi xabashida siiyilc ina abiinna maanta ayuu leeyahayi waan kirisanyaa

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 2 роки тому

    Somalia geeskeey doonto hanoqota mar hadii lasoo haweeysto makala ququbanto oo weey iskaashadaan waana labaran doonaa cidii soo huguriyeeso geeska afrika hanoqoto geeska bada Cas ama badweynta Hindiya Haleeys barto markale

  • @maxamedamiin4039
    @maxamedamiin4039 2 роки тому

    Tolow yaa u sheega sidaan jihaad ugu diyaar nahay

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 2 роки тому +1

    Here we go again somaliland must get ready this is xarmaajo plot

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 2 роки тому +1

    Somaliyeey idinkana damaciinu muxuu yahay ma ku jirtaan inaad qabsataan Gondar iyo goojaam

  • @abdirashiidmohamed4199
    @abdirashiidmohamed4199 2 роки тому +3

    Maqal mataqaanid hadii maal qori taqaano meylka rubin ayaa yiri madhahdeen

  • @maxameddahir230
    @maxameddahir230 2 роки тому

    Abiya Ahmad ma doonayo saylac iyo meelkaletoona
    Waa siyasada maraykanku
    Dhexdhigayo

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому

    anagana ilahay wayn banu gacan ka helayna intabana way ololi doonaan wax bana nagama qadayan runti wax uu naga qadaya yar xaga masar baa joogta suudan baa jooga hadu iswalao ilahay kuwasu ku salidin adiga umada ha la baqan waxad samaynaysan itooobiya hada laga dareemo garadaro ha laga joojiya maalkeena ay maalin walaba qadanayan

  • @siciidmawlid2104
    @siciidmawlid2104 2 роки тому

    Alle ayaa mahad leh

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Рік тому

    Danba keeni iny somali mid noqoto,meel ku aasto qabyalada iyo gobolysi silooga difaaco badaheeda Etoobiya,Laakin dhakada maanta kutaal maba ujeedo in laguso ruqaansady badii zelac waa wareey Alloow sahal

  • @abdirashiidmohamed4199
    @abdirashiidmohamed4199 2 роки тому

    Awoodaada ha Arkin bal asagoo somali ah ayuu Lee yahay awoo kale ayaan rabaa

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Рік тому

    Haa haa waa sidaase, guuuuul difaaca JSL & xuduudaheeda 🙏✌💟💪🦴💖💚❤❤❤

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 2 роки тому

    Tell Mr cadami that messes with Sacad yonis. He is target now

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 2 роки тому +4

    Sanadk kastaa waxa uu noo dhamaada enagoo Khilaaf dhexdeena ah Xalin kari weynay, taas oo Cadeynaysa in Dalka aaney Cidna Masuuliyad iska Saarin, dalku dhalin hogamisa oo wax fahansan ayaa ku haboon Odeyashan waqtigoodii uu dhamaadey, hada wadanka waxaa uu ubahan yahey in Qalin lagu maamulo Qori maahe.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 роки тому

      Inteey siyaasinteenu isku jeedaan, ayaa inta yar laga hoos qaadi doona. Waa dhamaan dalka Somalidu degto

    • @c.majiidmahamed2766
      @c.majiidmahamed2766 2 роки тому

      @@halimamumin3643 Beenta maaha, waxa leysku heystana hadaad Daba gashid waxa uu noqonayaa un Dalka Cunidiisa.

  • @MohamedAhmed-hy4px
    @MohamedAhmed-hy4px 2 роки тому

    Heshiiskii aad yuhuuda karabteen waxhalaga waydiiyo.

  • @Cabdiqaninuur4980
    @Cabdiqaninuur4980 2 роки тому +1

    wax ay qabsan karaan ma laha xabashidu

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 2 роки тому +2

    Calanka cidiii soo doonataa iyadaa burburaysaa, waa sababta Aby Axmed ugu haftay gudihiisa.
    Makrigooda ayaa lagu soo celiyay

  • @aminabarre1727
    @aminabarre1727 2 роки тому +1

    Somaliland is ready to fight and we have many friends would also defend us.even if it try they would loose.if Abby ahmed is man he must try.

    • @yahyeyou
      @yahyeyou 2 роки тому

      Somaliand ma lahan hub oo ay dagaal ku gasho waxa ay haysato waa hub yar yar markii loo bar bar dhigo Kenya ama Ethiopia .saaxiibo sidaas ma lahan wayo dowladii weaned ee somalia wagii siyaad Barre o lahaa magacii lion of Africa ayaa saaxiibadeeda dhabarka ka jibiyey xataa yaman waxey ku jirtay dadkii difaacaayey Ethiopia marka saaxib ma Dhahi karo in wax macro yeeleeyso sababtoo ah Ethiopia waxaa laf dhabar u ah dadalka galada sida Russia waa waagii 1977 ba difaacay Mar ki siyad Barre soo cel celiyeydhamaan dhulalkii Ethiopia gumeesan jirtaysidaas owgeed Jabkii somalia waxaa sabab u ah jabhadooyinka lagu soo kaciyey oo ku jirto SNM .
      Marka wiligaaga maskaxdaada ha gulinin saaxib hadii dalkaada ahyn dal hub soo saaro.

    • @abdirahmanisse7946
      @abdirahmanisse7946 2 роки тому

      Somalia ready to war Ethiopian not Somalind exist

  • @dhakoaxmedmusbar5776
    @dhakoaxmedmusbar5776 2 роки тому

    Ha aka neefsafaan dadaya

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 роки тому

    War menta iiskada🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MohamedAli-se8ke
    @MohamedAli-se8ke 2 роки тому

    Somali xagay kakeeneen
    Beesha caalamka,

  • @wearerddddd6862
    @wearerddddd6862 2 роки тому +2

    Alxamdu lilaah soomaali way ka adag tahay itoobiya haday hesho hubku filan (1) hal nin oo soomaali ah wuxuu udhig maa (20) itoobiyaan ah * boqorkii itoobiya mililikh wuxuu kaa shanayay bortaqis wuuna ku soo duulay saylac marnaba iskuma kaisoono itoobiya

  • @maxamedxuub809
    @maxamedxuub809 2 роки тому +1

    Maka hadleen siyaasinta doobyaya caqligogi waxa unoqday murankoda musaw Ciro eeg cirow muse eeg faysalaw gacnta muse eeg

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 2 роки тому +1

    Beeshan Caalamku waa Ayo.

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 2 роки тому +2

    Tol Dulloobay Oday Doora Laa,
    Loogu Dawgalaye.
    Maruun Baa Duqaydii Xumayd,
    Danabba Dhaafaane.
    Bal Dayooy Rag Caro Duuban Baa,
    Dib U Guhaadoone.
    Tol dulloobay waa tol talladda suuban
    seegaya;
    Aan talo keen iyo talo raac toona laheen,
    Aan towfiiq, tusmo/ tusaale toona laheen,
    Aan tiro mooyee, tayo/ tamar toona laheen.
    Waxaa dulliga ugu wacan madaxdii tolkaas
    oo aan garaad hagid lahayn ama daacad u
    ahayn dadkooda, waxaase dhici doonta in
    tolkaas diricyo u kacaan, kuwaas oo
    xumaha ka dhiidhiyi doonna/
    ka guhaadoon doonna.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    farmaajo iyo isgaba waa la cunayaa

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 роки тому +2

    Awdal anagaa le Farmaajo ayaa Ka masuulka Itoopiya ayaa noo dhaanta Muuse shaani iyo xaaraan quutayaalka Ilaahay iloobay een. Sheekh wax u Sheehan lahay Ilaahayoow hanag dhigin kuwo dulmi isku raaca naartaad wada tagaysaan Insha Alaa

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 роки тому +1

    INAGU MA WAXAYNU KA SUGAYNAA DHULKEENA NABADIISA IYO XORRIYADIISA MAREYKAN WAA DOQONIIMO, INAGA MAXAA INOOGA MEEL YAAL DHULKEENA,

  • @claahisharqaawi8540
    @claahisharqaawi8540 2 роки тому

    Itoobiya ha layska celiyo nijaasta way ina guumeysan hadii kle Sharaf aynu ku dhimo

  • @xaqiiqadasugan9459
    @xaqiiqadasugan9459 2 роки тому

    Turkigu somalia
    Ayu uga dhaw yahay Ethiopia

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 2 роки тому

    Zeyla Ciisaa leh. Hadduu SL ku darsanayo, ama Djibouti, amase Itoobiya waa arin iyaga u taal.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 роки тому

    Dawlada Oo Kelia Masaare
    Waa Arin SL Oo dhan Rag iyo Dumarba Dusha Ka Saaran Ysr Iyo Wayne.

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 роки тому

    Xaalku waa qaylo hashtag
    Hands of from Somali sea waterd

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 2 роки тому +5

    jamuriyada barakaysane somaliland allah swt moyane cidna uma bahna iyada lo bahan yahay manta

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      Baahi lagama hadlaye dagaal baa laynagu soo qaadayaaye aynu diyaar garowno gurigaaga hadii lagugu soo doonto dagaalkaagu waa jihaad ilaahay baa yidhi hadii gurigaaga lagugu soo doonto jihaad weye .

    • @abdirahmanisse7946
      @abdirahmanisse7946 2 роки тому

      Ka fiirso

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      @@abdirahmanisse7946 ?????

  • @Abuukarmursal
    @Abuukarmursal Рік тому

    War wey badanyihin dowladaha afrika e an leheen bad dadkodane badanyihin maxey tahay shishka no saratay anaga

  • @salaancismaan7034
    @salaancismaan7034 2 роки тому +1

    Waa aqoonyahay tolkii reebay,cadami waa masuul mudan in qaranka lagu ilaaliyo,

  • @esa979
    @esa979 2 роки тому

    TVGA Xildhibaanada Dhacay Warysta hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 2 роки тому +1

    Wixi la sheego waxba ka jira...

  • @yussufomar2262
    @yussufomar2262 2 роки тому

    Iidoor cid indifaaci majirto,Ogaden,ingiriis iyo mareeykan inma difaacayaan ee Iidoor talo keen

  • @najah9774
    @najah9774 2 роки тому

    Farmaajo inuu tuugyahay way caday hawiye waa inay iska eryaan tuuga

  • @cabdicasiisindhacase9922
    @cabdicasiisindhacase9922 2 роки тому

    Wixii xun xaawo leh markaynu cudow cidla ugu baxno ayanu farmaajo eedanaa

  • @salman0515
    @salman0515 2 роки тому +1

    Somaliland maxa uga meel yaala arintan khatarta leh .. mise inaga uun baa dhexdeena is haysa .. ciidamo cir in la dhisaa waa muhiim maanta caalamka meesha lagu dagalma cirka ama hubka cirka
    Shacabka waa in tababaraa dhamaan tababar militeri qaatan si mrka loo bahdo loo helo oo ciidamo kayd ah noqdaan ..
    Ilaahay somaliland ha ilaaliyo

  • @haatufmediapro3804
    @haatufmediapro3804 2 роки тому +1

    Sheekadu way jirtaa

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 2 роки тому

    MA GAALBAAD KALA XIGSIISANAYSAAN BA CAQLIGAN DICIIF KA AH EEGA

  • @TheAwgga
    @TheAwgga 2 роки тому +1

    Somaliland waa qsbiilo yaryar oo aan isku dan ahayn midakale saylac maxay Somaliland ugu filantahay

  • @27May1988
    @27May1988 2 роки тому

    Somaliland waa la qaadanayaa haddii qabiiladan kibray joojin waayaan waxay wadaan, nin joojinayaa ma jirro haddii xabaddi ka dhacdo Somaliland Berbera iyo Saylacba Uurayaasha Ethiopia soo galaaya cid is hor taagaysaana ma jirto, dad iyagu isku mashquulay qabiil iyo xiqdi bal ha la eeggo ta ka soo socota,.Adeer sheerka Berbera ciyaar ma ahayn Emaaratkuna dhaqaalihiisii sidaa ku dayn maayo ee Ethiopia u dhibanayaa haddii juhuladani ka fekerin mustaqbalka intay leeyihiin anaggoo reer hebel ah hadaan qabasan wayno Somaliland jiri mayso.

    • @ahmedopone4080
      @ahmedopone4080 2 роки тому

      Kkkk soo tii idinka iyo Somalia idin dex maray ma aha? Dadka iska daaya. Zeyla Ciisaa leh. Hadduu SL ku darsanayo, ama Djibouti, amase Itoobiya waa arin iyaga u taal.

  • @mohamedjama8573
    @mohamedjama8573 2 роки тому

    wax la yidhaahdo: Beesha Caalamka ma aaminsanin.
    waxaan is weydiinaya nin ba meel wax ka yidhi waxa laga buunbuuninayo?

  • @raasamaalfurniture9513
    @raasamaalfurniture9513 2 роки тому +2

    waxay ila tahay in markii siyaasadii ethopia lagaga badiyay galbeedka ayay beentoodii iyo munaafaqadii xagan urogay

    • @dhaqan25hassan83
      @dhaqan25hassan83 2 роки тому

      Caqliga alla kusiyadiyo wll waa laysdhagrayaa meshan

  • @yussufomar2262
    @yussufomar2262 2 роки тому

    Iidoor Somali diid dabadhilif taariikh dooge is difaaca .Yaa indifaaci maanta daraawiish iyo Said Mohamed takye baltashada mantaytaagantahye

  • @buuhoodlelive3897
    @buuhoodlelive3897 2 роки тому

    FARMAAJO SIDAAS DADKA KUMA NACSIIN KARTAANE. SOMALI GUMAYSI JECEL. AFARTA TUUG EE MAAMULGOBALEEDADA HAYSTA HORTA ISKA HOR QAADA!

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 роки тому

    Ìñfònè mè

  • @ismaelmohamedahmed7176
    @ismaelmohamedahmed7176 2 роки тому

    Itopia abasiiniya saxada waykabaxday oromiya iyo taariikh cusub lasoco odaygan beentalaqadhqadhaya wadkadhacsantahay

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 роки тому

    Kanal biyood haloo sameeyo Ethiopia,Laakiin taako dhula ooy boobto Somali ma yeelyso,xataa kanaalkaas bilyans ha laga qqdo

  • @faisanotelinoosoodirkhalil8813
    @faisanotelinoosoodirkhalil8813 2 роки тому

    Ethiopia has no power to capture somaliland. Ethiopia holds some parts of somaliland since the division of Africa.

    • @ayaanleali7203
      @ayaanleali7203 2 роки тому

      dhan ciidan iyo milatary iyo bulsho ahaanba way inaga horaysaa inay bad helaan waa wax ay ku taamayeen qarniyo badan inaynu ka feejignaano waa muhiim

  • @nimoomar8519
    @nimoomar8519 2 роки тому

    Hada ladha gaisanaya

  • @u.j7332
    @u.j7332 2 роки тому +1

    Itoobiya intii hore ayaa ku maqan oo soomaalidu wali ka hurdi la’yihiine ma waxay isku diyaarinayaan inay qarnigan 21 aad iyo gumaysi cusub ku qabsadaan dhul soomaaliyeed oo hor leh
    U malayn maayo inay u suura galayso

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 2 роки тому

      Perhaps because there are moves to divide Somaliland into small states. Look at the problems around us. Those who are trying to get people out of their religion and teach them Christianity at Abarsu University, God forbid, the problems of ports and parliament, and the long elections.. I hope that Somalia does not turn into another Andalusia.🤲🏿🍃😥✍🏾

  • @nasirade639
    @nasirade639 2 роки тому

    Waa maqaal wax cadayn ah lama hayo taariikhdu way isbadashaa abii waxuu rabaa somali noocwalba inuu la heshiiyo

  • @ahmedfarah6296
    @ahmedfarah6296 2 роки тому

    Never believe the opinions of politicians..Ethiopia will never conquer Somaliland .We are in the 21st century.Our neighbour will never risk an everlasting enmity..Please stop talking about this rubbish.

    • @axmedgure2933
      @axmedgure2933 2 роки тому +1

      Its their Ideology. Just like Somalis Ideology to Free the Somali region from Ethiopia and Kenya. Its just question of when the Opportunity will present

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 роки тому

    Abdirahman China iyo Russia ayaa dhaama Maraykanka

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Рік тому

    31:02

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 роки тому

    Sababta uu ciidan BADA u samaystay waxay la xidhiidhaa Heshiiska BADA Qodobkiisa 142 New York 2019.
    Beyond national jurisdiction oo ah waxii Ka dambeeya national territorial water. Any State can make exploration and fishing.
    Taa weeye BADA ay Ethiopia raadinayso

  • @nimcandaahir6632
    @nimcandaahir6632 2 роки тому

    iska shaan dhee

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 роки тому +1

    Africanka si dhib yarbaa madaxa la iskugu galin karaa

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 2 роки тому

    i had been saying that somalia shoud all come together so and also we should bring back national service so every man can defend his land and his people so wake up before hilib qaydhiin cune ku guumaysan lahaa iyo gabdhihiina aids siin lahaa

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 2 роки тому

    Caac maraykan na meherso china kuma rabo miyaa sidaasi,

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 роки тому

    Soomlilaan ma qabsan karaan saylac ayga iyo dameerku kuma nooladan xamashina waa dameer wuu kudhimanayaa haduu soofaragaliyo

  • @yussufomar2262
    @yussufomar2262 2 роки тому

    Iidoor talo xume uyeedha Taiwan

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому

    turkey iyo iranta aad sheegayso may wax u qabtan muslimiinta china laynayso sida xun u xasuuqayso ee gumaysto haday wax tarayan

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 роки тому

    Hal xaaraani nirig xalaala mahadi

  • @abdiFUNNYMOMENENTS
    @abdiFUNNYMOMENENTS 2 роки тому

    Wa kooow riyadda no wad

  • @haybaran798
    @haybaran798 2 роки тому +6

    Sheekadan dadka ayaa la rabaa in Lagu mashquuliyo OÖ lagaga jeediyo siyaasada gudaha Somaliland adeer Somaliland wali waa Somalia somaliyana xuduud ayay leedahay caalamiya OÖ qaramada midoobay aqoonsatay

  • @rooodaali9043
    @rooodaali9043 2 роки тому

    itoobiya waxba yaan loobiqin miyaala ilaaway 77 kii faddal koodaa geelu kacabaa

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire3471 2 роки тому

    War waxa uu yaqaano ka wareyso kani waa qoomu luud e