Prof Samatar oo ka hadlay markale damaca Itoobiya ee Badda, iyo arimo xasaasi ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2024
  • Prof Samatar oo ka hadlay markale damaca Itoobiya ee Badda, iyo arimo xasaasi ah
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 142

  • @ahmetjk6709
    @ahmetjk6709 Місяць тому +8

    Mansha Allah guul somaliland iyo itobiya ❤❤❤❤❤

  • @ShukriMM-tp3uo
    @ShukriMM-tp3uo 5 місяців тому +6

    Weroye Deqderejo iyo aqon yahan Cabdi Ismail Samatar
    Wa idin salamay.

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 5 місяців тому +4

    Badda in labixiyo waanu rabnaa reer Burco hadaanu nahay

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 5 місяців тому +7

    Ninkan ilahey cimriga cafimadka ha ubarakeyo dadkisa dalkisa aqontisa arig tidisa into awoodo wuu ku cawiyay lkn nasiib daro dad waxfahmaya mahan allaha janada hageeyo ❤❤

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 5 місяців тому +2

    Waa xaasid cabdi

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 5 місяців тому +7

    mash a allah

  • @qoslayeali6930
    @qoslayeali6930 5 місяців тому +1

    Aniga waan so dhaweeynayaa Somali ayadaa halkaas is dhigtay markii lamideeysna waa ladiidana hada iyo 1 midnimo aniga maxeey iitari aduunkiiba waan katagayaa bada cidii rabto ha qadato adeer samatar

    • @NugalGarowe-qk7hk
      @NugalGarowe-qk7hk 5 місяців тому

      Naftada oo kaliya ayaad u hadashay lkn umada somaliyed ayaa laga hadlaya wall

  • @abootoaxadomuse7096
    @abootoaxadomuse7096 5 місяців тому +1

    Mashallah deeq darjoo nooloow 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️✅✅✅✅✅✅✅✅ wadaaniidhabah

  • @user-mg8em6ky7b
    @user-mg8em6ky7b 5 місяців тому +1

    Walaalkii dile samatar

  • @MaxamedAxmed-bz4kz
    @MaxamedAxmed-bz4kz 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @SacdiyaAbdi-kw4wl
    @SacdiyaAbdi-kw4wl Місяць тому

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 5 місяців тому +1

    Waa nin weyn xaffidakallaah allaahu macaka

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому +1

    Itoobiya soomaalida weey isku istacmaaleysa halaga digtoonaado😮

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому

    Proff samatar waa somali dhab ah walee🎉🎉

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 2 місяці тому

    Cadaw soo jireen ah.

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 5 місяців тому +5

    Dhaleecayn iyo ciil waxaan ahayn walee inaad.ka korayn

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q 3 місяці тому +1

    barasafoor waxaa kiutar taa incidabe oo maliya soomali lain anay mardabe xabad iskuridin ee ay waxkasta hadalnku dhamaysto

  • @user-ln9yu2xi1t
    @user-ln9yu2xi1t 5 місяців тому +5

    God bless you, professor you are better than shikh barbarawi who is salfi,

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk 2 місяці тому

    Maasha Allah professor Abdi Ismail Samater sidaa ayaa rabaa. Wax matarto dhiliil kulyoom siyaasi ama masuul Soomaaliyeed aad si qaas ah u toosin karto ineey bulshado ka qaadaad jah wareer anigu madonayo in bulshada Soomaaliyeed oo aay dhibtu kabadatay la wareeriyo .

  • @cabdinuurmacalin
    @cabdinuurmacalin 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 22 дні тому

    Anoo Somalilander, hadalkaa GA aad Baan ugu diirsaday. Itoobia Badd ayey Xeelad kaga qaadaysaa Muse.

  • @user-on9ep1lq4g
    @user-on9ep1lq4g 5 місяців тому +3

    mash allaah arin fican buu ka hadlay haday somali wax ku qaadan

  • @AishaMohamuud-ep4fc
    @AishaMohamuud-ep4fc 2 місяці тому

    TTFN 💓💓💓

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому +2

    Viva prodessor samatar masha Allah 🎉

  • @D-izzy00
    @D-izzy00 5 місяців тому +3

    Siyaad bare ay ku waasheen. Allaha unaxariisto Dalka iyo Dadkaba wuu uroonaa. Kuwo Bahalo calooshood ushaqeeste Reer hebal kudhaqma aan la xishoon haday meelwalbo tuuran yihiin.
    Wixii ilaahay ay kabaryayeen xiligaas ay siyaad bare ku eedeenayeen maantay somali haysataa.

  • @user-ql6el3ht4o
    @user-ql6el3ht4o 5 місяців тому

    Good maashaa allah

  • @saidayanle820
    @saidayanle820 2 місяці тому

    Hi

  • @mawliidahmedjibriil6142
    @mawliidahmedjibriil6142 11 днів тому +1

    Waxba maad waraysan ee wixii calooshaada ku jirar ee aad jaclayd ayad waydiisay oo aad la hor ordaysay.

  • @user-hh7kv7me3l
    @user-hh7kv7me3l 5 місяців тому

    Mansha Allah

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому +1

    Masha Allah prof samatar waa somali dhab ah🎉

  • @maxamadofficial3467
    @maxamadofficial3467 5 місяців тому +1

    Prof cabdi wuxuu iloobay in somaliya ay ahayd meeshi dhabarka jabisay halgankii somali galbeed ka socday haba ugu dambeeyo kii onlf
    Mida kale aqoonyahan cabdi hadalkiisa wuxuu u egyahay ama sikale hadaan u dhigo somalida ethiopia iyo oromad ethiopia axmarada ethiopia
    War nadifaaca idinkoo ethiopian ah marka aqoonyahanku wuxuuna iswaydin ma italy iyo england baa lagaa difaacaya hadaad ethiopian aad noo aragto sabab aad no kicisaa majirto wa ayo abiye waxa uu ka shaqaynaya waa danihii ethiopia adiguna aniga ethiopian baad i aragta marka wax diidaya abiye inaan soo raaco ma jiraan hadal kaguna ma ahan mid ay aqoon iyo xigmad midna ay ku jirto somalida hinta akhribtayna waa hintaas wa ayo ruuxu isaga oon daraasayn waxa uu ku hadlayo ayuu wuxu doono iska odhanaya

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 5 місяців тому

      Dhulkaas cidi soocelinmayso inay wilashu kudhamadan duurka ma ahan sax

  • @user-mg8em6ky7b
    @user-mg8em6ky7b 5 місяців тому

    Waa walaalkii dile ina samatar waa kuwii dilay calibagaase iyo ragii lasocday walaalkii dile warmale dhagar qabe

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Місяць тому

    Ha ciyaane shimbiruu hayska ciyeen geediga hore u wada

  • @hashim4226
    @hashim4226 5 місяців тому +1

    This man is academician who lives in dreamland and his arguments has no practical value. I would tell him to come back to Boramo and see the
    progress and peace that prevail there. I doubt whether you live or lived in the same planet we live when you compare Siad Barre and Muuse Biixi.

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l 5 місяців тому +1

    Subxanalaah waar ilahay kabaq ninwaynbatahay ee waxba somaliya kaga heli maysid ee Aakhiradada utudho

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 5 місяців тому +1

    Noolow mujahid professor Samatar

  • @user-uy2ir1vh2v
    @user-uy2ir1vh2v Місяць тому

    Niif niif waraysanaya GUUL SOMALILAND!!!

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 5 місяців тому +1

    Adeer bada Somaliland iska leh Er shawahaada Ka guura

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому

    Itoobiya fedral states mala saxiixan karan dowlada somaaliya heshiis waa maya why us😮😮😮 aqliga ha shaqeeyo 😮

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 5 місяців тому

    Mr Khumm

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 5 місяців тому

    Very interesting prof samatar. I know he is from lughaya, I wonder what he’s done for lughaya/awdal? You are one of the rich men from lughaya/awdal. Why dont you invest in awdal?

    • @saf1090
      @saf1090 5 місяців тому

      Muse biixi refused that.

    • @liinmango3656
      @liinmango3656 5 місяців тому

      @@saf1090 lol wixi xuunba xawa leeh. Muuse bixi beey dadku kuu washen, he just came now.. Adeer samatar please invest in your region. By the way president hassan just said in al jezira news that ethiopia can have anywhere in Somalia but people dont want to hear that

  • @beencadjr4477
    @beencadjr4477 5 місяців тому

    Badaas nin marqaamay saxiixay
    Reer wuqoyi
    Waad Ka shalaayi

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому

    Itoobiya gaaja heysa iyada is cuneeysa yanaloo soo dhaweeynin yeey na liqin😮😅

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 2 місяці тому

    Yaa yiri kana aqoon leh waa naxlifadhiya

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 8 днів тому

    🎉🎉😂😂❤❤❤🎉🎉😢😮😮😅😅😊😊😊

  • @user-ss4gq6bv9u
    @user-ss4gq6bv9u 5 місяців тому

    Su aasha yaad wediinaysaa ma anaga mise ni kan ku hor fadhiya?

  • @fartunwarsame7332
    @fartunwarsame7332 5 місяців тому

    Channelkan Horta odaygan miyaa iskaleh

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 2 місяці тому

    Wallaahi nin waxbartay waa ku ceeb barashada

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t 4 дні тому

    Danlaawe danlawe

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 5 місяців тому +2

    Somaaliyey time has come to us stand up and hear the call.

  • @cige3636
    @cige3636 5 місяців тому +1

    NINKAN XANUUSANAYA MAALINKATA AYAAD KU SOO NOQOTAA MUXUU IDIIN QABAN KARAA

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 2 місяці тому

    Bye

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 4 місяці тому

    War xasan ani isomara wakiyidh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 benalatahay adiguna

  • @MahamuudHassein-jy6ni
    @MahamuudHassein-jy6ni 5 місяців тому

    monteur numéro 1

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому

    Dowlada soomaaliya xaq Bey u lerdahay difaaca dadka iyo dalka jaaleyaal😮😅😅

  • @user-hv5qx8on3o
    @user-hv5qx8on3o 5 місяців тому

    7

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 5 місяців тому

    Munaafaq samatar

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q 3 місяці тому

    barasafoorku siwacan buu u hadlay lakiin samali inasoodonadto waa iska difaacaynaa waayo nabadeena ayey ku ciyaarayaa

  • @abdirashidfaarah
    @abdirashidfaarah 5 місяців тому

    Shekada jilicsan nagalada taga ama kalaya nesha wax kaqabta

  • @MubYus
    @MubYus 5 місяців тому

    Kan wariyaha iska dhigaya ee isaga waraysanayana waa waxa ka mid yahay kuwii tuugtaa haa ee Lacagta Covid-19 ee soomaliada USA loogu talagalay dhacay.

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r 5 місяців тому

    Itoobiya ha dhacdo dalkayagu xaraash maahin

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 2 місяці тому

    Wali maan arag nin waxbartay in uu sidan u hadlo

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 15 днів тому

    Shiikhaal waa dad ciilan oo buka ka heesa ka wariye sheegta ka diin yaqaan ka khaniiska ta shuubada ah

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 2 місяці тому

    Kumanaan meel ayuu xadka mara

  • @xamralive
    @xamralive 5 місяців тому

    sax weeyeh waa caqli nadiifa ninkii walaalkiis loo xiirayoow soo qoyso adiguna Abay Waal waxa uu rabaa in uu Soomaalida isku Jabsho oo isku Xasuuqo Lafa maroodi iyagaa laysku Jabshaayee Soomaalida Ay Itoobiya haysato iyo mida Xorta ah Itoobiya makala Jecla waa isugu mid 2badaba wanaag uma wado

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 2 місяці тому

    faqshtu kolba meel bayi ka soo wareegyisaa inkana laascaanood oo iyagu khaladka lahaa yayeyi ku rogayaan somaalilaan waar waa laidn arkaa

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 5 місяців тому

    Abowe why you hate siad bare prof samtar 😂😂😂😂

    • @amalidiris9641
      @amalidiris9641 5 місяців тому

      SIYAD BARRE AYAD KU ILAHAYBA U KU CASIYAY O DAFIRAY QABILKU AKHIRA MEL HAYDIN GEEYO DANBIGISANA WAD LA QAYBSAN DONTAN DOD UMA BAHNO NINA.WADANKA WAX TAR U ULAHA DINTA SE U KASO HORJEDAY MARKA WAX TARKISU MAXU NOQON HADU UMADAN DIN LA AN KU WADAY O DUMAR KU DABA GADH DUGSIGA KU DHIGANAYEN

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 2 місяці тому

    Birifisoorka waa biyo coldhaanshay

  • @user-ql6el3ht4o
    @user-ql6el3ht4o 5 місяців тому

    Fakir wanaagasan profeser ku wii aqoontaada wax ku in tifaaca Allaha Naga dhiga Tala bixin wanaagsan aqliga saliimka ah ha shaqeeyo

  • @Masdille
    @Masdille 5 місяців тому

    Inta ay somalia arinta u aragto inay tahay arin dibadeed oo ay iska indha tirayso arimaha gudaha soomaalida ee somaliland waa hal bacaad lagu lisay halgan ku sheega

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому

    Qabiilka hala joojiyo sidii itoobiya badeena usoo fariisan halagu dadaalo soomaaliyeey tooso kaca😅

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 5 місяців тому

    Only stad republiken of somaliland not somalia

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому

    Somaliyeey aqliga ha shaqeeyo dowlada somaaliyeed heshiis lama geli karto dowladaha fedralka itoobiya anaga kuweena sideey ula geli karaan heshiis waa sharci daro taas hala ogaado gees iska waalka xaafadaha hala joojiyo waryaada 😅😮

  • @fowziafarrah4007
    @fowziafarrah4007 5 місяців тому

    Adoonsiiga xamaar iyo kaa Ethiopia waa isku Hal.

  • @HassenIbrahim-wv4yt
    @HassenIbrahim-wv4yt 4 місяці тому

    😅😅😅😅oeeo😅😅😅oeoe😅eooeoeoeoeoeoeoeoeoeorororoeoeo5eoeooeoeoeoeoeoeoeeooeeooreoeoo6eoeoeoeoeoeo5e5eeèeoeeoreeoeoeoeoeoeoeoeoeeoeeorereee333e33reoe65eoeororoeoe5eo5eeeoeo5eoeoeèee3ee33ereeeeo5eeoeeo6reeoe5eeoeeerreeee3e33e333s3de9e3ddd3d3ddŕr33d3d3ee35rreŕŕ5rr6rrrrrrrrrr7rrrr5rrr5r6e5rrrrrrrrr5rrr5r5rrrrrrrrrrrrrrrrrrr😊😅😅😊😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅9😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅d9d3😅№#😅[#÷-😅#3#ĺ😊😊😊😅

  • @mohamedhaybe
    @mohamedhaybe 26 днів тому

    Somalinimo dhimatay ayaa weli ku qufulan aqoontada wax ku tar halkaad joogtid

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 5 місяців тому

    miskiin Sawladee?????? ma Alshabaab

  • @gardamvhh2197
    @gardamvhh2197 Місяць тому

    Kadaab tuff najisyoho

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 5 місяців тому

    Kala saar soomaaliya iyo jamhuuriyada sland itoobiya waxay xidhiidh toos ah laleedahay.jamhuuriyada sland damaca waxaa wada waa dawlad.kusheega soomaaliya

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 5 місяців тому

    itoobiya waxay.heshiis lagashay.dawlada sland .ee bada soomaaliya ayaa idinku haysta

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 5 місяців тому

    Kulmiye waa tegayaa Ethiopia way racasaa oo hadal hantaEthiopia ma jiraso ha war weerin professor

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Місяць тому

    adeer gudabiirsey ayaa dad liita ah oo ducufa ah waana dad xoolo ah iyagiibaa u adeegaya iidoorkii dhulkooda iibiyey. samataroow gudabiirsey wax u sheeg oo nafta hura ku dheh intaadan soomaali kale wax u sheegin.

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому

    Somaaliyeey tooso isku tiirsada itoobiya hada dhul naga heysata badna uguma dereeyno😮

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому

    Gumeeysi ma rabno hala bursho axmaaro daafi qurunley😮

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s 5 місяців тому

    Tageeeraha bxii miya duqa

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 15 днів тому

    Muuse biixi ma hooyadaaba buu wasay deeq derejo ina shuubo shiikhaal

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 5 місяців тому

    Shiikhoow faan waynaa waa maahmaah😂😂😂

  • @lulungufe4719
    @lulungufe4719 4 місяці тому

    Prof. xaal qado nagama gadmin is bar-bar dhigaa

  • @cabdullaahisheekhcabdi5810
    @cabdullaahisheekhcabdi5810 5 місяців тому

    A s c
    Kadib buruf sorka
    Waxaan waydiin hayaa
    Abaalka adugasheen somali gajbeed
    Wamaxay .waxaad uqabateen

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 5 місяців тому

    DIBADA MA AAMINSANA IN XASAN SHEEKH DHAB KA TSHAY ARINTAN SAFIIR MASARIN BADA ARINTEEDA SHAKI BAA NAGA HEYSTA SAAS DATTEED LSMS BANAAN BIXI KARO

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 3 місяці тому

    waxaba lagma qabankaro somaalilaan dhulkeeda wayi ka faaiidiyisanisaa cidii maal gashaniisa wayi soo dhoweenayaan

  • @YusufMohamud-tm4cz
    @YusufMohamud-tm4cz 5 місяців тому

    RUNTE SOMALEDA MA HAYSATO
    LEDAR ,
    LEDARKA MADAXWAYNA SOMALIA ( DAACAD MA AH EE WAA NEN EEBSANAYA DADKEESA IYO DALKESA

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 15 днів тому

    Munaafaq shiikhaal eyed naaso leh

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 місяці тому

    Dad kaa badan biya kaa badanba weey ku qaadaan war hooy faaiido maleh amxaaro iska jira😅😮

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 2 місяці тому

    Itobiya waa cadaw somaliya.

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 5 місяців тому

    Waddanka hallaga qabto odayaashan
    Haadaanta ku ridey.
    Biixi iyo xasan Hallaga takhalluso... Waddanka Halla badbaadiyo
    Sandulle ayuu ku yahay qof kasta oo Soomaalinnimada ku weyntahay..
    Maxaa,naga galay ithyopia iyo ka hadal keeda...... Wax kale mawrydeen aad ka hadashaan????
    Cadowga ka tashada?
    Simple is that.

  • @ifraaxcabdilaahi338
    @ifraaxcabdilaahi338 10 днів тому

    Oyiinta faqashta Gormley dhamaneysa talow

  • @faizajama1874
    @faizajama1874 5 місяців тому

    Wariye iyo odey cuqdadaysan baa is horfadhiya.War siyaad bare afkiina ka haysta oo dibjirkasta ha barbardhigina!

  • @anabali5765
    @anabali5765 2 місяці тому

    Ethiopia ayaanu kaa jecelnahay oohinta daa dhaaxaan ku idhi I daa!!!
    Gowracii inankayaa dawladu dabtay ma wax ka xun baa I helaya!!!! Waa maya Somalinimadu meeday maxaa S/L u sheegi beenaale ETHIOPIA Tigdham