That is the part of matrix Jaamacadbaan shahaado ka qaadanaya waxaana ogolaanayaa in shaqaale la ii tababaro hadhow aan shaqaale noqdo, dabadeed guursado kharashkayguna sii kordho. Waa addoonsiga sharfan wlhi
@@asadahmed114 shaxda adoonsiga sharfan oo ah in qofka ugu yaraan 16 sano waxbarasho soo maro kadib lagu shaqaaleysiiyo mushahar cayiman wuu fahmay. Marka waxan ku iri si aad uga badbaado adoonsigas naftaada horumari oo ganacsiyo kuu gaara sameyso. Mahadsanid.
Somaliyeey ku yaaca markuu schoolka gurto marocco qaar baa ku yaacey qaarna siigaa ha u tagaan anaga sooraan illahay ha u naxariistee baa yidhi waxaanu sidanaa manu laptop hayn naga fur xeryaha dawlada sownaga suit ka gashen xildhiinkii hore ee dhacay baan ahay miyaanad igaraneyn
Nin soomalia iskadaa isagoo Dr wate isago midh heen buu odhanaya awoowgayba karyoon muu kaxeene xafiis iyo gaadhi baan rabaa 😂😂walhi anaa arkay nin mini laga keenay oo shaqo kasta diiday oo yidhi xafiis baan raba 😂😂midhna muu baran imika is waydiiya tolow xafiiskuu rabay muxuu ahaa😮
Shaqadiba qabyaalad noqotay wa halki somalide 😂 waar wax hala Barto ninkaasi isaga cafimad kiisa inaga og waxbarashadu wa caqli ku kordhay waxanad ogayn oo aad ogatay caqli hadad yelatana waxba wayi maysid
sobobta ma taqaana ,bila aadanku waa xor ilaa uu isagu is galiyo meel daran maahine ..ninkan naftiisa siin waysey in marka u daalo u seexan karo marku rabana shaqyn karo kolka mxa kalifaya isgo xor nimo ku shaqynsan kara inuu nin klae dayuus u noqdo waaba ceeb taasiye
Shaqo Wu helayaaye isagaa Ka doortay shaqadan. Life is a choice. There are billionaires who left their life, gave away everything to become buddha servants or yogis.
Hadey hareeri kugu cusub tahey wali aduunka maadan baran ee meela AAn Kaa fogey. Ayey joogan qofku waxa uu barto Kuma uu shaqeeyo ee waxa loo tabcey iyo wax ey khasab ku tahey ayuu ka shaqeeyaa
Waa run Somaligu degree kaliya hadu qaato marabo shaqo aan xafis ahayn. Aniga ba ka mid ah Mashalah
Simple India no shaxaad
Somalia free shaxaad or supporting family all you life
Cabdisalaanow, waxyaabaha aan kugu majeerto waxaa ugu horreeya in Af Soomaaliga aad hodan ku tahay maasha Allaah
Masha Allah Abdisalas Hereri
Jir oo joog barnaamijyadaada aad ayaan u dhegeystaa❤
Abdisalaan hereri waanku salaamey my dear brother waa xaajigadh oo kule rabi haku dhowro insha allah
Waa qof dawakhay siduu sheegay Aqoinyahan c/raxman Ducaale Bayle
Mic fiican soo iibso Cabdisalan ader dhagaha naxanuune
😂 xaqiiqada ayaad taabatay
Mahadsanid walaalle Hereri.
Walaalle, qolqol-joog iyo qurba-joog, qaran joog ereygu ma jiro waayo qaran wax la taaban karo maahin.
Wuxuu ku socda qoraalkaygakan waa shirkadda xayaysiiska.
Somali hada nahay wlhi samirka nalaga badiya .waxan arkay PhD sita hadana stress guriga la jifa marba hadu shaqa dowlad wayay sas ma ficno
Hindida ku maahmaahda shahaadadaadu yaysan ku ciilin
Wariyaha weyn mr hereri thanks
Manta adunka la joog khasab mha inad phd wato....blse wxa khasb ah inad xirfado ledahy 😊
Microfonka inaga hagaaji adeer
Wcs c/salan soomali waa tii LA sheegay we layidhi waa basho ama mukulaal raaxo jecel dhiban neceb
Aqoonta waa dhaxal aad adigu leedahay mana kaa manacayso inad Beer falato ama Qudar iibiso ee Ahmiyadu waa inad Aqoon ledahay adan Jaahil noqon ❤
Habartiis soo habaartay allaha nasiibkeena wanaajiyo
Ninka aqoontas leh gaari gacan ku
Badashay wa nin ciil labaday
Haaye haaye nagadaadee ciyaarta csalaan lkn hindiya waa iska haaye haaye
That is the part of matrix
Jaamacadbaan shahaado ka qaadanaya waxaana ogolaanayaa in shaqaale la ii tababaro hadhow aan shaqaale noqdo, dabadeed guursado kharashkayguna sii kordho. Waa addoonsiga sharfan wlhi
Algorithmka waa heysaa lph, fight for your financial freedom and wish u the best
@@NN-ye4fi bal inoo sharax waxad uga jeedo. Mahadsanid
@@asadahmed114 shaxda adoonsiga sharfan oo ah in qofka ugu yaraan 16 sano waxbarasho soo maro kadib lagu shaqaaleysiiyo mushahar cayiman wuu fahmay. Marka waxan ku iri si aad uga badbaado adoonsigas naftaada horumari oo ganacsiyo kuu gaara sameyso. Mahadsanid.
Barnaamujkan aad baan u jeclahy indhaw maan arage
FINANCIAL ACCOUNTING. wxn ka hystaa PHD jaamacda qatar🇧🇭. wxn kale oo aan brty Makaanik,Editing,muuqaal sameeye dhameestin. digrii. hda dadaa la joogo wxn ka shaqeeyaa shirkad alaab qaada oo meel kle guysa. 🇺🇸🤚💯alx wn ku qancsanahy.
Masha Allah Tabaaraka Raxmaan
Carabaha ku laabo ayaga shaqa ku siinayo passport dartiis 😂
Waa mid inkaar ku dhacday.
Ma. Aha Ee wa nin asaga rabo inu wax qabsado ee aan control lagu dhibin
Ninka maalin aan dhoweyn waxa uu noqon madaxweynaha India
Please talk about our issue as Somalia 🇸🇴
Especially our ocean.Thanks
Cabdi salanoow aniga la mida 20007 ilaa 2018 waxaan lasoo shaqeeyey dowlada iyo hayadaba lkn marki danbe 2019 ilaa 2023 ganacsi yar ayaan sameeystay hadase 2024 qurbajoogta ina ku biira rabaa insha allah
Wanku salam
Kuwo badanoo haysan shahaadada dugsiga sare ayaan ogalayn in shaqooyinkaan oo kale qabtaan.
Codka iska hagaaji wll wana ka helay shekada
Wold genius records ka muxuu ugali waayay ?
Ninkaa anaa shaqo u haya
Masha allah wllky❤❤❤❤
*Microphoneka biyo ayaa kaa galay masuul*
ninkaas wax barashadisi wuu ku ciyaaray
Codka naga hagaaji nio nala ma lihide😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Abdisalaan Micrpphone iska Badal Codka Shanqar Badan Ayaa Ku Jirta
Waa cajiib
7:30 ku dayasho ayuu mudan yahay xaqiiqdu waa inaad nolosha la soo baxdo
Pujabi canada 🇨🇦 aayaan ku nacey khudaartiisaa heyska gato haadaaney canadaba keenin
Awesom
Aniga bachelor degree heesto ayaa shaqo kale qabto ceeb ma aha
Inaga qofka bareefad galaaba isagii maha nio waxa nala tusay
Somaliyeey ku yaaca markuu schoolka gurto marocco qaar baa ku yaacey qaarna siigaa ha u tagaan anaga sooraan illahay ha u naxariistee baa yidhi waxaanu sidanaa manu laptop hayn naga fur xeryaha dawlada sownaga suit ka gashen xildhiinkii hore ee dhacay baan ahay miyaanad igaraneyn
Waa nafar habaaran haduu ilaah kuu idmaayo😂😂
Dad badan ayaa cilmi ka baran ninkaa.
Masha Allah
Isla biri waa ina bilaaba shaqo xoogsi ah fadhiga wan ka kacaa wadna ku mahadsan thy dhirigalintada
PHD Doctor Of Philosophy
AF qalaad aqoontu miyaa
MAYA MAYA MAYA maahee
Waa intuu qofba EEBBE
Gashaa ayey nala tahay
ANNAGEE ma ogtahay
Dib looma ABUURO dadkee.
CALI SUGULE AHUN.
Asc brother abdisalan You voice speaker it is not clear make sure next time before you start?
Kkkkk Haye waar badda kasoo hadal Hada maalinba wixii taagan ayaa laga hadlaaye
Wr wxsi waa niyad jab wlhi😂
🎤 madhuuntaad iska saartay?
Nin soomalia iskadaa isagoo Dr wate isago midh heen buu odhanaya awoowgayba karyoon muu kaxeene xafiis iyo gaadhi baan rabaa 😂😂walhi anaa arkay nin mini laga keenay oo shaqo kasta diiday oo yidhi xafiis baan raba 😂😂midhna muu baran imika is waydiiya tolow xafiiskuu rabay muxuu ahaa😮
Waxaas wax ween ma ahan haduusan Muslim eheen
Aqoonta iyo shaqadu qasab maaha inay is lahaadaan shaqadu waxwalba OO aad ku qanacsantahay buu noqon kartaa aqoontana mida aad jeceshahay baad meesha ugu saraysa ka gaadhi kartaa
Somali midki secondary certificate kaqata aqoonyahan isku arkaa meel farisana 😂
😂😂😂 haa wlh
Allah ❤❤❤❤. Cswcsw ❤❤❤❤❤
Being over qualified is a problem.
😂😂Haaye Haaye Microphone Hagaaji Suxufi
Boqol kun oo dollar ah seen ku heli karaa?????
Poor audio quality ruined an otherwise good human interest story. Quite uncharacteristic of Hereri.
😂😂😂 what kind of english is that
He needs to hire good sound engineer
@@amiinali8969 it is called proper English
agree
a@@AhmedMohamed-tn5yg exactly 💯
Ani xitaa sadex degree aan heystaa, sidiisoo kale armaa iska noqotaa aan is dhahaa
Kan habaar waalid buu qabaa😂😂😂😂😂
Low quality audio
Ninkan India haka dhigto madax wayne
❤
Soomaalida xitaa hadey bachelor wataan ma ongola inaa lacag normal ku shaqeeyaan oo meel hoose kusoo bilaawaan 😂😂
Waa duni layaab leh Cabdisalaan Hareri Guuleyso oo dadka ka waani shaqo la'aanta oo dhiiri gili
Codka iska hagaaji hereriyoow
dadka somalida qof aan waxa baran ayaa shaqeeyso lagu kari layahay, shaqada tiktok ayee ka jecel yihiin iyo faan
Samcada codka hagaji
Wati la odhan jiray ilaahay cilmigaga anfac kuguma daro war kolay malaha walidiintaada kudaba dhigay inkaar ka ducayso gaalow 😂
Xaaga codka iska haagajii, hindi Phb waa been😮
Ridiculous
The audio quality sucks men . My ears killing me
Shaqadiba qabyaalad noqotay wa halki somalide 😂 waar wax hala Barto ninkaasi isaga cafimad kiisa inaga og waxbarashadu wa caqli ku kordhay waxanad ogayn oo aad ogatay caqli hadad yelatana waxba wayi maysid
sobobta ma taqaana ,bila aadanku waa xor ilaa uu isagu is galiyo meel daran maahine ..ninkan naftiisa siin waysey in marka u daalo u seexan karo marku rabana shaqyn karo kolka mxa kalifaya isgo xor nimo ku shaqynsan kara inuu nin klae dayuus u noqdo waaba ceeb taasiye
Shaqo Wu helayaaye isagaa Ka doortay shaqadan. Life is a choice. There are billionaires who left their life, gave away everything to become buddha servants or yogis.
Soamli degre Qatay Kolba gadhi Qaaliya Iyo Isla waynan😂
Wax walbo wey dhacdaa
Codka kaa xun
Iska hagaaji makarafoonka
Hadey hareeri kugu cusub tahey wali aduunka maadan baran ee meela AAn Kaa fogey. Ayey joogan qofku waxa uu barto Kuma uu shaqeeyo ee waxa loo tabcey iyo wax ey khasab ku tahey ayuu ka shaqeeyaa
miskiinku waa langab la cilay markasu miis ka doortay
Anuu dgree bn wataa hadana xtaa kuma dhici karayo ficilkanokale
Waxa aad qabato wuxuu ku qaban karaa af Soomaali uu kubartay sadex maalmood, CALOOL JIIDE yahaw: JOORNALISM FIICAN MEESHA LAIMAW!
Diktoorka Takbiirta ha loo qabto, waa baaniyaal faqiir ah. madax qadhmuun.🤣
😂😂😂😂Kenya Da'd ayaa Homeless but they got Degrees
intuu gaari wadi lahaa youtuber muu noqdo maadaama saxaafada uu bartay? ama hadii law uu bartay muxuu u noqon waayey lawyer. Inuu habaar qabo ayaa laga yaabaa 😅😅😅
Somalidaa Habaar qabto oo lacag dag dag rabaan isla waynina ku jirto xoogiisa xalaashaa uu maashaa
@@husseinabdul8290 kkkk adiga difaacisa maxaa kuu geeyey ina adeer. Qof intaa shahaado heesta oo ka dhashay qabiilka ugu taajirsan Hinda inuu iibiyo Miis qudrad ah macguul ma ahan❤️ BADA SOOMAALIYA AYAA DIFAAC INOOGA BAAHAN
FAKE Prof Bug ah waayo india waa meesha ugu badan oo shahaadooyin bug ah
Phd means nothing sorry waste of time
ua-cam.com/video/_E38M6KlLaU/v-deo.htmlsi=My9SqLxfoj6joP-s
NAAGTAAN DULMI BADANAA😡😡😡
❤