Ilaa dukaamada muryaduhu bunu buruufa ah kow war save maaha meeshu lkn wax laga laynayaay wabaano waa hantilyaaal nimakani dee dukamadooda ka garanaysaa
Wlahi anaa iga daranthy anoo layabn oo su'shas is waydiinaya 20sano ama ka bdan qof wadn jogay oo laga ganacsado hadana alabtas aad modo alabaalabydii carurtu ku ciyari jirty dhex fadhiya buu waydiyya suu yiri pililiqo somali badan baa ku qaraabata aabahas wuxu uegyhy allae ha sharfee aabe iska bahalkii ah
26:09 wallahi yarkaas waa yar caqli badan oo Allah sifiican u aaminsan. Aniga qofkaas waan ka aarsan lahaa wallahi
Welcome to Mayfair
And Welcome to part 2
Somalis are very hardworking Ppl am very happy to see them doing great
Good job Abdisalaan hereri keep going you are the best journalist in the world wonderful man
Wariye aan aaad u jeclahay barnamijyadiisa. Masha allah somalida allaha u gargaaro
Dadka Somalida hadeey qabiilka iska dhaafi lahaayen horumar weyn ayeey gaari lahaayen aniga qabiilkeyga marhore ayaan ka baxay marka igu dayda inaad qabiil la aan noolaatan
Mansha Allah - Allah idin barakeyo noloshina cadowgana Allah indinka khabto- somalida waa dad aad u wanagsan allxamdulilah
South africa shaqo iyo lcg wa taal
Lkn dhibkede ledahay
Allaah nagu amansado
Amiin
Mohamed Abdi
Maxaad ugu guuriweysaan TZ ?
aamiin allah haydin ilaaliyo
Muhamed abdi waan soo socdaaye ka wrn xaalka
Alla ha kugu amaansado wllo
Welcome to south africa mudane hareeri
War ninkàs maxamed ku magac dheer Daqare long time Dubai ayaa iigu dambeysay waaku salaamayaa sxb
Mansha Allah. abtigay cabdi guuleed oo bakhaar wholesale ah furtay.
Wariye barnaamijyada ugu fiican mshalaha
Bismillaah dilku badanaa marba hadii aad sidaas u ogtahiin oo kii xabada laysaga difaacayay dukaamanka idiin yaalo wadankiina iska imaada ileen meeshaa nabad loogama xilanayee xabadne xabada madhaantee wax saas ku soo wararayo ma jiraan somaliyo siibo muqdisho oo dhibatooyinka ka jiraan xataa waxaas iyo wax lamid ah kama dhacdo
Illaheey ha idin barakeeyo
I don’t really understand why Somali chose living such a hostile environment.
Life and destiny nothing else.
Somalis are money minded people
Duruuf iyo Doorsi la'aan
Dont criticize if you dont have alternatives.
Waa dugaag south africanku
Waruntaa.dugaag ayaa damaa.wa daad cuun
Aniga hawiye mahi sout afrika kenya tansania hantida ugu badan somali hawiye isakaleh wlh
Abdirahman Mohamed beenaale ayaad tahay aqoon ayaadan laheeyn lol
Waa Runtaa Wlhi Hawiye Meel Walba ay Soomaali Joogto ayagaa Ugu hanti Badan Hawiye ma Ihi lkn Waa Runtaa
Masha allah ❤
Walhi somalia qaar kama ahan naxariis ha imaan dalkan dadka lagu dilaayo cml lkn waa
Somalida meshay faaido kuhaystaan uma ogala qof kale oo Somalia ah
Wllaahi wllo xaqiiq isagiina kasoo fuqi mayo oo ma ogala inuu oasoo tago adna wuxuu ku leeyahy ha imaan wllo somalida badankoda wax iskuma ogola koley wadankena wuu ka ficnyhy manto dhan aad shaqaynysid 100 ama wax ka yarn aad helaysid haday ubadato aad 2helaysid lkn halkas shaqalysha uhoseyaa 300ama 400 qata
Maansha allaah alle ha barakeeyo
Odaygaan okiyaalaha wata waa xaasid waxuu kuleeyahay dalkaaga aamin asagina waa ganacsade waxaad mesha ku aragtay ayaan rabnaa dhimashada wa lo siman yahay South Africa waa
Adigo hantile dhimo lkn Somalia
Adigo dibjir dhimo kkkk
Dalkaaga aamin kuyiri
Dalkeen aamina ma dalka shariif tuug iyo xasan hurdaayay maalin walba caaaacda haayo
Dhimashu la iskuma haysto oo qof walba uu dhamanayaa lakin su' asha meesha taale waxa weeyi nolol iyo hanti keeba qaalisan hadii aad faqirtahay balse aad noo shahay wa fursad anigu qurbaha ayan joga waxan kugu telin laha dalkaaga ayad wax ku tahay ee iska joog
Waa iga qoslisay ugaaas
nolosha suoth africa waa mid shul ama shal
wariye kaliya aan taageero barnaamjyadiisa waa hereri.
Caadi mahiin sod afrika waa wadan hurumaray
Haaye haaye
hereri wuxu daaqad innaga tusay inay soomaalidu qaxootiga kaga wanaagsantahay wadaniyada.
Ilaa dukaamada muryaduhu bunu buruufa ah kow war save maaha meeshu lkn wax laga laynayaay wabaano waa hantilyaaal nimakani dee dukamadooda ka garanaysaa
Africa ayaan u jeedaa oo la wareeysanaayo
Hareeri Mahad said
War meesha waa lacag iyo wad wada socdah markaa haloo yaaco south africa.
Ma hubtaa horta ma jogtaa
5 qof oo dhimasho ah oo somali da,yar
Isla isbuuc walhi wax yar maaha
Ilayn meesha somali waa lagu dhameeyay
waar walal aduuunka oo dhan ka jirta dilku xitaa dalalka aduunka ugu qanisan sida maraykin boqolal qof baa sanad walba lagu dilaa california lkn waxaynu ku kala duwanahay iyagu dalku uu dhisan yahay lacag fiican waa kaaa sooo galaysa
Welcome wajaale will come years
O mxa yaal wajaale
Abdisalaan hereri barnaamij diyaariye
Music?
kazakhstan noogu kaaley anagana iyo kyrgyzstan
Lacag malaga sameeya meeshas?
@@musemuse6648 mid Aad Ibadan weliba
Meeqo qof ayaad ku joogtaan meeshas?
70 qof
@@QaraBaldar waan soosoc naaye ka wrn zxb
Alla ha kugu amaansado
Wxaa ka masool ah madaxda somaliyeed iyo shabab iyo kacaanki
dadka alabta jidka dhegto wa sharci daro dowlada hoosna ma ogola wana wadan walba
ganacsi sharciga wafuqsan aya dhaama
Kama daalo barnamijyada harari mar walba in aan daawado👀👁
first ahy manta
1997 ilaa 2020 =23 year's
Warataa tahay maxaa qabanaysay
23 years ma tuugsaneeynin wuu shaqeesanayey...
talo sii lkn ha niyo jabinin walalkaa
@@khaalidbinuwaleed8103 sax
Walal was nasiib qofka inu ukala cado ganacsiga
Wllalaw hadan firiyay aabahan wuxu iegyahy qof xoga wax ka yara khaldanyihin aan waxba sas ugaranyn wixisa iska wata uun
hareeri cape twn ma imaanin zaan xaqdaro mahinoo
South africa 👀👂🤬👊
labeentii umada way inaga tagtay wanad arkaysaan barnaajum kasta oo abdisalm inoosoo.gudbiyo inta dhaqaale.xoog leh umadeenii ka samaysteen aduunka.meel kasta
War japan kazo wrN nio
Alla SOMALI maxey baabaday waa Dadka Adduunka ugu liito 😡😡😡
Lkn marwaliba dad is dhiiba maahan waa dad karti leh wllaaahi
Waxaan waa Muriyaantii Somali oo soo Qaxday 😡😡😡
😂 😂 😂 waxaan ku qoslayaa Adiga tukan kaga musan kicin waxuu ju jawabay biliqo
Kkkkkk
Wlahi anaa iga daranthy anoo layabn oo su'shas is waydiinaya 20sano ama ka bdan qof wadn jogay oo laga ganacsado hadana alabtas aad modo alabaalabydii carurtu ku ciyari jirty dhex fadhiya buu waydiyya suu yiri pililiqo somali badan baa ku qaraabata aabahas wuxu uegyhy allae ha sharfee aabe iska bahalkii ah