Ambassador abdisalaam wa qabiir wax badan og wa waaya arag wax badan u soo joogay wa qof faham fiican ka heysto dowladnimada Adeer waxa tahay tusaale nool oo ku dayasho mudan Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤❤
Adeer cimriga allaha kuu barakeeyo in shaa allaah ,,, Xog ogaal iyo soojireen macquula ayaa thy Wareeysi waxaad bixisey iqiyaarnimo leh xaqiiq ah aan cadiifad iyo qof caayid ku jirin AYAAN LEH wareeysiyadii oow jeclaa maahan kan lkn waa mid xalaala ,,,, isaga wuxuu jecel yahay kuwa hebel ama heblaayo lagu caayo ama reero gaara
Aad iyo aad baan u daawadaa wareysigaada aad iyo aad baan u sugaa runtii waxyaabo badan ayaan ku ogaadey xagga wadanka iyo dadka fikradaha qaldan heysta Thanks keep going for your hard work!
Runtii adeer c/salaan waxuu i xasuusiyaa aabahey Allaha u naxariisto waa qof waayo arag ah dowladii hore la soo shaqeeyey aadna qibrad dowladeedba leh iyo diinba waa in ay parliament ka faaideystaan hadda jooga oo qaarkood waxbarasho fiican heysan,cimri dheer iyo cibaado suuban baan u rajeynayaa!
Ayaanle aad ayaad u Mahadsantahay, Fadlan Ambasadorka 2bo ka 3 fadhi la yeelo Dhawr arimood dartood:- 1. Waa nin arimaha Diblomacyda 62 sano kusoo jiray 2. Waa nin waxa uu ka sheekaynayo badankood usoo joogaa. 3. Waa nin 4 tii marxaladood ee lasoo maray ka sheekayn Kara ( A. Dawladnimada ka hor, B. Dawladii rayadka ahayd, C. Dawladii kacaanka, D. Marxaladihii ka dameeyay 1990 kii)
Somalida waali baa haysa. Farmaajo ninka dhahay Itoobiya xitaa afar dekedood kuma filna waa noolyahay. Ninkaas in la dilo waaye. Xasan dhiiqo Itoobiya ma diidana ee waxa uu doonaaya in asagu uu gato. Somali dhimatay been yaan la isu sheegin.
Ayaanoow walaal barnaamijyadaan waa Taariikh qormeysa video ga meelo kale ayaa la geynayaa marka ku qor magacaaga iyo kan qofka aad wareeysaneeyso iyo titleska
Seddex degmo oo immika Kenya ka tirsan qaata haddii la yidhi sidee Somalia u diidday may horta qaataan . Ma filayo inay Somalia diidday dhul qaata la yidhi . Haddii ay diidday waxay ahayd waalli sida Falestiintii diiday dawladnimo qaataan 1947 ee immikana dhulkii ay diidaan in la siiyo u dhimanaya .
Awoowgay wuu aqoon hadlay in badan ayuuna soomaali usoo shaqeeyay wax badan ayuuna usoo qabtay lkn dad badan shalay ayay bartayn arinkii doorashada markaasay kasheegaan wax badan oo uunan ahayn una qalmin halyay soomaaliyayd
xogee intaa uu leyahay waxa ledihiin bixiya ima qancin marka yaynaan isku dayin in aan awodahena isku tijaabino anaguna tayada tijaabino sana badu inagu dhaafin
Maxaa Ayaanle maxaa loo maagaya? Ma taariikhda la diidaya? Taariikhdu ninna ma doonto nina ma diiddo, runtay dacal ku haysaa. Dadbay meeli bugtaa-buktaa.
Sixirka wa burey adeerken qu'an ba la sarey muse biixi rag itobiyan ah oo lo so direy iney dhulka arkan qeymeyan sarakiil waxa lagu yiri wasiirka arimaha debedda ee itobiyo ha ku dhawaqo aqonsiga markas ba dhulka arkeysan qeymen dontan wey diiden waxey yirahen heshiiskena sida ma aheyn wa inan horta saldhig iyo dekedda la dhisa imarad qarashka laga hela markas ka dib ban ku dhawaqi donna muddo cayiman qabsada lagu yiri 4 bil bey dhahen 4 bil ino kalaya idinko aqonsiga wadan ba lagu yiri abey itobiyo aad bu ugu xanaqey muse biixi telifon si xun bey ku kala tagen haddana dacwadda qaramada midobey ba la sugaya ayanle
Anigu hada madax da dalka ka mid ahan laha adoo kale oo wariye iska dhigaaya oo shisheye ushaqeeya si aan logelin somali mida baan ka dhexqaban laha. Kada caamada aad qabyalda iyo isku dirka kadhexwado waxbadan kuu tari mayso inaad qabyaalad kashekayso.
Ambassador abdisalaam wa qabiir wax badan og wa waaya arag wax badan u soo joogay wa qof faham fiican ka heysto dowladnimada
Adeer waxa tahay tusaale nool oo ku dayasho mudan Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah ❤️ alle ha ku xafido ader abdisalan haji ahmed liiban dhaabn caad waa maarkhatiga nool ee taalo laaga waayidiyo aariimaha daabaada haalyay ruug caadah Ayanle waxadtahay muucjiisada saaxafada mashallah guul iyo goobanimo haa noolato
Hanoolaato.. My Fav Channel oo aan ku xiranahay ❤️
Ambassador or MP Abdisalan HJ Dhabancad is a old historian man that still live allah blessing long life and good helth give him.
Maash allaah allaah ha ku xafiido abti macan waxad tahay badbaadiiyehii dalka qalbigeyna ayaad kuweytahay allaah noka daayo amiin amiin amiin yaa allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤝🤲🤲👏💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thank you very much ayaanle xuseen cabdi weligaa barnaamijyada dhaxalkaa iyo dadka taariikhdeena wax badan usoo joogay sida am dhaman cad wareeysigooda nooga reeb si adigu aad keyd umada soomaaliyeed ugu noqotid ❤
Masha Allah wax badan ayaan kafaiday barnamijkan mahadsanidiin mudanayaal❤❤
Adeer cimriga allaha kuu barakeeyo in shaa allaah ,,,
Xog ogaal iyo soojireen macquula ayaa thy
Wareeysi waxaad bixisey iqiyaarnimo leh xaqiiq ah aan cadiifad iyo qof caayid ku jirin
AYAAN LEH wareeysiyadii oow jeclaa maahan kan lkn waa mid xalaala ,,,, isaga wuxuu jecel yahay kuwa hebel ama heblaayo lagu caayo ama reero gaara
Aad iyo aad baan u daawadaa wareysigaada aad iyo aad baan u sugaa runtii waxyaabo badan ayaan ku ogaadey xagga wadanka iyo dadka fikradaha qaldan heysta Thanks keep going for your hard work!
Amb: Dhabancad marqaatiga nool qofkii sadaxad ee dowladii somaliya arimaha dibada uga shaqa bilaabay u adeegida dalka iyo dadkaba Allaha kuguuleeyo ❤
9Horfadhi 😊
@@XaawoMaxamuud-sh1wi mafahmin 🤣
Maasha Allah Ambassador Dhaban cad waa khabiir taariikh badan xambaarsan .Fadlan xalaqadihiisa soo badi
mohadsanid Ayaanle
Masha allah ambassador abdizalaan ahmed liban dhabancad waa dowladnimadii oo qof ah ilaheey cinriga ha u barakeeyo ❤❤🎉😊
Dhaban cad waa waayoarag cabqari ah geesi qaran guuleeyso insha allaah
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
scw scw scw
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Ajar iyo xasanaad alle haka siiyo wll
Salli maxaa meesha keenay siyaasad laga hadlaahe.
Ayanle Guulayso ❤Awoowe Dhabancad waa Rug cadaa Dawladnimada wax badan ka og 👍👍
Mashaa Allaah Ambassador or MP Abdisalaan Haaji Ahmed Dhabancad cimri Dheer iyo cafimad cibado suban
Allaha kusiiyo ❤❤❤❤❤
Ayaanle aad ayaa ugu mahadsantahy qof sidaan cml waaya arag eh inaa taariikh kaqorto dadkale ayaan kaa sugeynaa insha allah ❤
Runtii adeer c/salaan waxuu i xasuusiyaa aabahey Allaha u naxariisto waa qof waayo arag ah dowladii hore la soo shaqeeyey aadna qibrad dowladeedba leh iyo diinba waa in ay parliament ka faaideystaan hadda jooga oo qaarkood waxbarasho fiican heysan,cimri dheer iyo cibaado suuban baan u rajeynayaa!
xildhibaanku waayo? qabiilkee? mahadsanid
Hanoolaato❤
Mahadsanid. Waa waresi aad u fiican.
Waaya arag wax badan og m.a xildhibaan dhabancad cimriga iyo caafimaadkaba allaha kuu raajiyo😊🎉❤
Masha Allah 👍
MAASHA ALAAH XIL DHABAN CAD ❤❤❤❤
Mahasha allah awowgey dhamancad🎉
Masha allah ambassador 🫡 qaatumada allaha kuu hagaajiyo.
Masha allah xildhibaan dhamancad waa rugcadaa siyaasi doowladu waa intaladiisa iyo qibradiisa ka faa iidaysataa .
Masha Allah xiliban dhaban cad Allah ha kubarakeyo
Xalidhiban daban cad waa niin masul ah waan gesi
Mashallah mashallah
Mataalad dhbah dhabancad ❤❤❤❤❤❤
AYAANLE GUULEESO HALYEEYGA XAQIIQADA IYO GUN GAARKA ❤❤❤❤❤
Waa keed taarikhda wax an nahay kuwa an aqriska jeclen lkn kuwa wax dhagesta mahadsanid ayaanle
Adeer dhabancad cimri dheeer iyo cafimaad iyo cibaado suuban allah kusiiyo waxaa tahy the cadaaa dowladnimada somaliya usoo shaqeyey kana raali noqo cawanta nabad iyo nolol la baxday wa Agagixisada eh af xumadooda
Ayaanle aad ayaad u Mahadsantahay, Fadlan Ambasadorka 2bo ka 3 fadhi la yeelo Dhawr arimood dartood:-
1. Waa nin arimaha Diblomacyda 62 sano kusoo jiray
2. Waa nin waxa uu ka sheekaynayo badankood usoo joogaa.
3. Waa nin 4 tii marxaladood ee lasoo maray ka sheekayn Kara ( A. Dawladnimada ka hor, B. Dawladii rayadka ahayd, C. Dawladii kacaanka, D. Marxaladihii ka dameeyay 1990 kii)
AMb dhabancad ❤❤❤❤❤❤ masha Alllah
Aad iyo aad ugu raxaystay wareysiga ambassador dhamancas ilahay cimri dheer iyo cafimaad allaha siiyo amiiiin.
Ilaahow somali midee yaa rabbi❤🤲
Xaa laga mideyda yase laga mideyna
Ayaanlow odayga cabdisalaan wuu kaa muquurtay waana nin wax badan ka og siraha maamulka caalamka,maad noo lisin ama maalin ninkaas isna Waa kaa muquurtay ama ka gaabsaday inuu wax badan sheego runtii u malayn maayo inuu jiro nin maanta ka waaya arragsan oo nool waxaan rabnaa inaad ku noqoto oo ummadda u sheego xaqiiqda oo aanu qarin khaladaadkii lagalay ama laynaga galay si da’yartu wax ugu qaadato ugana faaiidaysato ,dhabancadna Waxaan leenahay waxba noomaad sheegin ee ku dhiirro inay taariikhdu ku xusto inaad ummadda runta u sheegto oo aad dhinacwalba gudo iyo debedba ka warranto muddadaas nusqarniga iyo dheeraadka ah ee aad noo fadhiday meel muhiim u ahayd ummadda soomaaliyeed kuma odhan karo waad baqaysaa laakiin waan ku arkaa inaad dad dhintay ixtiraamayso laakiin taariikhda ummadda qofka dhintay malaha ee ummaddaa leh,markaa Ayaanle odayga ku noqo una sheeg inaanu waxba noo sheegin ee uu taariikhdayada aanu dhowr iyo lixdanka sanadood aanu cashuurtayadii mushahaar ugu siinaynay aanu naga qarin ,xaajigana waa salaamayaa
Masha allah
That's true all Somalis was active in that war and it was just
Dalka Dalka Dalka waan difaacaneynaa Dalka Dadka.
Waa ninki xayawaanki xarmajo aha ceeyriiyey 😂😂😂
Ali YUSUF ❤❤
Somalida waali baa haysa. Farmaajo ninka dhahay Itoobiya xitaa afar dekedood kuma filna waa noolyahay. Ninkaas in la dilo waaye. Xasan dhiiqo Itoobiya ma diidana ee waxa uu doonaaya in asagu uu gato. Somali dhimatay been yaan la isu sheegin.
Adeer shactirola waaya
Ayaanle thanks
Oday Somaliyeed oo waayo arag ah.
46:00 Qodob muhiiim ah
H noolaato
❤❤
M.a Allah cimriga usiyaadiyo
Dhaban cad waa siyaasi ween oo waayo joog ahaa in badan.
Ambassador abdisalan waa nin waayo ar ah oo lagu dayo mudan
Insha allah waxaa rajanaa international relations waxaa rajaynaa ee maraan bartaas
Amiiiiin
Maxamed Siyaad Barre Iyo ilmahiisa Intee ku danbeeyeen? Aaway awoodi I Beenta aheed Oo Dadka lagu xasuuqay 1969 to 1990. Aaway Maslax, Cabdulahi, Xasan Rubeeti, Fadumo, Suuban….. naaguhuu qabay sida Khadija Maalim
Dalayad Hajji Hashi
Fadumo Aw Muse
Falhado Gure
Mariam Hassan
Aaway
Abdirahmaan Jaamac Barre, Iyo wixii umadda xasuuqi jiray? Wax dhintay Iyo wax maanta aduunka qoomaamo ku joogo
M.a
Allah cimrigaaga hadheereeyo
Ninkaan waa somalidii qumanayd ee reer qabridahre
waa qabiilkee?
@@easky363 waa reer qabridahre
@@easky363waa governo sacad
Waaya joog wax badan og, waad mahadsantahay ayaanle sida aad noogusoo gudbiso barnaamijyada macnaha badan leh.
Ayaanoow walaal barnaamijyadaan waa Taariikh qormeysa video ga meelo kale ayaa la geynayaa marka ku qor magacaaga iyo kan qofka aad wareeysaneeyso iyo titleska
Mabassadoore Noolow
M.a masuulkan waa nin aakhiro ubaqaya beentii somalidu shubi jirtay waa Ka dharwtay guulayso
THANKS IRAN 🇮🇷
Sorry nin 87 jira oo wali ku dhacayn waxa u soo joogay😭😭😭😭😭 wale somali baan is RAACIN !!! Waayo Hamranaya?????? Waayo aan Run u sheegayn?????
Seddex degmo oo immika Kenya ka tirsan qaata haddii la yidhi sidee Somalia u diidday may horta qaataan . Ma filayo inay Somalia diidday dhul qaata la yidhi . Haddii ay diidday waxay ahayd waalli sida Falestiintii diiday dawladnimo qaataan 1947 ee immikana dhulkii ay diidaan in la siiyo u dhimanaya .
Wariye Ayaanle waxaad tahay wariye investigator waxaa lagaa rabaa in aad kasoohadashid baaritaan dheer na kusamaaysid Arinta Somalia iyo Ethiopia bada.
Hhhhhhh bada mxaa kaa galay orod itoopia iska hadaad sideeda u rabto
Amb dhabancad wajigiisa wuu is badaley markuu xasuus tey waxyaabixii dhacey dhowr sano kahor😂😂😂🎉
Mudane Dhabamacad waa riuugcadaa siyaasi diblumaasi wadani sharaf iyo gpbanimo buu masaal u yahay.
Ayaanle maxaa luugu wadadhaganyaha ma runta mise waxkaluu dhime 🧐
Hanoolaato wuxuu isku diraa shacabka waxaana dhibaya midnimada ummada soomaliyeed
Habarta iyo aabaha mow isku diray 😂
@@abdiqaniaxmed1904 wll wixii la soo dhaafy ma aha in la sheeg sheego hadi la shegayana waa in aad sidodii loo sheegaa
@@abdiqaniaxmed1904af Soomaaliga kufsiga ka daa! (Mow) isku diray kulahaa!!!!
Ha ku qaloocin hadalka .
DHABAN CAD WAA WA QABIR DHANKA SIYASADA KU XEEL DHEER
Awoowgay wuu aqoon hadlay in badan ayuuna soomaali usoo shaqeeyay wax badan ayuuna usoo qabtay lkn dad badan shalay ayay bartayn arinkii doorashada markaasay kasheegaan wax badan oo uunan ahayn una qalmin halyay soomaaliyayd
Waxaan ka helay Kuna farxay markuu yiri JIGJIGA noola oggolaaday inta kalena wadahal aa nooga furnaa, Siyaad Barre siyaasi fiican ma ahayn.
Somalida qabiirka ah wax ma qoraan😢
Waar maxaa haysta
Gaalboo ayaa isbabaystay oo najabiisay. Dagaalkaas Somali Galbeed aqoonsii ayay ka heleen taliskii xabishidaa. Maantaa shalay maahaa.
Aaad ayaan barnaamijkaaga uamaanin
Somali somali bay aheyd wadaniyada ma xumeyn shaqsiyaal qiimo badan baa nasiib u yeelanay hadana way fiicnaan leheyd waay buuxaan dadkaasoo kale
Xiildhi. Dhabacad wasn tagera Ayan uAha
Hanoolato baryahaan cayayaanka baraha bulshada wadnahay farta ku haayan beentooda soo quftay 😂😂😂😂😂
Ayaanlow barjaamijkaagu isuma dheeli tira qof wax og iyo qofaan wax ogeynba waad warsataa, dadka aad warsaneeyd rag uqalma barnaamijka kadhig.
Ninkaan odayga ah taariikhbadanow hayaa
3dexda kale waxeey ahaayeen Isiolo.marsabit iyo moyale oo soomaalida lala dego iyo Garissa,mandera iyo wajir ooy soomaalida bas ah eey degto
Ayanle. Xayeesinta ku saran waxa kujurto. Mid lagu xaqiraaayo. Wallah xaq udirirka falasiine
Halkay ayro kufooftana afrikaan madmadaw iyo ajanabaa...dagidoona dharaarbaa imandoon afku uu hadaldaayo gaariye allaah yaaraxma indheer garad buu ahaa
Ayaanle adeer waraysigiisa nooga soo samee qaybo kale fadlan
xogee intaa uu leyahay waxa ledihiin bixiya ima qancin marka yaynaan isku dayin in aan awodahena isku tijaabino anaguna tayada tijaabino sana badu inagu dhaafin
Wariyihii khaniiska Ahaa
adaa khaniis ah iyo faqash oo dhan
Ma Adiga ayuu ku wasay Noo sheek sis😅😅
@@abdirisakisse4277 maya. Adaa lagu wasaa. Wuxuu uurku rabo afku madayn karo. Khaniisnimadu waxay afkaaga uga soo baxdaa, adaa khaniis ah.
@@abdirisakisse4277😂😂😂😂😂😂
Ilmo adeerayalow isticmaala kalmada somali galbeed mindi mindi ku mud
Maxaa Ayaanle maxaa loo maagaya? Ma taariikhda la diidaya? Taariikhdu ninna ma doonto nina ma diiddo, runtay dacal ku haysaa. Dadbay meeli bugtaa-buktaa.
Sixirka wa burey adeerken qu'an ba la sarey muse biixi rag itobiyan ah oo lo so direy iney dhulka arkan qeymeyan sarakiil waxa lagu yiri wasiirka arimaha debedda ee itobiyo ha ku dhawaqo aqonsiga markas ba dhulka arkeysan qeymen dontan wey diiden waxey yirahen heshiiskena sida ma aheyn wa inan horta saldhig iyo dekedda la dhisa imarad qarashka laga hela markas ka dib ban ku dhawaqi donna muddo cayiman qabsada lagu yiri 4 bil bey dhahen 4 bil ino kalaya idinko aqonsiga wadan ba lagu yiri abey itobiyo aad bu ugu xanaqey muse biixi telifon si xun bey ku kala tagen haddana dacwadda qaramada midobey ba la sugaya ayanle
Maah maah cusub oo sax ah somalida cimribaa ukordha lkn caqli uma kordho
88 sano jir.
SaqAjaan
adaa saqajaana
Wecaladi ma tahy
Hobyo aa xukumi jirnay kulahaa. War general Caydiid ka waran 1991 wuxuu sameeyay
100 sano oo gumaysiya baad waxaad barbar dhigysaan 1sano 😂
Qof xanuunsan ayaan kuu arkaa Allah haku caafiyo walaal waxa laga hadlayo maba aadan fahmin qabyaalad iyo jahli ayaa kudhaga tiray
1991 waa babay
Gen caydiid munafaqiin ya ayuu biufiyey iyo wecakdii kacaanka😂😂
Xildhibankan Wax Matalaaad ah oo Dadkiisa u Haayo Malahan Somalia Ayaa Wax Laga Weydiinaa Waa Zac Zac Beenlow Ah Oo Tariikhdiisa Been ka Sheehaayo Allow Umada Xaqa Tusi
Anaga ayuu na matalaa waana ku qanacsanhy garac yahow xanunsan ma weceladii kacaanka baa tahy maxaa isku qarineysaa
Chanel kaan in la xidho weeye
Anigu hada madax da dalka ka mid ahan laha adoo kale oo wariye iska dhigaaya oo shisheye ushaqeeya si aan logelin somali mida baan ka dhexqaban laha. Kada caamada aad qabyalda iyo isku dirka kadhexwado waxbadan kuu tari mayso inaad qabyaalad kashekayso.
Maxaad cadayna ood uhaysaa inuu yahay shisheeye kalkaal walee inuu yahay wariye waxbadan nabaray malaha runtaa nacaysaa
War xishood
Ayaanle waa qoloma horta 😂😂
Waa soomaali nin baa maalin kuyidhi yaatahay wuxu yidhi soomaali qabiilked tahay ayuu yidhi markaa buu yidhi ayaanle oo soomaalidaaba qabiilee
Soomaali
Ayaanlow ani kan oo kale hadaan masirkayaga kawaraysato repot asxaapey idinkuna aqli yeesha oo kuwan oo kale iska qabta okay Wayn oo ka handling wayay 1960 26 juun waxay somali isku darsatay sorry sorry ayaanle