Waa fadhi aad u fiican maanta uun baan la arkay anoo Raadinayay wax ku saabsan Afkeenna sooyaalkiisa Aad baan uga Helay waanan ka bogtay, waanan u mahad celinayaa cidii soo diyaarisay, iyo martidaba Gaar ahaan Bare mustafe oo ah bare aan is naqaanno wax badanna aan horay uga faa'iidaystay, dhamaan Aqoon yahannada kalena aad baan ugu mahad celinayaa.. Waxaan jeclaan lahaa in xeel-dheereyaasha la weydiiyo (waxaa jira kitaab uu qoray Dr.c.raxiim xaaji yaxye oo magaciisu yahay "العربية الفصحى في اللغة الصزمالية" = )Af-carbeedka Cad ee Af-soomaaliga ku jira) bal Cilmi baadhistaa waxan jeclaan lahaa in kal-fadhi lagu soo qaato oo si cilmiyaysan looga doodo....) Waad mahadsntihiiin.
Sh abdiraxmaan wuxuu ahaa reer boorama wuxuu qoray far Gadabuursi ilaa imika waa la heli karaa halkaas waxa iga cadaatay inan reer awdal ay xadaarad ahaayeen
Waa barnaamij aad u xiisa badan, mahadsanidin
Howl wanaagsan ayaad qabateen walaalayaal mahadsanidiin
Carabta ayaa rabay sida suudaan inay Afkeenna, kooda ku tirtiraan. Allaha dulleeyee
TAARIIKHDA DARAASAADKA -AFKA SOOMAALIGA- AF MAXAA IYO QORISTIISA.
Legend saasu meghing ally.
Waa fadhi aad u fiican maanta uun baan la arkay anoo Raadinayay wax ku saabsan Afkeenna sooyaalkiisa Aad baan uga Helay waanan ka bogtay, waanan u mahad celinayaa cidii soo diyaarisay, iyo martidaba Gaar ahaan Bare mustafe oo ah bare aan is naqaanno wax badanna aan horay uga faa'iidaystay, dhamaan Aqoon yahannada kalena aad baan ugu mahad celinayaa..
Waxaan jeclaan lahaa in xeel-dheereyaasha la weydiiyo (waxaa jira kitaab uu qoray Dr.c.raxiim xaaji yaxye oo magaciisu yahay "العربية الفصحى في اللغة الصزمالية" = )Af-carbeedka Cad ee Af-soomaaliga ku jira) bal Cilmi baadhistaa waxan jeclaan lahaa in kal-fadhi lagu soo qaato oo si cilmiyaysan looga doodo....)
Waad mahadsntihiiin.
Sh abdiraxmaan wuxuu ahaa reer boorama wuxuu qoray far Gadabuursi ilaa imika waa la heli karaa halkaas waxa iga cadaatay inan reer awdal ay xadaarad ahaayeen
Afka qoraal kiisa waa la kobcin lahaa lkn dad bay u afduubnayd
ninkan wariyaha isku sheegayo isagaaba af somaliga dhuminaya
wuxu yiri XALAQA wa af carabi
ee waxa tiraa QEYBTA.
In layna carabeeyo ayaa larabay
aad baad u mahadsantiin xarunta dhaxalreeb. waa barnaamij qiime badan leh. waxaan jeclaa inaad ila wadaagtan cilmi baadhis afka soomaaliga ah oo ku daabacan mareegta " SOMALIBASIC.COM" oo aan ku baahiyay cilmibaadhis aad u qoto dheer oo ku saabsan afka soomaaliga. magacaygu waa Axmed yuusuf, email: jicsin@hotmail.com
mahadsanidin
Sheekooy kunacay. Waxaadan aqoon majeclaankartid. Qof aandiin aqoon haddana jecel waa waalli