DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
  • 302
  • 414 933

Відео

2/3 Waraysi Dr Yuusuf Cumar Cali | Tababarkii Macallinnimo ee NTEC Lafoole.
Переглядів 52114 годин тому
2/3 Waraysi Dr Yuusuf Cumar Cali | Tababarkii Macallinnimo ee NTEC Lafoole.
1/3 Waraysi Dr Yuusuf Cumar Cali | Tababarkii Macallinnimo ee NTEC Lafoole.
Переглядів 1,9 тис.19 годин тому
1/3 Waraysi Dr Yuusuf Cumar Cali | Tababarkii Macallinnimo ee NTEC Lafoole.
3/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
Переглядів 356День тому
3/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
1/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdi Axmed Cabdulle ( Waranjaan ).
Переглядів 924День тому
1/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdi Axmed Cabdulle ( Waranjaan ).
2/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
Переглядів 21414 днів тому
2/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
2/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Axmed Cabbaas Axmed ( Gacmagaab ).
Переглядів 35914 днів тому
2/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Axmed Cabbaas Axmed ( Gacmagaab ).
Qaybta 1aad | Waraysi Badbaadada Dalagyada Beeraha | Dr. Cali Nuur Xuseen iyo Cisman Xaaji Maxamuud.
Переглядів 2,3 тис.14 днів тому
Qaybta 1aad | Waraysi Badbaadada Dalagyada Beeraha | Dr. Cali Nuur Xuseen iyo Cisman Xaaji Maxamuud.
1/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Axmed Cabbaas Axmed ( Gacmagaab ).
Переглядів 52414 днів тому
1/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Axmed Cabbaas Axmed ( Gacmagaab ).
1/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
Переглядів 57021 день тому
1/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Suldaan Siciid Maxamed Garaase.
Переглядів 3,1 тис.21 день тому
Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Suldaan Siciid Maxamed Garaase.
Qaybta 1aad| Wakaaladdii Muuska iyo Howlihii Fidinta | Waraysi Fogaan-arag | Dr Maxamed Cali Obokar.
Переглядів 2,6 тис.21 день тому
Qaybta 1aad| Wakaaladdii Muuska iyo Howlihii Fidinta | Waraysi Fogaan-arag | Dr Maxamed Cali Obokar.
Qaybta 2aad| Wakaaladdii Muuska iyo Howlihii Fidinta | Waraysi Fogaan-arag | Dr Maxamed Cali Obokar.
Переглядів 66021 день тому
Qaybta 2aad| Wakaaladdii Muuska iyo Howlihii Fidinta | Waraysi Fogaan-arag | Dr Maxamed Cali Obokar.
Qaybta 3-aad | Doodcilmiyeed Tayada Waxbarashada iyo Imtixaanaadka
Переглядів 39428 днів тому
Qaybta 3-aad | Doodcilmiyeed Tayada Waxbarashada iyo Imtixaanaadka
3/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi.
Переглядів 240Місяць тому
3/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi.
2/2 Waraysi Horumarinta kalluumeysiga | Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
Переглядів 1 тис.Місяць тому
2/2 Waraysi Horumarinta kalluumeysiga | Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
2/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi
Переглядів 470Місяць тому
2/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi
1/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi
Переглядів 465Місяць тому
1/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi
1/2 Waraysi Horumarinta kalluumeysiga | Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
Переглядів 2,9 тис.Місяць тому
1/2 Waraysi Horumarinta kalluumeysiga | Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
Beer Cajiib ah Gaalkacyo: waraysi qaybta 2aad | Cali Daacad.
Переглядів 5 тис.Місяць тому
Beer Cajiib ah Gaalkacyo: waraysi qaybta 2aad | Cali Daacad.
Beer Cajiib ah Gaalkacyo: waraysi qaybta 1aad | Cali Daacad
Переглядів 12 тис.Місяць тому
Beer Cajiib ah Gaalkacyo: waraysi qaybta 1aad | Cali Daacad
Qaybta-4aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Xuseen Macallin Iimaan
Переглядів 860Місяць тому
Qaybta-4aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Xuseen Macallin Iimaan
Qaybta-3aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Xuseen Macallin Iimaan
Переглядів 720Місяць тому
Qaybta-3aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Xuseen Macallin Iimaan
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Xuseen Macallin Iimaan
Переглядів 639Місяць тому
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Xuseen Macallin Iimaan
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Xuseen Macallin Iimaan
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Xuseen Macallin Iimaan
Qaybta 2-aad | Doodcilmiyeed Tayada Waxbarashada iyo Imtixaanaadka
Переглядів 171Місяць тому
Qaybta 2-aad | Doodcilmiyeed Tayada Waxbarashada iyo Imtixaanaadka
Qaybta 1-aad | Doodcilmiyeed Tayada Waxbarashada iyo Imtixaanaadka
Переглядів 3322 місяці тому
Qaybta 1-aad | Doodcilmiyeed Tayada Waxbarashada iyo Imtixaanaadka
Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Danjire Khaadija Cosoble Cali
Переглядів 4382 місяці тому
Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Danjire Khaadija Cosoble Cali
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Saalim Caliyow Ibrow
Переглядів 4002 місяці тому
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Saalim Caliyow Ibrow
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Saalim Caliyow Ibrow
Переглядів 1 тис.2 місяці тому
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Saalim Caliyow Ibrow

КОМЕНТАРІ

  • @ahmedsaid9856
    @ahmedsaid9856 4 дні тому

    Good interview well done

  • @mssdagan-c5r
    @mssdagan-c5r 4 дні тому

    Markaan video gan daawaday waxaa iisoo baxday waxaano dhibaataa waxaa keentay hal mid aan labo ahyn: 1: arinkaas waxaa weeye waxaa khaldan ujeedada ay maammulayaashu schoolka u aasaaseen iyo ujeedada uu macalinku arday wax u barayo Waxaan ukala qaadaya ujeedada saxda ah ee la rabay & iyo ujeedada ay ku shaqeeyaan 1: ujeedada ay wax u baraan waxa weeye inay lacag helaan ma ahan inay ardayga u faaideeyaan cilmi waa sida xaqiiqada ah. 2: ujeedada saxda ah ee la rabay in ay maamulayaasha iyo macalimiintu wax u baraan ardayda waa : in ay niyadooda ku jirto in ay ardayga u faaideeyaan cilmi si naftooda iyo Dalkooda iyo diintooda u anfacaan ayagoo lacagtoodana helaya lkn ujeedka ugu wayn aysan ka dhigin lacag Hadii ujeedkoodu lacag noqdo waxanoo dhibaata ah ayaa kasoo baxaysa

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 5 днів тому

    Masha allah raggan oo kale ayuu dalkeena iyo dadkeenu ubaahanyihiin khibradooda ,taladoodaba cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad ayaan ugu ducaynayaa

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 6 днів тому

    Waxaan jeclan lahaa in sulaymaan abdi iid markalr nosoo celisaa wa markii labaad aan ku ceshto muuqalada oodhan anoo hada rabaa inaan bussiness abuurto, alloow igu guuleey, hereri hanoo raadiyo markale sulaymaan, dhaxalreeb mahadsanidin

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 7 днів тому

    Maashaa Allaaah.

  • @abdikadirmohammed9388
    @abdikadirmohammed9388 8 днів тому

    Waa barnaamij wax gal ah oo aan wax badan ka faaiday , sida in aqootu ay tahay udub dhaxaadkka wadan kastaa . Waxaan ka mid ahaa ardaydaydii nasiib xumada ay ku dhacaday ee wadanka dhibaato iyo colaad galay inagoo waxbarasha ku jira .

  • @abdiqanimohamud2736
    @abdiqanimohamud2736 8 днів тому

    Mansha ALLAAH dr.

  • @abdiazizmaygaag
    @abdiazizmaygaag 8 днів тому

    Runtii waa waraysi qiima badan in dadka wax galka ah taariikh laga reebo. Mahadsanidiin Kooxda Dhaxalreeb.

  • @akisheharara
    @akisheharara 12 днів тому

    بارك الله Illaahay ha xafido Jen. INDHO QARSHE, xabashada markay maqasho magaciisa wey isku kaadin jireen, sidaan ku maqlay

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 13 днів тому

    Waxuu ahay hogamiye madafiic

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 13 днів тому

    Xakin fara goye

  • @PuntlnadNow24
    @PuntlnadNow24 14 днів тому

    Cajiib suldaanku waa af-tahan taarikh badan ku duugan tahay oo go'aan adag

  • @MohamudShirwa
    @MohamudShirwa 17 днів тому

    Abdullahi Haji Rage wuxuu joogaa. Canada Aden Farah Shirwa waa dhintay Allayaraxma waa walaalkey Abdullahi wuxuu joogaa swisirland, cawaale wuxuu joogaa England

  • @GaasAgro-vet
    @GaasAgro-vet 17 днів тому

    Msha alh

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 18 днів тому

    oo markaa 600 ookun baa dhintay ciidankii soomaliya miyaa waayo 250kun buu gaadhay buu yidhi markii dagaalka laga soo noqdayna 190kun buu ahaa markaa 600ookun baa dhintay alle haawnaxariisto waa,shuhaado dalkooda udhibtay axax maanta hayaad ogaan lahaayeen dalkaay udhinteen in mooryaan dumisay ilaa hadana aay haaystaan oo daba dhhilif miidhan moqdeen

  • @AbukarMuriidi
    @AbukarMuriidi 18 днів тому

    Madaxweyne adiga aya u qalmo sareeye Gaas wllhi...

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 19 днів тому

    Dr.Cali Nuur Xuseen bal ninkaas Aqoontiisa daacadnimadiisa iyo dedaalkiisa ka warran Garowe buu iska joogaa Masaajid baan ku wada tukanaa nasiib darro cid ka faa'iidaysanaysana maleh

  • @afaahi4335
    @afaahi4335 19 днів тому

    Waa Mahadsanid yihiin labadaan khabiir. Waxaan wada shaqaynay Mr. Osman. Waa shaqsi aad u dacad ah. Waxaan ku tàkin lahas in ay courseyo free àh Ka baxshaan jamacada east Africa ee Gàrowe. Waxaan oràn laha cilmigan qora [ in Somali] . Mahadsanidín Specially Baafo

  • @MohamudShirwa
    @MohamudShirwa 19 днів тому

    Mahadsanid Dr Abdirahman, waa aqoonyahan diyaar u ah in uu dalkiisa iyo dadkiisa in uu wax u qabto rabo laskiin rag buu waayay daacad ah

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 19 днів тому

    Cisman Xaaji Maxamuud waa legend marka loo eego khibradiisa, hufnaantiisa iyo sida uu isaga diiday inuu dibad aado oo dalkiisa doortay ilaa maanta uu ka mid yahay dadka fara ku tiriska ah ee khubarada ah ee dalka Jooga.

  • @maxamedibraahim.
    @maxamedibraahim. 20 днів тому

    Wallee masar abaal ayeey noo gashay

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 20 днів тому

    Aad iyo aad ayaan uga xumahay arinta Beesha Darood ama Harti maalinti Xurnimada la qaatay illa maanta ay diidan yihiin in la is tira kooba si Qabiil ah Qabiilada Somalia ugu yar in hadal badni dooda ay illa 1960ki ay ayaga hor taagan yihiin, waxaa ku dulman qabiila badan arkaya in dulunki la dulmiyay ay isku raceen kuwii horay wax u dulmiyat 4.5 waa qalad? Beesha Ciise xaq uguma la ahayn in Hal Xildhibaan Somalia ku yeshaan?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 20 днів тому

    Masha Allah Wll Prof. Baffo Alle ha ku xifdiyo Amiin yaa Rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 20 днів тому

      Aamiin. Abtigay cimri dheer oo cibaado suuban leh Allaha siiyo.

  • @ayubabdi8387
    @ayubabdi8387 21 день тому

    2da qeyba waan dhagaystay wasiirkana wax badan ayaan ka faa’iiday waad mhdsantihiin adiga iyo wasiirkaba

  • @abukarmustaf6410
    @abukarmustaf6410 21 день тому

    Maashaa Allah waa Barnaamij Qiime leh, Dr. Max'ed Cali Abokar Allah dhowro Xasuustiisa Maashaa Allah wax uu katagay Majirto, waayo Anigu waxaan kamid ahaa FEA. La qaatay December 1982. Ilaa December 1985.

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 21 день тому

    DADKA WAX KOMMENTIGA QORAYA INTOODA BADAN WAA ETHIOPIAN AF SOMAALIGA BARTAY OO SOMAALIDA ISKU DIRAYA. WAAN OGNAHAY SIRDOONKA ETHIOPIA IN LOO TABOBARAY ISKU DIRKA SOMAALIDA. DAD BADAN OO OROMO AH AYAA KU JIRA. NIN HADDA AAN DERIS NAHAY OO GARMANY AAN WADA JOOGNO AYAA ITUSAY WAXYAABO BADAN UU QORAY. MAALINKAAS AYAAN XAQIIQDA OGAADEY

  • @ahmedmohamud655
    @ahmedmohamud655 22 дні тому

    Baaffo.igu salaamzmohamed.AliA ucar

  • @abdulahiburhan1626
    @abdulahiburhan1626 22 дні тому

    Waa ninkiii ugu horeeyey oo darood ah oo runsheega oo aan arko

  • @mohamedjamadacar438
    @mohamedjamadacar438 23 дні тому

    Masha Allah shaqo fiican baad heysaa allaha kaa abaal marsho walaal.

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 23 дні тому

    Wanna mahadsan tihiin waa noo shegteen raas kamponi iyo koox araare iyo moryaan gereey iwm inaad sameyseen waa noo sheegteen. Oo kofiyad guduudi iyo nabadsugidii in aad cimaamado u so gelisten si aad mar kale somali u wareerisaan oo xukun ku fuushaan.. Lakiin ilaagey mar kale waa idin fashiliyay...

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 23 дні тому

    30 sano kadib tariikh la sameynayo, baafe jooji. Cbdulahi Y iyo Xuub sired iyo anigaa kaligey, somalia xil wa u dhibtay siday u mamuleen iyo waxay xamar mar kale ka sameynayeena Nadaara kaaga sheekeeyay. Naga jooji baafo waxa aad dhaqsslaha iyo waqtiga somalida ku dhumineyso, adiga iyo juxaa iyo jurinle taarikh kaligiin ma qori kartiin.

  • @TrikAdan
    @TrikAdan 23 дні тому

    Waxtarkiina iyo aqoontiina uga faaiideeya dhalinyarada soomaaliyeed

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 23 дні тому

    Mahadsanid mudane Baafo shaqo dhaxalgal ah ayaa qabatay. Dawladi noogama dambayn iyo karaamo toona kacaankii. Dr. Maxamed Cali Abuukar mahadaanid waan jeclaan lahaa inaad buugag qortid si lagaago dhaxlo, maadaa keydkii qaranka uusan jirin.

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w 23 дні тому

    barnaamij aad u qiimo bdan

  • @MohamedAhmed-jw9gi
    @MohamedAhmed-jw9gi 24 дні тому

    Waa xaqiiqo Dalkeena wali Hogaandhaba umasoobixin

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 24 дні тому

    Dr. Cabdi Axmed BAAFO , Hamiin feyllin" Jimma feyllin ", Mowliid barakeysin, Rabbiyoow kheershey nissi. Wareysigi Addi warreysati Dr. Muxamed Abuukar, runtti inki maggih darti dhaxalreeb jiilka hakoraaw " inni ku faaiddey sidaan" xatta unni oee jiilki horrih iya ku faaideysini . Dr. II Addibih edda in mahasintih. Dr. Muxamed Abuukar, way in malleyeey inni haayi qofki AMAANI Syaad Barre maddi ussi haaysidi FIDDINTA BEERO " Yuusuf Baadiyoow ii Xuseen Immana lisha qeeyayeen". FG : Muxamed Faarax inni iski LOOD hayeen iya in malleye. KAFTAN: Anni Addi owiin , Adiinih Ussi kowiin , " haddini LAMAADANIBI USSI NOOYAR sidde wall in jiraan " ? , may arri faddi . Eed ii edda in mahasintih. Asc. Meggin Allih.

  • @AbdullahiJama-h9s
    @AbdullahiJama-h9s 24 дні тому

    Mahadsanid Dr. Baafo. Waa barnaamijyada runtii loo baahan yahay in laga faaiideysto gaar ahaan dhallinyarada oo u baahan inay helaan xog rasmi ah iyo taariikhda ama marxaladihii ay soo martay dawlad dhiska Somaliyeed.

  • @ismailwarsame
    @ismailwarsame 24 дні тому

    Abdi ila soo xiriir si runta Shirkii Carta loo qeexo.

  • @AAY205
    @AAY205 24 дні тому

    Brilliant program

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 24 дні тому

    Arimahaan waa nasiib darro maxaan aan maqlayo. Agaasimuhu waa mahadsan yahay, waxaa kamuuqata daacadnimo. Ninka ladoodaya waxaad kadareemayisaa in uu qiildayayo musuqaas. Waa arin aan isleeyahay way fududahay in wax laga qabto haddii loo maro 2 wado. 1. Wacyi galinta ardada, waalidka iyo macalimiintaba, Gaar ahaan xagga diinta. 2. Waa Farsamo ahaan, waa in la adkeeyo ilaalinta imtixaanka, laga bilaabo dajinta ,kaydinta iyo qaybinta imtixaanka ciddii kuxadgudbtana sharciga la horgeeyo, ciqaab adagna laga dajiyo.

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 25 днів тому

    Asc digtoorku wuxui ahaa mareeyihii mashruuca fidonta beeraha

  • @Faynuusmacalin
    @Faynuusmacalin 26 днів тому

    Janaral insha qarshe umada waa kaa dharagsantahy madaafiicdii goobta ee xabashida jabiyay inaad hogaamineeysay nooloow walina qibradaada laguma maarmo

  • @engahmedhajifarascade5046
    @engahmedhajifarascade5046 26 днів тому

    Awoowgaaan allaha barakeeyo wllhi wn qoslay , marna wan yaabay taariikhda uu ka sheekaynayo .... wxn jiraa 28 jir plz tariikhdaaan noo soo badi adeeer 😂😂😂😂😂😂😂 somali waa baqdaa ma xishooto run badanaaa .... wn ku slmay adigga iyo awoow wa ha la waraysanyo waa nin qiimo baban ..wxna isku ma nihin wn iska soo booqday youtube kaaan hhhhh😅

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 26 днів тому

    Asc, haddii ay diiday punthland shirkii cara , oo waqtigaa SSDF maamulaysay, ayaa qaateen go‘aankii Tigrey ga ee Myliz sanawi hogaaminayey, ayaa Hawiye iska sareen , maxaa diiday in amxaaro iyo Aby Axmed ladiido,

  • @Awoowe21
    @Awoowe21 27 днів тому

    Hada iigu horeysa Chanel Kan, aadna waa ugu faraxsanahay in dadkii hore ee aqoonta kala duwan u lahaa qaybihii aqooneed aad wareysataan. Waa salaamayaa Ditoor Maxamed Cali Abuukar oo aan bartay aqoon guud ahaan wakhtiguu uu ahaa Maareeyaha Mashruucii Fidinta Beeraha. Alle caafimaad ha idinsiiyo iyo nabadgalyo dhamaan. Mahadsanidiin.🎉❤

  • @AbdillahiIsse-k1j
    @AbdillahiIsse-k1j 27 днів тому

    Digtoore. Agrario malaha waa beerasho, laakiin qaybaha badan aad af Talyaniga ku sheegatay maxay ahaayeen?.

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin 27 днів тому

    Dadaalka halkaa ka sii wada Mudane Baafo.

  • @Soulpoul
    @Soulpoul 27 днів тому

    Dhaxal reeb: abaalkiina wax lagu gudo maleh. Horey usocdo, ilaah ha idinku garab galo shaqadiina ❤

  • @aladifmohamedabdi8694
    @aladifmohamedabdi8694 27 днів тому

    Waxaan jeclaan lahaa dadka inuu magacyadooda noo sheego si aan u kala barano dadkaas🥹❤️😊

  • @aladifmohamedabdi8694
    @aladifmohamedabdi8694 27 днів тому

    Dadka badanaa maxay uga maqan yhn meelaha cilmiga iyo taariikhda laga helo🥹🥰💪❤️