Qorista farta soomaaliga 1972 Idaajaa Iyo Heesihii Iyo Gabayadii Suugaantii La Tiriyay Dhaqanka Iyo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 січ 2021

КОМЕНТАРІ • 63

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 3 роки тому +17

    Danta lagama sheexee
    Sharaxiyo higaadiyo
    Tobankeena shaqal iyo
    shibinaha ha moogaan 💪😘.
    Aad baad u mahdsantahy jalle adiga io macalinkayaga dhaqanka iyo hiddaha ee Ahmad faarah Cali idaaja 🙏🇸🇴

    • @cabdimajiidkhadar6631
      @cabdimajiidkhadar6631 Рік тому +3

      "Danta lagama sheexee
      Sharraxiyo higgaaddiyo
      Tobankeenna shaqal iyo
      Shibbanaha ha moogaan."
      Maasha Allaah ILAAHAy baa mahad leh.

    • @kudhiaxmed6238
      @kudhiaxmed6238 8 місяців тому +1

      2 sano ka dib

  • @qodarabdulahi9311
    @qodarabdulahi9311 3 роки тому +11

    1972 waa sanad Qiimo iyo Qaayo leh iyo Dhirtii wadanka lagu Tallay Baa noo haray intii kale 1991 dagaladii Baa La diirtay mantana 2021waa eebow Nabadbaadi

  • @daahircumar6912
    @daahircumar6912 3 роки тому +5

    Ilaahey waa awoodaahe dawlad caadil ah oo awood leh ha nasiiyo

  • @mohamedismail7437
    @mohamedismail7437 3 роки тому +5

    Manshalh alle haka jasa I siiyo waqtigaad galisayna

  • @robleidle2623
    @robleidle2623 2 роки тому +5

    AHUN Xasan Shiik Muumin
    Taariikhda qarada weyn
    Afkeennii ka qatanaa
    Qaayaha uu leeyahay
    Dunida ka qarsanaa
    Qorrax baa u soo baxdoo
    Mugdigii ku qoofalnaa
    Daahii ka qaaddaye
    Qalinkaaga ii dhiib
    Erayada aan kuu qoro
    Qumaati uga bogo oo
    Fartii qalaad ha moodin
    Carrabku qaldi maayo
    Sidii caanaha qurquriya
    Heestii barashada farta astaanta u noqotay ee 50 gu ka hor lagu furfuri jiray barnaamijyadii qoraalka farta ee Raadiyo Muqdisho & Hargaysa.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 роки тому +5

    Qarni Joog noo soo badi Bernaamijyada Noocaan ah... Faafintoodana anaga nagu daa... Waa balan inaan sii gudbiyo.

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 роки тому +3

      Aad baad U
      Mahadsantahay Wall

  • @fardusabdulqadir6829
    @fardusabdulqadir6829 3 роки тому +10

    Masha allah cimriga iyo caqliga Alle haku barakeeyo Mohamed Farha Idaajaa Aamiin.

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 роки тому +4

    Aad iyo aad baad u mahasantahay walaal. Aad baan uga faraxsanahay luqadeena iyo dadkeena.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 роки тому +5

    Maashaa Allah waa Barnaamij qurux bdan oo muhiim ah.

  • @abdihakimmohamedali9255
    @abdihakimmohamedali9255 3 роки тому +6

    Mansha allah dawladii kacaanka

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 Рік тому +3

    Taariikhda qarada wayn
    Afkeenii ka qatanaa
    Qaayaha uu leeyahay dunida ka qarsanaa
    Qorax baa usoo baxdoo
    Mugdigii ku qoofanlnaa
    Daahii ka qaadaye
    Qalinkaaga ii dhiib
    Erayada aan kuu qoro
    Qumaati uga bogo oo
    Fartii qalaad ha moodin
    Agabku qaldi maaye
    Sidii caanaha qur quriya.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 роки тому +3

    Idaajaa... Qarni joog waa yahay.... Codkiisuna isma badalo.... 6aad keygii bn ka maqli jirey Raadiyaha... Murtida Redyowga.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 роки тому +3

    Mahadsanid wllo barnamijyadana nosoo badi halkaad hiigsanayso waad gaariye

  • @CPD19
    @CPD19 3 роки тому +3

    Wlll QARNI JOOG alla hakaa abaal mariyo adiyo axmed faarax
    hanagga ka la jarin bartaa noo Soomari

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 3 роки тому +2

    Idajayoow hit o joog una Sara kac so nooleynta afkeenii la asaruurey.

  • @user-ev9th3hi3y
    @user-ev9th3hi3y Місяць тому

    Waawax qabadkii qiima lahaa ee lagadhaxlay xukunkii maxamed siyaad barre alayarxamahu

  • @qawraxsamawade9064
    @qawraxsamawade9064 3 роки тому +3

    Waa inoo mihiim inaan barano dhaqanka

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Рік тому +2

    "Haddaa taqaan bar haddaanad aqoonna baro."
    Halkuggii xilligii far Soomaaliga
    la qoray la adeegsanayay.
    Sidii caanaha u qudhqudhiya.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 роки тому +5

    Kuwii Kala daadiyey nimcadii lagaaray illahay baa kaxisaabidoona haday soomaaliyi illaahada dawlad jirilahayd aadbaa loo noqonlahaa barwaaqosooran hadana baryo ayaa baabi,isay soomaali

  • @HomemartLda
    @HomemartLda 8 місяців тому

    Ilaahay ha unaxariisto aabo Siyaad Barre gadaashii dawalad iyo siyaasiyiin wadiniyiina maanu arag

  • @mommaymuun8745
    @mommaymuun8745 3 роки тому +3

    Masha Allah

  • @aaminaarab5049
    @aaminaarab5049 4 місяці тому

    Mnaallhh

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r Рік тому +1

    Waa xiligiii aanu ka faani lahayd inaan af ingriisi ku faano

  • @XuseenMaxmed-ld1zs
    @XuseenMaxmed-ld1zs 6 місяців тому +1

    Guuleeyso insha Allah

  • @dagan1122
    @dagan1122 3 роки тому +5

    Su aal iga jawap
    1=xagad Ku noshay
    2=ma odey weyn baada tahy
    3=maxa sawirkaga loo arki wayay
    4=magacaga oo saddexan isheeg
    Wada mahad Zan tahy 😊💓🙏

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 роки тому +7

      Nio Qofkaan Waa Axmed Faarax Cali Idaajaa Qof Kastaa Yaqaan Maqalkiisa Iyo Muuuqaalkiisa Waxa Uuna Ku Noolyahay Kenya Waaanaa Nin Weyn Oo 30 Iyo Dhowr Sana Kahor Radio Mogadishu Ka Shaqenaayay Welcome 🙏

    • @dagan1122
      @dagan1122 3 роки тому +5

      @@Qarnijoog thank you wllo Aqoon uman lahyn ani

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 3 роки тому +5

      @@dagan1122 wllo UA-cam ka hadaa ku qortid idaajaa wu soobaxayaa sawir kiisa iyo muuqaal kiisaba wu kuu so bixin wuxuu kaloo ahaa ninkii ugu da,da yaraa gudigii qoris afsomaliga

    • @abdihakiincllaahi2287
      @abdihakiincllaahi2287 2 роки тому +1

      @@Qarnijoog
      f

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Рік тому +2

    VIVA FARTASOOMAALIGA

  • @khaliifcawad611
    @khaliifcawad611 2 роки тому +2

    Gabayadii axmed sheekh jaamac

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 3 роки тому +2

    Caanuhu wa gaajo tirit iyo nolosha nafleyda intiisa badan.

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r Рік тому +1

    Tariikhdeena an ku faanno imika waxaan deganahay dalka jarmalka ama( Germany ) sidey dadku u yaqanaan waxaan ahay tariikhyahay waxaan badhaa qarniyadii tegay iyo dhacdoonyii layab ka lahaa markan tarikha rer galbeed ad u baadho wan niyad jabaa somaliyey tarikhdee hala qoro oday cid walbood ka qori kartaa waa iga telo

  • @nastexomohamud7231
    @nastexomohamud7231 3 роки тому +8

    1,039 views
    49 like
    Somaliyey sidaan wa ceeb
    😥🤔🤔🤔🤔

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 роки тому +4

      Aad Baad U Mahadsantahay Dhib Malaha Inkastoo Channel Ku Bilow Yahay

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 роки тому +2

      @@Qarnijoog Waa Runtaa Aniguba shalaan heley... Codkii Idaajaa mrkan maqley bn farxey waayo VOA ayaan ku jeclaa.... Waddani dhab ah... Waa igu balan inaan sii faafiyo Channalkiisaan qiimaha badan.

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 роки тому +2

      Masha Allah Mahadsanid

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 3 роки тому +3

    Gumaysi iyo lajire guushayada ninkii neceb fartayadu ninkay gubi gidaarka madaxa ha kudhuftee maxaa iga galay
    Waxba

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 роки тому +2

    Taa gabaygu ka hadlay ayaa manta haysata dadka soomaaliyeed inlaysu soonoqdo dalka Dib loo wada difaaco oo hadal laysku fahmo

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 4 місяці тому

    Gidaar madaxa haku dhuftee maxaa iga galay singub AHUN

  • @xasanaxmedxasan.8092
    @xasanaxmedxasan.8092 Рік тому +2

    Heestaa intro ga ah mageceeda yaa garanaya

  • @ciisexuseen
    @ciisexuseen 3 роки тому +3

    Qarni joogow qarni joog♥️

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 Рік тому +1

    Mahadsanid

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 3 роки тому +2

    Afqalaad aqoonta miya ma ahe'e wa ninnkii Eebe gasha,taas waxan ula dan leeyahay inan idin xusuusiyo "Inte ku dambeeyey cilmi ku barashadii afkeenii Hooyo,so Idinkula muuqato in weli aan la intafaacsanin maaxdii Afkeena?!!

  • @xasanaxmedxasan.8092
    @xasanaxmedxasan.8092 Рік тому +2

    Music ga muqalkan lagu bilaabay heesta leh magaceeda yaa yaqaan

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 3 роки тому +3

    Himilo faya-dhowre zoonotic civic education awerness deaf language arts center unhcr UNICEF who ministry of health somalia

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 3 роки тому +2

      Zero open defacation now horn of africa

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 10 місяців тому

    Somaliland

  • @nimanmowlid6309
    @nimanmowlid6309 6 місяців тому

    Somali mansabkeeda
    Waxa waxtaray
    Mustaqbalkeeda fog
    Ninkii farta afka somaliga qoray
    Kii black howk down riday,

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 10 місяців тому

    Somaliland