Hadii binaadam ka ku abtirsadan ilma nabi nux csw dadkii rumeeyey nabi nuux oo doonta lasaarnaayeen ayagane ilma nabi adan miyee ku abtirsadan hadii ay jiraane yaase kafaracmay dadkaas
I wish I were able to find a place where I can study this language. I know they are talking about the Bible and the lineage of Ham. I bet it's very important and interesting. Maybe one day.
Feesal abroone masulsarre tariqda aya kuuxusidonto halkey Somali usobaxay aya tahay Masha Allah
waxaan haynaa meel kutaal dalka somalia gaar ahaan gobolka bari magaceeduna yahay (xabaala anbiyaad) oo qabuuro waawayn kuyaaliin,waxaa kale oo kuyaal magaalo aasantay.
Waaq waaq waaq ❤❤❤
Masha allah abrone allah hakudhowro
Merci Mr abroone.
Hadii binaadam ka ku abtirsadan ilma nabi nux csw dadkii rumeeyey nabi nuux oo doonta lasaarnaayeen ayagane ilma nabi adan miyee ku abtirsadan hadii ay jiraane yaase kafaracmay dadkaas
Sxb suaalaha qaybo kamida comments uga jawaab dadka si ay dhiiri gelin kaaga helaan waadna kumahadsantahay aqoonta aad noo fa idaysid markasta
I wish I were able to find a place where I can study this language. I know they are talking about the Bible and the lineage of Ham. I bet it's very important and interesting. Maybe one day.
Very close approximation of the subject but way before the bible.
Ilaahey ha idiinka cafiyo beentaan cad
Faysal abroone nasab kaamila baatahay soomaali dhab ahna waa tahay kusoco
gabay uu tiriyay abwaan soomali ah ayaa leh buraha golis doonta nebi nuux halkaa ayay farisatay wilina tariikhdeedana walaga helayaa
dinta culumada aya la waydiin jiray hada ma sheko xariro ayey noqotey
Ninkani waa kiristan adiga wareysanaya malamid baad tahay
Ma iska leedahay mise waahubtaa inuu ninku kirishtaan yahay?