Qabaa'ilka kala ah D. Mirifle, Daarood, Dirka Koonfureed iyo Beesha Hawiye inta Somalinmada u hiilisa, ee X. Sheekh an hayb qabiil aawadeed ugu hiilinayn. Waa in ay gacmaha isqabsadaan oo ay ka caydhiyaan hoggaanka qaranka somaliyeed, intuuna bad iyo barriba wada iibsan...!
😂😂😂😂😂😂 qosolkiiba iga batay, 20tanaa dhalay ciyaal weeraana ka dhigay ee xasanaw canshuurtaaydi aad cruurtaada wax ku badhay meel hagalaan meshay ka shaqayn lahaayeenaa la iska rabaa! 🫢 Waynakaa haday curaty. Well done odaygaasow.👍 Runtii Xasan shiikh uma baahna dhaleecayn io habaadhtoona ee gacanta in laga qabto ayuu u baahan yahy, waayo isagaaba isu jawaabaya hadalkiisuna hadagana. Waxbaa khaldan
Maxamed siyad barre illaahoow u naxariiso wakaa xasan sheekh qirayo wanaagiisii
Sayniska meesha ay latigi lahaayeen AA layska rabaa
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Aabihii umada somaliyed marxuum muxamed siyaad Barre allaahu marxim janatul fardowsa daa,iman abadan aaammmiiinnn 🤲 aaammmiiinnn 🤲 yaa Rabal caalamiin
Thanks 🙏 ❤madaxweyne Siyaad Bare janadii fardowsa Allah haku geeyo agoonta iyo dadka dan yarta ah sidaa ayaad u xanaanayn jirtay ❤Xassan dal xaraashena guryihii agoonta iyo haweenka, hantidii dawlada, qubuurihii,sumcadii dalka,magacii iyo ciidankii Somalia intaba wuu cunay walina waxbuu xaraashayaa dhalin yaradiina ayaguu iska horgeeya oo is laaya yiri😎Allah Somalia madaxweyne daacada ha u keeno Aamiin🤲🤲🤲😍
Kkkkkkk keep going geesi guuleyso 💙💙💙💙👍
Wadameer. Dhargay. Wajimale
ODAYGA XASAN TUUG U JAWAABEY GEESISANAA😂❤💯❗️ WAA FARIID❤. HALA BAACSADO UBADKA XASAN AYAX😊😂. GOOD JOB.
Boodhariga caashaqa
Aadbaan kuu salaamayaa darwiish ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guulayso weligaa
Wallahi wa inan gumeed ani taarikhdisa mooryankan ma aqoon manta ka horow runti
Waxaasaa dawlad ahayd,ilaahay ha u naxariisto madaxwaynihii umada somaliyeed mohamed siyad bare
A.Bodhari WCS kusoco soo tabi Mamulka Mooryanta Ayaxa bahaan.
Allah SWT ha u naxariisto Aabe Siyaad Barre ❤ laakiin abaal laawe meedhan sida Xassan Sheekh oo kale baye Soomaali noqotay
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Odeyga waa wareeray
Siyaad bare allaha unaxariisto laakiin odaygan abaal maleh
ODAYGA XASAN TUUG U JAWAABEY GEESISANAA😂❤💯❗️ WAA FARIID❤. HALA BAACSADO UBADKA XASAN AYAX😊😂. GOOD JOB👍🏻👌
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waa sax DURBAANKII LA XADEY MEESHII LAGU YEER8N LAHAA BAA LA ISKA RABAA XASAN DHIIQO
Xasan wuu jiran yahy wan xaga maskaxda ???? Caruurtisu Meey daweyan Abohod??? Haday waxa bar teen
Ilaah ha u naxaristo abo siyad amiin yaa allaha 🤲😢💔😭
ASC hasbiyaallah Allahu akbar 🙏🕋🙏 somaliyed Allaha kuxafido GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴
😂😂😂😂😂 Hassan dhiiqo ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah
😂😂😂😂😂😂😂 Soomaaliya haloo duceeyo kkk
ADKAATAY😂😂😂😂😂😂
Ninkasi. Jawabtiisibusiyay
Subxaana laah
Waa maadays aduunyadu dadkuna way matalayaan
Waa runtaa 😂😂
WAA SAX SIDA UU U HADLEY
NINKAN XARUURTA XASAN MEESHEY MARILAHAYEENBA LA RABA
Badana waan difaacaynaa
Yaa ayuhal munaafiqiin xasan culusow mujrim Naclatallaah caleyka 💥💢
Absolutely this is true ✅👌💯✅👌💯
Legend poodhari🙏🙏💯
dila dila munafaqa inofanay xaqeena lunsaday khayru masuul khainu wadan moryana qabta dila bag🤣🤣🤣🤣💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴🙏👍👍
Wale xasan dhiqo waa xijabtay isaga iyo moryanti uu dhalay ee dhulka bobsay
😂😂😂😂😂😂😂 isiiiii sisnta iimey kusoco libaax
Qabaa'ilka kala ah D. Mirifle, Daarood, Dirka Koonfureed iyo Beesha Hawiye inta Somalinmada u hiilisa, ee X. Sheekh an hayb qabiil aawadeed ugu hiilinayn. Waa in ay gacmaha isqabsadaan oo ay ka caydhiyaan hoggaanka qaranka somaliyeed, intuuna bad iyo barriba wada iibsan...!
Dadkan nabsi ayaa laga jarayaa. Shalay ayeey aheyd markii ay lahaayeen Farmaajo waa Mareexaan iyo 1991 ayaa loo noqonayaa. Wallee Hawiye iyo Daarood 1991 isma dilin. Wax Yar oo deganaa Xamar ayaa la iskugu tagey.
Hawiye Wuxuu Yaqaan Sida Loogu Aruursado Hoobiye & Madaafic President Farmaajo Aaway Habrihii Tiibashada ku Dhaaran Jiray Waqtigii President Farmaajo
Nabsigi farmaajo haya
😭😭😭😭😭subxaanallaah😭😭😭😭‼️😇⁉️waa yaab
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤ jimco Mubarak ❤❤❤
Walahi wa qosley bodheriga cashaqa. Marku yiri caruurtada meehay Mari lahayen aya laraba.
Xassan xaaraan ciyaalkiisa haladilo
Maxay kaa sameeyen caruurta Xasan?? Fadlan wax barta
😂😂😂😂😂😂 qosolkiiba iga batay, 20tanaa dhalay ciyaal weeraana ka dhigay ee xasanaw canshuurtaaydi aad cruurtaada wax ku badhay meel hagalaan meshay ka shaqayn lahaayeenaa la iska rabaa! 🫢 Waynakaa haday curaty. Well done odaygaasow.👍
Runtii Xasan shiikh uma baahna dhaleecayn io habaadhtoona ee gacanta in laga qabto ayuu u baahan yahy, waayo isagaaba isu jawaabaya hadalkiisuna hadagana. Waxbaa khaldan
Xasan wuxuu canbaareeya dowladii wanaaga ugashay wuxuu kaabaal dhacaa mar kasta kuwa ladagaalamo madaxweyne kadhiga
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran iyo xamze marxun iyo adam madoowe tuugada argagixisodaa ah
Dalkena dagal sokeyo buu galiyay xasan urusamalow 91 iyo qabil buu dalkena ku celiyo 😢
Walaal hadilaan waa gaalo kadhalayna amxaarbuu badii siiyaye hadilaan hhhhh waa sax anigaba garacaas xassan awood aan kufilayn waayaye maan daayeen g
Gaaajadu kusokooray illawiilalayahay waa daameer d5
Iskumiidamah xaraamii
😅 maha kashaqeyn lahayeen😮
😂😂😂😂😅
Hassan sheikh financial ad ayuu qaadan jirey 😂
Eegeey maxaa laga wadaa
😂😂😂😂😂😂😂dhashiii xasan waa loo yaabaa waa ka qaxayaan xamar khasab
landheere ku fasaxa. labaatankaga wiili ilima xasan dhiiqo👁️
Walid dambe oo caruurtisa dagal u diro yusan jirin wayo kuwisa wax barasho ayu u diray kuwinana dabka ayu kushubay😢wa nasib daro😢
Walahi waruntis Qofki lawgakaguba xagashablagaguba hadad dadka xaqisa waxkubartay
Xagay kashaqayn donan.
😂😂😂😂😂😂
Odoygaan. Ok. Ma. Ahan. Ee iska. Qabtaan. Haawiye😂😂😂
Xasan biiq adiga intaas wax u'eg xitaa masameysay illaahey umada hakaa qabto.
kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂
Wax uu bartey ma jiro oo aan munaafaqnimo ahayn waa sheega ma xishooda balaayo ku degtay indha adkaa foolxumo la ooy
Mayee jihaan caanjeelo dubey bay baratay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkk😂, Abgaalkale, kkkkkk.
Ilaahay ummadaab xaqa ha garansiiyo.
Soomaali 40 sano oo tiih ,ayay ku jiraan, bale eeg geeskasta dagaal sokeeya ayaa ka socda, goormee Soomaali ka waynaandoontaa dagaal.
Kkkkkkk❤❤❤
sodhwow wlal waron xasan tuug llhi h ngaqbto
Waxa weden ka rogeyba waa kuwii wax la barey
👍👍👍👍🤣🤣🤣🤣🤣
Hawiye waa funny farmaajo waa mareexaan iyagaa laga hayaa maantana ciyaala weero ayay noqonayaan awalba qaar baa weero iyo mooryaan ahaaye waxay is lahaayeen waad la cunaysaan araa hala soo wada baxo
😂😂😂😂😂😂😂
Boodhari maxaa idinku Dhacay Adiga iyo Kabtan ayuub Ceerigaabu u istaaga Qayla dhaamiya warsangali Albaabada kugaraaca
Abti bodhariyow ninka hadalka kudar dheh kuwayagu meeshay wax kubaran laHaayen adigaa gatay ama dumiyay
😂😂😂😂❤
Kkkkkkkkk
Kkkkkk
😂
Arreey, xaad ugu mashquulsan tahay MD XSAN DAL-XUREEYE.
Waar dagalka ceergaabo ka sheekee iyo jabkii dhulbahante ka sheekee😭😭😭😭
Boodhari!! Cayda jooji Sikale wax -
uga sheeg !! Laakiin Afla gaadadu
Waa xaaraam !! istop to talking!!
Like that !! Plz !! Odayga Saas !!
😂😂😂
😂😂😂