XOG CULUS:-MAREEXAAN OO ISKA DIIDAY QORSHIHII XASAN SHEEKH EE GOBOLKA GEDO,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 3 години тому +1

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 💪💪💪💪💪🦁🦁🦁♥️♥️♥️🥰🥰🥰👑👑👑🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 6 годин тому +1

    Asc C Balwaan Runtaah sheegtay hadii wax lagu qaadanayo you are Right guuleeyso walaal

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 6 годин тому +1

    BALwaan isnot easy war cad ugu imow jir oo joog oo janada alla ku galiyo amiin🤲🤲🌴🌺🌴🌺🌴🌴🇸🇴🇸🇴

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 11 годин тому +2

    Maasha Allah Cabdulaahi Balwaan weligaa runtaad ka hadasha adigoo qabyaalad ka fog jazzakallah khayr halkas ka nin hiiftamayaaba ga hiiftamee

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 11 годин тому +2

    Balwaanow runbaad shegta maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu 👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 11 годин тому +2

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @YussufahmedDakane
    @YussufahmedDakane 11 годин тому +4

    Hassan sh sax iyo qalad makalakasayo wayo waa nin mirlaan ah

  • @burhanhussein3135
    @burhanhussein3135 12 годин тому +6

    Shalay waa waalna maantana waa waalan yahay.

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 6 годин тому +1

    Waa umadd 3 wax oo laga xaaraan timeeyay qofka muslinka Dhiigiisa maalkiisa sharaftiisa xalaal ka dhigto ayagoo qof dilayaan Ama xoolahiisa dhacaayaan ama caaynayaan ayay ku dhimanayaan soomaalida iLaahayow Qaatumo xumo ha nagu dilin yaanu ku dhiman aamiin🤲🤲🤲ka toobad keen danbiyada intaad dhiman Soomaaliyeey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahrafarah4674
    @sahrafarah4674 12 годин тому +5

    Jugtii Raskanbooni ayuu ku waashay duqa waa wareeray😅😅😅😅

  • @salaamahaashi5829
    @salaamahaashi5829 10 годин тому +2

    Mareexaan sidaad u waanisay waa ku mahadsanta

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 11 годин тому +2

    Wuxuu rabaa in uu baabi,iyo mareexaan

  • @kamalabdalla7737
    @kamalabdalla7737 56 хвилин тому

    Run sheege balwaan jigjigan kaasoo salaamayaa

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 8 годин тому +1

    Alxaqiiiiiiiiiqa

  • @husseinalio2437
    @husseinalio2437 Годину тому

    Wel done Mr balwan

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 12 годин тому +3

    Xasan sh.midh midh baa loo horkeenay wixii uu diiddanaa oo maanta wada yeelaya.waa fashil siyaasadeed.balse damiirkiisaa dhintaye waxay ahayd in uu is casilo si ugu yaraan biyaha wejigu ugu badbaado.
    Xasan wuxu u dhaqmayaa sidii qof ku adkaysanaya khaladkiisa iyo fashilkiisa waayo ma jiro hayadihii sharci ee la xisabtami lahaa iyo shicib dareen waddani leh oo ku kaca

  • @abdikadirdaud860
    @abdikadirdaud860 12 годин тому +3

    Xasan sheekh waa nin walan isbitaal ayuu ubahan yahey

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 12 годин тому +3

    Xasan Afkiisa iyo qalbikiisa iskama warqabaan, Shalay iyo Maanta keeba sax ah?

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 6 годин тому

    Ninka SHiineeska waa runtii Soomaalida balwaanow waa xaaraan quutayaal 100/70

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 6 годин тому

    Xasan aqligiisa wa foorara hadana wuu ku jabi insha allah.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 11 годин тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shalay labadoda afkoda iyo dhagdoda isma maqlan waxey gabey u ahayan mw jubland ahmed madobe odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho mantay waxey naga dhaciyan surkala maha ya warkina dhagasanaya tuug ba tihin wlkn abdulahi balwan reer gedo jubland runta ayey u shegan fartaag waxa lagu yiri joji waxa dadi

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 4 години тому

    waa khaainu wadan tuug xasan munafaq 10 wajile odayjirjirole khayru masuul tuug tii horana naf nooma hayn tana kabadaran isirbegsi nacayb ogadeen cuqdad dulmi baidinka buuxa waxa idinka liita kuwan khayanadiina ogeeyn ee idiin adeega duli lkn ogada tiihorena way kashifmen tana way kashalayn nacaybka ogadeen eeda insha allah xaqudirir wadsni daacada libaxyada ogadeenka xslaasha ah guul midnimo feejignaan wadajir guulaysta mujahid geesiyal guul insha allah cadawgina cagta hoos insha allah guul gobanimo🤲🤲🤲💚💙🤍🔥🔥🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁💪💪💪💪🔥🔥♥️♥️👍✌️🙏

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 12 годин тому +1

    Balwaanow ninkani cilaaj buu u baahan yahay kuwii doortay nacdali ha ku dhacdo

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 4 години тому

    Waa damiir isma dhageysto

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 6 годин тому

    Waxaan dhihi lahaa ummada soomaaliyeed qaatumo xumo ha ku dhimanina joojiya you

  • @mohamednoormao799
    @mohamednoormao799 12 годин тому

    Xasan shiikh haduu damiir lahaan lahaa waa is casili lahaa waayo waagii mucaaradka ahaa hadaladiisa oo dhan waa shali ii maanta oo iska soo horjeeda

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 10 годин тому

    Balwan,xassan Munaafuq sidiisaba eed malahan sababtoo ah,hadaba nin waalan cidii ku daba feesha baa ka daran,hadaba dadka daba taagan baa ka liita😢

  • @AbdirahmanOmer-ox2qz
    @AbdirahmanOmer-ox2qz 8 годин тому

    Walayskudhexyaacey

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 7 годин тому

    Xasan guurguurte waa xasan is badbadalaayo jirjiroole 👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 11 годин тому

    Axmed madoobe Waxba iskama bedelin wàa Sidii Shalay Uun lknse waxaa is bedelay dantii xasan guurguurte iyo Xamse marxuun

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 6 годин тому

    Xasan dhiqo waxa ka xun oo kaliito
    Kuwa uu isticmalayo eeuu leyahy orda oo rerkina soo baabaiya dab ku shida .maxaa hamze loolayabanaa wataa fartaagbo rerkisii dhiigoda daadinayo .

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 8 годин тому

    Manta reer gedo yan xasan cunaaye la maqlin cadawgii gumeeyay reer sede qasatan gobolka gedo waa xasan cadaw aan isaga aha mskeheyn miyay hilmaamen

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x Годину тому

    Mariiraanow iska ilaayiya xasan toban shaatiile yuu caqligiina ku ciyaarin asagaa caqligiisa ku ciyaaree war hee mariixaanow xasan meel cidlo yuu idin istaajinin

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x Годину тому

    War xasan waa nin waalan hadalkiisu ka soo qaad maleh waa waasimow

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 10 годин тому

    Mareexa shalaya ku weeraya maaha miya ee buudooyinkooda weli dumisan maaha miyaa mareexan hadii inyar oo dhiiga ku jirito xasan dhiiqo yaanaya soo dhoweyesana iyadoo larabo in juballan oo wallaalohooda lagu garaaco duqan isagaaba isku markhaati furaya iyadan markhaati lloo raadin waxa isaga rabo uubaaba saxasan lkn cidina kama caqali badana ee iska cayadhiya horogalada xasan dhiiqo👁️

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 3 години тому

    Xasan sheikh iyo Axmed madoobe midkoodna yaan Gedo loo ogolaan! Buundooyinkii daadku qaadeen wali weey go’an yihiin . Nimankaan waa calooshooda u shaqeestayaal

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 12 годин тому

    Xasan shiikh.waa nin madhan meel looraaco gedo miyaanay ahayn meeshii uu markuu fadhiistay kursiga.uu cidankii ka soo qaaday cadowga u soo banayey mareexaan Bilaa damiir baa isaga iyo wixii lasocda salaanta katoogta

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 години тому

    Bal wanow waa wax lala yaaboarinka walaaqan ee mw kushega suxufi sare

  • @fatahomar7190
    @fatahomar7190 12 годин тому

    Waa nin is burinaya

  • @AxmednuurMacalim
    @AxmednuurMacalim 4 години тому

    Runbay.ubaahanyihiin.kuwa.riyada.kujira

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 12 годин тому

    Hamse inu tago baladweyne iisodidiya dadkan dilo kagulestay tusale dowlad iney jirin dowlad kalena lajiro labada goonaha oo matalan axmed madama gedo saxir uuyiri milatarigi lashaqeysanayay isagana waa itarxilay inuu yirahdo lonasoxiray ana kuxirtay cano ma daadshe canihi daadiyay maxa lolajeeda

  • @AbdirahmanOmer-ox2qz
    @AbdirahmanOmer-ox2qz 8 годин тому

    Khaladka waa n gado magoldhobaa marlin walbamaleyskuhastaa

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 12 годин тому

    Gedo hadii uu gooyo yaa u baahan meeshan qalalan, jubaland waa labo jubo marka maxay nagala maqantahay oo aan dhib ahayn, fartaag meel ha gaysto gedo

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 6 годин тому

      naayaa adiga Gedo iyo jubbaland dhilinimadaada
      ka ahaw

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 12 годин тому

    Wallaahi Hassan wuu ceeboobay maxay tahay ninkan xaafadaha iyo jikooyinka meeraysanaya, sidaas ma dawladnima, 😂😂😂😂 war Ahmed waa kaas libaaxa layrta jiifee iska celi, maxaa ka doontay gedo oo ka dul qaad reerka culayska

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 7 годин тому

    Xasan sowtuu yiri fedaral baanu nahay maamul gobaleedyada ha is maamulaan Dowladana korkay ka maamuleeysaa xaa dhex galshay xasan qabyaaladiiste baan dhihi lahaa putland iyo jubaland buu jimco kastaa ka hadlaa waxaa haayo Daarood necayb galmudug doorashaa ka dhacday kamana uuna hadlin calaashaan waa Hawiyo hirshabeelo kama hadlo waa lagu fahmay qandho fildaranee kkkkk ya mugaan warka waa hadyahay kkkk fadumo OG asxaabteyda boondheero waa 🆎 ar naga qabta odaygaan kkk