Daawo Ciidankii Ssc oo Dagaal Gaadmo ah ku Qaaday Ceerigaabo,Qorilugud,Oog Saf Balaaran..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 дні тому +2

    guuleysta guuleysta ciidanka ssc khaatumo Allaah weyn haidin xifdiyo haidin guuleyo

  • @AbshirYuusuf-v3k
    @AbshirYuusuf-v3k 4 дні тому +1

    Guul. Guul. Iyo. Gobanimo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 4 дні тому +1

    Guuuuuul SSC khaatumo dulka nooga xaaqa wasaqda from 5 D❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 Allaah ha idin barakeeyo

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 4 дні тому +3

    Libaxyo SSC Tageero buxda

  • @AaaJjj-h9e
    @AaaJjj-h9e 4 дні тому

    Guulayso suldaan aad iyo aad baad umahad santahay sida beesha daarood umiday naysid❤❤❤❤ siiwad adeer ilaa aad kagaadhno guul

  • @ismailyusuf6375
    @ismailyusuf6375 4 дні тому +2

    Hargaysa iyo Burco sowtii jiingadii xitaa la fujistay 1988.

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq 3 дні тому

    Wwwww war bal eeg dawladi somaliland sida lo galayo bal eeg waxa siida ugalayo na wa shacab laga mamulo somaliland war raga ssc wa libaxyo war wa loqira raga sxba yal ❤❤❤❤guuusha uqira

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 4 дні тому

    waar hadad awood hayso soo soco

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 дні тому +1

    Hartiyaw bal difaac gala oo xal xal raadinaya isaaqna waxaan leehay halkaa ha dhaafina caqligu ha shaqeeyo

  • @Cabdikaafi777Cabdikaafi77-i
    @Cabdikaafi777Cabdikaafi77-i 3 дні тому

    Ssc guuuul iyo gobanimo lakiin sheegada qabyalada iriir inaka daa sheekh

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 4 дні тому +1

    Maamulka Puntland ayaa Warsangali wuxuu ku furay buurihii Galagala ee Warsangali maamulka Puntland ku dhammeyn jiray. Dagaaalkii Laascaanood Majeerteen ayaa beel beel u soo hiiliyey SSC oo 21 cishe dagaal ku jirtay.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 4 дні тому

    Riyo faqash KHAATUMO KHALIIF ISLAANTII AY CALI KHALIIF WALALO HAYAAN

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 4 дні тому +2

    Muddaan duullaanki iyo
    Dabkiyo layntii dhigee,
    Haddaanan Darmaanti korin,
    Haddaanan Duubkaygi xidhan,
    Haddaanu duullankaygu gaadhin,
    Iidoor afartiisa dacal ,
    Haddaan deegaankayaga,
    Inaad dib u sheegataan
    Sun iyo dacar idinku noqon.!
    Duullaankan galo haddaanan,
    Diiwaan taariikha qorin,
    Haddaanan buuraha dushooda,
    Dib kuugu ceshiimayn waayo,
    Haddaanan Deerada magteeda,
    Dib kaaga cashuuri waayo,
    Digada xoolaha haddaanan
    Dacalka kuugu gunti waayin.
    Haddaan geelii la oran,
    Wuxuu weydaartey Dubbur!
    La waayin rag ka dabatagiyo,
    Duullaan dhiirradoo ku baxa
    Ninkasti dirkii aanu u dhuran,
    Dawladihii baa dad simaye ,
    Nabadda aad diidaysaan,
    Haddaydaan iga durraaman,
    Darwiish dhab ah maanan ihi.
    Darwiish

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 4 дні тому

    SSC❤

  • @AbdiAbdilahi-n4n
    @AbdiAbdilahi-n4n 4 дні тому

    Warsan gali isaq power

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 4 дні тому +1

    Oday nacasa oo iska hadlay

  • @YasminAhmed-b4p
    @YasminAhmed-b4p 4 дні тому +1

    Daaroodoow dhilkiina ku ekaada Ceerigaabo isaaq baale iimaan sada halkiina caqligana u sheega Ceerigaabo kusoo noqon maysaane runta laqa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 4 дні тому

    Waa jihaad dagaalkan. Guul reer khaatumo

  • @AxmedYuusuf-gr1to
    @AxmedYuusuf-gr1to 4 дні тому

    Waa ragii girgireyaasha gurtay?

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 4 дні тому

    Ceerigaabo maaha laascaanod shuubo dhulmahante

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 дні тому

    WAR MUUSE AYAA DHAAMA OO WAAYO WUU CADAYSTAA LK HARTIGA WAXAA KHIYAAMEEYEY H.YOONIS EE OGAADA

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 3 дні тому

    Ceerigaabona ama Khaatumo iyo “somaliland” (intay dhul aan ma mid ahayn sheeganayso saas baa “ “ loo saarayaa) baa ku heshiin, ama 2duba way ka baxayaan ee reeraha wada daga baa ku heshiin ama dhulkaa lala simi, oo xabaalo bay noqon….
    War Isaaqoow firig-firig tiinii waa laga daalay, oo Soomaali baa idinka daashay, iskaba daa Daarood waqooyi….
    War ordoo dad kiina Soomaaliyeed dhinac ka raacaa ama xabashi wax ku darsada hadaad rabtaan… Amaan un ha la idin ka helo, si dhiigiinu iyo Aakhiradiina u badbaado….
    Waxaas rabtaan oo u dagaalamaysaan cidina garan mayso… Ilaahay baan idinku dhaarshee. Ma gaal, xariijimo, uu 100 sano ka hor waraaq ku xariiqay baad naftiina u huraysaan?…. Afrikaanka cawaanta ah, taas wali lagama hayo…. 🤦🏾‍♂️
    Subxaanalaah

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 4 дні тому

    Odayga qaadacul dariiq Buur Madoow Boqorow ugu yeedhaaya muxuu ahaa?

  • @Cabdikaafi777Cabdikaafi77-i
    @Cabdikaafi777Cabdikaafi77-i 4 дні тому

    Warka qabyalada kada today

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 4 дні тому

    Daarood hadaad tihiin iska ilaaba kelmada gob iyo gobonimo iyo cafis iyo naxariisto iyo siideeyn joojiya soomaaliya ma aha kuwaad horey u taqaaneen kuwa hada jira way ogyihiin in ay kugu soo duuleen aad ku dagaalameeysa dhulka as kooda nabad gelyo ku jira hadaad qabstaan dila ama xabsi dheer geliya .

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 4 дні тому +1

    Irirsamale waxa ka farabadan daarood laakiin daarood dagalka uma dhana qaarbaa cadowgii la shaqaynaya kii dili lahaa bari

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 4 дні тому

    Adeer waa umad gaajonaysa hargeysa waxba ma yaalan baahi ayaa tala

  • @hashiali689
    @hashiali689 3 дні тому

    Xaqiiqda dhabta ah ee socota waa 3 angle kii omar geele so dhisay qof caqlileh waa garan karaa doqona loma shegayo weli barnamijkii aya socda cida losocdana waa darood cidkasta oo cadow ah haday xataa Eithopia tahaye waxa kaga culus xanuunka xassan dhiiqo ayad ka garan kartaa waxkasta ay ku qadatona cost ahan wuu ku bixinaya siduu riyada uga dhabayn lahaa cidkastana waa lakashanaya xaraashka iyo boobka hantida qaranka iyo mida dadwayneba waxuu urabaa waa hadafka siduu uga dhabayn lahaa lkn waxuna ogayn xaqa ayaa markasta gulaysta wadanka uun ayuu meel xun ujihanaya aanu dib ugaso kicin hadan dad wadaniyiin somali ah lahelin runta usheegta dhankasta leh .

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 4 дні тому +1

    War beenta naga daa khaatumada seege khaatumadu dad iimaal .la.a way ka fogtahaye somalina wax ku biirin maysaane basaas ayaad ayhaydeen waligiina meel aad ka muuqataan lama .arag waxaad garan weydeen ayaad ka xaasidaysaan dad kaa horeeya

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 4 дні тому

    ilayn faan idaa kuma yidhaahdo

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 4 дні тому

    hooyadaa soomaaliyi wastay muuse maaha garaad garac
    .kun hadad helayso iyo barbaar halabsatoo fuula
    subax baad u heensayn lahayd
    howlyaraan subax

  • @SaraBilal-q8d
    @SaraBilal-q8d 4 дні тому

    😂 oo hadaa hargeysa iyo burco yaa gurtay😅

  • @mohnur341
    @mohnur341 4 дні тому

    Kkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ceerigaabo xoreeyo iskeen

  • @burhandini906
    @burhandini906 4 дні тому

    Dufow odey waalan oo khatumo xumo ku socda ayad tahay qabyaaladu ku dhimo

  • @MukhtaarMaxamedsagal
    @MukhtaarMaxamedsagal 4 дні тому

    Afqadhmuune Afqadhmuune

  • @SaraBilal-q8d
    @SaraBilal-q8d 4 дні тому

    Is dhameeya dabeed amxaaro ha idiinka dhaxasho dhulka 😂

  • @AhmedAli-nr2tz
    @AhmedAli-nr2tz 4 дні тому

    Ilàhow kala qabooji jimce

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 4 дні тому

    Ader dagaal dan nooma aha. Wada hadal. Warsangali iyo idinka gogal dhigta

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 дні тому

    𝒔𝒖𝒃𝒙𝒂𝒂𝒏𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉 𝒘𝒂𝒓 𝑯𝒂 𝒏𝒂𝒈𝒖 𝒎𝒂𝒅𝒉𝒂𝒏𝒊𝒏𝒂