Kaftanka Siyaasada 505, Arimaha hubka iyo Xildhibaan Mohamed Abiib

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Kaftanka Siyaasada 505, Arimaha hubka iyo Xildhibaan Mohamed Abiib

КОМЕНТАРІ • 181

  • @Raho339
    @Raho339 Місяць тому +4

    Xasan Sheikh Alle Hakaqabto Wllalaalahey Soomaaliyeed Aamiiiiiiiin Yaa Rabi
    From Dj Jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 Місяць тому +13

    I love Kaftanka siyaasda sidaa noogu qoslisiina waa ku mahadsan tihiin wariyayaasheena qaaliga ahow.❤❤❤

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx Місяць тому +31

    Hubkaa dadkii ilaahy u qoray ayaa haysta guul reer caabud waaq ee mareexaan guul ayaan idiin rajynayaa MAREEXAANOOW from ssc khaatumo jamaahiirta ❤❤

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Місяць тому +1

      Qasaaro ayaad ku farxeysaa reer cabudwaaq dhalinyaro badan bey wayi doonan hubka meeshuu ku bato dhalinyarada ku yaraada

    • @TahlilMohamed-qq6nt
      @TahlilMohamed-qq6nt Місяць тому +1

      Abtiyaalow ano re gurceel ah waxaan idin leeyahay Alaa idin la soo raadaye yaan la idinka qaadin anagana hanala so aadina adinka ha isku leynina meel isugu geeya cid idin imaan karta maleh dadka shacabka ah qaada

  • @HindaHusen-vq9iy
    @HindaHusen-vq9iy Місяць тому +5

    Xassan sheikh Allaah ha hana dhaafiyo Somaali dagaalsan dunidana ladagaalsan baan maraynaa maanta

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 Місяць тому +13

    505 thnks ali harare

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Місяць тому +8

    Ilaah doowlad kheyr qabto tan ha noogu badalo walee xaalka ma fiicno xassan sh wax lagu tilmaamo lama yaqaan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    Qoor qoor illaah u diray mareexaan waayo waa la qiyaanaye allaxamdulilaahi

  • @sultanhuud8422
    @sultanhuud8422 Місяць тому +9

    Somali American TV guuleysta

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Місяць тому +7

    Alloow sahal amuuraha

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 Місяць тому +2

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa shaydaan eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    Cali iyo yaasiin scw

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 Місяць тому +3

    Maanta uma baahnin qori ee nowgu badala qalin iyo aqoon!!

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Місяць тому +2

    Dhashiikaha kii aad taqaaneen ma'aha waa mid casri oo qofka caadi uqaadan karaa halkii ilbiriqsina 1000 xabo ayaa kadhaceyso waa qoriga helakobtarta kuxiran oo kale waakii somaliya dabar goyn lahaa!

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    Viva qoor qoor❤❤

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому +4

    illaahay baa siiyay mareexaan hubkaa hadii shaadh daawladeed lagu weerarana dagaal qabiil baadhacaya walee daawlad majirto waa qabiil macal ciidanku maaha ciidan daawladeed adeer daarood waa diyaar dhaqdhaqaaqana sidhow baay ulasocdaan walee 1991,dagaalkii lasheegijiray beenbuh noqonayaa walee

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy Місяць тому +3

      Dagaal dadkaagu isku dhammeeyaan maxaad ka dheefaysaa, haddii se dagaal qabiil wax tarayo maxaynu ka helnay waa taynu 40 sano is qalanaynee?

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 Місяць тому +1

      Wallee caqli ma haysid

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 Місяць тому +3

    Sataal wanaagsan noo sadaaliya bilaa caleeg cali iyo yasiin ❤❤❤

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 Місяць тому

    Yarkan Yasin wuxuu halhays u leeyhay "Bisinka iyo Burdaha" !
    Arrinkaasi maaha wax fiican waana Shirk. Fadlan iska dhaaf ama culimada hala weydiiyo.
    Shukran

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Місяць тому +4

    Cali xaraare iyo yasinyare aad baa umhdsantihn sida bulshada Somaliyed xaqiiqda ka qarsoon ugu bandhitaan

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Місяць тому +1

    Islam is the way.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Місяць тому

    Mnsha allah salaan sare dhamaantiin, kaftanka siyaasada

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому +1

    Xasan dhiiqo waxuu rabaa somaliya inuu baabiiyo ilaahey haka qabto

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 Місяць тому

    Somali Amerikan TV waan odin salamey EN X.SH.M.Magurgurte waa khayanole Qaran ee halasoqabto wixisu waa ka badbadin waxase isweydin mudan Shacabka Somaliyeed mey isxoreyaan oo ay wadanka umidoban oo ay dafacdan Wabilahi tawfiq

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Місяць тому +1

    ❤🤍💚 waxaan leeyahay cali xadhaadhe madoo dhuxule ah yaa yaasiin Farndon wax kasheegaaya xishood yaasiin Farndon waa laan dheere❤🤍💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚💯

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    Waa run qoorqoor in lagu dirira larabay

  • @MohamedAbdullahi-l9m
    @MohamedAbdullahi-l9m Місяць тому +1

    Walaal yasiin bisiinka iyo burtigaa kaa daa
    Waa shirkii

  • @Arbehawd-ls6kc
    @Arbehawd-ls6kc Місяць тому

    Cali Xaraare barnaamijkaagu aad buu u qiimo badanyaha . Mahadsanid...

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Місяць тому

    Waa qoryo beeleed loo waday inay isku dagalaan mr guul

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Місяць тому +1

    Alqabyaala isaga shabaab ah

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому +3

    Hogamiyih Argagixisadah somaliyah ilahay bah kah shifay xasan munafaq ilahay ku dulay

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Місяць тому +1

    Soomaali col isu wada ah, adduunka la wada col ah.

  • @user-ew1tt6cz4s
    @user-ew1tt6cz4s Місяць тому

    ALLAH BAA KASHIFA MU,AAMARADA XASSAN SHEIKH HIS DOUPLE AGENCY UU UMMADDA KULO DHEXJIRO.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Місяць тому +5

    Mareexan is not easy kk

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    Subaxanallah

  • @munahassan880
    @munahassan880 Місяць тому +7

    Xasan ceeb maqabato wuu iska qoslaayaa damiirlaawe waaye

  • @user-mb5to3my6o
    @user-mb5to3my6o Місяць тому

    Guul wacan

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q Місяць тому

    Wallahi waa waxlala yaabo arintani. Xassan gurgurte shacabkii Soomaaliyeed wuu iski didhay. SubhaAllah meeshu dowlad majoogto 100&100. Allah waa cadaalad malaha mareexaan Sade iyo leelkase ayaa lagu dhamayn rabay hubkaa oo Allah ayaa uhiiliyey reer caabudwaaq inay bililiqeystaan Waa qalimo bilaash lagu helay Alhamdulillah 😂😂😂😂

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 Місяць тому +3

    Wcs asxaabey waad salaamantihiin dhamaan

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Місяць тому

    Kaftanka siyaasada maanta waa xasaasi

  • @AhmedSalah-yl1jw
    @AhmedSalah-yl1jw Місяць тому +3

    Hasan tuug iLaahay somaliya ha ka badbaadiyo

    • @AhmedAliSame-kaab
      @AhmedAliSame-kaab Місяць тому +1

      Ma Nebi ayuu ilaahay ku bedelayaa sow Tuug kale qabsan maayo waddanka.
      Ha ilaawin in adiga laftigaagu aad tuug tahay.ileen tuug ma xado tuug kale e.

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 Місяць тому

      Maxaa Somalia laga badbaadin dhimatayba ee

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 Місяць тому +1

    Xildhibaan maxed Abiib hadii muse shaydaan iyo reerkiisu weeraraan wexeyba arkeyney jileec samaroon maraa wxn lee yay ninkaas reer kiisa hakeceen

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Місяць тому

      HAYE, HALA IS QASHO!!!!!.NACDAL BAA IDIN KU TAAL, WALEE AXMAARADU IDINKA DHOW!!!!.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому +3

    Mashaa Allaah War Yaasiin yare Qurux ayuu noqday😅😅

  • @Somali-One
    @Somali-One Місяць тому +1

    *Aqli maleh kii aaminsan dawlada Somalia iyo Ethopia inay cadaw isku yihiin. Waa been shacabka loo sheegayo, waar wuxuba waxay ku heshiiyeen in shacabka somaliyeed isxasuuqaan inta soo hartana la xasuuqo dhulkana lagu wareejiyo Ethiopia. Shacabku ayagaa og cida xoraynaysa*

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf9623 Місяць тому

    Guulaysta

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Місяць тому

    Geeridii nabi Mohamed csw ma oga. Farton

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Місяць тому +1

    Mrs ali Harare you're so funny iyo waxaad isku darsatay Runta xaqiiqda ka jirta sommalia

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Місяць тому

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 Місяць тому +1

    Waxaasi waa camal maafiya sawmaha,weligeed koonfurta Somalia waxay ahayd casaabad iyo mafia dan shakhsi,tuuganimo musuqmaasuq waaba dhaqankooda ,qofka daacada iyo miskiin ahi waa nacas aan waxba kala goyn karin
    Hogaamiye wadini ahi waligeed ka soo bixi maayo

  • @user-eg6ux9tw7f
    @user-eg6ux9tw7f Місяць тому

    Yaasiin ma hawiya wuu ka xunyahay arinkaa hubka sidii hore maaha

    • @awwahab7595
      @awwahab7595 Місяць тому

      Kama xumee xalay shukaansi ku daahay

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Місяць тому

    Ac
    Ali xarare & yasiin
    Xasan culusaw wa ninkii dorashada kuso galay
    Qabyo ninkeda aya dhameystira
    Wa qabiiladii somalia oo la isku diro
    Waxan ka dhaxalnay damal jadiid & xukunka xasan culusaw

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 Місяць тому

    Xaqiiq ayad shegaysa cali dhere mr. Xadhaadhe

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su Місяць тому

    Asc.cali.xaraare.abti.kusoco.wad.warka.runta.guul.iyo.gobanimo

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Місяць тому +1

    Xasan maaha nin hogaamin kara umada siyaasadna ma yaqaan,

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Місяць тому

    Xilligi 91dii beesha Saleeban
    waxay xoog kuqabsaden Radio
    Muqdisho iyo dekedda xamar
    Waliba inta xaafadaha kuhare
    reysan, Alcadaala wuxu u qaba
    weli inay beeshiisa u uhayo
    xilka Radio muqdisho iyo
    Television-ka qaranka, !!!! Waa
    mooryan dowlad kuunoqotay.

  • @youngkoma1701
    @youngkoma1701 Місяць тому +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedafrax6393
    @maxamedafrax6393 Місяць тому

    Subxanallaah horta waa in wax la is way diiyo ma somali baa bad le mise etopiya badle see eynu wax isku way diin waynay

  • @rocky4066
    @rocky4066 Місяць тому

    AAWEY SOOMALI OO HESHIIS AH DUNIDANA LA HESHIIS AH

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Місяць тому

    Xabsiga somalia wa Fawda
    Kamiro maleh wayo dawlada xasan culusaw dawlad marabo wa jamciyad tugo ah war ka tashada oo somalia bad badiya

  • @Hurusocod
    @Hurusocod Місяць тому

    Maalintii aan maqlay , hub ayaa loo faraway, runtii waanka naxay, waayo soomaali iyaga ayaa cadow isku ah, oo isku isticmaali.
    Soomaali inta aysan dawladnimo ku fekirin, hawada hadlaan oo bal khilaafka ito nacayb dhexdooda yaalla, xal haloo helo, haddii kale sidaan ayaa laysku hayshaysanaayaa.

  • @CumarFarax-og9kv
    @CumarFarax-og9kv Місяць тому

    Xabsi yaran Aya jirta xaga dolada 17:13

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Місяць тому

    Cali Xaraarow sxb gùuleysa adiga iyo barnaamijkaaga

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Місяць тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉salan gobeed akhyarta 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому +2

    Xassan iyo kooxdiisa waa daalimiin balaayo ayey ka shaqeeyaan

  • @user-xl2pl4ry1y
    @user-xl2pl4ry1y Місяць тому +1

    Walahi ano afka ku haya tubakada bad kaso hadashay Masul nagamana Adan xishon 😂😂😂😂

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 Місяць тому +2

    xasan xumoow yaa xilka noogu dhiibay

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Місяць тому

    Medha dawladi ma jirto. Waa lays dhex yaacaya

  • @AbdikadirMohamed-cc9ft
    @AbdikadirMohamed-cc9ft Місяць тому

    Bisinka iyo burdaha ka daa
    Waa gaalnimo

  • @asadluckymen6927
    @asadluckymen6927 Місяць тому

    Thank you guys

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i Місяць тому

    Warbaahinta SOOMAALI American tv salaam sare
    Wararka aad soo tebisaan ee soomaaliya ku saabsan waa run
    Dhibaatadii waad taabateen laakiin xalki xagee jiraa?

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Місяць тому +1

    Guul

  • @mohamettjama0
    @mohamettjama0 Місяць тому +1

    Wararka isasoo daba dhigaa apdute sameeyaa please 🙏🏿

  • @kik728
    @kik728 Місяць тому

    Wadankii somali ahaaa Dowlad maka shaqeyso ee shacab ayaaa gacanta haaaya 😂😂😂😂

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Місяць тому

    Marka xasan dhiiqo yimaado baa dhiigu bataa ilaa xabaalihii baa ka yaabay ilaahay umada haka qabto xasan dhiiqo kasar kugu dhec idam ilaahay

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Місяць тому

    "Geeriddii Nabiga ma oga" 😅😅😅😅😅😅😅😅 odayga waa hore ayaa nalkii Ka dammay..

  • @jammane3880
    @jammane3880 Місяць тому +2

    Ayaamahan KS ku waa tusbax goay
    Warka soo daaya

  • @rocky4066
    @rocky4066 Місяць тому

    XASANOOW VILLADA ISAGA SOO BAX OO ISCASIL WAA IGA TALLO

  • @abdilahiayuu4362
    @abdilahiayuu4362 Місяць тому +1

    asc Xarare hubkaa Maxay Ka Og yihiin Madaxda Dawlad Deegaanka Soomaalida? Sada La sheegayo Liyuu booliiska Dds ayaa soo dhaweeyey

  • @abdisalaamahmed7928
    @abdisalaamahmed7928 Місяць тому

    Asc Ali Harare aan ku saxo Cabsiga dhexe sidaad u sheegtay ma ahan ee waxaa lagu daray Qaybo cusub oo si casri ah u dhisan xataa waxay waxay leedahay qolol lagu qaado maxkamad haddi aad doonaysid Sawir ka soo qaad

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Місяць тому

    XSn sheikh waxa lagu tilmaami kara keliya (neef) xoolaha waxba ma dhaamo

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 Місяць тому

    Somaaliya dowladi kama jirto, Xasan Sh. Wuu fashilmey e Hawiye ha bedelaa si loo badbaadiyo wadanka, hadii kale qaran Soomaaliyeed kama dambeynayso!!!
    Wax kasta wuu fiiqdey, wuu xaraashey wadankii!!!
    Alloow adaa awood leh e na dhaafi(حسب الله ونعم الوكيل)

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Місяць тому

    Hubkan waxaa ka ganacsanayey qawleysato wuu baxdey dhiigga iyo dheecaanka ummadda Soomaaliyeed.
    Wuxuu ahaa shirco darro iyo suuq madow, dawladduna qabaa'l khaas ah ayey u wadey si loogu dhagro looguna laayo kuwa kale waa dekerka ayey qabaan mu'aadiniinta Soomaaliyeed intooda badan.

  • @abusultan011
    @abusultan011 Місяць тому

    Ethiopia goal bay ka dhakisay Xasan Sh oo waxay ku dacwoon kartaa in ka qaadistii cunaqabataynta ay khalad ahayd.
    Inay hawshanoo idil iyadu ka danbaysay waa suurta gal

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 Місяць тому

    Marexan ilaahay ayaa jecel bal arag qanimo socota uso hoyatay

  • @jakejames7919
    @jakejames7919 Місяць тому

    Halka bastolad waa $1,500 Ethiopia aya dib loga ibin

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz Місяць тому

    Hubka xaqii baa soo gacan galiyey

  • @AboubakerSoubaneh
    @AboubakerSoubaneh Місяць тому

    Ali narrow gesi run sheeg badaan aya tahaay. E xageed warka ka heshaa ?

  • @oladali8029
    @oladali8029 Місяць тому

    Asc cali xarare wanku salamay macawisley hubka waalo qeybiyay reer caabudwaaq waxba lagama siin maanta oo ilahey qaniimo siiyay reerka qaylo unbaan aduunka kamaqleyneyna xitaa radio china waxaad kamaqli caabudwaaq

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 Місяць тому

    Ilaahaw umadda islaamka u naxariisto. Reer koonfureedow Somalia wataas ee bal maxaa reer waqooyi ugu yeedhanaysaan

  • @shuaibisakmohamed5095
    @shuaibisakmohamed5095 Місяць тому

    505🎉❤

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Місяць тому

    Ali xarare Somali American ,TV waxan xusustay Bari samad kii BBC todobaadka iyo Africa salan sare ali xarare iyo yasin

  • @Muhammad-rw4in
    @Muhammad-rw4in Місяць тому +1

    Mamata maxmad abuukar madam wax uqabta

  • @abdirizakfarah3126
    @abdirizakfarah3126 Місяць тому

    Bisinka iyo Burdaha dhinac socda muxuu yahay yaa ii macnayn kara .
    Bisinka= Burdaha
    Miyaanay Dinbi ahayn .
    badana dumarka somaalidaan ka maqlaa

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Місяць тому

    Waxaa waxaa keenay majeerteen ilahay ha rogo majeerteen waa belaaya keen rogmada deni cadaabta gal idam ilaahay

  • @User-y4y0c
    @User-y4y0c Місяць тому

    Ali@Yasin, many thanks wa sugayay arintan Hubka in a ka hadashan ya iska leh Masuliyada inta leg?

  • @abdelsalamy9864
    @abdelsalamy9864 Місяць тому

    Nisa hadey hùb rabto airporka ama dakada ey kala soo dagi kartaa dawlad malaha hubka ha qaldin bulshada ali marqaanow

    • @saja9892
      @saja9892 Місяць тому

      hubka xasan iyo maafiyadii hadii ay galmudug kala soo degaan qoorqoor baa arki lahaa qorshahooda wayna kashifmi lahaayeen sidii berigii ay rabeen inay qoorqoor qaraxa ku dilaan ooay kashifmeen waa xiligii xasan u ekaaday daanyeer duqoobey oo buka nisana majirto madaxweynana majiro dawladna ma jirto waa maafiyo dhiiga dadka kamacaashaya waxay rabeen inay dad isku laayaan Ilaahay dawlad daacada nagoogu badalo kuwaan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    It is ok

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 Місяць тому

    Khalad bay ahayd in cunaqabataynta laga qaado Somalia waayo dawlad Kama jirto niman ganacsato ah baa xukunka joga

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su Місяць тому

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому

    Malaa yacni.
    Hubku suuq madoow ayuu ahaa

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Місяць тому

    WAAN IDIN JECLAHAY LAKIN YAASINOW QOSOLKAADA MAAD XOOGO NAGAYAREYSID

  • @Aayga7777
    @Aayga7777 Місяць тому

    Dooro dhimatayeey dapada ka afuufaayaan 😅😅😅