Kii roon baa reerka u hadhi . Tartanka doorasho we Maraykan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 70

  • @MohamouttUpdullaHi
    @MohamouttUpdullaHi 2 місяці тому +3

    Cali biixi.waa.daarood majeerteen

  • @SacidaAbdi
    @SacidaAbdi 2 місяці тому +2

    Manshallah cali harare waa wariya cali harare waa cabqari guuleyse pro❤❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому +3

    Labagaale Tram guushu Haraacado

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 2 місяці тому +3

    Mahadsanid soojeediye

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому +1

    Mahadsant walaalkey cali xarare iyo qqabiirka

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 місяці тому +3

    😂❤❤❤😢
    Ku mahadsanid Tabintaada Wararka mihiimka ah ee Daafaha caalmka ❤❤❤🎉😂❤❤

  • @MohamouttUpdullaHi
    @MohamouttUpdullaHi 2 місяці тому +2

    Waa dhamaadki.Ameerica Haday Trump oo.daanyeera iyo Naagi Ay utartamayan

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 2 місяці тому +2

    Waryaa Calow Odaygani run badanaa oo Xog Ogaalsanaa Yalla

  • @Fartun-v5v
    @Fartun-v5v 2 місяці тому +1

    💯❤️

  • @Qoraga
    @Qoraga 2 місяці тому

    Thanks

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 місяці тому

    Maashallah

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 2 місяці тому +1

    Ali harare❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamouttUpdullaHi
    @MohamouttUpdullaHi 2 місяці тому +1

    Cali biixi.waa.daarood majeerteen 3:01

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 2 місяці тому +2

    Calaw ninkaan gasa iyo falastiin iyo yuhuuda Nogales warayso

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 2 місяці тому

    Kamala2024💙💙

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 2 місяці тому +2

    Trump iyo Kamala Harris yaan midna cod la siinin. Codka hala siiyo xisbiga 3aad.

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 2 місяці тому +2

    viva Ali harare

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 2 місяці тому +1

    robot jon of kanadi indebandent part com new president new america election 2024

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 2 місяці тому +1

    WAA RUNTII MAR HADII MAREYKAN SAA UDHAQ MAYAAN BA ADIGU SOOMAALIYA MAXAAD KA SUGI OO DADKEEDU KU DEYASHADA KU DHEEREEYA

  • @MohamouttUpdullaHi
    @MohamouttUpdullaHi 2 місяці тому +1

    Trump iyoNaagta Naagta Roon

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому +1

    Koley Waa lagaale Tram guusha haqaato Qoloyahaa guran iyo
    Gabadheeni Laqaatiyo İlhan buu
    Gilgilaaye Tram guushu Raacado

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo 2 місяці тому +1

    Obama said "Yes she can"

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🍇

  • @mohamedeidan5188
    @mohamedeidan5188 2 місяці тому +1

    Khilfka. Somalind iyo somalia. Kaso hadal

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 2 місяці тому +2

    Ina Xaraare Waxaad la timid oo wareeysatay Nin Xog Ogaa ah Shukran

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 2 місяці тому

    Waxba nagama gelin doorashada maraykan ha dhaco maraykan

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 Місяць тому

    war hooyo maryolay hanugu takyarin khaniis maraykan naag madax weeymne manoqonayso

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo 2 місяці тому +1

    Karmala

  • @MohamouttUpdullaHi
    @MohamouttUpdullaHi 2 місяці тому +1

    Kkk

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 2 місяці тому

    ILAAHOW TURAAM SOO CELI ETHIOPIAN IYO SOMALILAND 1 CADOW AYAAN LENAHAY WAA DHILADA SOMAALIYA

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 2 місяці тому +3

    Noolow Calow ❤❤

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 2 місяці тому +1

    Taraam. Iyo. Xisbiga. Wadani. Waa. Isku. Dhaqan.
    Ciyaal. Suuqbaa. Hogaamiya

    • @hamsehashi33
      @hamsehashi33 2 місяці тому

      cuqdada Adiga ayunba u dhiman Laangaabow! Waddani isaga wadkaaga ahe maxa kuu Naf ah tolow!!!

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 2 місяці тому

      @@hamsehashi33
      Wadani. Waa. Xaar.
      Xaarna Waa. Layska. Fogeey
      Adna. Waxa. Tahay. Dircunno. Yaahuu

  • @HawaisMohamed
    @HawaisMohamed 2 місяці тому +1

    Khaatuumoo iyo snm kalaadoo maakkir

  • @Gla277
    @Gla277 2 місяці тому +1

    Ninkaan iyo cali xaraare baan isku nacay

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i 2 місяці тому +1

    Caligu waa badaw mise. Waa nacas ma gaalbaa sinaan yaqaan gaal cadaalaadi kadheer

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 2 місяці тому

    WAXBA HA IS DHIBINA DAD SIYAASAD AQOON U LEH MA TIHIIN SIYAASADU WAXAAD U GARANEYSAAN KHIYAANO IYO XASIDNIMO, WAXA DALKEENA AANU KU BURBURINEY

  • @ayanhassan3883
    @ayanhassan3883 2 місяці тому

    Waa wariye aan ogeyn waxa uu sameynayo isagoo America ku nool ayuu wadan kale qof jooga widiinayaa wadankiisa waxa ka socdo😅

  • @allamahadleh2422
    @allamahadleh2422 2 місяці тому

    Xuzbiyada Mareykanka iyo hogaamihayaashoodu Waa Kulmiye iyo Wadani sidey u kala ilbaxsanyiin😂

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 2 місяці тому +1

    Cali bixi mahawiyaa mise daarood

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 2 місяці тому

    Caloow, wax badan ayaynu ammaannay dadkka beeralleyda ah, doorkan waxa ay u muuqdaan kuwo ka dhacsan xagga siyaasadda oo hawtalhamag ah! Allaylehe qoladii geellayda ahayd, oon ka mid ahay ha qoslaan maanta ehehehe. kaftan

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 2 місяці тому +1

    Wan ninkan waa wargal

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 2 місяці тому

      Waa khabir or very intelligent man! He know and deep

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 2 місяці тому +1

    Waxaa tidhi inqaab baa dhacey (you have to know what's meant Inqi laab) afsomaliga hooyada ka baro intaanad garoonka iman

  • @MohamouttUpdullaHi
    @MohamouttUpdullaHi 2 місяці тому +1

    KKKK SOMAALI IYO QABIIL

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j Місяць тому

    Ka roon ee reer ka u hadhayaa waa Donald Trump.

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 2 місяці тому +1

    😂😂😂 waa kan odeygii yaraaye markuu hadlaayo aad moodi jirtey inuu 🎤 tik tok ah qaatey bacaaac xaaa uuu qayla dheeraa bal waxaad cali xaraaraw khabiir siyaasadeed nooga dhigeyso bal codkiisa qiimee horta caaaaaac caaaac 😅😅😅

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 2 місяці тому +1

    umalay maayo in america naag madaxwayne ka noqonayso america waxay cagta saartay burbur cusub maadama ay labo kala daran isugu so hareen labo masiibo o kala daran nin waalan iyo naag america good bye world

  • @shibiskadhehtv8382
    @shibiskadhehtv8382 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂 CALIYOW WLHY DA DII WAY KAA DABA TIMIYE SXP XINO BLACKII IYO BIDAARTIIBA WAAD CELIN KARI LA DAHAYE SXP 😂😂😂 CALIYOW HORTA IN BADAN BAAD IGA WAYNAYD MARKII AYNU SOMALIA WADA JOOGNAYE 53 BAAN AHAY ADNA MALA ADNA 58 UPDATE ISKU BADI😂😂😂

  • @hassanhared4521
    @hassanhared4521 2 місяці тому +1

    tramp wa mdxwyne wey iska cdahy nag mrykn hogmin myso

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 місяці тому +2

    KKKKKK laba Ali oo khayaali isu akhriyaya . Waxa yidhaaheen Maraykan somaan ma jirt oo dadka cad iyo cunsuriyad . Been faashil ah . Barak Obama ma dad madow ayaa codkooda ku saaray kursiga ? Ma dad madow oo keliya ayuu madaxweyne u ahaa. Khayaali iyo been ayaa isu nacamlaysaan markasta

  • @AbdiazizCige
    @AbdiazizCige 2 місяці тому

    Qofka la wareysanayo waa in uu si dhexdhexad u hadlaa ninkaan tramp ayuba mucarad ku yahaye muxu shegaa

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 місяці тому

    *Trump kooxdiisu cayaar maahan, aad haloo ilaasho Kamala hadii kale waxan filayaa iney ka shalayni doonto sababta ay isu soo sharaxdey. Naagta S400 haalagu ilaasho* 😂

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 місяці тому +1

    Cali xaraan bad tahay ina agoon anasha afweyne ayad udarsatay

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Місяць тому

    Balla ku cayaadhay war u kaadiya dagaalka Jamhuurigow aan wadanka imaadee😂😂😂😂 mayska bilaabaysaan dagaalka nacalaaye 😂😅😅😅😅😅😂😂😅

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 2 місяці тому +1

    Labrada xisbi isma dhaaman waa yahiid kalkaal somaalidu waa inaysan midna ucodayn waa labo doofaar

  • @hajii2033
    @hajii2033 2 місяці тому

    beenale beenta joojixashuada

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 2 місяці тому

    Cali xaraarow trump hala doorto wwaayo danbaa soomaali ugu jidho hadii kale caruurta LGTBQ iskuulada loo dhigayaa

  • @MohamouttUpdullaHi
    @MohamouttUpdullaHi 2 місяці тому +1

    Cali biixi.waa.daarood majeerteen

  • @Fartun-v5v
    @Fartun-v5v 2 місяці тому +1

    💯❤️

  • @MohamouttUpdullaHi
    @MohamouttUpdullaHi 2 місяці тому +1

    Cali biixi.waa.daarood majeerteen

  • @MohamouttUpdullaHi
    @MohamouttUpdullaHi 2 місяці тому +1

    Cali biixi.waa.daarood majeerteen