Somalida iyo Carabtu ma isku DNA baa?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Somalida iyo Carabtu ma isku DNA baa?

КОМЕНТАРІ • 130

  • @LeoPard-HQ
    @LeoPard-HQ 17 днів тому +10

    DNA is a very important subject good job American Somali TV.

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 13 днів тому +5

    Soomalidu waa assal iyadaa lasoo gala ee iyadu cid kale ma gasho. Kuushitiiga la sheegaana wax kow ka ah soomali.

    • @user-us3xh9wl8y
      @user-us3xh9wl8y 11 днів тому

      The father of cushities are Somalia both in people and language.

  • @user-dh1us6hu6q
    @user-dh1us6hu6q 13 днів тому +2

    Thank you Somali American TV 👍

  • @NadiaYasin-wq5fs
    @NadiaYasin-wq5fs 17 днів тому +4

    Qabiilkan waaba ku caajisnee waxkale noogu badala

  • @Neima1000
    @Neima1000 13 днів тому +5

    Somalii sidey uu dhanyihin carab magasho, carab baa wey diiden somali maxay iskugu nabnaban Subxanallah isla xishoda somali nimadina haysta

  • @WiilkiinasiibkaBadnaa
    @WiilkiinasiibkaBadnaa 16 днів тому +3

    Soomaalidu boqolkiiba 70 waa Eb1b1 25 waa T

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 12 днів тому +2

    masar xasidiin wa carab kuwa ugu xasidsan wa itobiya wa cadow gaamuray ee simalia ha ka banan baxdo yeey garoon lagu dagalama noqon wllahi hub culus ayeey ku gubayan shacabka

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 18 днів тому +4

    5:59 bravo cali.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 18 днів тому +1

    Mahadsant walaalkey cali xarare iyo taliyaha❤❤❤❤❤

  • @nabilhashihirsi
    @nabilhashihirsi 17 днів тому +2

    Aduun waxaa laga farcamay Nabi nuux,
    Ilmihisa oolagawada farcamay ,
    Xaam oo kafarcameen Africans
    SAAM, ookafarcameen Arabta gaaran Yemen,
    Yaafis, ooka farcameen turkida ilaa iwn.

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 14 днів тому +2

    Hawiye carab ma galo lakin daarod qaar iyo isaaq DNA carab ku jiraa.
    Waa sababtas ay 2duba ugu taagan yihin dhib ka somalida

    • @abdiibrahim316
      @abdiibrahim316 13 днів тому +2

      Saaxiib waxaan shay Hawiye DNA gayga waa EV-32 ,dadka haysta waxay 58% waa Saudia 48%waxay ku noolyihiin Somalia.

    • @Hippobottomless
      @Hippobottomless 6 днів тому

      @@abdiibrahim316😂

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 18 днів тому +2

    Ali harare❤❤❤❤❤❤❤

  • @haaruunyusuf2617
    @haaruunyusuf2617 6 днів тому

    Asc mudane ali SU'AAL WAXAN MAQLAY HAY'ADO HAYA DNA-gii (NABI MAXAMED csw) MA DHABBAA IN LA HAYO ISLA MARKAASNA HAY-ADAHAASI DAD BADAN AYEY BAAREEN WAXAYNA ISKU DNA AY NOQODEEN CALI BINU ABBIDAALIB DABADEEDNA LAGU YIRI ASHARAAF AYAA TIHIIN MARKOODI HORENA AHA QABAA'ILADA SOOMALIDA MARAKA MAXA KA JIRA ARINTAASI? mahadsanid.

  • @muusemohamed5472
    @muusemohamed5472 17 днів тому

    Cali xadhaadhe walaal sidaan kuula soo xidhiidhi karaa fadlan Mahadsanid?

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 15 днів тому

    Mansha Allah gudomiye

  • @nedaelmi9774
    @nedaelmi9774 4 дні тому

    Aad iyo aad baad UU mahadsantihiin balse waxan UU bahanahay fahfahiin dheeriya Lana fahmi Karoo tusale ahan iyado jadwal ama muqal ahaan lagu soo bandhigay.

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 17 днів тому +2

    Aad baad ugu mahad santihiin T dna waxoo waan ku wareeray waxaan jeclaan lahaa unuu T waxeey ka taagan tahay horta na fahansiisaan

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 2 дні тому +1

      Somali DNA T waa DNA reer waqooyiga ugu bdan isaaq somaroon ciisa E daarood hawiye raxanwayn. banadiri R j N T

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 дні тому +1

      @@afrahhussein3136mahadsani marka hore balse E maxa waxaa wada heeysta daarood iyo raxan weyn? Waan wada og nahay inaan wada nahay soomaali lakiin daaroon asal ahaan waxeey ka yimaadeen carab markaa seey isku qabanayan?

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 18 днів тому +3

    Garaad ina darawal

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 18 днів тому

    😂🎉❤❤😂❤❤❤
    Cali xaraara mahadsanid ❤❤Tabintaada Wararka tayada leh Ee Daafaha caalmka ❤😂😂😂😂❤❤

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 18 днів тому +1

    Supervisorkayga oo cadaana wuxuu inuu somali yahay DNA ahaan

  • @caanoos
    @caanoos 7 днів тому

    Asc keenu qaraabonimo ma ahan keenu waa waali xagga qabyaalada

  • @CabdiAliyuusuf
    @CabdiAliyuusuf 16 днів тому +1

    Caliyaw somalidu hidasidooda waa E-V32 80% waana isku aabo waana dna-ga laga farcamay aduunkan dadka ku nool haplogroub T waa 10% somalida wuxuuna ku badan yahay beelaha direed haplogroup J1 bantu waa 6%

  • @yussufmohamud4533
    @yussufmohamud4533 17 днів тому +1

    CALIYO SOMALIDA ETHIOPA MA TAN GEELAA

  • @Keway603
    @Keway603 17 днів тому +1

    Xorta sharkata yaasase mashakise?
    Sheridan shiki shaki lan shab sacira!!! ALLAHU MANAJINA

  • @abdibelel-xv9vm
    @abdibelel-xv9vm 18 днів тому +1

    Qofkan(tafsiirkiisu) Macallin ma noqon karo.

  • @user-se3bz4zw2q
    @user-se3bz4zw2q 9 днів тому

    Walalayaal Somalidu arabiska ma ahan arabtu dadka madow aad ayey u necebyihiin Amerikanska ayaa kaaga dhow laakin diinta unbaa naga dhexeeysa DNA waa Somalia

  • @Mohamedalimoham
    @Mohamedalimoham 18 днів тому

    Mr Ali

  • @SaidaOmar-rf9ez
    @SaidaOmar-rf9ez 18 днів тому +1

    Waxaa iskaqatay gabdho aan habaryar u ahay samey wayna isbarteen

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 3 дні тому

    Somalida koonfur waa Kenya
    Somalida waqooyi aa carab u dhaw
    Daarood iyo isaaq iyo habar gidir aa udhaw carab
    Sanbac abgaal waa kenya

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 15 днів тому +4

    Bismillahirrahmanirrahim shirkadaha DNA qaada dhamaan waxaa leh israail iyo mareykanka been waaye hadad raadinayso qaraabo laakiin intakale qoomiyada ayaa lagu dumiyaa silookala reebo ama shaki lookala dhex dhigo soomaali baanahay soomaaliya HANOLATO 🇸🇴🇸🇴✌️💙💜💕✌️

    • @halimamohamed9074
      @halimamohamed9074 9 днів тому

      wa runta the way i understand they use the genetics to create illnesses they spread in the world like the disease we suffered from last 4 years u know which one cov_ d

    • @bulbulos
      @bulbulos 7 днів тому

      sxb warunta wa waxan isku ariwayay amini mayo gal anigu lakin marn danbi galay iga qaden dna ee anigu dalan mayo qarabo iyo tona wacal mahi abahay wa aqana inan somali ahayna wa minsanahay anan car ahayn haday dd wax igalenta wa dadkas no eg oo degan east afrika ama afrikan a dheh anigu mahi hawiyahan iyo darodkan iyo isaaqan carab radiska wayo waxan hadayna qadayn dad muslimina ama somaliya aqonteda leh markasan isbari laha lakin anigu galo iwali mayso wacala iyo yuhud xun iyo carab xun iyo anti xun hadan somali ahay qailka aahayna aano iyo kan hoyadey ilahayna aminsanahay iyo rususishisa waxan uadi goa dna dadka intabadan radiya waxas wa dad wacala aahod aqon iyo hoyadod anigu gal wala joga ayago dawo qaldan isiyayna wa arkay ayago indhaha ituri lahana wa arkay lakin darodka intaada jecel iyo hawiyaha iyo isaaqa iyo antuga ama afrkanka waxay aminsan yihin waxa igama galin anigu galo iyo rogarmo shega laga shekayna inu ini adanku kabilawday east afrika gar ahan somalia marka sirtas ayaga le kenay tv yadododa marmara ilahay rogarmo kena iyo internetka minalah kuwasan dawaday wana laga sara youtube ka marku waxas sogaliyo ama privad a laga dhiga markan irah di udawo marka yuhud iyo carab iyo bantu iyo itoiyan ineceb sal nimo east afrka iyo afrika igama xigsan karan marka dhulkan somaliya wa dhul fac wayn oo carab iyo yuhud iyo cadan iyo antu iswat salkayga somalinimo kuma ciyari karan sirtoda ayago duan tariqkasta iyo waxu gal iyo yuhud tariqdoda alah ikenay wawd dawday hadan heli maysid youtube ilahay sogaluyay way kawda saren markan wada dawaday kadib am pricad ay kadhigen kasa marka intu dna iga qado run ishega ama mid intu dawo iqoro isi xanujina somlidan cara iyo yuhud iyo cadan iswatah sirtoda naga arsada iyo tariqdena san u amina ugas somali hadu dinbartana carab u kugalina hadu aqon galed watana waxay cadan kas usheganu kula iman sirta tariqay soxaden dunida muslin iyo galba ciday tusan maleh galadan lakin alah keni online ama marku ilahay keno youtube hala bodan oo ha xayiran haka sara waxas dhan wan dawaday alah kenayxita trum k tariqdisa marku yara yuhuda lasheeysanayay ila madaxwayne noqay intasa yuhud u kuxirna uu kutumanaya marku rushku burbursana intaba yuhud a hagaysay kawran hada pprogaramkas waykasaren youtube new world order saldhigisu yahay usa kan labad sweserland kan sedexad india ayna madaxda dhan tajirinta sntisyaha boqorada iyo ilmohoda madaxda ay kumedaysan yihin wa dial lasoco wadawday alah sogaliyay youtube ila kadiban isri kucesho dawo waa pricad ba laga dhigay videowgi minalah alah sogaliyay ku ila macna ena kuira hada kisax alah sogaliyay groubkas adunka mamula wa privad hada bal youtue dheh wax hada kasocda esrael sameynayso bal runta kasheg ado youtube kahadla xit hes kahadlayso ooenglisha walagu ganaxa videoga iyo hestana wala tura kasad rata inu kushego dna tariqdadah inu runka shego somali wa iska cawan adun ama socdan

  • @baxraani
    @baxraani 17 днів тому

    Caliyow DNA da Chinese ka malaga heli karaa soomali % ahaana imisaa laga helay haddiiba ay jirto, thanks

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 18 днів тому

    Waar meesha dad caruur isku haystaa u garnaqaysaan?

  • @muqdisho-channnel
    @muqdisho-channnel 17 днів тому +2

    ANIGA WAXAAN AHAY REER BARAAWE.DNA ISKA QAADAY WAXAAN NOQDAY 80% SPAIN ILAA HADDA WAAN LA YAABANAHAY

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 18 днів тому

    Guys ask real questions about asalka soomaalida

  • @user-hp5cl8wi4d
    @user-hp5cl8wi4d 17 днів тому

    Waxan waydiinayaa Maxamud, Maxay wax dhib ah u keeni kartaa qofka isbaaraya? Sida inay kusoo baxaan dad uu ogeyn oo familkiisa ka mid noqda, ama kuwo ay isyeelan waayaan oo uu awal familkiisa u hastey?. 2: dad badanbaa waxay kusoo galen dabadaha inay ka tirsan yihiin familiyo uusan shaqo kulayn, hadhaw hadduu isbaaro maxay keeni jartaa xagga shaciga?.

  • @asha3777
    @asha3777 14 днів тому

    Shaqo cusub, Somalida qaarkood oo soo hogaamiyaan quruumo horleh

  • @jamalabuukar6723
    @jamalabuukar6723 18 днів тому

    E-M85 Ayuuii sheegey

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 18 днів тому +2

    Shaqsiyan dhigeygu wa 0+
    Xog inta dhafsan ma aqani mana. Ley shegin cali harare sxb

    • @HojoAli-z6z
      @HojoAli-z6z 17 днів тому

      Wa in la baara DNA farac waye inte loo badaayahay, ama inta qarniyo ka timiid. Sax

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 13 днів тому

    somalidu dad asal ah waayo luqad gaara ayay leeyihiin

  • @nabilhashihirsi
    @nabilhashihirsi 17 днів тому

    ❤❤

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 15 днів тому

    Somaalida original ka dadkii adduunka iu ka far-away weeyaan.

  • @moktarosman8165
    @moktarosman8165 17 днів тому

    Wa arin an huno ina nahay dadki asaka ahaa wa xaqqiq

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 18 днів тому

    Cajib

  • @SaidaOmar-rf9ez
    @SaidaOmar-rf9ez 18 днів тому +1

    Hhhh

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 17 днів тому

    Big NO.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 7 днів тому

    Somalida Korka Iskamasare kalaqaad Daarood Ismacil Carab Inuaha Shakikumajiro Somalidu Wa Qabaail isuyimid Waxba Mataqanid Adeer

  • @AminaJele
    @AminaJele 11 днів тому

    Kawaranbal sheekhaal asharaaf kuwaas

  • @hanidaahir-bx8nr
    @hanidaahir-bx8nr 10 днів тому

    400 DNA ku qaadaa × 4 maan ku cimreesto.
    50 haduu yahay waan iska qaadi ama 100

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 18 днів тому

    Sorry DNA ga waxalayirahdo armu khiyaali yahay

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 15 днів тому +3

    Odaygan waxaan ku odhan lahaa dadka European ka ah abtirsiinta iyo qabyaaladda ha barin Somali iyo carab baa ku hoogaye. Cadaanku waxay hore uugu mareen waa qabiil la'aanta iyo abtirtisiin la'aanta hadii kale sidda somalida iyo carabta ayay jilib jilib isu laynlahaayeen.😂

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 18 днів тому

    Ali xaraare armu khiyali DNA waxalayirahdo

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 15 днів тому

    DNA shirrkadaha qaado dhamaantood waa beentood DNA wuxuu rabaa waxalayiraah muqaarana awoogaa majoogo baarista kuma jiro mala ogaankaro carab ama afrikaa masalan qaraabo waala ogaankara laakin waxaa soobaxay DNA oolahay muqarana SOOMAALİ matihid DNA yaashaas noocaas ah shirkadaha iskaleh israail ayaaleh markasna dhulka malihid soomalimatih dadaka shakiga kadhaafa cilmiga waa jiraa laakin soomaali baanahay soomaaliya HANOLATO 🇸🇴🇸🇴✌️🙏💙💜💚

  • @SaidaOmar-rf9ez
    @SaidaOmar-rf9ez 18 днів тому +1

    Hhhjhh

  • @mrali3601
    @mrali3601 18 днів тому

    Waxan inaga uun ba ku wareer na ee dadkan shaqadod ma aha
    EE waxba yan dad laysugu dhejin wa cadan oo qaraban nahay

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 17 днів тому

      Isku daalin maleh cilmi kororsi oo wax nusqaan ah makeento faa'iido mooyee. Dhaga xirnaantaa daran.

  • @aminajama160
    @aminajama160 10 днів тому

    Waxaan arkay reer Isaaqa oo dhamaantood cadaana ilaa ayeydood way cadahay, reerkaasi haddii la Baadho Somlali ma noqonayan laakiin waxay yidhaahdaan Somali baanu nahay

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 6 днів тому

      Isaaq somali lamiyahay maxaa cadeeyey ayeeydoo yaa so arakay

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 17 днів тому

    Cali Ogayslabaha ii weydii Maxamuud hidasidaha

    • @abdullahiusmanjama4946
      @abdullahiusmanjama4946 17 днів тому

      Waxaan filayaa Ogayslabe in uu Pakistaan yahay isagu.

    • @AbuDalxa
      @AbuDalxa 16 днів тому

      Ogayslabe 3 sample results wuxuu noqday EV-32 wuxuna kasii noqday Y-15945 ila hidaha Y-18637 oo badanka ku abtirsadan beelaha harti iyo warsangali subclans .

    • @imthecaptainnow6446
      @imthecaptainnow6446 14 днів тому

      Ogayslabe waa warsangali hindi iyo hindu wax lagu faano maha 😂

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 17 днів тому

    Ninkasta oo somali ah oo hoyadii Sucuudiga jaariyad ka ahaan jirtay wuxuu leeyahay DNA carabta

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 12 днів тому

    Qof soomaali ah blonde ma noqdo taas waa aqoon daro

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 12 днів тому

    Dna t waa qabilka dir weyan

  • @saafially2547
    @saafially2547 13 днів тому

    Talow ilmo talyaani iyo 🇨🇳 aya naga maqane mala heli kara dhaxal aye nagu leyihin 🤔

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 18 днів тому

    Waa been waxaasi ee taariikhda soomaalida ayaa laguxadayaa.

  • @daacadalleaamin1757
    @daacadalleaamin1757 18 днів тому

    DNA marka la samaynayo miyaa Lacag la iska qaadana

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 18 днів тому +1

    Dna ban iska qaadey carab ayu galey

    • @LudwigStolzmann
      @LudwigStolzmann 17 днів тому

      MA. Janadaad galee hada Carab noqotay. Dunidana karamad ku joogee , oo waalaga haybaysana

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 17 днів тому

      ​@@LudwigStolzmann😂

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 14 днів тому

    Maahada sameeyaan soomaalidu.oo la tartamaan

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t 17 днів тому

    Alli hararow ma ahn somali waa darood iyo carabtanisku dna noqday hhh

  • @MohamedCaydiid-if1jy
    @MohamedCaydiid-if1jy 16 днів тому

    ma ogtihiin in Giriigu yahay Canfar.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 18 днів тому +1

    23:22 ❤❤❤❤

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 18 днів тому

    Caliyow hoyaday50/somali50/British hoyadeed waxa dhalay reachard kofil laster city royal family iskukayaxiray qa rigiisa lastercity kasosoosaray was biyuur

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 11 днів тому

    DNA AAN ISKA QADAY WUXUU TUSAYA IN AAN BOWOLKII BOQOL SOMALI AHAY DADKA LA JOOGAY IMA DHALIN WAXAY SAMAYNAYAAN AY IGA DHUMANAYAAN DADK TUUGO AH OO DHUMANAYA BA NA GATAY WAXAAN RABNA IN DADKAAS NAGA DAD TUUGO AH WAXA KALE AAMINSAN?????????

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 17 днів тому

    Walal DNA T faah faahin dheeri ah dagasi fadlan .

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 12 днів тому

    carab iyaga na dhaha african ee yaa leesku koleynin diin aya naga dhaxeyso uun

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 18 днів тому +2

    Soomaalidu. Maha. Caarab Waa. Dad. Afarikan. Ah. No. Carab. No. No. No

    • @AdenmohamedDuone-z5e
      @AdenmohamedDuone-z5e 18 днів тому

      Maxaa kudhibay adiga, anaga ayaa carabna ah ssomaalina ah

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 17 днів тому

      Hadee walaale miyaynu noqon karaaba dad oo madaw ah oo afrikaan ah aa nahaye

    • @abbdll
      @abbdll 15 днів тому

      ​@@AdenmohamedDuone-z5e kkkkkk qof kasta qureesh inuu noqduu rabaa miyaa

  • @naasirsaalax8948
    @naasirsaalax8948 18 днів тому

    Cali xaraare salaan kadib ninkan wax alaale waxaan kafahmay majirto sidaa awgeed waxaan jeclaan lahaa inaad cidkale oo arinkan inoo faahfaahisa aad raadiso waayo waa arin muhiim ah ninka inaleh 100%soomali ayaynu nahay intaa awalba waan ogayne bal waxaad waydiisa maxaa sababay in aynu noqono asal madoorshe calaashan loowayay qof soomaliya oo intuu guursaday gabadh aan soomali ahayn caruurtu inoqon wayday dhexdhexaad

  • @daahirmaxamed7056
    @daahirmaxamed7056 18 днів тому

    Laguna maqlayo caliyaw

  • @WiilkiinasiibkaBadnaa
    @WiilkiinasiibkaBadnaa 16 днів тому

    T da Djibouti ayay u badanahay soomali ahaan ilaa somaliland iyo dds

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 дні тому

    Ninkii lagu karo ayaa lagu kaadshaa iidoor dhulbahante dakanooyin badan ayuu ka tirsanayey oo waligiis ma hilmaamin mana hilmaamayo cali duulane iyo afxakame iyo SAYID MAXAMED cabdulle xasan iyo kuwii la mid ahaa ee daarood ee ay jabka kala kulmeen iidoortu way og yihiin oo way og yihiin in aan iidoor kaligiis daarood wax qof ka badan oo sharr ah uusan gaarsiin karin oo goobo dagaal oo aad iyo aad la isugu dagaalay iidoortu way ogaayeen guushu inay daarood ku raacday oo guul daro mooyaane inaan iidoortu wax kale kala kulmin oo iidoor inuu tuugo iyo halaqjafle rag daarood ku laayo mooyaane inuusan bareero daarood u soo aadi karin iyagoon horgalo daarood oo garacyo ah wata oo uu iyadana og haddii daarood ku ogaado inuu hoog iyo ba' iidoorta ka soo gaarayo laakiin madaniyow talada iyo abaabulka iyo maalba raggeenii iidoor ku laayey laascaanood waxaa lahaa iidoorta laakiin ma filayo in iidoor xaniiyahaas leeyahay kaligiis uu daarood ku laynayo waayo waa ayada somalidu ku hal qabsato "gudineey ima gooyseen haddii aan gabalkay kugu jirin" sidaas darteed gacan iidoor karti uma lahayn ay ku disho nin daarooda ee saan filayo garacyada daarood ee horgalada ah ayaa iidoorta shaqadooda u fuliyey oo ragga daarood u laayey. Madaniyow hadda batrool ishu (issue) ma aha oo wali mooryaanta xamar ma qoonsana ssc lakiin waxay aqonsan tahay snm oo iyagu haba yaraatee aan mooryaanta aqonsanayn nasiib daradoda oo mooryaanta oon aqoonsan ssc fully ma aha xal inay hal dhuruuruq ka macaashto mooryaanta xamar ceelka holhol iyo ceel kale oo xero daarood ku yaal wayo holhol darod ayaa ku le'day oo moryanta oo aan jilbaha ku wadan aqonsiga ssc oo full ah, then moryaan waxba kama helayo holhol oo iidorna holhol gun jabtay ayuu ka noqday laakiin yaxarta darod ayaa u talin donta iidorta hadaysan hada kursigoda si fiican ugu fariisan ooysan oromigan iidor muse biixi cabdi ah ka daba harin oo darod halkuu muse bixi mariyo ayuu iidorta marin donaa hadaysan ka daba harin muse bixi inta gori gor tahay.

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 17 днів тому

    Carab shaqo kuma lihin hadaan nala qasbayn
    Ninka carabka ah marka tirahdo adigoo madaw somalidu waa carab kaama yeelayo waana kugu maadsanaya😂😂😂😂😂

    • @user-nk7cs2dz9o
      @user-nk7cs2dz9o 16 днів тому

      Carab ayaaba isku haysata yaa carab ah

    • @abbdll
      @abbdll 15 днів тому

      ​@@user-nk7cs2dz9o dadka carabta sheeganaya madoowga ayay ka cararayaan kkkkkkk

    • @user-nk7cs2dz9o
      @user-nk7cs2dz9o 15 днів тому

      @@abbdll midabka qofka iyo y haplogroup waxa iskagama xidhna

  • @Waloos
    @Waloos 15 днів тому

    Ladaan nin midna Isaaq oo sheegta reer bini haashim midna waa daarood oo isna sheegta jabrti oo Yemen ah iyo cumaan Suu hadaba sheegaayey labaduna waxay ka soojeendaan Carb, waxba afkooda soomaali yuu ku madow beelin, Soomaali waa dadka ka soojeeda SAMAALE, hadaadan samaale ahayn soomaali ma tihid.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 13 днів тому

      Kamasoo jeedo isaaqu samaali ee waa carab ilaa dunidoo laba qofaanu maqli jirnay samaalena waa ayo soomaali qabiilmaahee waa soo baal oo macna heedu yahay xoolaa soo lis

    • @Waloos
      @Waloos 13 днів тому

      @@TogdheerBurco-x3p SAMAALE ama SAMAALI waa ninkii soomaalidu ay ka soo aasaasantay wuxuu ahaa nin kushiti ah, Afrikaan ah, wuxuu dhalay 9ka ilma samaale oo kala ah: maqaare, mayle, Xamare, Xiiriire, irir, gardheere, gariire, yaabur, karuure. wax la yiraah soomaal, oo ah neefka soomaal ma jiraan, waa wax carabtii dhula timid, oo uu ka midyahay sheekh isxaaq, Daarood jibirti, fiqi Cumar, reerxamarka, ay kari waayeen magaca, markaasay dhaheen, soomaal, ilaa iyo hada carabta waxay u taqaan soomaalida soomaal. Marka wixii ilama SAMAALE ku abtirsada aa soomaali ah, inta kale waa dad dhulka yimid sida ay ayaguba sheegaan. Intaas cashar waa kuugu filan tahay aan u malaynaa.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 днів тому

      @@Waloos Ma jiro wax laga soo aas aas may soomalidu waad dad meelo kala duwan ka yimi isaaq waa carab oo guursaday itobiyaan ,daaroodna waa carab cadcadkunawaa boorta qiis

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 днів тому

      @@Waloos laga yaabaa in hawiye ka soo jeedo samaala haad sheegayso anagu samaale ma naqaane, Soomaali oo mahna heedu yahay soo lis baan baqlay

    • @Waloos
      @Waloos 11 днів тому

      @@TogdheerBurco-x3p warkayga xaguu kaa Maray, waaba kuusheegay isaaq, daarood, iyo cadcadku waa carab oo soomaali maaha.

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 17 днів тому

    Anba wiilkeygu cadaan ayuu noqdey timo cad oo indho bluega leh dhakhtarka germenyna wuxuu ii sheegey wiilkaagu 20% ayuu adiga ku raacay 😅😅😅

    • @user-nk7cs2dz9o
      @user-nk7cs2dz9o 16 днів тому

      50/50 weeyaaan 20% maanad dhalin

    • @goojacade4325
      @goojacade4325 15 днів тому

      @@user-nk7cs2dz9o 😱😱😱 aar maahee germanium cunsurisanaa wey iga cadheysiinayaane iskadaa waan ku celinayaaye 50/50

    • @abbdll
      @abbdll 15 днів тому

      Hooyadiis miyaa cadaan ah

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 18 днів тому +1

    Somaliland iyo somali kusoo hadal dagaalka cad ee Ganacsiga

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 18 днів тому +1

      Dagaal ma jiro waa inaad istic maashaan252 iyo somalia 🇸🇴 hadii kale ka oromada qaata wa inta keliya

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 18 днів тому +1

      ​@@amaalabdi7185
      Adiga maxa ka galay 252 futadaadiba meel kuma ogide mida kale ma hooyada bay oromo ka wastay wadigan ku qafifaye orodo hoyada ki kaa dhalay ka raadso😅😅😅

    • @abbdll
      @abbdll 15 днів тому

      ​@@dhashisheekhisaxaq9514 aqoonsigu waa diyaar

  • @Dhulka1beerta
    @Dhulka1beerta 18 днів тому

    Xadka yeman iyo oman aya waxa dago dad madow ah o la dhaho mehri osman😂😂 darodiya😅fake original mehri osman ya dad isku qoraay an Somali aheyn

    • @abbdll
      @abbdll 15 днів тому +2

      Dhibka dhaaf

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 17 днів тому

    Caliyow waxaad tahay warie
    Falanqeeye ruug cadaa ah
    Ninkaan aad waraysatay
    Waa ciyi waa ka bartay
    Dna ga daawadiisa ayaa
    Shirkaduhu sameeyaan
    Waa wax jiri jiray oo la casriyeey
    Tusaale dheemanka ayaan
    Angola ka qodi jiray
    Marka aad dubai gayso
    Dalka gobalka iyo tuulada
    Uu kasoobaxay waalaya qaan
    Maka dna gu waa ka badalan
    Yahay oo in aan daarood ahay
    Harti ka ahay warsan gali ka
    Ahay cali xaraare la idhoho
    sheegi maayo dna
    Caliyow 100kii sano beentii
    Reer galbeedku caruurta wakhtiga uga dhumisay
    Waa ku daysay
    Carabsaalax iyo daarood
    Waa walaalo
    Maraka mala awaalka
    Reer galbeedku asalkiisu waa
    Been