SUBAXDII MARKA KALIKEGA SO JEEDO MAXA QABTA …..??

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 січ 2024

КОМЕНТАРІ • 85

  • @user-yg1yt3gu3e
    @user-yg1yt3gu3e 5 місяців тому +7

    Abyo fartun waxan rabaa inaad isoo ducaysid inuu alle ilmo khayr qawo siiiyo 40 qof ducadood waa la aqbaal abyo insh allh inaad i aragto ban Rajayna adi walalhy somalyed

    • @user-ig3pk2br1s
      @user-ig3pk2br1s 5 місяців тому

      Abayo waxan si niyad ah Allah kuu waydiinaa inuu awlaad saalix ah o baarri ah oo kuu soo dagdago kaana dagdagin kusiiyo 🤲🤲

    • @FartuunmaxamuudYuusuf
      @FartuunmaxamuudYuusuf 5 місяців тому

      Abayo owlaad bariyala alle hakugu irsaqo oo alle adeco walidkodna bariyal u ah

    • @fadumo321
      @fadumo321 5 місяців тому

      Abaayo allh Haku siiyo xbbt sabarka badi waad helee I.n allh ❤❤😢

  • @mishmashcali
    @mishmashcali 5 місяців тому +1

    Mashaallah illahay muradkaga hakufudiyeyo anba sheekh
    xusen cali

  • @SHUGRIBishaar
    @SHUGRIBishaar 5 місяців тому +4

    Aamin Aamin abyo adigana carurtada inaa isku keensatid kuligod ilhy haku kaso qali❤❤❤

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 5 місяців тому +1

    Masha allaah fartuun qurux boqoradeena ❤❤❤❤iso ducee qaali inuu rabi faraj khayr qaba ifuro ani iyo inti muslin ah qaali

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 5 місяців тому +3

    Mashallah wll ilhy haku rumeeyo riyakasto ad led hy ilhyan hakul koriyo ubadkak angan ducad hano aqbalo aamiinn🤲 ❤ shiikh mustafe xaji ismaciil ❤

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 5 місяців тому +3

    Masha allah abyo allaha kuu fududeyo amuuro walbo aad jaceshahay ilmaha allha kula koriyo anagane ducadada allah noo aqbalo aniga shiiq mustafa aya jeclahay

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 5 місяців тому +2

    Walashey fartuun warka duceysaneysid isoo ducey anigane wa xanuunsanahay adigoo mahadsan insha allah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому +3

    Manshaallah muradkaga alah ku owlada Allah kula koriyo nolosha kuma dhibto xabibti 😊

  • @user-br2ng5rn8s
    @user-br2ng5rn8s 5 місяців тому

    Masha Allah

  • @user-zz9pt7vz2o
    @user-zz9pt7vz2o 5 місяців тому +1

    qofiki ugu horeya ayan ahay waxy waxan raba inan kugu daydo ilahy ubdka iyo xoga iyo xolahab haku barkeyo

  • @abdimalik5344
    @abdimalik5344 5 місяців тому +2

    Mashallah aniga xaysinka ayaba kaheley aad manta sosaratey ninkas ayaba lasocon raba diet ayaba raba

  • @user-tv7eb9ps4h
    @user-tv7eb9ps4h 5 місяців тому +3

    Abayo Hal Dala gusiina inkastoo figradaada Xur udahay adika isku ciyaala nahay abayo Hal saac subaxdii hadeey garan gagici ciyaalka wajika biyo umari boorashka baagadaha xooga waweyn weyn waye ushiid waxyaro sisin ugu shiid wax yar dabka saar gadib sadaxabo timir cano iyo badar yar ugu dar iyo canahooda subaxda hora sii gadib barqadii roodiga iyo maraqooda feeraha usaa cabitaanka liinta xataa margaas quraac fiicane guuqadanayan seexi barqadii duhurkii qada dooda casirka yogad ama keek casiriyo uun habeenkii casha dooda Hal saac habeenimo seexi sharoobada multafatamiin waa muuhiim abayo soori noloshaada adaa Xur u ah subaxdii hurtada waxbo uma daro baroobey anikaba mama dariskeey iisheegtay wlhi ilmihii wey isbadaleen jadwal fiicane soori may siistar

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 5 місяців тому

      Abayo bacdal duhur mala seexinaayo miyaa anigaba 3jir iyo 1sano jir ijoogo hurdadha isku dhibanahy

    • @user-ll8mb7gu6m
      @user-ll8mb7gu6m 5 місяців тому

      Masha Allah

    • @user-tv7eb9ps4h
      @user-tv7eb9ps4h 5 місяців тому

      B​@@sweetamla2058abayo bacdal dahur waa ok hadeey guusexanaan casirkii kaaka sogacan lakin anika ilmaheyka hadaa duhur seexiyo casirka kasoo gacaan habeenkii ciyaaw maseexdaan anika barqadii quraac labad kadiba sexiya seey caawa ciyaaw useexdaan macanto sharabo multa fatamiin hada heleyso siiso ciyaalka wamuhiin hada heleyso wlhi Masha allaah waye

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 5 місяців тому

    masha allh fartuun naag nool wlle gurigii nairobi sasad u diyaarsanayid karti badan ba ka muqate guulayso wllo ❤👑

  • @nastehaabdirahman6893
    @nastehaabdirahman6893 5 місяців тому +2

    ma allah allahuma baarik xabibti❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 5 місяців тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @marwo1162
    @marwo1162 5 місяців тому +1

    Wax walbo oo wanagsn allah kusiiyo aamiin

  • @fply3303
    @fply3303 5 місяців тому +2

    Masha allah allah xaku xifidiyo wllo ❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 5 місяців тому

    ماش الله تبارك الله

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 5 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤

  • @user-fm6gv6bm8i
    @user-fm6gv6bm8i 5 місяців тому

    Machallah machallah Allahuma barik ❤️, anigu waxan jeclahay cheikh xussein cali iyo cheikh Moustapha xaji

  • @aishamohamed8282
    @aishamohamed8282 5 місяців тому +2

    Sh dirir

  • @awohassan
    @awohassan 5 місяців тому

    ilaahay muraadkaago macsi lahayn haku siiyo i.a wxn aad utageera sheekhaas alle ha barakeeye

  • @user-uq1ev8px5p
    @user-uq1ev8px5p 5 місяців тому

    Mash Allh abyo kudayshi muudn

  • @Nimaraaz
    @Nimaraaz 5 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 5 місяців тому +1

    Amiin amiin amiin ya rabi

  • @sabuuxadaauud6862
    @sabuuxadaauud6862 5 місяців тому

    Sheekh umal

  • @umuahlam3285
    @umuahlam3285 5 місяців тому +1

    Maashaa allah ducada Aamiin Aamiin adigana waxad jeceshahay ilaaheey hakuu yellow halo mcn❤

  • @user-tx4dj8hr9h
    @user-tx4dj8hr9h 5 місяців тому

    Masha allah aamiin abyo❤

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 5 місяців тому

    Machaala

  • @maryamamaryama-hp6ip
    @maryamamaryama-hp6ip 5 місяців тому +1

    Masha allah abyo fidiyowgaa aroorti noosoobadi❤

  • @yaarabinonaxariso
    @yaarabinonaxariso 5 місяців тому

    Wlh shekh xusen Cali jabuuti xafidulaah asiga leeba dawada

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 5 місяців тому

    Mashaa Allah Amiin Amiin Amiin ya rabi inshallah 🤲

  • @Maryan-gk3lh
    @Maryan-gk3lh 5 місяців тому

    Masha Allah Abaayo Allah hakuxafido

  • @user-yl6pl1pe6f
    @user-yl6pl1pe6f 5 місяців тому +1

    Maza allh wlshy fartun fariid filkeed ka roon❤❤

  • @farhioali3407
    @farhioali3407 5 місяців тому +1

    Masha Allah alaha kubarakeyo abaayo ❤❤

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 5 місяців тому +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @xamdiali4488
    @xamdiali4488 5 місяців тому

    Mash aallh ❤ ❤

  • @sabuuxadaauud6862
    @sabuuxadaauud6862 5 місяців тому

    M.a strong mom ❤❤❤❤

  • @fatximohamud2235
    @fatximohamud2235 5 місяців тому

    isoo duceey mcnto

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 місяців тому +1

    AXAD WANAAGSAN
    FARTUUN
    SABARIN
    CARUURTEEDA
    ILAAH NIGUXAFIDO
    EESHADAGANTHIIN❤❤

  • @Taazy951
    @Taazy951 5 місяців тому

    Same

  • @princesfowziyo367
    @princesfowziyo367 5 місяців тому

    Amiin yaa rabbe

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 5 місяців тому

    Aamiin ❤

  • @XilojanoJano-zy1ll
    @XilojanoJano-zy1ll 5 місяців тому

    Walaahi ani xitaa shakh xussen Ali jabuuti waajeclahay

  • @user-ln3ed4jl9q
    @user-ln3ed4jl9q 5 місяців тому

    Masha Allaah bayo faraxd igu waaar meel aan kala soo hadalo baa weyey seeeh ku helaa❤

  • @aishaabdullahi-jb2dz
    @aishaabdullahi-jb2dz 5 місяців тому

    mashallah walshy iilhy hamigaga haku rumeyo

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy 5 місяців тому +1

    Hooyo adag keep going byooy❤😊

  • @AyaanAdam-lo1cu
    @AyaanAdam-lo1cu 5 місяців тому

    shiikh xuseen cali jabuuti❤❤

  • @user-xj3rq8zb8y
    @user-xj3rq8zb8y 5 місяців тому

    ilah hadin barakeyo macney ❤

  • @user-zw2yu2gw5l
    @user-zw2yu2gw5l 5 місяців тому +1

    Sheekh mustafe ban aad u jecelahay

  • @marwo1162
    @marwo1162 5 місяців тому

    Masha alllah gaari dumar allah kuxafido

  • @kaltuungarar8235
    @kaltuungarar8235 5 місяців тому

    Aamiin

  • @ruunruun9439
    @ruunruun9439 5 місяців тому

    Masha allaah❤❤❤😊😊

  • @qadandahir6720
    @qadandahir6720 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤alle haku xafido hno

  • @DeeqoAbdulleCali-wl6ki
    @DeeqoAbdulleCali-wl6ki 5 місяців тому

    M.a abyo

  • @user-nn3zq2yw9b
    @user-nn3zq2yw9b 5 місяців тому

    Mashallah walashay djibouti yan ka dawada

  • @nacimotahliiln4367
    @nacimotahliiln4367 5 місяців тому

    Mash allah tuunay

  • @Saynab428
    @Saynab428 5 місяців тому

    Fartuun iyo azxpteeda
    Waxan idinka codsanaya inad igu soo ducaysaan shaqo khayr qabta in Alle isiiyo.

  • @dhehasabriye4703
    @dhehasabriye4703 5 місяців тому

    Alaha idinxafido dhamaantiin

  • @marwo1162
    @marwo1162 5 місяців тому

    Anaa kulamid ah sh xusen cali wan jecelahy

  • @fatimamohamud1571
    @fatimamohamud1571 5 місяців тому

    Kenya biyo la aanteda waa ka resatay sxb

  • @user-zz9pt7vz2o
    @user-zz9pt7vz2o 5 місяців тому

    mansha allh

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RodoAli-rx6no
    @RodoAli-rx6no 5 місяців тому

    Abyo mcnto aamiin ducada ale haka aqbalo anigan ale hanagarsiyo❤❤

  • @farxiyocali9278
    @farxiyocali9278 5 місяців тому

    Fartun abayo is dicey adiga Iyo asxabtata plz

  • @nasraraage
    @nasraraage 5 місяців тому

    Masha allah ilmo 9:30am kasoo kacaa 2jir 5:00am kasoo kacaa iijoogo😅

  • @marwo1162
    @marwo1162 5 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @khiyaar12
    @khiyaar12 5 місяців тому

    Ilxumiku ma aragon xbb❤❤❤

  • @hibaabdullahi9547
    @hibaabdullahi9547 5 місяців тому

    Abayo neeftada xitaa amaad tirsaa mararka qaar iska aamus woshii qabaneso aad aragnaa ee bisinka😅😅

  • @user-ch3rn6rx1o
    @user-ch3rn6rx1o 5 місяців тому

    xabibti creamka carurta uso gaday nala wadag

  • @user-cf2rd7tr8o
    @user-cf2rd7tr8o 5 місяців тому

    Asc abayo mcnto samiyeey xld

  • @user-mz1dq2ir8q
    @user-mz1dq2ir8q 5 місяців тому

    Maga Magacis musalsalka

  • @user-yg1yt3gu3e
    @user-yg1yt3gu3e 5 місяців тому

    Abyo isoo ducay inuu alle ubad isiiyo

  • @Hornscope
    @Hornscope 5 місяців тому

    Nolol adag ayaad ku nooshahay. 24/7 waxbaad karinaysaa. Ma shayaadiin baad wax u karisaa

    • @asmamohamed2016
      @asmamohamed2016 5 місяців тому +2

      Say mashallh ha cunin qof jiran tahay allaha ku caafiyo

    • @Hornscope
      @Hornscope 5 місяців тому

      @@asmamohamed2016 iimaanka ayaad la'dihiin ee ilaahay swt ka baqa, oo cuntada badan iska daaya. Wax yar oo gaajada kaa biiya ayaa la cunaa, hadii kale xanuun baad ka qaadaysaan waxaas oo too much fat and sugar ka buuxo.

    • @asmamohamed2016
      @asmamohamed2016 5 місяців тому +1

      Shaqa yeelo Fartuun waa hoyada kaliya dhankasta kadhisan aqlaqiyan iyo diiniyan hoyoyinkana dhiiri galisa taas ma argtida cuntada karsata maxa kutusiye teeda kale cunta ayadoo ku ciyareyso gormee aragtay ishada allaha mootiyo il kuleeble iyo afkuleble oodhan

    • @Hornscope
      @Hornscope 5 місяців тому

      @@asmamohamed2016 adiga laftaada ayaa la mid ah, oo ku dawakhay cunto karis iyo nolol bilaa macne ah. Joojiya Cuntooyinka aad dadka ugu faanaysaan oo ilaahay swt ka baqa.
      Noloshiina privateka ah ha soo gelinina UA-camka.
      Wakhtigiina ku qaata wax barasho idin anfacda iyo ku dhaqanka islaamka aakhiro idin anfacaya

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 5 місяців тому

    Masha Allah ❤❤