UGU DANBEE ALBTA QOLKA SABARIN OO LAKENI ALXMDULLAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 січ 2024

КОМЕНТАРІ • 87

  • @user-yu1tz4ek1i
    @user-yu1tz4ek1i 6 місяців тому +47

    Fartun abayo sabriin is a young, beautiful lady tell her go to school

  • @Maryamabdalle
    @Maryamabdalle 6 місяців тому +21

    abyo sabirin wax Bara hanoqoto gabar nafteeda iyo tan walidkedaba kaafiso sanadkan lagu jiro qof layskuma haleyn karo gabadhana fartuney guur hakula deg degin wax habarato fursad fiican bay haysata luuqada hayska dhisto insha alh ❤❤

    • @hananXasan
      @hananXasan 6 місяців тому +3

      Msha allh walal qalbi facan Alle ha wafajiyo ina eey waxa barto

  • @hafsaali5108
    @hafsaali5108 6 місяців тому +9

    Sabirin school ha tagto tuuneey qofka in maskaxdiisa la dhiso baa wax kasta uga muhiimsan

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952 6 місяців тому +6

    Sabirin you are young lady you have chance sister go to school Malaysia ani waa tegay 10 years ago school UN baa ku yaal hadii aad awoodi waydid kaas UN ta aad xabiibtii xataa Fartun aad school abyo waa fursad aad haystaan adiga iyo walaashaa❤

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 6 місяців тому +9

    Inanta qol keligeda udaaya ha nafistee ❤❤😂😂😂😂naftyda le umaleya qof walba 😊😂😂

  • @Okayeena
    @Okayeena 6 місяців тому +5

    Huuno inantu wa yartahee waxbarasho u dir waqtiga haka lumin

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 6 місяців тому +10

    Mashallah tabarakallah fartuuney qof aad u wanaagsan ayad thy wllshaa abtigaa ku dhaley ii fadhiiso ayad dhahadey masha allah waa arin fiicnhy wlhi caruurta ey kaa heyso aa waxa dhan ah wlhi

  • @SadiyaNuur-cd2dh
    @SadiyaNuur-cd2dh 6 місяців тому +4

    Asc fartun armajada sariirta akteeda ka qaad meel kale dhig
    Sariirta akteeda komadiin yar u soo gad sidaas ayey ku quraxsantahay
    Masha Allah walaal nimada dhabta ah waa saan oo kale Masham Allah tabaraka Ar Raxmaan
    Allah ha idin Xafido

  • @SidraMuntaha-ye3dw
    @SidraMuntaha-ye3dw 6 місяців тому +6

    Walaashay fartun love u walahi Saad noo ajiibtay oo taxadii isaga daysan walaahi wanaaga iyo xijaabka kula jeclaa maanta hadalkaga suu ii farad galiye

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 6 місяців тому +1

    gabdha qolkeda uga guura walal khayr hele😂mnsha allh sabiriin yariisay gabdh maskiina oo afgaban weeye❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 місяців тому +1

    Maashalaah
    Sabariin. Qol. Arooseed. KADHSCDEY
    ILAAH. Kuubarakeeyo

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 6 місяців тому +5

    Ayyy Tuneyyy waan ku Salamayy From Dhulbahate ❤🎉❤❤🎉

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 6 місяців тому +3

    Sabirin wa quruxlay mashla❤❤❤

  • @sofianoor4776
    @sofianoor4776 5 місяців тому

    Labo gabdhod o walalo ah o is jacel alle ha isku dayo

  • @hafsacawil1611
    @hafsacawil1611 6 місяців тому +14

    Gabadha qolka haku cidhiidhin gabadha fartuuney qolka uga guuraa

    • @LibinmohamudLibin
      @LibinmohamudLibin 6 місяців тому +1

      Kkkkkkkk

    • @manaalahmed3195
      @manaalahmed3195 6 місяців тому +1

      Hhh yaaab sootii 5 qof qolka wada sexan jirty😂😂😂😂

    • @fartuuncqaadir9381
      @fartuuncqaadir9381 6 місяців тому +1

      @@manaalahmed3195kkkk dadkii markii qurbihii utahriwrn sotayba isbadalen 😂 noloshii wadankiiba waxay kadhigen waxay waligod arkin😂

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 6 місяців тому

      Goormaa qof 1 qof sexan jira allow ya Ku ogada noloshada sariir baad qof kula sexataa markasa hadleee

  • @SuleeqoAqil
    @SuleeqoAqil 6 місяців тому

    M.a fartun allh kubarakeyo qoskaga abayo mcan

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 6 місяців тому

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis

  • @queenaisha6769
    @queenaisha6769 6 місяців тому

    Mansha allah wa gabar fican oo qalbi fican fartun walahi dadka qeyb waxay San garan ayey garatay mansh allah illahy owaladada hakula koriyo abayo mcn

  • @user-mz2ku8jq9s
    @user-mz2ku8jq9s 6 місяців тому +1

    Jah wallasha haku qaar baxto allah idin deysdo❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 6 місяців тому +2

    Masha Allah tabaarakalah ❤❤❤

  • @nashaadbilan8118
    @nashaadbilan8118 6 місяців тому

    Mash allaha ilaahay ha ku barakayo❤❤❤

  • @Maryamamahmoud
    @Maryamamahmoud 6 місяців тому +1

    Masha Allah Allahuma barek rayi yar kugu darsan laha ina kahesho laga yabodhanka kale sariitra kaso jedi armajadana mesha foneyaha dhig mesha sariirtana birta dharka ❤❤

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 6 місяців тому

    mash allah abyo in adeertay ku jacaliyaa ❤❤❤❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 6 місяців тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 6 місяців тому

    Mashallh abyo fican❤❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 6 місяців тому

    😂😂😂😂 sabria and sabrina 2 magac ugu wacaa magacas gabdhaha lo baxsha wa gabdho qalbi wanaagsan bashaash dabecad leh dadka la dhaqmo yaqanin degan ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 Tuuney gaari dumarey wa kaso baxsatey kaalintadi mesha jogtid qof nool ka jira Masha Allah keep going 🎉🎉🎉 guuleso congratulations 300,k coming soon i can't wait 😂😂😂😂

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 6 місяців тому

    Masha Allah ❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 місяців тому +2

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال ❤

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 6 місяців тому +1

    M.a abayo wlhi waka fikiree wlashaa alle hakuu xfido wee fcnthy gabadha inee qol kligeed iska sexto owxeda dhan goni uahdan😊

  • @hafsoahmed530
    @hafsoahmed530 6 місяців тому +2

    Naaa gabdha qolka hakucilcil 😢udhaaf wah😢

  • @fply3303
    @fply3303 6 місяців тому

    Masha allah ❤

  • @user-tx3mo8se8q
    @user-tx3mo8se8q 6 місяців тому

    Masha allah famali aad u quruxbadan

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 6 місяців тому

    masha allaaah markaa wll fcn heesati wa iska sidaan nafteeda kaa hor marinee allaha idin wada xafido abaayo

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 6 місяців тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @ruunruun9439
    @ruunruun9439 6 місяців тому

    Masha allah❤❤😊

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk 6 місяців тому

    Masha allah 🎉🎉❤

  • @user-sp5ns3dv8y
    @user-sp5ns3dv8y 6 місяців тому

    Masha alah

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 6 місяців тому +1

    Maasha allaah gabdho walaala ah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 6 місяців тому

    Masha Allah❤❤❤🎉

  • @HayattQueen-wv3zm
    @HayattQueen-wv3zm 6 місяців тому

    M.a fartuun io wlshed

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 6 місяців тому

    Masha allha ❤❤❤

  • @user-ki7mt4eo8i
    @user-ki7mt4eo8i 6 місяців тому

    Mnsha allh

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 місяців тому

    Manshaallah 😍

  • @yaarabinonaxariso
    @yaarabinonaxariso 6 місяців тому +11

    Wlh been mahan hol muhim mahin lkn ciyaalka qofki kuhayo abal kiisa lama gudi karo suqa hada aado xatee jawi dagan aakuso labee

    • @nasramuhumed36
      @nasramuhumed36 6 місяців тому +2

      Haa wlhi muhimada wa ilmaha wax kashaqa badanbo malahan qofki kuhayo wa illahay mahadi

    • @yaarabinonaxariso
      @yaarabinonaxariso 6 місяців тому +1

      @@nasramuhumed36 haa hosha hada qaba wesi hadhowaiska qabsee lkn ciyaalka waxanunsanahah xatee mayaqanin adilee kusugayan

  • @user-fb8ld6gb2j
    @user-fb8ld6gb2j 6 місяців тому

    Mshl ale Haku parkeyo mcnto❤ ale wax xun Kuma tuso

  • @hibonuura7713
    @hibonuura7713 6 місяців тому

    3 qol meqaa lagu dagan yahay abayo isheeg ❤❤

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 6 місяців тому

    Mashalaah ❤

  • @sabuuxadaauud6862
    @sabuuxadaauud6862 6 місяців тому

    M.a strong mom ❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @FhoMhn
    @FhoMhn 6 місяців тому

    Anaa ugu horeeyo😂

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 6 місяців тому

    Wll dadka hadalkooga ha maqlin sidad noloshiina u wadan kartaan u wata ❤

  • @umalkhayrnimco2171
    @umalkhayrnimco2171 6 місяців тому

    Fartuun xbbti dadkan wy dhib badan yihiin hadii aad u dirto ahowl wxy dhihi lahaayeen maa shaqysatid hhhhhh soomaali sina loogma baxsankaro lkin ciyaalka ayaa muhiim ah❤

  • @dimplegirldimplegirl1243
    @dimplegirldimplegirl1243 6 місяців тому

    Walal fcn heysata sabrin 😢dadka mawada heystan ilasho

  • @iskufilanahmed2572
    @iskufilanahmed2572 6 місяців тому

    Masha allaah Allaah idin xifdiyo lkn gabdha wee yaratahy wax barasho ayey ubahanthy hadaba awodid udir abayo

  • @CanabIbraahim-ps8ro
    @CanabIbraahim-ps8ro 6 місяців тому

    M.a

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 6 місяців тому +2

    saabiriin qolka uga baxa maalinti oo dhan baa caruur ku buuqeysa🤣Habeenki miya ugu dareysan ha idinka nasato

  • @SurprisedChemistryExperi-xr1ib
    @SurprisedChemistryExperi-xr1ib 6 місяців тому

    First ❤❤

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 6 місяців тому +2

    masha allah wawaxan kasugenay tuney cade allah kufududeyo ❤❤❤❤

  • @NaagKarmet-zw2sv
    @NaagKarmet-zw2sv 6 місяців тому +2

    Lcgtada guriya qabo adi abyooy wax mel dhigo sabriin sariritade kula sexan kartee waxkuhyo makasayr😊

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c 6 місяців тому

    ❤❤

  • @amanahmed244
    @amanahmed244 6 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @farhiyonoor2085
    @farhiyonoor2085 6 місяців тому

    M,a

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 6 місяців тому

    Abaayo si fiican ayaad u nooshihiin ee ma shaqeeysiin iiga soo jawaab, haddii kale maku fiirsanaayi ,

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 6 місяців тому

    Abyo sariirta mesha ka so jedisay ma ku qurux badno mesha birta wa dhiga dhaheysay dhig ku wakle dhan ka dhug qurux buu noqonaa❤

  • @faizaabdulahi9506
    @faizaabdulahi9506 6 місяців тому

    Maanta anaa ugu horeeya😂❤😊

  • @user-by9rc7ek1y
    @user-by9rc7ek1y 6 місяців тому

    Fartuun qolka markaa dhamesid noosoo duub

  • @nouramowlid4170
    @nouramowlid4170 6 місяців тому

    Naa horta tan qalnigay ka faqiir the lacg bu qorya kulaha de iska bxi oo inanta uga tag qolka waa gabadh yar waqtigeda qadanyza nafiz haku drenye udhaf malaha waxbaku dhimne 😮

  • @user-wy3mi8ef1v
    @user-wy3mi8ef1v 6 місяців тому +2

    Tuuneey ma markii lagu yidhi xijaabkii waad tuurtay ayad Adna tarxadihii tuurtay tuuney naftada u nolow

  • @Elhaam_aadam
    @Elhaam_aadam 6 місяців тому +1

    Fartuun abaayo wxa marstiin gamcaha adi iyo sabriin no sheeg noh

  • @faizaabdulahi9506
    @faizaabdulahi9506 6 місяців тому +2

    Saabarin hooyo. Maa dhashy? Fartuuney?

  • @msssafa
    @msssafa 6 місяців тому

    ala dumar marki la yiri nartay ku badan yihiin been mhan wr gbdhoow fmily amaan siiya ma moodaan ina cirir ku haysan

  • @user-qw2bl7ty4r
    @user-qw2bl7ty4r 6 місяців тому

    Qolka sabiriin la shegaye Hal sariir Yariis ah le ma aheed 🤣

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 6 місяців тому +1

    Abyo armajada iyo sarirta kala fogee mesha birta dhigeyso ag dhig ama qeyb kale sas a qurxan

  • @Umu-ibtizaam
    @Umu-ibtizaam 6 місяців тому

    Masha allah alle haydin xifdiyo adiyo abayo sabrin fartuun abayo snapka wa kugu so diray linkigi mad furin iso jwb insha allah

  • @safiahussein8467
    @safiahussein8467 6 місяців тому +1

    Xaged kadalbaday qli

  • @asmoml9368
    @asmoml9368 6 місяців тому

    Vedio gan Vedio ka xiga qolka so gogla so kuso bxo an argne