2023 WAXA GOAN SADI INA NOQDO SINGLE MOTHER 👩‍👧‍👦ALXMDULLAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 гру 2023

КОМЕНТАРІ • 623

  • @nimco8457
    @nimco8457 7 місяців тому +150

    2024 sanad aaan rajaynaayo waaye Insha Allah inan ilahay si fiican oogu dhawaado Qur'an ka xafido wan bartay diinte sifiican aaan usii barto oon dhex galo shareecada Insha Allah ilahow cibaadka iifududee ani iyo intii Muslim ahbo

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 7 місяців тому +1

      Amiin yarabi ana taas igu jirta ilahey haifududeyo

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 7 місяців тому +1

      Allahuma Aameen Allahuma Aameen Allahuma Aameen

    • @madiinaahmad2683
      @madiinaahmad2683 7 місяців тому +1

      Aamiin yaa rabbi kuligeen

    • @juwaabdirizaaq428
      @juwaabdirizaaq428 7 місяців тому +2

      Waa rbaa ani xtaa group noo smeey abyo

    • @aishaali6473
      @aishaali6473 7 місяців тому +1

      Amiin

  • @Fartonosman61
    @Fartonosman61 7 місяців тому +10

    Furin quruxa ka dambeyso fartuun happy marki la qabay habar weyn ayey u egkeed
    Marki la furay quruxley ayey noqotay Masha Allah Allaah ha usiyaadiyo

  • @IimanAliHirsi
    @IimanAliHirsi 7 місяців тому +53

    Insha allh 2024waxan raba inaan qurnka xifdiyo language iska dhiso ilaahy hay fududeyo ❤

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 7 місяців тому +32

    2023 wax la qabto waxa ugu wanaagsan uguna qeerka badan ayan haaya taas oo ah ducada waalidka afar sano oo la soo dhaafay aabaheey mcn oo xanuunsa aya la noolay oo aan haayay aabaheey mcn waa iga dhinta 😢😢😢 marka 2023 geeri xanuun badan aya na gashay sanadka 2024 hadu alla idmo wax yaabo badan ayan rajeyna in aa walaalheey wax u qabto oo u buuxsho booska waalidkooda in kasto aan noqo karin sida waalidka lkn waa matala in sha allah rabi ha ikula garab kalo in sha allah

    • @Haffyy
      @Haffyy 7 місяців тому +2

      Ducada abo ayu kuhartay wax kasto wa ay kufudanayan in sha Allah ,,ilahay hamigena iyo rajoyinkena qeyr hanoga dhigo

  • @user-ov3zy4po1u
    @user-ov3zy4po1u 7 місяців тому +18

    geesiyada aanu ku dayano khalad maaha wllo qofka naftiisa waxay raali ku tahay ayuunbu sameynkara ilaahay awlaada hanala koriyo dhamaanteenba aamiin ya rabi

  • @mariaabdi9037
    @mariaabdi9037 7 місяців тому +10

    M.a qli allha kula garabgalo wax kastod jcshahay allha 2024na cimri dheer iyo cibado suuban hana wada siiyo❤

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 7 місяців тому +13

    masha allh single mother qurux badan ba tahay🔥go'aankaaga mid guuleystay ayuu noqday Allah kula koriyo caruurta

  • @ilhanfarah981
    @ilhanfarah981 7 місяців тому +9

    Mashallah abayo ilmo kaliga laso safartay ado waliba qalan wadan iyo dhul aqoonin laso dagay waa karti horay usoco Allaha kula koriyo owlada oo Rabi hanala wada koriyo Allahuma aamin in sha Allah sida dhiiran eed u qorsheesatay single life ka ado arinkaga personal ka galin waa jeclaan laha gabdho bdn ina oga dhacdo oo ku jiro nolol yaro stress ah waa hade possible tahay horay u soco walaal

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 7 місяців тому +14

    Single mother ilhy igama dhga. Wlhi majecli. Reerkyga. Ilhy igama dumiya ma. Jecli wlhi ilhy reeraha is qaba nabad ha dhax dhgo furiin aheeen

    • @xafsocabdi7902
      @xafsocabdi7902 7 місяців тому

      Maxaa kacabsii😂😊

    • @suumaya-ds3bk
      @suumaya-ds3bk 7 місяців тому

      Aamiin Abayo Allah nagamadumiyo😢😢😢 gurigeyena wlh masahlano

  • @samiirohassan9036
    @samiirohassan9036 7 місяців тому +39

    Wlhi bilaahi talaahi indhaheyga illin ku so istaagay waayo waxaa dareemay xalada aan ku jiro in aan ka bixi karo allaha ka rajeena 2024 in alle ii rumeeyo riyadeyda 😢😢❤ abayo fartuun guuleeso abayo mcnt hooyo adag thy illahey ha iga dhigo ane hoyo adag 🤲

    • @11Nimco
      @11Nimco 7 місяців тому +1

      Waad Kabixikartaa abaayo hada dadaasho Allah kulagarabgalo

    • @muhiimali
      @muhiimali 7 місяців тому +1

      Adigana wad guulaysan wllo kaliya hays dhibin dadal same Xitaa wax yar ha ahade wad arki mesha rabto ado garay ilahayna u dhowow

    • @samiirohassan9036
      @samiirohassan9036 7 місяців тому

      @@11Nimco insha allah abayo

    • @samiirohassan9036
      @samiirohassan9036 7 місяців тому

      @@muhiimali insha.allah abayo mcn

    • @kimkiz5207
      @kimkiz5207 7 місяців тому +1

      Anba rajo wcn ba daremy 22sana jiraa 1ilmn dhaly 2months bu jira c section wa kudhaley anaana shaqeesta ilmaha heysta alhmdulilah rabbiba ilajira

  • @Inner_You
    @Inner_You 7 місяців тому +7

    Manshaallah abayo may Allah make it easy on u. Your kids deserve a happy mother and if being single brings u happiness that’s the best decision. Your a strong mother and woman ur kids will grow up and you won’t regret ur decision.

  • @nihaalAbdalla
    @nihaalAbdalla 7 місяців тому +10

    Masha allah 2024 sanad khayr qaba allah haka dhigo , walasha sabiriin u abaal gud oo waxbarsho geey waa gabadh yar oo mustaqbal fiican leh, adigu xitaa waxbaro abyo gabdh yar baa tahay online xitaa ku dhigo xumaana hay arkin abyo dadku inay waxbartaan ban iska jeclahay.

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 7 місяців тому +2

    Mashallah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary baa nuur canal xabibiti.
    Keep going inshallah you'll get success soon.

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 7 місяців тому +4

    Masha Allah Tuuney Allah ku caafiyo awlaada Allah kula koriyo naftada iyo farxadeda adiga ka masul ina qurxiso qofna kuma samenayo wixi dantaada iyo daawadada kujirto adiga taqaana guuleso mar weliba Insha Allah keep going ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 7 місяців тому +72

    2024 waxaan rajayn inaan isbadal wayn sameeyo ilaahow riyooyinkena noo rumee😢

  • @user-bw1lf7ew6n
    @user-bw1lf7ew6n 7 місяців тому +7

    Walashay macan walahi wan kutagera keep going my sister ❤😊🎉😅

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 7 місяців тому +9

    Masha Allah xapipti quruxley aa sii noqotay naftadana wadku dadaashay keep going Qali ❤ anigu kenya ayan jooga waxana ku aqaanay ila waagi aad azxabta badan ahayden adiga iyo samara iyo gabdhihi kale ed waaga wada aocoten xata wilki an marmar idhinku arki jirnay magicisi ban ilawaye waagas ila hadan ku daawada

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 7 місяців тому +24

    nolsha waxa ugu mahiimsan in ad daganasho an ku noshahey waxa lo guursada in nolol wanagasan ad hesho hadi la wayo guurkaas walga taga madan qasaarin abayo guul adiga iyo caruurtaada

  • @rahmashine2261
    @rahmashine2261 7 місяців тому +14

    Markaad kenya kasoo guureysay waa lagu qabay abayo maxaa been ushegee markaad soo baxeysay waxaad dhaheysay cabdi salaan hooyadis oo xanusan buu aaday wax yar ka dibna wuu naga daba imanayaa soo adigii lahaa malezia markaad tagtay ood cabaar joogtay baad single noqotay

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 7 місяців тому

      Koley furiinkay qarinaysay ma ahane intaysay guurin bay kala tageen

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 7 місяців тому +7

    Qoftan aftahan waye waxay ilowday maleh waxay qaladayna maleh masha alla wanagad shegatay iyo wanag kabadanba gaar wll mcn

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 7 місяців тому +2

    Masha Allah my sister I wish you best Life 2024. And happy Happy New Year.🤲💯👍👑🌹💎⭐️✊️🦁✊️👋♥️👋🫶💋🇨🇦🫶

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 7 місяців тому +2

    Alxamdulilaah marwalba ilaahay sidaa igu xornaan jirtay ugu xirnow diin iyo aqlaaq ayaan kugu baranay ,xijaab waasic ah mar walba xerso oo sifiican kuu asturaayo.

  • @bushraabdi5845
    @bushraabdi5845 7 місяців тому +13

    Wlley muda sanad ah baad waxad ku haysa single mother ban ahay hooyo yar baan ahay yaran wax ladhaho majirto hada dadkii 2000 dhashay baa 24 jira adnah caruurtadii hore baa dhowr iyo toban jira ah aniga kula hadlaya single mom baan ahy 18 yreas anoo jiraa leyfuray hada inanteyda waa 9 yreas wana yarahay waligey ma oran waxanba dhaha sodoh baan mardhow noqonaya adnah xiligaan baad niiko bilowday iyo inaad maryahaga xorto waa wax laga quman yahy somalidu waxay dhahda nagta markii lafuro wey walata oo maryahey turto 😂😂anaa mar marka is oran jiray maxaad sida nagaha u walan weyday ma waxba kaa khaldan lkn waxan ogaday nagaha waasho oo sidii ay shalay ahayd mahane sikale iska dhigta ninkey jeceshay oo nolashayda dhan waa challenge waliya nolashada qof haku xirine sidii aad u socotay ahow marka fartun watan xiiabkii xoortay oo xabdka banaysatay oo mushtac nexdiis is ruxaysee ileen waaa gabadhii shalay noo wacdinaysee wlley jacaylkii Abdi yuusan khaatumada kaa xumayn hadad iga xumatayna cafwan qali

    • @user-ji9hw1cv1k
      @user-ji9hw1cv1k 7 місяців тому +1

      😂😂😂😂saax hoyo yar ayey dhaahda un

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 7 місяців тому +1

      Wlh ta ba benta aheyn Aniga 2024 qorshaheyga waxa waye inan music ano dhagesana Mel isa sarin iso duceya inu alle ika madoweyo musica curateyda 9 jir sodoh ba noqon rabta ban is iri alle ka baq iska da hesaha dhocil Nima ka weynow 😂😂

    • @bushraabdi5845
      @bushraabdi5845 7 місяців тому

      ​@@Umusamsam24sas Waye qalbi mar hadad gabar dhashay waa inaad is ilalisa waayo hadhow markii laguursado wiilka sodohda u tahay adoo niikinaya buu ku dawanaya sow ceeb mahan kolay taas baan ka xishooda anigu marba hadad hooyo tahy is ilali

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 7 місяців тому +4

    Congratulations queen 👑 ❤ strong woman

  • @user-jb5fb5gx4v
    @user-jb5fb5gx4v 7 місяців тому +1

    Allahumma barik habibti!!

  • @maimunmimi95
    @maimunmimi95 7 місяців тому +2

    guul aduun iyo mid akhiro wll bn ku rajayn kaliyeto halkas hoos ha uga socon dhanka labiskaga iyo dhanka hormarkagaba😍

  • @Halyey173
    @Halyey173 7 місяців тому +4

    Gabdho reer kiina xajista Alle na ha idinku garab galo wanloof ❤❤❤

  • @user-nz6ox2oq1b
    @user-nz6ox2oq1b 7 місяців тому +3

    Fartuun aad baan kuula socda bilow ilaa iminka mansha Allah hooyo Karti leh abaayo ilmahga korso ala hakuu xifdiye aad baan kugu xiran qurxleey rotinkaag keep going sister single mar baay tahay nefis nafyah tan waa gunimo jaceelka gumeysa intii gebi laaha cisiga goon baan kaa rabaa maraan gooso is ir gocsho adig igu fura

  • @GbGbb-ph1lz
    @GbGbb-ph1lz 7 місяців тому +44

    2024 insha allah waxa iqorshaysan inan reer yeesho oo shaqeeyo madamo jaaacadii 2023 dhameyey

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 7 місяців тому +1

      Wll qorshaha guurka lama shegsgego Alle ha kuu rumeeyo dhismaha qoyskaas

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz 7 місяців тому

      @@hoodomohamed2925 Aaamiin abaayo

    • @Alina12395
      @Alina12395 7 місяців тому

      Alle rerkas mid khyrle hakaga dhigo qofkasna qof xun kagama dhigo wll farxad warto ku rajaynaa ❤ wll shaqadaadana alle haku barakeyo amen❤❤

  • @najaxabdale1501
    @najaxabdale1501 7 місяців тому +2

    Mansha Allh Hooyo Aadkaysi badan Ba Tahay Alle Nolosha Ha ku Fududeyo❤

  • @ayanabdi8445
    @ayanabdi8445 7 місяців тому +1

    Ma sha Allah May Allah protect ur family

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 7 місяців тому +2

    keep going. sister maashaa Allah well done sister

  • @nadiahajji7262
    @nadiahajji7262 7 місяців тому +2

    Wllo qali inta nolasha ku dhiman faraxad ku dhameyso Insh allah my queen ❤❤❤❤

  • @siraajasalim1074
    @siraajasalim1074 7 місяців тому +13

    ما شاء الله ❤الله يحفظك يا أختي وبي توفيق إلى أمام ❤

  • @Hafsa-._Mohamed1
    @Hafsa-._Mohamed1 7 місяців тому +2

    MAsha Alah xbbti mcn keeb going mcnto 👌🥰❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 7 місяців тому +2

    Aamiin yarabi abayo qalbi fiican horay usoco farxad ku dhameyso nolosha ❤

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 7 місяців тому +3

    Masha allaha xabibti waan ku farxasahy hormar wacan inshallaha 💯💯💯💯🙏🙏🙏♥️♥️♥️👌🙏👌👌♥️♥️♥️♥️♥️

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 7 місяців тому +1

    Maash allaah tabarkallah hore usoco sanadka so socdo waxn ku rayeena in aad garto horumar iyo hami wacan

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 7 місяців тому +1

    Wow waan sugaayey sheekada. Fartuun mudo dheer ayaan kugu xirnaa gaber karti leh ayaa tahay Maansha Allaah. Abaayo wax baro wlaashaana gee Iskuul.

  • @marwohaji6951
    @marwohaji6951 7 місяців тому +2

    Ilahay ba ku go,aamiyay inad single mother noqoto wllshey xukunka allena lama celin karo mar waxa jirto uu wuxu alle ku go,amiyo ay khayr ku tahay hadane ilahay badal khayr qabo haku siiyo

  • @balqiisakush3109
    @balqiisakush3109 7 місяців тому +1

    Sanadka 2023 wax badan aya maray alhamdulillah waxu iahye sanad xanuna badan xanuna ayu iahye qalin aya galay alhamdulillah 2024 wax rajan guul badan ina kamir dhaliyo aan naftayda wax uqabto❤

  • @Najuuomar418
    @Najuuomar418 7 місяців тому +1

    M.a sister keep going hadalada dadka qaar kasoo qaad maleh kasoco xabibti owlada Allah kula koriyo❤

  • @shukriahmed8734
    @shukriahmed8734 7 місяців тому +5

    Ascwrwb fartun abaayo alllaah ku xafido waxaa tahay gabar wanaagsan waqti dheerna waa kuu saraa like .lkn xogaa talo walaalnimo ku siin lahaa aduunka qofka markuu diinta yaqano in uu qofka kale.uu ka duganyahay markii hore xijaabka wanaagsan oo diinteena sheegtay waad qaadan jirtay xataa haddii qamar qaadeyno.mid waasac ah qaado waana ku jeclahay hamigaga allaah kuu rumeeyo ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 місяців тому +1

    Manshaallah alxamduillah alah ku barakeyo xabibti amiin keep going inshallah 😊🥰🥰

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 7 місяців тому +13

    Mash Allah beautiful keep going one love ❤❤

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 7 місяців тому +2

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik ❤❤ hore usoco xbbt quruxeey

  • @user-cl7qn5uk4m
    @user-cl7qn5uk4m 7 місяців тому +1

    Mansha Allah caruurta Allaha kula koriyo cafimadlaga muhiim ah hore usoco

  • @CatiikaYar
    @CatiikaYar 7 місяців тому +3

    Masha Allah Masha Allah tabaarakallah hambalyo walaashay. Hore u soco❤

  • @umuSahal
    @umuSahal 7 місяців тому +1

    thanks tuuneey cadeey ❤🥰

  • @tubtatoosan4323
    @tubtatoosan4323 7 місяців тому +3

    masha allah abayo qurux iyo xasi looni ayaa ka muqaato no more stress

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 7 місяців тому +1

    Masha Allah Abaayo guul iyo qeyr❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khadijosamarar1330
    @khadijosamarar1330 7 місяців тому +2

    Masha allh sister keep going ❤

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 7 місяців тому

    اللهم امين يسر الله امرك

  • @iskufilanahmed2572
    @iskufilanahmed2572 7 місяців тому +50

    Masha Allaah riyoyinkaga inta ku haray Allaah kuu fududeyo gabadha Abtiga dhalay qalbigeda ilaali Abti ciyarciyar mahin Hada awodid xitaa Galin waxbarasho udir insha Allaah farxad ku nolada adiga iyo ciyaal kaga abayo

    • @Hibo6875
      @Hibo6875 7 місяців тому

      Fartuun ani love ❤️ saarid ma rabe ilaso xiriir saaxiibey

  • @zamzamcillal
    @zamzamcillal 7 місяців тому +1

    Mansh allh fartuney dar illhy baan kuu jeclahy, horey usoco qaali❤

  • @caaliyasayidbakar612
    @caaliyasayidbakar612 7 місяців тому +2

    Maasha’allaah inta dhiman alle haku fududeyo abaayo❤

  • @Salmangvcdhn
    @Salmangvcdhn 7 місяців тому +1

    Masha allah horey u soco cadey be happy

  • @user-ff8sg1sn9m
    @user-ff8sg1sn9m 7 місяців тому +9

    ما شاء الله الله يحفظك حبيبتي ❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 місяців тому

      Sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

  • @HodanAhmedHoussein-id7ol
    @HodanAhmedHoussein-id7ol 7 місяців тому +1

    Machalah sister ❤❤❤❤❤ good idea

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka4759 7 місяців тому +18

    Business kaga Malaysia inad ka bilawdid isku day insha Allah wad guuleysan donta
    Keep going Queen hooyo adag baad tahay ❤❤

  • @YasmiinAddaan-cn6fw
    @YasmiinAddaan-cn6fw 7 місяців тому +6

    Shukri waan aqaanaa iga waran abayo iyo gabdheyda zamzam❤❤

  • @ladancaday2092
    @ladancaday2092 7 місяців тому +2

    Maashaaallaah ❤❤❤❤alle ha kuu rumeeyo inta kuu hadhay❤❤❤❤

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 7 місяців тому +1

    Masha Allah tabarka allah Hoyo mcn iyo wall dhaman wasax in lesgarab qabto marka lesku bahan yahay❤❤❤❤❤

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 7 місяців тому +2

    Aamiin yarbi 🤲🤲🤲

  • @farhiaabdi4382
    @farhiaabdi4382 7 місяців тому +1

    MashaAllah abaayo mcn Allah kubarakeyo❤

  • @user-yw2zv4jo3g
    @user-yw2zv4jo3g 7 місяців тому +3

    Fartuun waa gabar yar oo karti badan masha Allah

  • @user-ff8sg1sn9m
    @user-ff8sg1sn9m 7 місяців тому +1

    Masha allah alh hakuxifdhiyo a byo wlhi waxataye gabar kartile ❤ alha kuziyadiyo❤❤

  • @iqramuhamed2354
    @iqramuhamed2354 7 місяців тому +1

    Masha Allah abaayo fartuuney allow riyadeyda irumey Aamiin inoo dhaha intii ilaa mid ax

  • @maandeeqcabdullahi5376
    @maandeeqcabdullahi5376 7 місяців тому +1

    Masha Allah abaayo alle haku xafido caruurta alle haku xafido inshaa allah ❤❤❤

  • @qaaliabdi3721
    @qaaliabdi3721 7 днів тому

    Yesss🎉❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 7 місяців тому +1

    Mashalla Allah ilahay haku xafido hore u soco guuleyso

  • @naimaadan2635
    @naimaadan2635 7 місяців тому +8

    Abayo hijabkii ad xidhan jirtay hiro please..

  • @xawomaxamed3595
    @xawomaxamed3595 7 місяців тому +2

    Waaw masha allaah abaayo keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 7 місяців тому +2

    Wcs wllhi fartuney mar wlpo an isbdl csup kgu arko wku farxye illhy hamigaga inta ku dhimn hku rumeyo cfimadna rpi hku siyo adunka wllhi wxaa ugu jeclhy gabr hormar smeso gbdho an isku so duceno gbr wlpo wxaa illhy oga barya inu nlol qrux bdn io hmigeda u rumeyo wx dhipna alle ma tuso ❤️🤲🏻

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 7 місяців тому +3

    Masha allah🤲🏽🤲🏽❤️❤️🏠👩‍👧‍👦🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️🎂🤲🏽🤲🏽

  • @FadimoAlikubeer-wr6wb
    @FadimoAlikubeer-wr6wb 7 місяців тому +1

    MasahAllah abaayo you are the best 🎉❤❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 7 місяців тому +2

    Masha Allah horey usoco ❤❤❤

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 7 місяців тому +1

    Maasha’allah ilaahay nolosha inta kuu hartay ha kuu qurxiyo Insha’allaah.

  • @saynababdirahmanyusuf8003
    @saynababdirahmanyusuf8003 7 місяців тому

    Masha Allah sister go forward ❤

  • @NishaaIbisashis
    @NishaaIbisashis 7 місяців тому

    Good be blessed 💖

  • @haygawaanaga5995
    @haygawaanaga5995 7 місяців тому +2

    Manshalla wllo Nolashu ku ma xumayso❤❤❤

  • @RayanQurux-qn7od
    @RayanQurux-qn7od 7 місяців тому +1

    Mashaa allha illhay Abaayo hakuu xafiido illhay hanoo daayo wallaha macan iyohooyo macn habaryara anika ba saas bay iikarab takan yahiin alxamdulillaha❤❤❤❤❤❤

  • @Sahra881
    @Sahra881 7 місяців тому +1

    Maansha alaah Fariid ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wy6xo8oq8g
    @user-wy6xo8oq8g 7 місяців тому +1

    Mash Allah abayo horaay usoco ❤❤❤❤

  • @user-pc7ft3uy4w
    @user-pc7ft3uy4w 7 місяців тому

    keep going fartun hppy🎉❤

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 7 місяців тому +1

    Ma SHA Allah abaayo macaan ilahey haku siyaadiyo ilahey neh haku caafiyo ilahey neh haka awaal mariyo inta ku so caawisey oo garabkaada so istageen xilikaa u baahneed tan kale waa wax luku farxo abaayo macaan inaa meel iska so saarto oo noloshaada hor marsado oo farxadaada iyo cafimadkaada ka fikirto wlh waa kuku farxay ilahey haku siyaadiyo wax kasto niyadaada ku juro neh ialhey haku sahlo wlh ani xadaa 2024 wax badan ayaan rajeynaa inee ii hir galaan in sha Allah i so duceey abaayo mcn tan kale abaayo macaan skin careka ka so hadal plz thanks tan kale abaayo macaan dadkaan iska daaf oo rabo inee ogadaan why aa single rabtaa inaa u noqodo ama nololaha kale oo private ku eh ader gooni ku tahay heeso qofkii qalad u fahmaayo asee u taalaa inta wax fahmeyso neh waa wadanaa in sha Allah quruxey maleysia wax yaalo kale nooka so sheek qarshaadka dan kuku baxay waxaas dan intaa meesha imaneysay iyo dadkii kaa caawiye inaa meesha imaado waxaas dan muhiim ee ii tahay abaayo ka so hadal thanks ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ek2fl8io3u
    @user-ek2fl8io3u 7 місяців тому +1

    Plz guryaha xafida gabdho wayo naftiina kafakara ilmaha kala koriya waqti isa siiya si aad ilmo family dhamestirin ugu koraan ilahay hakula garab galo nolashada abyo

  • @ayannitta
    @ayannitta 7 місяців тому +1

    ❤❤❤masha Allah qorshaha waa qeyb nolasha ka mid ah

  • @sacdiyoabdiwali1353
    @sacdiyoabdiwali1353 7 місяців тому +1

    Abyo m.a horay usoco wan kuso duceyaa marwalbo i.a ilhy hano rumeyo riyoyinkena ❤❤

  • @boqoradanantes7483
    @boqoradanantes7483 7 місяців тому

    Mashallh keep going sister ❤🎉

  • @user-se1oz2sq2f
    @user-se1oz2sq2f 7 місяців тому +1

    Hoore usoco Xayati

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 7 місяців тому

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 7 місяців тому +1

    Masha allah ilahay haku dhameys tiro inta ku hartay abaayo mcn ❤fartuney kaso hadal is cateyska😢

  • @shukri6142
    @shukri6142 7 місяців тому +4

    Iso duceeya inu ilaahay i sahlo guur xalaal ah on ku dago awlad bari ahna ilaahay isiiyo inta ila midka ahna Allaha u sahlo ya rabi

  • @asmamohamed5267
    @asmamohamed5267 7 місяців тому +1

    Go.aanka wa adagyhy lkn farxad ka danbeeso strong women tahy❤🧡

  • @Khadiijoabdiosmaan
    @Khadiijoabdiosmaan 7 місяців тому +1

    Sow masha allh abayo mcn inbadan kugu xiranhy kenya ilaa malesiya keep going xbbti inta kuudhiman allh kurumeeyo ubadka kaamaqan allh kuukeno melqura kasowada kaca hooyo ahay wankula daremaya waxwalba sow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caaishaabuubakar4511
    @caaishaabuubakar4511 7 місяців тому +7

    ماشاءالله حبيبتي ❤❤❤🎉🎉

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q 7 місяців тому

    Asalmucaleykum hooyo yar oo ensam ayaad noqatey Allah caafiyo awlaadan Allah ha ku xifiyo.

  • @hodankaysexuseencumarkujoo3515
    @hodankaysexuseencumarkujoo3515 7 місяців тому +6

    Masha allh wallhi barigad soo safraysay wan kuu ducaynayay sidii inan kula socday hhhh riyoyinkaga kalena ilahay hakuu rumeeyo halka gabdheheenu ka litaan waa nafta oo la jeclaado video noga soo samee ilahay dartii ayan kuu jecelnahay iyo kartidada ❤❤❤❤

    • @user-dr6rn6vf1r
      @user-dr6rn6vf1r 7 місяців тому

      Yaab waye qoftan yaa wax usheega naa maxa ku dhacay wale taan naag la nacay inad thay cadeesay ceeb waye xiisho hooyo ku jecel ma arkiin 😊😊😊

  • @user-yx4vm1zy4h
    @user-yx4vm1zy4h 7 місяців тому +1

    Ale haku cafiyo wllshy ❤