Heesta Miiraale | Axmed Aarshe | Astaan | 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 132

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle Рік тому +41

    Heestan waxaan so raadiyay marku roob kii gugu noo cur tay🥹♥️🌨️ sida mayay aroor yaaad miiraale soo kacay♥️🌨️🥹 {From Hargeisa}❤ 17/3/2023

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 Рік тому +45

    Heestaan Waxaan soo raadiyay markuu Axmed uqaadayo haboon filimka
    Ayy 🫣kaygii Oo ii qaadayaa niyaystay 😂
    Waxan ahay masciideed ❤2 march 2023

    • @raxmakaltuun1892
      @raxmakaltuun1892 Рік тому +2

      Kula mid ahy wlhi🤣🤣🤣

    • @abdizalaan671
      @abdizalaan671 Рік тому

      Eposide ke wye😁✌️ an bal dib u eege kk

    • @Viral_videos822
      @Viral_videos822 Рік тому

      @@abdizalaan671marka lagu soo sheego isoo sheeg fadlan😂

  • @abdullahiaraaye5857
    @abdullahiaraaye5857 2 роки тому +16

    Fanka oo bila aarshe ahaan lahaa wuxu la macno ahan laha shaax bilaa sokor ah, aarshe horumar hadu leyahy fanku waad ka gaari Insha Alla

  • @gulleidburaale2647
    @gulleidburaale2647 2 роки тому +9

    Waa xasuustii Axmed Mooge heestan waxa I bartay saaxiibkay Santaana Official oo ah legend ehlu qaraami ah💪❤️

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 Рік тому +1

    Si aad U macaan ayuu u qaadey heestan Al fanaan aarshe

  • @engbudliye6116
    @engbudliye6116 2 роки тому +17

    Hadaan la xaqirayn halkeeda bu dhigay aarshe🙏

  • @samiirainacawil
    @samiirainacawil Рік тому +13

    Heestan caway aniga o murugsan ayan dawaday sorry 😭😭😭😭😭💔 ilahow qofkan jeclahy ima jecla ilahow qof i jecel igu badal amiiin amiiin amiiin yaa allah

  • @AbdiasisSaleban-f4p
    @AbdiasisSaleban-f4p Місяць тому

    waaw heestan labo axmed baa igadambeeyey❤❤❤

  • @ayaanleshire9907
    @ayaanleshire9907 2 роки тому +1

    Masha allah Ahmed Aarshe haduu fanan jiro 2023 waa adiga ilaahay haku karmeeyo

  • @fatumaiftin6787
    @fatumaiftin6787 2 роки тому +12

    Waa hees xasuus mudan waxaan dhageysan jiray waayo waayo muqdisho 1995 xaafada madina gaar ahaan isteeshinka galbeed codkii cabdalla yusuf hanuniye hadana axmed aarshe 💯💯❤❤👍👍

    • @AMO00165
      @AMO00165 2 роки тому

      Axmed mooge ayaaa qaadi jiray

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 роки тому

      Axmad mooge ma ahayn hanuuniye

    • @abdikafiosman607
      @abdikafiosman607 Рік тому +1

      Reer dabaqeyn ayaan aheen 1995 bakaaro ayaan u soo wareegnay ilove madiino iyo saldhiga galbeed

    • @hayaaniidle
      @hayaaniidle Рік тому +1

      Saldhiga Galbeed ee madiino Gaar ahaan degmada dharkeynley xasuus bay igu leedahay waxan suganaa 2018/2019

    • @suniitaahajji3918
      @suniitaahajji3918 4 місяці тому

      Qofki ay ku dhafaysan jirtay bey kuu sheegtay dee

  • @maryamissa5199
    @maryamissa5199 2 роки тому +3

    Wow Aarshe cod lee Xaax👍💯💯♥️✔️👍❤️❤️ kama daloo dhageeysigeda... You did it sooo well men

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 11 місяців тому +1

    Asaga iyo codkiisaba waa is leeyiin sooo sweet

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Рік тому +4

    From haboon😂🤚🏼

  • @xasankey3040
    @xasankey3040 2 роки тому +5

    Waa fanaanka aan ugu jeclahy xidigaha geeska

  • @nashadlove
    @nashadlove 9 місяців тому +1

    Hestan qof dartiis ayn ujeclday markasto on dhagayso anigoo kaligay ah waxan niyastaa agjogisa mark an agtisa jogo waxan daremaa xasiloni iyo farxad wllhi🤴 ❤💯🙏

  • @abdizalaan671
    @abdizalaan671 Рік тому +2

    Heestan waxa so raadiyay markan arke gabadh mascideed😂❤️ 7/july/2023 mlin jimco ah✌️

  • @AxlamQurux-f8h
    @AxlamQurux-f8h 8 місяців тому

    Waxan dhaygayasan jiraya anigoo u litaa jacala ❤❤❤❤ eesha calaa hees😊

  • @AhmedxidigG36
    @AhmedxidigG36 Рік тому +2

    Wuukulaxawsaday
    Afkaagacaanolaguqabay❤❤❤❤inaadeer

  • @ahmed-bi4yb
    @ahmed-bi4yb 2 роки тому +19

    Sida mayay arooryaad
    Miiraale soo kacay
    Meel mahiigaan jilbaha dhigey
    Dhirtu ay magooshoo
    Manka iyo caleentii
    Isku maydhax soohmeen
    Dhulku miroo kasoo baxay
    Muran uu dhex yaaloo
    Anaa kaa macaan iyo
    Waxaan ahaaaaay masciideed
    Hadal laisu marin karin
    Maashee barwaaqaah
    Muuqooda inanyahy
    Marmar baan ku moodaa
    Ama kugu mataalaa
    Runta lagama maarmee
    Maalintaan ku halacsaday
    Meel dhiman la' inaa tahay
    Mad madoow igama galin

  • @AFYALSTUDIO
    @AFYALSTUDIO 12 днів тому

    Buula xuubeey wacdaruu dhigayaa

  • @issaabdullahiaalim1334
    @issaabdullahiaalim1334 Рік тому +3

    Hees khaas ii ah

  • @unkamaali808
    @unkamaali808 5 місяців тому

    Best alfanan ahmed aarshe ilaahyba cod siiyey

  • @urdohofficial1394
    @urdohofficial1394 11 місяців тому +1

    Heestan saqdhexe qayilaad ban ufadhiyaa dhalinyaro

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 11 місяців тому

    ❤❤❤AR❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂love love je t'aime habibi

  • @xaawocali3945
    @xaawocali3945 2 роки тому +1

    Muuqooda inanyahay marmar baa ku moodaa ❤

  • @ahmedabdi6488
    @ahmedabdi6488 2 роки тому

    www alla waxasaa fanan kaa ah cod iyo daganan isku darsaday🥰🥰🥰guuleyso my samigey🙏🙏

  • @HamseCadayse
    @HamseCadayse 7 місяців тому +1

    Walaba kawran isagoo quran akhrinaya saw kama sii macaaneed🎉🎉🎉🎉🎉

    • @suniitaahajji3918
      @suniitaahajji3918 4 місяці тому

      Maya kama macaana waayo adugaa dhagaysan lahaa oo inta ma timaadeen

  • @siciidahmed2885
    @siciidahmed2885 2 роки тому +1

    Axsan cod wlhy aaasrshe wuuu heesan allah haku sharfo sxb 26/12/2022 form boorama galabnimo ❤

  • @mohamedcalas5910
    @mohamedcalas5910 2 роки тому +11

    Pure tone ... lovely voice
    I am appreciated this song

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 2 роки тому +7

    War ninku cod macana ma dadkii horu ka haray waaaaaw

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 2 роки тому +2

    Alla cod macaanaa ninkani wlhi qalbiga buu na xanxanteeya ilaahay codka ha kuu barakeeyo sxb

  • @musphaibrahim171
    @musphaibrahim171 Рік тому +1

    Ustaad nuuradiin cali amaan wakhti xaadirkan cid cuud ku gaadhaysa ma jirto.

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Рік тому

    Waaw AL Fanan Aarshe Halkeedi Ayuu Dhigay ❤

  • @ASWANAXMED-m2k
    @ASWANAXMED-m2k 4 місяці тому

    oov caleeek
    i like it❤
    malinki igu horeysay an hestan si fcn u dhagystay😂
    6 october 2024
    12:53 duhurnimo ❤

  • @AhmedAli-hu4vb
    @AhmedAli-hu4vb 2 роки тому +8

    What a fanaan mashallah specially this song is my favorite walaahi it nice to hear cod macaan

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 2 роки тому +4

    Waah ahmed moge ilaahay hawnaxariisto

  • @cubeydmacalinfardax5526
    @cubeydmacalinfardax5526 2 роки тому

    My boy Ahmed Aarshe fankuba waa ii adiga waayadaan dambe. Horumar wayn kuu rajaynayaa sxb.

  • @BishaaroCabdi-uh3un
    @BishaaroCabdi-uh3un Рік тому

    Axsn hees leghen aarshe yare noolow

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 роки тому +9

    love this this and most of mooge songs,💚 thanks 🙏

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Рік тому +8

    Sida mayay arooryaad
    Miraale soo kacay
    Meel mahiigan jilbaha dhigay
    Dhirtu ay magoosho
    Maanka iyo celeenti
    Isku maydhax soohmeen
    Dhulkaa muuuq
    Ka soo baxay
    Muran u dhex yaalo
    Anaa ka macaanyiyo
    Waxan ahy Mas ciid ed
    Hadal la isku marin karin
    Manshe barwaqaa
    Muquudo inanyhay
    Mar mar ban ku mooda
    Amaba kugu masaalaa🤌🏼
    Runta lagama maarme
    Malintan ku halcsaday
    Mandhaya inad tahy
    Mad madow igama galin
    Dayxoo muquuray
    Malina gali daruuroo
    Malamaahaa 15 ah
    Mudadisi buusamtay
    Cadceedina mudh so tiri
    Madaxyda faladhaha
    Ku mariintay mudhkuu
    Midabysay inanyhay
    Asa mililcana wali noqon
    Ashaa muuuqsigedi
    Mililicada jaleecadaa
    Anoo meel ka dawaday
    Muqooda inanyahy
    Mar mar ban ku mooda
    Ama kugu masaala 🥺🤌🏼

    • @abdimajidali2581
      @abdimajidali2581 Рік тому

      Erayada iska sax sxb...

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Рік тому

      @@abdimajidali2581 Uu saxsanyahay sxb

    • @nadiir.
      @nadiir. 8 місяців тому

      Ku mariintay mudhkuu
      Midabaysey inanyahay
      Casar milicna wali noqon
      Isha muuqsigeedii
      Mililacada jaleecada
      Intaa naga sax

    • @mohamedbashirahmed-r6d
      @mohamedbashirahmed-r6d 3 місяці тому

      Casar milix maha zxp ee casaan milix wana qayb kamida midibada​@@nadiir.

  • @falisilmi9064
    @falisilmi9064 Рік тому +1

    axyaa hees yaa ila dhagaysanaya 11|11/2023 oo sabti ah xasuus igadheh

  • @abdirashidhashi5955
    @abdirashidhashi5955 Рік тому

    Heesta koowaad ee Axmad Mooge si aan inaba caadi ahayn buu u farsameeyay

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 6 місяців тому

    Barteeduu dhigay; barana wuu dhaafiyay.

  • @Caaqibtube
    @Caaqibtube Рік тому +2

    Barteeda buu dhigay

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 2 роки тому +1

    Waydii dadkaba qaar inaan weli ku jecelay.💖💖💚💚.17-08-2022

  • @user-pd2pg3nr5g
    @user-pd2pg3nr5g Рік тому +1

    Heestii. Waayaha

  • @xamsexariir9946
    @xamsexariir9946 2 роки тому

    Eesh calaa Hees Allah yaa Raxma axmed mooge😘

  • @abdimajiidmahamed7258
    @abdimajiidmahamed7258 6 місяців тому

    Xusuus aan maydhmi karin
    HASA. ARBE.
    NOOLOW.
    U R MY ENTIRE MEMORIES. MAY ALLAH MAKE YOR LIFE OVERJOYED ONE, I. A.

  • @jaheeyeTV
    @jaheeyeTV 2 роки тому

    Waaaaaaaaaaaw axyaa fanaan
    Axmed aarshe

  • @walalcadho9793
    @walalcadho9793 2 роки тому

    Ahmed Arshe hore usoco wll

  • @calicisaman
    @calicisaman 19 днів тому

    Maxamed caydiid❤❤❤1234❤❤❤

  • @dhuunidhaani192
    @dhuunidhaani192 2 роки тому

    Mudane Aarshe Xidig baatahay sxb

  • @frontiermedia8772
    @frontiermedia8772 2 роки тому +2

    Barti boogtiyo dilaaca laheyd diktorki qudhe daremi lahaY! Aya dooxo isii damqaye side dawo io dabiib u hela💔😭

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 2 роки тому +2

    Brilliant 👏

  • @baxsanbilanofficial8066
    @baxsanbilanofficial8066 Рік тому

    Eesha calaa hees

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому +2

    Wo voice 💚

  • @JimcaaleIlyaas
    @JimcaaleIlyaas 6 місяців тому

    Wah wah

  • @samadonka1028
    @samadonka1028 2 роки тому +2

    What a voice 🤔

  • @calinuuraadan9260
    @calinuuraadan9260 2 роки тому

    Masha alaah
    Axmad aarshe

  • @apdikariinizmaciil5899
    @apdikariinizmaciil5899 2 роки тому +1

    Mansha ahal aashe

  • @mohamedjamaibrahim4325
    @mohamedjamaibrahim4325 2 роки тому

    cimaamadaan ku tuurnay al fanaan arshe

  • @ismailnour3088
    @ismailnour3088 2 роки тому +1

    Hees iyo badh 🙏👏

  • @samatarhussein3322
    @samatarhussein3322 2 роки тому

    Special song mr Aarshe

  • @abdirahmanboodhle8909
    @abdirahmanboodhle8909 2 роки тому

    Halkeedii waad dhigtay ...... arshe

  • @DaauudCisman
    @DaauudCisman 3 місяці тому

    Heestan. Waxan. Dawanaya. 2024. Bishi. 10. Aad. 31. Kedii

  • @MaxamedCabdulahisabriye
    @MaxamedCabdulahisabriye 9 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugbaadsiciid5161
    @ugbaadsiciid5161 6 місяців тому

    Malin salaasaa 7/23/2024 galab cirku daruur leeyahay 5:00pm 🥰

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 2 роки тому +1

    Aarshe ilahy codkaga kubarake

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Рік тому +1

    Maad keenin heesta😂nooooooooooo😂!! ifadhiluuuuuuuuuu😂!!

    • @FlamesAhmed
      @FlamesAhmed Рік тому

      Bal adigu soqad hanu ku eegne waye

    • @UpdirezackYasin
      @UpdirezackYasin 10 місяців тому

      Hhhhhh qoslokaas baa cadynyah inaa codkiisa mcn la yaabanthy😅😅

  • @cabdallaciise9394
    @cabdallaciise9394 2 роки тому

    Ish calaa heees

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal Рік тому

    Top.

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 2 роки тому

    My favourite singer Ahmed Aarshe

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 2 роки тому

    Yaa salaam

  • @GuledCabdi-l2n
    @GuledCabdi-l2n Місяць тому

    Amed mooge Libaax

  • @SaciidcabdiSadiiq
    @SaciidcabdiSadiiq 10 місяців тому

    ❤❤

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 роки тому

    Erayadii xasan qowdhan 💚🤍❤

  • @SaciidcabdiSadiiq
    @SaciidcabdiSadiiq 10 місяців тому

    ❤❤❤🎉

  • @abdirahamanhassan6499
    @abdirahamanhassan6499 Рік тому

    Faankaaa halyo ha soo gaadho

  • @farxaanxayraan1906
    @farxaanxayraan1906 2 роки тому

    Imess my sounds ilove you somds

  • @abdikarimmahamed8132
    @abdikarimmahamed8132 2 роки тому

    2022/15/December
    14:25
    Maaalin xasuus leh

  • @axmedsiciidciiseafwayeele7272
    @axmedsiciidciiseafwayeele7272 2 роки тому

    Hees iyo badh

  • @fathiabdirahman3104
    @fathiabdirahman3104 Рік тому

    7/8/2023❤🎉

  • @hackerhac0016
    @hackerhac0016 Рік тому

    Hees abaheed wastey 😢

  • @quruxsanaadan1451
    @quruxsanaadan1451 2 роки тому

    Fanan da .a yar hadana luuq loogu deeqay

  • @mohankaamilxaaji7006
    @mohankaamilxaaji7006 Рік тому

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 Рік тому

    Made in somaland xasan qawdhan 🤍💚❤🌿

  • @Abdisalandeeq
    @Abdisalandeeq 2 роки тому

    Aarshe

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 роки тому +4

    Mansha Allah

  • @CabdiriaaqAadan-ru4sw
    @CabdiriaaqAadan-ru4sw Рік тому

    Cabdi risaaqq

  • @cabdiraxmaancaddow4787
    @cabdiraxmaancaddow4787 Рік тому +1

    Tiktok ayaa iso xasuusisayy sidaa baan halkan ku imid 😂

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn Рік тому

      Anibo hdan video garowe oo shalay robaysaty kso arkay isgo la dulsaray m.a sasa ku imid😂

  • @hassanyobila8504
    @hassanyobila8504 2 роки тому

    Bombarl

  • @drsbasraahmedgedi2009
    @drsbasraahmedgedi2009 2 роки тому

    Wow hees iyo badh moge yare baa soo baxay cod macanaa ❤

  • @MohamoudAmalle
    @MohamoudAmalle 2 місяці тому

    2024

  • @hanadsiciid6113
    @hanadsiciid6113 2 роки тому

    M.a

  • @football-ge6dw
    @football-ge6dw 2 роки тому

    Nice one 😍

  • @maxamedhasan3106
    @maxamedhasan3106 2 роки тому

    Ikraan jamac

  • @abdullahisalaat5798
    @abdullahisalaat5798 2 роки тому +1

    O 999

  • @Amiish279
    @Amiish279 Рік тому

    Fav🫶❤️

  • @hassanyobila8504
    @hassanyobila8504 2 роки тому

    bob

  • @suadaxmad
    @suadaxmad 4 місяці тому

    🤮🤮