Cabdikariim Yare - Heesta Maka yaabi doontaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Cabdikariim Yare - Heesta Maka yaabi doontaa
    Heesta: Maka yaabi doontaa
    Ereyada: Cumar dhuule
    Laxanka: Cumar dhuule
    Xasuusti: Cumar dhuule
    Music:
    Shabcaan Isko
    Camera Operators:
    Mukhtaar Dhuux
    Shaariq Abdala
    Editing:
    Shaariq Abdala
    Faysal Ashour
    Vocal Record/Mixing:
    Shabcaan Isko
    ASTAAN MUSIC
    2023

КОМЕНТАРІ • 74

  • @cabdireermagaal7999
    @cabdireermagaal7999 4 місяці тому +2

    Wlhie Hestan mar kaste wan dhagysta way0 qof Aan jeclahy Dardii u dhagysta wayo markaste qofka waxa jecele Ayaa dhiban waxa ilahay kaa Baryaya inuu Qalbiga Iga Rebo 😢😢😢😢

  • @gentlemansalan8475
    @gentlemansalan8475 Рік тому +5

    Aniguu karkaba dhigay weeye heesaha Soo xafida inta ayaan qaadin Erayo kalena waad khaladay Fanaan

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE Рік тому +1

      Maba dhegaysto heesahan dib loo soo qaaday,dhamaan waa wada khalad waxay soo qaadeen,kuwan fankii iyo murtidii ayaa loo soo diray markay waxay qaadayaan la dhhegaysan waayay ayeey kii hore rabaan in ay ka dhigaan wax aan la dhagaysan karin walahay in aanan dhegaysan jiilka danbe fan-dhisid mahee waa fan-dumin waxa ay wadaan

    • @gentlemansalan8475
      @gentlemansalan8475 Рік тому +1

      @@DHAQANMAALONE Absolutely Khaladkooda badan ma ba Soo qaybaan heesaha inta aanay Bulshada Hor iman

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE Рік тому +1

      ​@@gentlemansalan8475dadka waxay u haystaan say walaahi aan heesaha wax yar ka fahmaya

  • @mohamedarwaax7375
    @mohamedarwaax7375 Рік тому +15

    Adigoo karkaba dhigay❌️
    Anigoo karkaba dhigay✅️
    Codka top waaye The legend abdikarin yare Mujisada fanka 👏👏👏❤️❤️

    • @Abdiqaadir-kaahin4820
      @Abdiqaadir-kaahin4820 10 місяців тому +1

      Mujisada fanka❌
      Mucijisada fanka.✅😂

    • @Nurani223
      @Nurani223 8 місяців тому

      ​@@Abdiqaadir-kaahin4820 war wad igala hor martay wlh yanan aniga khalad la iga qaban somali sijuu iska ehee

    • @caydaruscayga2170
      @caydaruscayga2170 6 місяців тому

      Karkaba macneheeed

    • @KhadraAhmed-oe1nc
      @KhadraAhmed-oe1nc 4 місяці тому

      ​​@@caydaruscayga2170 anigoo jacaylkii iyo dhibkiisiiba iga ba'ay.
      Kar= kul

  • @sharmakedigeed6564
    @sharmakedigeed6564 Рік тому +5

    Anigoo karkaba dhigay weye meshu 🎉🎉🎉🎉❤

  • @sagalosman6873
    @sagalosman6873 Рік тому +9

    Haduu cawa kala.jabayy Allow Qalbiyada Noga Reeb ragan Noo qalmin😢💔

    • @queensafa735
      @queensafa735 Рік тому

      أمين

    • @aishacige8317
      @aishacige8317 Рік тому +1

      amiin qalbiyey viva dumar land

    • @gattuze453
      @gattuze453 2 місяці тому

      Iska ilaaliya qofka aad xidhiidhka la samaynaysaan marka hore waraabe iyo nin wacanba wa jiraane siday u jiran dumarkaba walal

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px 10 місяців тому +3

    Abdikarim golden voice keep going ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 8 місяців тому +1

    Wadaagaha jacayl isu diraan salaamaha.lamaaneyaashu ku istareexaan codadka macaan...

  • @Eidanyare191
    @Eidanyare191 Рік тому +3

    Cabdikariin yare heestan is lahaa so qaad ayaad iga soo horqaaday😂
    Legend keep going brother❤

  • @user-ul5qb8wp9n
    @user-ul5qb8wp9n Рік тому +3

    Wawa hees macaan mashallah wll nollow

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 11 місяців тому +5

    From haboon 😂😂❤️🔥

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 11 місяців тому +3

    Cabdi kariim yare❤😊

  • @hodanosman7917
    @hodanosman7917 Рік тому +2

    🥰🥰hoygi fanka hargaysa iyo Abdikariin yare

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare Рік тому +3

    Legend wllkey cabdikariin yare horay usoco

  • @nashadhajji915
    @nashadhajji915 Рік тому +4

    Heeesteydi😢

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE Рік тому +5

    Heestan caadi ayaad u kufsatay, adigu khalad ma lihid ee kuwa ku leh sax ku soco ayaa khaladka leh,plz heesaha cumar dhuule haysku doonan,codkeedi ma helayside...

  • @engabdisamaddaib2793
    @engabdisamaddaib2793 11 місяців тому +2

    Eesh qiyaazak 💥💥💯

  • @user-nm7pw7lm8g
    @user-nm7pw7lm8g Рік тому +3

    Waa hees qalbiga taabanaysaa ❤❤❤

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 6 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @fathiyahussein2035
    @fathiyahussein2035 10 місяців тому +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdulahiali2104
    @abdulahiali2104 Рік тому

    Fadlan ereyada iska saxa, Legends ayaad heesahooda mataleysaan.

  • @gattuze453
    @gattuze453 10 місяців тому +3

    Intaad kali u nooshee❌️
    Intaad kali ku nooshee✅️
    Qofba kaalintiisuu❌️
    Qofba kaayihiisuu✅️
    Kurbadaa jacaylkee❌️
    La kulmaa jacaylkee
    Adigoo karkaba dhigay❌️
    Anigoo karkaba dhigay✅️
    Intaas oo khalad ah baan kasoo saaray heestan bro iska sax heesta inta aanad soo qaadin thanks🫲

  • @khadiijocatuush3911
    @khadiijocatuush3911 10 місяців тому +1

    Heestaan xasuus Bay igu leedahy💔😭

  • @user-wr4dh3lj3l
    @user-wr4dh3lj3l 7 місяців тому

    Waw legend waye wilkan wa ku wataa❤

  • @Faizafunny1_5
    @Faizafunny1_5 Рік тому +2

    The song is amazing

  • @Essa09
    @Essa09 4 місяці тому

    Mashallah

  • @hodanhapiofficial6627
    @hodanhapiofficial6627 Рік тому +1

    Waaaaaw masha allaah nice

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Рік тому

    Yasalm abdikarim waa dhigtay

  • @hodanosman7917
    @hodanosman7917 Рік тому

    Wooooooooow🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdirizaqbaba3991
    @abdirizaqbaba3991 6 місяців тому

    Www

  • @mohamedmj1568
    @mohamedmj1568 11 місяців тому

    Heesaan jecalahay xasuusti cumar dhuule agtaydana ku wayn 18/sep/2023

  • @abdiAGM
    @abdiAGM Рік тому

    🎉🎉🎉

  • @aishacige8317
    @aishacige8317 Рік тому

    haduu cwa kala jaby allow qalbiga noga reeb wxn rag mahe waa dugag 💔😳

  • @amaldeeqa544
    @amaldeeqa544 Рік тому

    Noloshydii ❤wlllll mcn

  • @nadiiramaxamuud-nu7om
    @nadiiramaxamuud-nu7om Рік тому

    😮 wow

  • @josephlyrics1480
    @josephlyrics1480 10 місяців тому

    Abdikarin yare legand legand dhalay

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 7 місяців тому

    Ciyaar baratoo..gabdhaha canjisaa,ma calafka la yaqaanaa.

  • @ragnarxharma288
    @ragnarxharma288 11 місяців тому +4

    Kolay cashaqaygi
    kulaylkiyo dhibta ibaday
    hadu cawa kala jabay
    x2
    odhan mayo kaagaba
    intad kali unoooshe
    x2
    Maka yabi doonta
    Adigo karkaba dhigay
    x2
    Inuu kaabigaagiyo
    So dago korkago
    Dibna kuula kowsado
    x2
    Anun iguma koobne
    Qofba kaalintisuu
    Kurbadaaa jacaylke
    x2
    Igu diiday koorahan
    Inaad iga kor qade
    x2
    Verse ( Maka yabi donta...)
    x2
    Nin kabtaada yelo
    kugu kooban adigo
    Inanyahay kadeeda
    x2
    Reer kulul dabkiiisa
    Baryo naabad kulaashe
    x2
    Verse ( Maka yabi donta...)
    x2
    🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

    • @gattuze453
      @gattuze453 10 місяців тому

      Intaad kali u nooshee❌️
      Intaad kali ku nooshee✅️
      Qofba kaalintiisuu❌️
      Qofba kaayihiisuu✅️
      Kurbadaa jacaylkee❌️
      La kulmaa jacaylkee✅️
      Adigoo karkaba dhigay❌️
      Anigoo karkaba dhigay✅️

  • @Faizafunny1_5
    @Faizafunny1_5 Рік тому

    Nice song

  • @aaminafaarax3452
    @aaminafaarax3452 10 місяців тому

    Kufsi heeseed

  • @makaftamegamer6834
    @makaftamegamer6834 Рік тому

    Yees qofka 1 😂😂

  • @maxamedqadar5973
    @maxamedqadar5973 5 місяців тому

    Boqorka codka qarnigan

  • @filimcusub3
    @filimcusub3 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @guleidabdi8346
    @guleidabdi8346 Рік тому +1

    Boqorki Codka Abdikarin Maxamed maxamuud

  • @abdulahiali2104
    @abdulahiali2104 Рік тому

    “ Ma ka yaabi doontaa anigoo karkaba dhigay inuu kaabi……….

  • @missionandvision5242
    @missionandvision5242 Рік тому

    Odhan maayo kadabaa intaad kali u nooshee

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 7 місяців тому

    Qayisho ee mirqaanto ma laabtaa la salaaxaa..?

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 7 місяців тому

    Halbeeg ma leedahay suugaan...Hotelka tago music la ciyaarayo..Hees ma qaadi kartaa..maxaa lagu hagaa suugaanta?Suugaanta waxa lagu hagaa ciyaarta..iyo amaanta dumarka, tumashada.iyo.kalgacayl la abuuro.
    ...maxaa sameeya horumarka suugaanta. Waxa sameeya Abwaanada badan,ee hal abuurada kala duwan sameeya....

  • @Hadafkayga
    @Hadafkayga 8 місяців тому

    Tktok kaso arkay heestay wa helay 😂

  • @fatimaabdukadir3063
    @fatimaabdukadir3063 Рік тому

    Cod waa heysaa lkn heesta Erayadeeda qaladay

  • @gentlemansalan8475
    @gentlemansalan8475 Рік тому +1

    Dibna kuula kawsado

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 11 місяців тому

    Sixid
    Anuun iguma koobne
    Qofbaa kaayihiisu
    La kulmaa jacaylkee

    • @gattuze453
      @gattuze453 10 місяців тому +1

      Intaad kali u nooshee❌️
      Intaad kali ku nooshee✅️
      Qofba kaalintiisuu❌️
      Qofba kaayihiisuu✅️
      Kurbadaa jacaylkee❌️
      La kulmaa jacaylkee
      Adigoo karkaba dhigay❌️
      Anigoo karkaba dhigay✅️

  • @mukaram__studio3976
    @mukaram__studio3976 Рік тому

    Qofkan heesta Yaa kaqabta xitaa laxankii but beday

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 7 місяців тому

    Suugaantu ma Halbeeg leedahay.maxa suugaanta lagu hagaa,maxa sameeya horumarka suugaanta.?

  • @Armani_yossef
    @Armani_yossef Рік тому

    Dadka heesahooga u daaya oo wax cusub la imaada. FADLAN.

  • @queensafa735
    @queensafa735 Рік тому

    Mafahmoyi jcl miya dadis miya 😅tictok kena kadib fahma

    • @gattuze453
      @gattuze453 10 місяців тому

      Waa hees calaacal ah😂

  • @KANIMCHANEL
    @KANIMCHANEL 6 місяців тому

    MABA ISKU XISHONAYO MIYA CUMAR DHUULE HEESAHISA COPY GOODA SAANA LOOGU CEEBOOBAA

  • @siciidcadde6870
    @siciidcadde6870 11 місяців тому

    Heesti cadi bu u wasay 😂😂😂

  • @munaamunaa5409
    @munaamunaa5409 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr Рік тому

    Nice song

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤