Sudan | Musiibada Qarniga | Maxaa Ka Dhacay Tuulada ( Wadd Nuur )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 чер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 362

  • @Abdi_aziz_zancho
    @Abdi_aziz_zancho 24 дні тому +42

    aduun ilahay ayaa umaqan muslimiinta 😢😢😢

  • @user-rq8hs2ir4z
    @user-rq8hs2ir4z 24 дні тому +61

    اللهم انصر المسلمين في فلسطين والسودان والصومال يا رب العالمين 😢🤲

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 24 дні тому +58

    Imaradka ayaa ka masul ah waxa Sudan 🇸🇩 ka socda imaradka waa cadawga muslinta ☪️

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 24 дні тому +71

    Pray for Palestinians

    • @Ayuubsaabir
      @Ayuubsaabir 24 дні тому +23

      Sudan ha iloobin 2dooda Allah ha ugargaaro

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy 24 дні тому

      Dhulkeenna Axmaaradu haysato duco u bahan​@@Ayuubsaabir

    • @Ayuubsaabir
      @Ayuubsaabir 24 дні тому +1

      @@hodralamesa5672 falastiin aa muhiimsan haa lkn 2dal ba waa muslimiin haloo wada duceeyo

    • @saadaqcabdi8803
      @saadaqcabdi8803 24 дні тому

      Somali ha imoobin kudar​@@Ayuubsaabir

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 24 дні тому +21

    Ilaahay ha ugar gaaro walaalehen sudan iyo falastiiniyinta😢

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 24 дні тому +17

    Illahayow cadawga ka qabo Suudan iyo Falastiin oo guul iyo cisi sii

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 24 дні тому +12

    Allah umada muslimiinta ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin imaaraadka waa kansar ku dhex jiro umada muslimiinta wuxuu u adeegaa mareykanka iyo yuhuuda ee Allah ha ka horwereejiyo umada muslimiinta aamiin

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 24 дні тому +30

    SUDAN ALLE DHIBKA HAKA SAARO WAKHTIYO ADAG AYEY SUDAN HOOY INOO AHEYD WAA WALAALA HEEN ALLE MUSIIBADA HAKA SAARO

  • @KanaalkaAlnasiixa
    @KanaalkaAlnasiixa 24 дні тому +4

    اللهم انصر إخواننا المستضعفين في السودان🤲🇸🇩

  • @user-zi2si7nr2w
    @user-zi2si7nr2w 24 дні тому +8

    اللهم انصر إخواننا المستضعفين في السودان وارحم شهداءهم واشف جريحهم واطعم جائعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واستر عوراتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والاهم

  • @user-pk2pj8we5v
    @user-pk2pj8we5v 24 дні тому +11

    Xalada Sudan waa mid adag allaha u sahlo ❤❤❤

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 24 дні тому +10

    Emaradka waa cadowga muslimka illaahay haka qabto

  • @user-wr8mx1lg7f
    @user-wr8mx1lg7f 24 дні тому +9

    Allah ugargaaro muslimiinta meel kasta ay joogaan .murug iyo musiibana Mowla haga magan galiyo.

  • @Ahmedkalkal-kd9eu
    @Ahmedkalkal-kd9eu 24 дні тому +5

    Allow wllheen reer falastiin
    U gargaar Yaa rabii

  • @MohammedHassan-jt5mb
    @MohammedHassan-jt5mb 24 дні тому +6

    🇦🇪 imaaraadka muslimiinta hunguri dartiis miyey ubaabi,inayaan inkaar haku dhacde😢

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 24 дні тому +5

    Janjawiit waa mangolka africa allaha ka qabto sudan xamidati waa laaluush qaate emarates u shaqeeya UAE saldanadeeda allaha dumiyo

  • @kreemleepoow
    @kreemleepoow 24 дні тому +6

    Madaxda carabta oo dhan naclad allaah hakurida waa iyaga waxa umada muslimiinta gaalada ujabinaaya😓😓😓😓

  • @MaanDeeq-ys3ls
    @MaanDeeq-ys3ls 24 дні тому +9

    Allaha raxmaanka ah baa noo maqan yaa waduud.

  • @xuudicali5821
    @xuudicali5821 24 дні тому +10

    Ogaansho is the best ❤

    • @-fy8ff
      @-fy8ff 24 дні тому

      👌✍

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 24 дні тому +3

    Anigu waxaan u arkaa in Imaraadka ay dabada ka riixayaan dawlado qarbi ah. Kan Imaraadka ka taliya na Islam iyo gal wuxuu yahay garanmayno Waayo qof Allah ka cabsanayaa sidaa ma yeleen. Subxanallah!!!

  • @ikraanmaxamuud7438
    @ikraanmaxamuud7438 24 дні тому +4

    illaahow umada muslinkaa dhibaatada ka saar aamiin 😢

  • @RNN1234
    @RNN1234 24 дні тому +4

    Sudaan Waa Walaalo Qaali Ku Ah Dadka Soomaloyeed, Xiligii Ay Noogu Adkeed na Wadankooda Wadankeena Labaad Bay Inooga Dhigeen, Mar Aan Tahriib Kusoo Maray Erayeeian Iyo Ethiopian Aan La Soconay Anagoo Koox Soomali Ah Waan Ka Duwaneen Oon Ka Sharfaneen, Maanta Waxaan Duco Ahayn Uma Awoodno Ee Ilaahah Garabkooda Ha Galo.

  • @eeney4875
    @eeney4875 24 дні тому +8

    Sudaan allaha ha u gargaaro

  • @abdullahiabdiqadir7860
    @abdullahiabdiqadir7860 23 дні тому +3

    إهتمام أمور المسلمين عبادة

  • @abshirquraab1117
    @abshirquraab1117 24 дні тому +3

    Allah waxaan ka baryayaa inuu dad iyo dal iyo diin iyo dawladba bad baadiyo suldaan, gaalada calooshood u shaqysta yaasha ah iyo mujrimka xukuma Emirate ka qabto umada ilaamka aamiin yaa Allah

  • @mashkookemediachannel
    @mashkookemediachannel 24 дні тому +2

    Ku sali nabiga scw ❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 24 дні тому +3

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow munaafaqiinta umada muslimiinta ku dhexjiro ka qabo aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin waa imaaraadka ee Allah ha ka qabto dhibaatada uu ku wado umada muslimiinta ah aamiin madaxda carabta waa kansar umada muslimiinta loo adeegsadey ee Allah ha ka horwereejiyo umada muslimiinta aamiin

  • @noloshaaduunyodhanadhanmaleh
    @noloshaaduunyodhanadhanmaleh 24 дні тому +8

    Anigu sifiican ayaan ku dhagyata alle
    Haku sharfo

  • @Mizuumahad
    @Mizuumahad 24 дні тому +9

    Alle haku xafido wall

  • @CmaaligMaxamed
    @CmaaligMaxamed 24 дні тому +7

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته Cumar inshar ❤

  • @asadahamadbarre1164
    @asadahamadbarre1164 24 дні тому +5

    inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  • @user-gr4vw6dk4d
    @user-gr4vw6dk4d 22 дні тому

    Allaha Qaboojiyo dhamaan dhibaatooyinka ka taagan suudan iyo Falasdiin iyo dhamaan umada somaliyed 😢 Aamiin

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 24 дні тому +2

    Alle ha ugar gaaro walalahen rer sudaan insha allah❤️

  • @user-hw8pw7ef4u
    @user-hw8pw7ef4u 24 дні тому +7

    Juma mubarak wa idin salamey bahda ogaansho ❤

    • @-fy8ff
      @-fy8ff 24 дні тому

      Kaa qaaday

  • @user-it5sz6cx7r
    @user-it5sz6cx7r 24 дні тому +10

    Sudan 🇸🇩 is best country has power of militry but have not leader

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 24 дні тому +8

    Waa shuhado falastiin oo kale

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 24 дні тому +2

    Dadoow ha u murugoona muslimiinta ee u duceeya murugo waxba idiima tarayso muslimkii dhintaana ilaahay ha u naxriisto janada ha galiyo muslimiinta qasa iyo sudan 😭😭😭😔🇵🇸🇸🇩

    • @ifrahahmed559
      @ifrahahmed559 20 днів тому

      Kuwa somaliyana

    • @JaamacSheeko
      @JaamacSheeko 20 днів тому

      @@ifrahahmed559 sidoo kle muskim kastaa raximulaah 😊😭

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 24 дні тому +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @KAKAPOI12
      @KAKAPOI12 24 дні тому +1

      Waad uqalantaa❤

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 24 дні тому

      ​@KAKAPOI12 thank you wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wadna mhdsanthy wll qali

  • @MohamedAbdi-hu7ej
    @MohamedAbdi-hu7ej 24 дні тому +2

    Illahay hau gargaaro umada Muslimka ah ee rer sudan 🇸🇩

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 24 дні тому +5

    Cumarow Gedo iyo dibaatada itobiyanka kaso hadal fadlan

  • @markaawi750
    @markaawi750 24 дні тому

    Wlhi waa cawaan waa murtazaqa allah hau naxariisto muslimiinta halkaas kudhintay

  • @user-lf9ms6rt6h
    @user-lf9ms6rt6h 23 дні тому

    ilaahey ha badbaadiyo ummada ree suudaan

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 24 дні тому +10

    Wallaahi cadow ayaan naheley anaga iyo sudan waayo hormaka iyo kheyraad keena reer galbeed iyo imaaraadka ayaa kadambeeya

    • @ghst4487
      @ghst4487 24 дні тому

      Cadowga wuuka aqli badan yahay soomaalida iyo sudan ta aad sheegeeyso

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 24 дні тому +2

    Allaha ugargaaro walaalaheena ree sudan
    Waa shucuubta dunida ugu wanaagsan wax cuqdada iyo wax kibira lahayn
    Waxa kasocda iyo gumaadka lagu hayaayi waa 10laab ka Gazza ugu yaraan ree Gazza way is difaacayaan duniduna indhahay ku haysaa
    Ee kuwan hooyadood iyo walashood ba lgu hor kufsadaa oo lgu hor gawracaaa

  • @wadani9971
    @wadani9971 15 днів тому

    Nabsigii AL Bashir ku Dhacay Sudan 🇸🇩 ....Allah ha u gar gaaro muslimiinta Sudan 🇸🇩

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 24 дні тому +2

    ALLAH UGARGARO walalaha reer falastiin & suudaan

  • @liibaanxaaji1443
    @liibaanxaaji1443 24 дні тому +7

    Suudaan way ku daysay wadadii qodaxda badneed ayey cagta saartay

  • @mohamedafgub3248
    @mohamedafgub3248 24 дні тому +4

    Allah akbar❤

  • @BeesoMedia
    @BeesoMedia 24 дні тому +1

    Sudan Allaa u maqan runti, Imaaraatka ayaa qasaya 😢

  • @AbdikarinAbduqadir
    @AbdikarinAbduqadir 24 дні тому +5

    Islaamka marhoraa lootashtay sudan iney sidaan noqoto muda ayey kashaqeenayeen
    ALLAHU AKBAR

  • @Maamaan1
    @Maamaan1 24 дні тому +2

    Allaha u gargaro walalahen sudan 😢

  • @esraabdimohamed
    @esraabdimohamed 5 днів тому

    Islaamka in la dhameeya ayaa la rabaaa Alle ayaa se maqan

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 23 дні тому

    Cumar albashiir wey udarsadeen walee, sidaas ayaa udambeyso qof walboo dalkisa dumiya iyo qof walboo carab faraha lagalo bal ufiirso waxa musiibo ka dhacaayo dalalka carabta iyo kuwa carab isku sheega sida sudan iyo Somaliya. Alle ha ugargaaro

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 24 дні тому +1

    Kutubta taariikhda waxaan ku arki jirnay ومات خلق كثير waxaa dhintay khalqi aad u badan markii laga hadlaayo dhacdooyinkii tataartka iyo saliibiyiintii yurub , maanta xaalka Sudan waa ومات خلق كثير waxa sudan ka socdo waa dhacdo argagax leh 😢💯

  • @shaafinhoyuusuf1644
    @shaafinhoyuusuf1644 24 дні тому +3

    Million not easy really ❤

  • @munahassan880
    @munahassan880 24 дні тому +2

    Dowlada emaaraadka masiibo allaha kusalido cadowga muslimiinta waaye

  • @user-sm8yv1cg7d
    @user-sm8yv1cg7d 24 дні тому +5

    Walal cumarow bal maxey tahay faidada ugu jirta iney lacag ku bixiyaan gumaad dad masakiina subxanallah

    • @anisaosman743
      @anisaosman743 24 дні тому +1

      Qayraadkooda la boobayaa!!Dahab iyo Macdan

  • @teacherpubg9441
    @teacherpubg9441 24 дні тому +1

    Wn Ku salaamay wll cumar inshaar

  • @nimocli5456
    @nimocli5456 23 дні тому

    Alle haw ugargaro walalahen rer Sudan Sudan waan ka jecelay Musliminta wadad wanagsan wllhy qalbiga iga xanunaya😢

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k 24 дні тому +1

    Yaa Allaaaaaaah ilahoo muslimiinta u gargaar 🤲😭😭😭😭

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 24 дні тому +3

    Allaha u gargaaro, Dowlada hada ka jirtana kaaalmo ha waydiisato Turkey sidii Liibiya!!

    • @MiskiCaabi
      @MiskiCaabi 24 дні тому

      Liobiya lafyigeeda imaratka sida suudan oo kale ugaley

    • @anisaosman743
      @anisaosman743 23 дні тому

      @@MiskiCaabi Liibiya maahe Turkey 🇹🇷 baan ka waday Qoraalka iga qaldamay

  • @CiiseCAbdiraxmaan-kl3df
    @CiiseCAbdiraxmaan-kl3df 24 дні тому +7

    اللهم نصر إخواننا السودان وفلسطين امين يارب العالمين 🤲

  • @axmadcabdi6896
    @axmadcabdi6896 24 дні тому

    Ilhey h bad badiyo rer sudan

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 24 дні тому

    Alle ha ugargaaro reer sudaan

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 24 дні тому

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @mosseAli
    @mosseAli 24 дні тому +3

    Mr Cumar KHAWAARIJ tu Na waa Lamid Qof wadan ka Joogo baa kulahadlayo Wllhi dadku sideey Modaan Maha

  • @seed3966
    @seed3966 23 дні тому +1

    Waa la ilaaway suudaan ilaaahoow u gargaar iyo soomaali iyo falastiin iyo wixii islaama u gargaar adaa waaxideee 😮😮😮😮😮

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe 23 дні тому +2

    Suniyiinta sudaan Mey iska caabiyaan janjawiitka

  • @xamdacabdi3775
    @xamdacabdi3775 24 дні тому +2

    اللهم انصر المسلمين

  • @ayaanademmohamed5446
    @ayaanademmohamed5446 24 дні тому

    Congratulation million of time omar inshar❤🎉🎉😊 1m

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 24 дні тому +1

    Yaa rabbi u gargaar reer suudaan

  • @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749
    @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749 24 дні тому

    Ilaahoow imaaraad iyo kuwa la mid ah umada Muslim ka ah ka qabo adaan kaaga dacwoonaye yaa Allah

  • @futurepresident9809
    @futurepresident9809 24 дні тому

    Subxanallah Allah u gargaro umada muslimka ah

  • @hoodocadey4325
    @hoodocadey4325 11 днів тому

    Nacalad haku dhacdo imaaraadka waa nijaas waa waxa aduunka muslimiinta dhan qasooyo

  • @suldannasir9629
    @suldannasir9629 24 дні тому

    First view and commenter

  • @ragehchannel8743
    @ragehchannel8743 24 дні тому

    Hal guutoo As. Ha Loo diro wlhi bil bay ku soo Afjarayaan Africa. Kaanka

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 23 дні тому

    SubhaAllah

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f 24 дні тому +2

    Allow sudan maleshiyaadkaas rsf kaqawo😊

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 24 дні тому +5

    Alle SWT dhibbatada haka dulqaado muslimiinta dhibana yaasha ah

  • @user-vo3wv9dk7d
    @user-vo3wv9dk7d 24 дні тому +12

    Somalia hanolaato🇸🇴

  • @AbdirahmanOsool
    @AbdirahmanOsool 24 дні тому

    Wcs wraxm wll Omar inshaar

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar 24 дні тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، رفع الله الظلم عنهم إخواننا

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 23 дні тому

      Asc.akhii kariim omar allaah subxaanahu wataacaalaa waxaan ka baryey inuu halaago xukuumada emaaraat dhibta ay muslimiinta ku hayaan caalamul islaam waa aan loo dulqaadan karin waxaana ku shaqaysata gaalada oo dhan laakiin waxaa la aeki doonaa insha,alaahu iyagoo qaxooti ah bi,idnilaahi kariim

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 24 дні тому

    Ilaahow ugargaar walalaheen suudan iyo falastiin 🤲🤲

  • @Charco02
    @Charco02 24 дні тому +1

    Wadankan aan joogo ee Switzerland 🇨🇭 waxay uso galeen sidii ay uso qaxeen Syrian-ki iyo Somali-di 1991 !

  • @Inaxaaji65
    @Inaxaaji65 24 дні тому +7

    1991 kii sidaan ahayn bay maanta yihiin alloow u gargaar

    • @noraden2414
      @noraden2414 24 дні тому

      Ma moodaa mid kabaxay haddaynu ka xunahay 99kii

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 24 дні тому

      Maanta ma barwaqonsoran ku jirna maana Bunbury iyo fashion ku jirin xge isaga dhigaysa nin dagal sokeye ka baxay

    • @Abde03528
      @Abde03528 23 дні тому +1

      ​@@user-th7zj8yk1qMa wadnkena nabad ma taala miyaa caruur inaa thu filaa Maadan uso jogin wixii 1991 dhacay intaa yar thy aan hesano Alle aan u mahad cwlino

    • @Inaxaaji65
      @Inaxaaji65 20 днів тому

      @@noraden2414 Horta waxaan ka yaabay doodda mxaa lagu jecelyahay! 1991xaalkii aan ku jirnay markii lala simo kan maanta waa kaaf iyo kala dheeri ilaaheey baana ku mahadsan ee adigu ma gadaal dhalad baa tahay aan taariikhdii lasoo marayna baarin oo wax ka ogeyn!

    • @Inaxaaji65
      @Inaxaaji65 20 днів тому

      @@user-th7zj8yk1q Nacam barwaaqo baan ku jirnaa 1991 dadka sida quraanjadii bay wadooyinka xamar ilaa afgooye raxan raxan u ooli jireen lkn maxaa ka sheegayaa qof usoo joogay ama qof qof usoo joogay wareystay unbaa garan kara wxii kle waa iska muran.

  • @ismaaciilxasan-js6ec
    @ismaaciilxasan-js6ec 24 дні тому +3

    wll cumar asc kasoohadal sababta uu imaaraadku kalee yahay burburka dalka suudaan from hargaysa

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 24 дні тому

      niyoow anuu oromadaa iyo ethiopia iyo emirate ayaan khatar jiritaan kadareemayaa

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 22 дні тому

    Nacald haku dhacdo imaraatka khaniisyada 😢

  • @Galinsoor5540
    @Galinsoor5540 24 дні тому

    Allaha ugar gaaro reer sudaan dhibaatada Allaha ka qaado

  • @ifrahabdinur8239
    @ifrahabdinur8239 24 дні тому +1

    Sudan jaahiliintana maqabeeen subxanallah ilaahey haka qabto umada musliminnta ah dadka masaakinta duqeynayan wana qoslayaan

  • @AmiinmohamudIbrahim
    @AmiinmohamudIbrahim 24 дні тому +7

    Gobolka gedo ka so hdl ustaad dhipato ad u bdn kajirta

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 24 дні тому

    Ilahay subxanahu watacalla sudan nabad hakadhigo walaleheen allaha udajiyo dalka colada iyo dhibatadana allaha kadulqaaado

  • @umu-maalika
    @umu-maalika 24 дні тому +1

    Rabbiyoo ugargaar dhaman caalamul islaaam

  • @MubashirCabdi-eo3ng
    @MubashirCabdi-eo3ng 24 дні тому

    Allah ha ugargaaro wallhana suudaan

  • @Foot368
    @Foot368 24 дні тому

    Ilahey ha ugargaaro walalaheen

  • @MaxamedCabaas-ug5bk
    @MaxamedCabaas-ug5bk 24 дні тому +1

    Siyaasiinta soomaalida ee, aamin emaaaatka 😢inay dowlad noo dhisaayaan alle ha,inaga qabto

    • @user-ms4gd4kk9b
      @user-ms4gd4kk9b 22 дні тому

      Emirate somalia dadkuma disho xirir siyaasaded unbaa leenahay wax hada soobilaabmay ma ahan xirir keena marka wax qadar iyo emarat aan ukalxigsado maba jirto ninkaane qadar wax kamasheegikaro wuu kunolyahay meel xuriyad kajirto ma ahan marka emrat wuxu raba hakasheego qadartuba wax madhaanto

  • @cabdiqanimahamed0163
    @cabdiqanimahamed0163 23 дні тому +1

    We wake-up 🗣️

  • @Hasey.7
    @Hasey.7 24 дні тому +1

    Illahaay haugargaro shacbiga Sudaan 😢

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 24 дні тому

    ALLAH HA U GARGAARO WALLALAHEENA SUUDAAN

  • @Dhacdo-r8h
    @Dhacdo-r8h 24 дні тому +1

    Jimco wanagsan wllka❤

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 24 дні тому

    DAWLADA ARGAGAXISADA IMAARAADKA ALLAH HA HALAAGO WAA CADAOWGA UMADAHA ISLAAMKA