"Qof kasta oo reer Somaliland ahi ha iga fisho cadaalad" Wasiirka cusub ee Cadaalada JSL.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @muusecaalin8520
    @muusecaalin8520 22 години тому +2

    Alle ha kuu fududeeyo😊

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 23 години тому

    MAANSHAALLAH ILAAHAY HA KU GARAB GALO KHAIR BAD LA KULMI ♥️♥️♥️

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 19 годин тому

    W hadlkaga balka rumee insha allah guul ban ku rajaynaynaa ❤❤❤

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 6 годин тому

    Inkasto aqoon ahaan ay ka yara wayntahay wasaaradaasi hadana nin dhibkeeda og baad tahee alle hakugu Asturo wasiir yoonis axmed yoonis

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye 22 години тому +1

    Fudayd badan baa ka muuqda adeer sidaad moodayso maaha

  • @امالخيرنعمان
    @امالخيرنعمان 19 годин тому +1

    Markaa ma waxd na leedahay tuugta telefoonada qaadanaysa ha qaatan danbi ma lehee.
    Caddaalad baad ka hadlaysa waliba ,allaha hanoo sahlo

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 23 години тому

    Mashaa Allah alxamdulilaah

  • @IdilFatish
    @IdilFatish 23 години тому +2

    Adeer mobilku ma ciyaarba dadka xaqoodi xoog lagaga soo qaadaya oo argagax lagu ridaya midiyo dhuunta laga galinaya hanu soo daynina tuugta inkaar Allah ha ku ride.

  • @MaxamedCismaan-gn7gb
    @MaxamedCismaan-gn7gb 19 годин тому

    Asc markaad wasiir leedahay madaniga dadka u xidhan waan sii daynaymaa waxaa ka leeyahay wixii lagu lahaa ma idinkaa bixinaaya

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 20 годин тому

    KOOFIYADA IMIKA INTII LA MAGACAABAY BUU QAATAY YARKII BEENTA BADNAA SI UU QOF MUDAKAR AH UGU EKAADO

    • @WiilkaMagaalka-oo1od
      @WiilkaMagaalka-oo1od 4 години тому

      Wll yarkan miyaad taqaan bal iiga waran siduu Alle kugu og yahay