Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ABWAAN SANGUB GABAY KUD KA GUUR QANJA U GUUR 19 01 2014 ok

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 січ 2014

КОМЕНТАРІ • 72

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому +6

    Allh ha unaxariisto ader Singub 😢💔🤲

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +9

    Allah haku naxariisto #Aabe adoo kale umalayn mayo in la heli doono😔

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 5 місяців тому +1

    Walee inan badalkaaga la helayn Allah haku naxariisto #Abwaane❤

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 7 років тому +8

    Masha allah abwaan maxamed abdulahi sangub rabi ha ku xafido abwaan wlee kama dalo sugantada dhaxal galkaa ah

  • @huhaahi3976
    @huhaahi3976 5 років тому +14

    ilaahey dinbigiisa ha dhaafo . jannadii fardowsa allaha geeyo .. aamiin

  • @hirseymania7321
    @hirseymania7321 9 років тому +15

    Ala adeer sangub wadani somali haduu jiro waa adi ilaahay kaku dhawro aad. Ayaan kuu qiimeeyaa sheeg meesha aan kaala xiriiro waxaan rabaa tell ama wax kale bilis sosheeg adeer

  • @suldaandaxad6949
    @suldaandaxad6949 5 років тому +2

    alle hakuu naxariisto abwan muwadin wadani halyeey soomaliyed

  • @fatamed5628
    @fatamed5628 9 років тому +5

    Gurdumi haaradindino MAnsha Allah abwaanka abwaanada somaliyeed ha nolado

  • @abdinajma2
    @abdinajma2 5 років тому +2

    Raxamdii jano allaha ku siiyo awoowe sangub 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Starkman30
    @Starkman30 5 років тому +19

    Alow ku naxariiso

  • @daahiribraahim2360
    @daahiribraahim2360 9 років тому +5

    Maasha alaah wadani wadani wadani dhab ah gumeysi diid ah qabyaalad la dirir ah agwaane yaa ku badali doono? ileen maba arag ruux sidaada geesinimo iyo wadaniyad iyo caqliba leh ilaahey cumriga kuu barakey

  • @wariyeidildajiya9021
    @wariyeidildajiya9021 5 років тому +3

    Alleh hakuu naxaristo adeero

  • @cawaalexuseen-kw7pj
    @cawaalexuseen-kw7pj Рік тому

    Abwaan mar la arag ahaa sangub alle ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro

  • @ayanmuktar1774
    @ayanmuktar1774 10 років тому +4

    Masha ALLAH waa gobay xikmad leh

  • @suldanjibriil8194
    @suldanjibriil8194 4 роки тому +1

    Allow kuu naxariiso

  • @cumarcabdi1649
    @cumarcabdi1649 5 років тому +1

    Ilaahay ha unaxariisto abwaanka qaaliga ah

  • @dacarwane4053
    @dacarwane4053 3 роки тому +1

    Ilaahow kuu naxariiso inshah

  • @taageermaatada2710
    @taageermaatada2710 10 років тому +3

    Mashalaah abwaan sangub

  • @mustafjilicow8521
    @mustafjilicow8521 5 років тому

    allow ku naxariiso Abwaan cabdullahi cise singub wadani bu ahay kumesi diid neceb allow qabriga u qabooji dambikiisane dhaaf kitaaabgiisane midigta kasii insha allaaaah

  • @nuuraabdi1196
    @nuuraabdi1196 5 років тому +1

    Allah u nararsto abwan sangub

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 2 роки тому

    AUN Allah Unaxresto Abwan qaliya maxmuud Sanguub

  • @mohamedali-tq2kx
    @mohamedali-tq2kx 4 роки тому +1

    Alla u naxariisto janada allaha siiyo

  • @calixaajiyuusuf7493
    @calixaajiyuusuf7493 Рік тому +1

    Allh haunaxariisto

  • @xussenxaliyeofficial371
    @xussenxaliyeofficial371 2 роки тому

    Allah ha unaxariisto Abwankii soomaliyed

  • @xadaariibnuxarago1165
    @xadaariibnuxarago1165 4 роки тому

    Allow kuu naxariiso abwaan qaran

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 2 роки тому

    Alle how naxariisto abwaan kii waynaa

  • @abdishakurdahirjamac5789
    @abdishakurdahirjamac5789 5 років тому +1

    Allaha kuu naxariisto

  • @nasriinabdiaziiz6742
    @nasriinabdiaziiz6742 5 років тому +1

    Allah Hownaxaristo 😭

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 Рік тому

    Eebe
    Hownaxaristo

  • @beerkacadde8914
    @beerkacadde8914 5 років тому

    Ilaahey ha u naxariisto adeer

  • @abdifataahcade6793
    @abdifataahcade6793 4 роки тому

    Allaha kunaxaristo adeer macaan

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 років тому

    Ilaahay janada fardowza ha oogu bishaareeyo

  • @Cabdirashiid_76
    @Cabdirashiid_76 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @gudonismail2511
    @gudonismail2511 3 роки тому

    Abwnka wan jeclhy alle ha u naxriste

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 5 років тому +3

    الله يرحمه ويغفر ذنبه
    Halyey baad aheed nin wax garada ayaa ku ogaa waxaad gasho doqona warkii daa

  • @mustafexasan2260
    @mustafexasan2260 Рік тому

    Allah haw naxaristo 😭

  • @farhiaismail3629
    @farhiaismail3629 4 роки тому

    Ilahow ku naxariso sangub

  • @a.a1497
    @a.a1497 5 років тому +1

    Allaxu naxristo. 😓

  • @abdullahihalane3365
    @abdullahihalane3365 4 роки тому

    Amiin allah hawnaxariisto

  • @samiiroqalanjo3882
    @samiiroqalanjo3882 8 років тому +2

    abshir hassan hadii ad jogtay maxad ugu jawabiwaysay marku culumada cayey hadii u nag kufsaday maxad gabadha ugu xaq qadiwaysay wa hadii runta shekadu tahay ad shegtay ani koley waxba kuma ogi abwan somaliyed unba utagera

  • @mohamudyusuf2480
    @mohamudyusuf2480 5 років тому

    Allaha haunaxariisto aamiin yaarabi

  • @libanlcr3465
    @libanlcr3465 4 роки тому

    alle hawnaxariisto

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 7 місяців тому +1

    Jirikan sida caga lama aqoon qulo iyo kirliya layaqinay haiwareerin hori mariseen casriyeeysen salid cadey saarabto uqaado siyaad baraa saani noosiyay

  • @abdirahmanmohamed5100
    @abdirahmanmohamed5100 4 роки тому

    Ale ha,unaxariisto

  • @mai1643
    @mai1643 6 років тому

    wllhi abwankan somaliya wadana ahen oo Muslim ah inuka dhasho bey ahed wayo somaliya ma istahilo wadan lagu fano wayo waa wada xuman allow no gargaar

  • @munomumin9295
    @munomumin9295 5 років тому +1

    Alow kunaxariiso

  • @saynabxaaji1537
    @saynabxaaji1537 7 років тому +1

    allow cafi abwnka wayn

  • @AbdirahmanAbdirizaq73
    @AbdirahmanAbdirizaq73 10 років тому +2

    Eaaaa

  • @nimcohonesty4817
    @nimcohonesty4817 9 років тому +2

    aabe sangub nooloow

  • @khadroabdulahi2693
    @khadroabdulahi2693 5 років тому

    Ilaahaay how naxaariisto

  • @abdihakiimabdi2061
    @abdihakiimabdi2061 4 роки тому

    meeshey jidadka kadhisi lahaayen bey dadki kumushqulen deeqbixin maxamed bixisaa fadhixumadada ujediladihin wadAnkale ana gobalokale maid katimiden Maliki baadnagadhigaten foolxumo ilaah ayAa noodiday fadhixumo inagaa iskudidi karno jidadka halagudhiso lacagahad lawiifesan iyo qorigan kukaboyesantahay magac waa midka dhorato tuugsiga logudido lacagtan magalada lagubixiyo dagmo kata maxaytahay said as sims ana magalada wadoyinked ubahan dada waa iskudhexnolyahay iyo dowlado idulsaran Daniela avanti may hadana tutsi leegusawiri gumesi maskax madoneno

  • @cuityhafez4174
    @cuityhafez4174 7 років тому

    wawwww

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 5 років тому

    Illahay ha u naxaristo

  • @saatahaybaalugulatacaamula4460
    @saatahaybaalugulatacaamula4460 8 років тому +3

    +abshir hassan
    abahaa weeya niinka sameeyay waxaa.maaha sangub.idinka isaaq baa wasakh nimada leeydin ku yaqaanaa.daadka kale sidiina baa umaleey neeysaa akh falaasho wacalo land isaaq🐜

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 5 років тому

      saatahay baa lugula tacaamulaayaa hhhh Kuway Amisom Dhashay miyad kamidtahayp

  • @samiiroqalanjo3882
    @samiiroqalanjo3882 8 років тому

    waaaaaaaaaw

  • @cabdinaaficcasayr5850
    @cabdinaaficcasayr5850 11 місяців тому

    Derin -iyo-go'-wadato!

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 5 років тому

    Jirikaan dawarisadan waaba looga sii daray

  • @haligrondin6821
    @haligrondin6821 5 років тому

    Ale ha kuu naxariisto.
    Yaa kula garan murtidan aad shubi.
    Waxaaba laga yaabaa in ayna dadbadani kula garanayn.

  • @munahanadmoha8264
    @munahanadmoha8264 8 років тому +2

    abshir hoyada was iyo dhiladi kudhashay ee uraysay waxad shegina ada ah oo dinta kagabaxay munafuq ilahay kagoay car muxu kujelay hadad munafuq ahayn garacgarac dhalay yaad tahay mather fck

  • @hashielmi5571
    @hashielmi5571 3 роки тому

    N

  • @abshirhassan3848
    @abshirhassan3848 9 років тому +2

    Waa cajiibe goormuu khaainkani faaxishidii iyo lugooyadii ka dhex baxay soo ma ahayn ninkii 1996 ciidul-fidri umada soomaliyeed ee reer Minnesota mpls ayadoo khayr lagu wacdinayo ka dhexkacay oo intuu xishoonwaayay aflagaado kula kacay culumadii dadka wacdinaysay ??iyo boqolaal hagardaamo fasahaad ilaa aanu maqalnay inuu qof dumara faraxumeeyay oo fulaynimo darteed uga soo cararay makruu ka baqay sharciga America uu yimid somalia to: shacabka soomaliyay fadlan ka feejignaada tuugtan oo kale iyo Ahlu-shar wafaaxishtan ma xishoodaha ah iyo intii la mid ah.

    • @abdirahmanmohamed2859
      @abdirahmanmohamed2859 6 років тому

      Abshir Hassan asc wllo aqoon gaara oo ad uleedadahay miyaa jirta abwaanka ??

    • @omarmohamoud5892
      @omarmohamoud5892 6 років тому +1

      Abshirow walle doqon baad tahay, masajid ayuu ka dhex kacay miyaad shaqsiga ku aflagaadaysay. Masajidka sow kii ilaa xiligii nabiga laga dhex kaci jiray oo fekirka laga dhiiban jiray. Mida kale wadaada aad difaacaysid sow kuwa umada somaliyeed xasuuqaya. Ma hilmaantay dhacdadii soobe! Garaad xume. Adoo kale geed baan kugu xiri lahaa raashina cusbaan kaaga dhigi lahaa.

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 роки тому +1

      qabiil aya kuwada beena waad sheegi singub diinta iyo culumada wuu difaaci jiray maantana qabri ayuu ku jiraa adna ku sugu danbiga iska ilaali