Heedhe Sooleey Arooskii Saalax Sanaag

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лип 2023
  • Thank you for watching! :)
    ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
    Don't forget to subscribe! - / @moha_pro10
    ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 320

  • @user-lq8uh1ql4d
    @user-lq8uh1ql4d 11 місяців тому +52

    Wallaahay waan la ilmeeyey sida dhalintN u laab xaadhan tahay iyo sida 60 jiradoodi dab u dhax dhigeen allah haydinka dhigo jiilkii badbaadiyo lahaa dadka ❤

  • @abdiqafaar1832
    @abdiqafaar1832 10 місяців тому +33

    Dhalinyarada somaliyeed way is jecelyihin ee duqyaasha qabyaalada wada Allah ha naga dhexsaro congratulation my brothers ❤❤❤ from Kismaayo

  • @idil_onlion
    @idil_onlion 11 місяців тому +113

    Anigu waxan arkaa dhaliyaro aad u qalbi fiican ineey hargeeysa hardh wanaag joogan mash alah from mogdisho idin ka salamaya❤❤❤

    • @ayaanabdilahi9460
      @ayaanabdilahi9460 11 місяців тому +2

      Wlshy qli waanU kaa qaadnay salaanta Vcn ❤❤❤❤mcntO

    • @abdiaziz7868
      @abdiaziz7868 11 місяців тому +3

      Wllzhay waanu Maa qaadnay from somaliland

    • @fardowsomahamud-pt9mq
      @fardowsomahamud-pt9mq 11 місяців тому +3

      Dhalinyarada somaliyeed waa dad wada qalbi fiican ee odayal cajusya ahbaa raba inaay cuqdad wada kala gashandhalinta illahey odayashas hamariyo oo hanagaqabto

    • @hibohilwa124
      @hibohilwa124 11 місяців тому +1

      waanu kaa qaadnay wallo mahadsanid

    • @AmaalMaxamed-xi9sm
      @AmaalMaxamed-xi9sm 11 місяців тому +3

      Qali ❤waa ka qadnay 😊

  • @shukri218
    @shukri218 11 місяців тому +21

    Walee reer hargaysa ma naxaan
    Labada gacmood ayaan idiintaagay 😂😂😂
    Maansha allah

  • @suhuurinaabdirahma9732
    @suhuurinaabdirahma9732 11 місяців тому +11

    Waxa lays ku hayo waxa laysku yahay aya ka badan wlhi wayo waxaso dhan waxa kabadan waxa layskuyahay ❤❤😢

  • @fadxiyuusuf4964
    @fadxiyuusuf4964 11 місяців тому +35

    Dawlad ba is haysa lkn shacab isma hayan ❤ we love you dhulbahante from isaaq ❤❤❤❤

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 11 місяців тому +1

      Ur horgaalad xuun muse bixi waxu mataalo his shacab magartaye

    • @DALMARCK4914
      @DALMARCK4914 10 місяців тому

      Ilove you to wll dhalinta xamar

    • @hanankhadar3166
      @hanankhadar3166 6 місяців тому

      Mahadsanid wllo❤

    • @Nachma_
      @Nachma_ 4 місяці тому

      @@ahmedhani6670doqoniimada io maan gaabnimada io xumaanta kugu jirta yey waxkasta ka yeedhsiin neefyow macaacfu u hadhay

  • @haweeyadiirye26
    @haweeyadiirye26 11 місяців тому +8

    Siyasad ayaa laysku hayaye shacabku isma hayo hambalyo salax sanaag iyo xaaskisa guurkina guur khayr guurigina guuri nagi guilow ka yeel. ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤. ❤❤❤❤❤❤

  • @gocasechannel1122
    @gocasechannel1122 11 місяців тому +12

    Noolaada intay nolol jirto walaaladay reer sool shacabku waa walalo ee siyaasi ayaa ka dhex shaqeenaya illahay haynaga qabta from Hargeisa

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 10 місяців тому +6

    ILAAHAY WAXAAN KA BARYAYNAA DADKA IS DHALAY EHELKA AH INUU ILAAHAY NABAD IYO KALGACAL SIIYO PEACE NORTH OF SOMALIA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SuMayoY
    @SuMayoY 3 місяці тому +4

    Walee dadkaan qaran baa shegasane qaarad bay uqalmaan❤😢

  • @munaaismaaciil8852
    @munaaismaaciil8852 11 місяців тому +45

    Walee goobanimo Reerka Isaaq laguma gaadhi karo masha Allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @ayaanabdilahi9460
      @ayaanabdilahi9460 11 місяців тому

      Thanks mcntO😢❤

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 11 місяців тому +2

      Maxaad reer abtigiin u layseen u qaxiseen u caayseen isaaqow gobanimo idinka dheer

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 11 місяців тому +1

      @@fadumoosman5365aa guun issack langaab 😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-ly8js9ui6k
      @user-ly8js9ui6k 8 місяців тому +1

      Gob gobi dhashay rer shekh isxaaq

    • @user-pe4nj9pl9l
      @user-pe4nj9pl9l 6 місяців тому

      Kkkkk

  • @asiomoalim
    @asiomoalim 11 місяців тому +11

    wayway saalax sanaag dad qalbi wanagsan ba habenkagi kula qatay barakoba

  • @mlove3616
    @mlove3616 11 місяців тому +11

    Masha allah tabarakalaah hambalyo ilaahay ha idin xafido qoys qurux badan isku waara edo thnks reer hargaisa sida quruxda badan ood ugu Kala kiciseen arooska🥰🥰🥰🥰💐💐💐💐💐💐❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sayadcali1810
    @sayadcali1810 11 місяців тому +8

    Aroski isaaq iyo dhulbante hashisi lahahy alle haka dhigo❤❤❤❤❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 11 місяців тому +10

    ILAAHAY WAXAAN KA BARYAYNAA IN COLAADA LAASCAANOOD NAGA JOOJIYO DADKU WAA EHEL INA ABTI XIDID ASXAAB DADKU WAY IS JECELYIHIIN SOOMAALIDA💙💙💙💙💙💙💙💙

    • @SagalMaxamed-gv7lh
      @SagalMaxamed-gv7lh 11 місяців тому +1

      Sorry!!!! Walhy aniguba harti ayaan ahay isaaq ayaa idhalin

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 5 місяців тому

      Faadumo runta sheeg

  • @KaltuunCabdi-mj4ry
    @KaltuunCabdi-mj4ry 11 місяців тому +7

    Manshalah dad gobonimo leh isaaq uunbaa Laga helaa

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 11 місяців тому +20

    Daraawiish aad baa u taageera anoo wiil samaroon ah baa jecel inaan ka guursado gabadh 😢

  • @iissa7685
    @iissa7685 11 місяців тому +32

    Arooskaygu waa inuu ka dhacaa Hargaysa insha Allah..❤
    Hadiiba sidan naloosoo dhawaynayo thanks

    • @ayaanabdilahi9460
      @ayaanabdilahi9460 11 місяців тому +1

      Thanks.sidoo kle.mcn❤❤😮

    • @hodomoh1225
      @hodomoh1225 11 місяців тому +2

      So dhowow huno waynu wda dhalanay😢💋

    • @Muniir.19
      @Muniir.19 11 місяців тому +1

      Sidan si ka fcn insha allh 🎉🎉welcome ❤🎉from hargeisa caday

    • @user-oq7wx4ll2o
      @user-oq7wx4ll2o 5 місяців тому

      Si fiican baanu wlahi kugu tumaybaa

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 11 місяців тому +4

    SALAAX SANAAG IYO XAASKIISA HANBALYO AROOSKOODA LABADII ISKU WAARTO UBAD QAYR QABO KALA SIIYO AMIIN💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @iissa7685
    @iissa7685 11 місяців тому +35

    Cadhodaan reer hargaysa u qabayba dhalanyaradan baa ba iga babaisay❤

    • @gocasechannel1122
      @gocasechannel1122 11 місяців тому +7

      Sool ha noolaato iyo halyeeyadii daraawiishba from Hargeisa

    • @ikraanabdilaahi8812
      @ikraanabdilaahi8812 11 місяців тому +4

      Wa siyaasada wll walalo ayan nahy cidna ma idinka kaya xigto

    • @hibohilwa124
      @hibohilwa124 11 місяців тому +3

      siyaasiyiintaa ina waalaysa mooyaane wax aan wanaag ahayn isuma hayno wallo from Hargeisa

    • @DALMARCK4914
      @DALMARCK4914 10 місяців тому +3

      Isma hayno wllo dhalinyaro ahaan lkn ragbaa meeli buktaa

    • @alinuur980
      @alinuur980 9 місяців тому +3

      Shuhadadii sool naftooda u hibaysay iyo maatadii ladilay ma hees ba ku ilowday?

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 11 місяців тому +9

    Nasab ❤❤❤❤❤🎉 hamblayo hamblayo walal qalbi wngsan oo jeda❤😢 qamar oo jeda😂

  • @user-sh3gk9df1j
    @user-sh3gk9df1j 11 місяців тому +27

    Waatas gobanimada reer isaaqa
    Ninkeehadlayaba hayska hadle
    Arooskaa darwaeeshka

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 місяці тому

    Allahayoow ummadeena qalbigooda isku soo celi. Love you all, brothers . Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤❤❤

  • @lipaanibraahim5070
    @lipaanibraahim5070 Місяць тому +1

    Wakhti Farxad badan ay ina Dhex talayyy. 2024😢😢

  • @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845
    @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845 11 місяців тому +11

    Masha Allaah uliyo diirkeed Dhalinyarooy Yaan laydinkala dhex gelin one love Somaliland dadkeygiiyoow cadawgena yanu inagu soo gaban walaalayaal ❤️ ❤️ ❤️ halkaa kaga haya is dugsada meela lakala tegi maayee

  • @fatuunxasancabdulle1515
    @fatuunxasancabdulle1515 11 місяців тому +5

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉hambalyo Hambalyo noqo kuwii is ku waro ubad qere kala hela aamiin guul reer sool somalan❤❤❤

  • @user-yr1kb9xf6i
    @user-yr1kb9xf6i 11 місяців тому +12

    Ali zaki sas a wllnimo laga dhah❤❤❤

  • @sabriyemaxamud3630
    @sabriyemaxamud3630 11 місяців тому +105

    😢😢😢ᴅʜᴀʟɪɴʏᴀʀᴏ ᴍᴀʀᴋᴀɴ ᴀʀᴋᴏ.sᴀᴀɴ ɪsᴜ ғʀxsᴀɴ ᴡʟʟʜɪ ᴏᴅᴀʏᴀᴀʟ ᴀɴᴀᴀ ᴡᴀᴢᴏ ǫᴀʙɪɪʟ.ᴀʏᴀɢᴀᴀ ɪɴᴀ ʙᴀʀᴀʏ😢

    • @KingC.raxman
      @KingC.raxman 11 місяців тому +8

      Saas waa wllhi

    • @sabriyemaxamud3630
      @sabriyemaxamud3630 11 місяців тому +5

      @@KingC.raxman aad io aad lpx

    • @abdimidiaproduction665
      @abdimidiaproduction665 11 місяців тому +2

      😂wax bay fahansan yihiin odoyaashu 😢😂

    • @sabriyemaxamud3630
      @sabriyemaxamud3630 11 місяців тому

      @@abdimidiaproduction665 ᴛᴀʟɪʏᴏᴡ ᴏᴅᴀʏssʜᴀ ᴏᴏ ᴍxᴀʏ ᴏɢʏɪʜɪɴ ᴀᴀɴ ǫᴀʙʏᴀʟᴀᴅ ᴀʜᴀʏɴ 😄😄😄😄

    • @aweesxasanaxmed4181
      @aweesxasanaxmed4181 11 місяців тому +7

      Somalinibada naga badan qabiiloow lagu waa

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 11 місяців тому +4

    🥲🥲🥲🥲🥲🥲😍😍😍 waxaas ayey odeyaal qaribani arki la’a yihiin . Manshallah

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 11 місяців тому +7

    Dadkaa soomaali ujeclahay daraawiish gumeysi diid waa idin wataa.

  • @user-ui2ir5uk7c
    @user-ui2ir5uk7c 7 місяців тому +1

    Mashaa allah walaakay arooskisi uu shiday salax iyo cali hamlayo fanaankay aan taageero 😊😊😊😊😊

  • @sabaadcali2935
    @sabaadcali2935 11 місяців тому +6

    Darawiish 💙🤍🐎

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 11 місяців тому +8

    Ha ku daalina Isaaq iyo Dhulbanate ma kala soocmaan. Xamaasada colaadda way iska dhamaan.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 місяці тому

    What a beautiful song and love between our youth ❤️ ❤❤😢😢😢😢

  • @asmabare
    @asmabare 11 місяців тому +7

    Hambalyo saalax sanag iyo nasteexo❤ isku waraa abid

  • @aruseiyaori2893
    @aruseiyaori2893 11 місяців тому +6

    Rzgayaga laascanood Iyo issaqa ii heshiya aniga farxad Bay iitahay nindhiga somaliyeed Inu IGA dhinto waligay kumaan farxin I've dhulbahante iyo duriyadayda caawaba mama cawaba inaga jabiseen
    Habaryar salax abtiyaashaa waligaa ixtiraam
    Merci je vs aimes reer somaliland

  • @shakiraAli143
    @shakiraAli143 11 місяців тому +3

    Dagalka lascanod waxan kabartay inay dhulbahante geesiyal yihin !!!

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 11 місяців тому +5

    Arooska qabyalad diid sanaag❤

  • @maankaofficials4662
    @maankaofficials4662 11 місяців тому +6

    Mashallaah awlaatul casima waan idin wata waan idin jaclahay mashallaah salax iyo xaskiisa 🎉

  • @user-pl8lu9nk8w
    @user-pl8lu9nk8w 9 місяців тому +1

    Wallshy nasteexo iyo wllkey salax sanag hmblayo waxn ku farxsnh iin idinko joogh hrgs la ini drya hees sool iyo sanag iyo can aad iyo aad aya ugu frsnhy mrk labd wan inilyhy kusodhwd dlki hoyo mark kowd muqdishu mrk lbdn kuso dhawd buntland iyo khatuumo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gd6wh8jm8m
    @user-gd6wh8jm8m 10 місяців тому +5

    Congratulations ❤❤❤❤

  • @abdilatifsaadomar9588
    @abdilatifsaadomar9588 11 місяців тому +3

    Maschall Allhi Hambalyo Hambalyo Hambalyo M.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TheQueenshankaroon
    @TheQueenshankaroon 11 місяців тому +15

    Mashallah reer Somaliland Hargeysa waa gob gobi dhashay

  • @user-ex8yn5zo3m
    @user-ex8yn5zo3m Місяць тому

    Dhalintaas quruxda bdn e dir iyo daroodba Leh cidna Kalama kaxayn Krto❤🎉😢

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 11 місяців тому +25

    Congratulations to Salah Sanaag & his beautiful wife🌺❤️🌺❤️

  • @gabileyball
    @gabileyball 11 місяців тому +1

    Hambalyo gefèliciteerd reer isku wara Allah ha iniga dhigu ❤

  • @abdirashidahmed7758
    @abdirashidahmed7758 14 днів тому

    Walalnimada walagu sheegayo wada dhalinyarada dhexdooda taala
    Colad ayay odayashu wada dhalinyaraduna jecaylkag dhexdoda yaala ma qiyaasi kartid
    Cali saki Sidu sxbki garanka u saray aya qiimoheda leh❤️❤️.
    Cali saki iyo salah sanag iyo hibaq siday isku hagar baxen malinta aroskoda aya walalnimadu Waxay tahay ina tusaysa wllhi❤️ ilahow dhibka dhexdayada ka saar oo Somali melkasta oy joogta bogoda Burcad isku mari❤️1:56 Ali Zaki oo wllki garabka ku qadanaya 🔥

  • @Gh0stlylee
    @Gh0stlylee 11 місяців тому +5

    Soooooooley

  • @abdourazakmohamud8068
    @abdourazakmohamud8068 11 місяців тому +1

    Masha allah hambalyo saalax iyo marwadisa from Djibouti

  • @user-mt7iy8bk2l
    @user-mt7iy8bk2l 11 місяців тому +3

    Hamblyo Hamblyo ❤❤ congratulations salax iyo Nasteexo

  • @khadroali7142
    @khadroali7142 11 місяців тому +3

    Congratulations Masha Allah ❤❤

  • @user-qn2em8hr4w
    @user-qn2em8hr4w 11 місяців тому +4

    Darawiish❤

  • @Fatma12120
    @Fatma12120 Місяць тому

    Cali zaki su u faraxsanyahay masha allaaah macnaha walalnimada ayu wax ka yaqanaa wiilkaas 🥰🥰

  • @idirismustafe6386
    @idirismustafe6386 11 місяців тому +6

    Inaanu gop nahy wxza cadayn kugu ah😂🥰nazpki oo dada

  • @hibaaqjamac4825
    @hibaaqjamac4825 11 місяців тому +1

    Manshalllah m.a huno salax sanag and dumo qli hamblyo hamblyo hamblyo ❤❤❤ abdi isku war❤

  • @abdinoordakane6035
    @abdinoordakane6035 11 місяців тому +1

    Hanoalyo walaalkeey.salax sanaaag.keeep goìg

  • @nimcojamac675
    @nimcojamac675 11 місяців тому +1

    Ayan dhaw ciyal kaga natus adi yo nasteexo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 11 місяців тому +3

    Darawiish❤❤😊🎉🎉🎉🎉

  • @MohammedAli-pf6yv
    @MohammedAli-pf6yv 11 місяців тому +3

    Mubruuk
    Salax iyo xaaskaba 🎉

  • @cabdiramaamcabdiraxmaan168
    @cabdiramaamcabdiraxmaan168 2 місяці тому

    SSL 😊😊❤❤❤❤

  • @anisaali2721
    @anisaali2721 6 місяців тому

    Omg congratulations 🎊🎉🎈

  • @user-yt4pp5kv4u
    @user-yt4pp5kv4u 11 місяців тому +9

    Rer somaliland waa gob nin hadlaaba hayska hadlo waa dad laab xadhan runti dadkuna waxay isku dhaafeen waa gobo nimco inta yare coladii way iska dhamaan inshallah nolada walalyaal

  • @abdirashiid2076
    @abdirashiid2076 11 місяців тому +3

    maasha allaah hambalyo wllo iskuwaara

  • @hibakduniyo2773
    @hibakduniyo2773 11 місяців тому +3

    Congratulations million times dadkaygii🥰🥰🥰🥰

  • @Tuber312
    @Tuber312 11 місяців тому +11

    Mazha allah😊❤congratulation🎉🥳

  • @namcohassan4417
    @namcohassan4417 11 місяців тому +3

    Aroosada cid qaada ma la waayey mzhallah

  • @ND-ln1hi
    @ND-ln1hi 11 місяців тому +9

    Garoowe sidaa ma loogu tumi lahaa aroos darwiish. Reer Somaliland GOB 👏👏👏

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 11 місяців тому

      Maya waayo majeerteenku kaligood baa isla weyn waa dhalsho sharafta maansha allaha illaheduriyada iga dhaliyey

    • @ya3746
      @ya3746 11 місяців тому +7

      Iidoor gun gun dhashey wiil yar aroos ah idin difaaci meyso dumarkii iyo caruutii xasuuqdeen
      Ogaada gun yahay

    • @Moonstar8993
      @Moonstar8993 11 місяців тому +6

      Taariikhda aad ka dhigteen laascaanood 100 Sano hadda ka dambeyso lama ilaawi doono xasuuqii .
      Ku waasha majeerteen waa hart oo dhiigeena waa Walaaleen naftay noo huree harti👍 nooloow majeerteen cabsi cabsi la’aantood waad na xasuuqi laheydeen

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 11 місяців тому +1

      @@Moonstar8993👏👏👏👏👏👏👌👌👌🩸🩸🩸🩸🩸👍👍👍🤌🏽🤌🏽🤌🏽🤌🏽🤌🏽🤌🏽🤌🏽🤌🏽

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 10 місяців тому

      ​@@Moonstar8993war waxan daciif ka ah muxuu aha ma adoo dhilos ah ayu majerten ku difaci kara war ada ka birlabsan adonyahow

  • @nimomataan582
    @nimomataan582 11 місяців тому +3

    Mansh Allah qurux ❤❤❤

  • @SagalMaxamed-gv7lh
    @SagalMaxamed-gv7lh 11 місяців тому +2

    Walhybwaan ilmeeyay waayo dhalinyaradu inayka mudaharaadan ayeey ahayd waxa reer sool lagu hayo
    Hadey kalgacaylka harti rabaan
    Waa iska istustus uun

  • @xalimasacda159
    @xalimasacda159 11 місяців тому +2

    Manshaalah❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakiSead-bt4fu
    @zakiSead-bt4fu 11 місяців тому

    Masha alla ale haiku dayo❤❤❤

  • @user-hi5nl8lr4b
    @user-hi5nl8lr4b 11 місяців тому

    Mnshalaah tabrakallah congratulation salax sanag iyo xaskisa nastexo ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @user-wi6de8rl4e
    @user-wi6de8rl4e 11 місяців тому +1

    Manshaale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daldhis7821
    @daldhis7821 11 місяців тому +1

    MasahAllha.wlhi.hambalyo.ada.iyo.ada.runtii.ree.somalile.waa.boqortyo.m.a.markale.hambalyo.❤

  • @iqrayahye-jy5vk
    @iqrayahye-jy5vk 11 місяців тому +1

    Congratulation🎉❤

  • @gypu9869
    @gypu9869 11 місяців тому +10

    Mazha Allah 😊❤congrtulation🎉😊❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 10 місяців тому +1

    HANBALYO AROOSKA SAALAX SANAAG LABADII ISKU WAARO UBAD QAYR QABO ILAAHAY SIIYO ALLAHA IDINKA DHIGO SOOMAALIDA TIMID EE KA TUNTAY WAAD MAHADSANTIHIIN🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🦓

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 11 місяців тому

    Mansha allah❤hambalyo❤walee geesinimo wa loo dhasha dadkaas ale ha xafido❤❤❤❤❤❤❤

  • @haniabdullahi4
    @haniabdullahi4 11 місяців тому +2

    Walalnimdu macana❤❤❤❤😢😢😢😢😭😭😭 Ali zaki wll jiro 😭😭❤️❤️❤️❤️

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 11 місяців тому +3

    Horey ayaan u ogaa in dad gob ahi ku noolyihiin Hargeysa lkn waayadan dambe inti xumaha ushaqeyneysay ayaa fursad heshay ee sharaf iyo karaamo dhalinyarooy From Kenya 🇰🇪

  • @FarxiyaCali-jw9om
    @FarxiyaCali-jw9om 9 місяців тому

    Sooley hedhe sooley❤️😩😁

  • @zahranoor2277
    @zahranoor2277 11 місяців тому +3

    Mansha dadkagi iyo dalkagi hooyo salix

  • @umuraxa4267
    @umuraxa4267 11 місяців тому +5

    Gobanimada walagu yaqana isaaq ❤ from og

  • @user-yy7mc6yo7w
    @user-yy7mc6yo7w 11 місяців тому +2

    Manshallah GangratulaTions ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yastoofficiall
    @yastoofficiall 11 місяців тому +3

    Gabi waa isaaQ❤

  • @DALMARCK4914
    @DALMARCK4914 10 місяців тому +2

    Gabadh daraawisha gabadh an ahay isku qasaarayn maayo

  • @nimcojamac675
    @nimcojamac675 11 місяців тому

    Man sha ala❤😂

  • @user-zp6gk8tm9p
    @user-zp6gk8tm9p 7 місяців тому +1

    Hambalyo hambalyo hambalyo abti mcn 💋🥰❤️😢

  • @user-cb6cx4di7n
    @user-cb6cx4di7n 11 місяців тому +2

    Handballyo❤❤❤❤❤❤

  • @user-te7gb7hz5l
    @user-te7gb7hz5l 11 місяців тому +2

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-bb6zx2gd9u
    @user-bb6zx2gd9u 11 місяців тому +1

    Isaaqu gobsanaa aabihiin wasa❤

  • @sabaadcali2935
    @sabaadcali2935 11 місяців тому +2

    Darwiish 💙🤍🐎

  • @KowsarCumar-fb8vi
    @KowsarCumar-fb8vi 11 місяців тому +2

    💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪

  • @HassanHassan-yv3zx
    @HassanHassan-yv3zx 11 місяців тому +3

    Qabiil Qasaaro Aduunyo Moore Qabriga miyuu kula galayaaa wax walpo wallnimada iyo wanaaga iyo soomaali nimada naga badan

  • @mawlidsmohamedhalale8485
    @mawlidsmohamedhalale8485 11 місяців тому +3

    Isaaq waa laan dheere banaan dagay - cuqdad agtooda mataalo

  • @mulkihusein200
    @mulkihusein200 Місяць тому

    LOVE SOMALIA ❤

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 11 місяців тому +4

    Dhalinyarta somaliyeed way is jecelyihin lakin odayal rabuuqay masjaxdu caadatay ayaas somalida isku diirta hargaysa hadh wanag biilash uguma bixin hambalyo salax sanag iyo marwadiisa somaliyeey odayasha hala iska qaabto

  • @hamdimohamed4852
    @hamdimohamed4852 4 місяці тому

    Wllhi cali zaki Waa gob qalbi wangsn🎉❤😊

  • @user-yr1kb9xf6i
    @user-yr1kb9xf6i 11 місяців тому +2

    M.a wllkyga salx hamblyo

  • @kaltuunyuusuf8529
    @kaltuunyuusuf8529 11 місяців тому

    Mazhlaah arookan