Waayojoog:- Halgamaa SNM oo hadda ku nool Silic. Daahir Xasan, Barnaamij dhamaystiran.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лип 2022
  • #Waayojoog:- Halgamaa ku nool Silic, Waa Daahir Xasan oo ku naafoobay howlgalladii SNM.
    KALASOCO#CBATV
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 110

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Рік тому +2

    Allah Ha caafiyo 🤲🏼

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому

    Alle haku caafiyo wll mujaahid geesi ah Guul soomalind S N M💚💭❤💪

  • @mubarikdekhaybe612
    @mubarikdekhaybe612 Рік тому +5

    Aheey Ah War Ragii Raga Ahaa Ee Gunimadii Inaga Dulqaaday, Inay Maanta Noloshaa ku Nooladan Dadnimo xumadeenay Cadaynaysaa 😢🥺

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому +3

    ilaahay ha caafiyo

  • @khadarkaafichanel4374
    @khadarkaafichanel4374 Рік тому +1

    Daahir ilahayo ugargaar😢😭😭 wa dhigoodi ban ku jiifnaa maanta

  • @user-nq6xl6jf7p
    @user-nq6xl6jf7p Місяць тому

    Ilaaha hacafiyo

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Рік тому +4

    Waalahay gob buu ahaa dun wanaagsan oo halyeeyr laakin dadkii uu udagaalamay oo inaka ayaa gun ku noqonay waar ninka hala cawiyo alla wax caawiye oo haloo kaco labarkiisana soo qor dheh naasirkan waariyahaa fedhyoegi horena waan ugu qoraye allana haydinka abaal.mariyo intiibaba oo faysal dheere kow ka yahay

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 Рік тому

    Walaahi waa arin naxdinleh

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi Рік тому +6

    Ilaahay swt haku caafiyo Cimrigana hakuu barakeeyo
    Weligay qof sheekadiisa lama ooyin ninkan ka hor
    Lakin waan ka xumahay in dadkii naftooda inoo soo huray ay nolosha noocan ah ku nool yihiin oo ay aad u dayacan yihiin
    Daahir oo qudha maahee waa badan yihiin Mujaahidiinta dulmani
    Iminka iyo haatan aynu caawinno mujaahid kan oo waajib inagu ah

  • @mohamedomer7428
    @mohamedomer7428 Рік тому

    Ilahay caafiimad Haa kuuso wallo
    Amiin

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Рік тому +1

    Allah ha u gargaaro,gurmadna ha u fidiyo insha allah, ninkaa hala caawiyo

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Рік тому +1

    Alle ha ugargaaaro walahi waa nasiib Daro in sidaas ragii soo halgamay noqdaaan

  • @aadanabokor737
    @aadanabokor737 2 місяці тому

    Maxamed cabdilaahi wa nin cibran oo gaashanle sare uu aha rag badan bu bad baadayay ilhay ha naxariisto halyay buu aha jnta snm ka badbaadiyay Tira malaha

  • @fadumofarah2001
    @fadumofarah2001 Рік тому

    Dhashii snm baan ka mid ahay waxaan rabaa inaan la xidhiidho odaygan baan rabaa from hj- love

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame Рік тому +1

    Waa runtii fayasal "Daahir maaha ninkii maanta sidan wax loogu doon dooni lahaa" balse waqtibaa baday😓

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Рік тому +1

    Allow caafi adaa caaaawajale ahe

  • @kayseali9510
    @kayseali9510 Рік тому

    Alle ha caafiyo

  • @yasinsuleimanm9912
    @yasinsuleimanm9912 Рік тому +3

    Allaah dartii aan u caawinno , arrintani eegasho ma leh

  • @abdullahiabdi6813
    @abdullahiabdi6813 Рік тому

    Anigoo rer muqdisho ah wlh snm gesiyaal waaye xaqooda ugudo

  • @hmzeomaar981
    @hmzeomaar981 Рік тому +1

    Walaahi waa arin xanuun badan hala caawiyo ninkaas odaygaah

  • @abdiahmet5499
    @abdiahmet5499 Рік тому

    CBA halkee Kala xidhidhno daahir

  • @HMS33
    @HMS33 Рік тому

    Faysal dheere waa Awliyo in sha,Allah .mar kan wadanka Madax wayne ka Noqdo madax,wayne ku xigeenka Ayuu noqo.nayaa

  • @allaybadaymedia9771
    @allaybadaymedia9771 Рік тому

    Allow u gargaar daahir

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Рік тому +2

    Danbar Keeda Maandeeq Rag aan Doonin ba dhamay .......Waa Nin Qalbi Fiican oo Aqoonle.....

  • @nuradinaxmed5962
    @nuradinaxmed5962 Рік тому +2

    Wr ninka haloo koco mujaahidka walhi waa kuwaa raga wadanka udhintay wxna kuma hayaan maanta alle hakaa dulqaado xanuunka wx halooqabto ninka

  • @khathardirow12
    @khathardirow12 Рік тому +4

    Asc wall xagee loo mariyaa wixii loohelo

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 Рік тому +4

    Waa markaan idhaahdo malaha dawladba malihidin ee beenbaad isugu sheekhaynaysaa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому +1

      maxamuud Muse
      ragan mujaahidiinta ah ee dayacan gobolkasta oo somaliland way joogaan qaar baa xitaa waalan oo xiskoodii ku waayay halgankii, waa in la caawiyo, balse dawlad weynu haysanaa oo hadii maanta , illaahay inaga dulqaaday faqashtii baas waa alxamdulilaah somali danbe yaynaan la midoobin, belaayo weynu soo aragnay,

  • @faadumohassan4469
    @faadumohassan4469 Рік тому +1

    Subxanalah markasan naca somaliland ayku dayacman ragii nooca unoqday

  • @salmacali7333
    @salmacali7333 Рік тому +1

    Hala cawiyo inanka 🥹

  • @user-qm1ir3kl2o
    @user-qm1ir3kl2o 4 місяці тому

    😢😢😢😢😢

  • @suldansuldani998
    @suldansuldani998 Рік тому

    Caasimada

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 Рік тому +1

    Waa in la cawiyaa

  • @rooblemuusecabdidable
    @rooblemuusecabdidable Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭tolaayo tolaay reer sheekh isaxaaq idinmee 😥😥😥😥

  • @HMS33
    @HMS33 Рік тому +2

    Ganaje waxd moda Black Tiger Taloow i.misa faqasha Ayuu Bireeyay???

  • @maydalawil1205
    @maydalawil1205 Рік тому

    😭😭😭😭😭😭

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 Рік тому +3

    😭😭WAAR IIDOOROOW ISAAQOOW RABBI ka baqa oo daryeela RAGIINII idin difaacayey, ANIGA oo snm & Somaliland midna aan taageere u ahayn ayaa aad iyo aad uga xumaaday DAYACA Ninkani QABO!! WAAR iidoorku GOB buu ahaaye maxaa helay oo sidan ay ugu dayacayaan Dhalintii u soo HALGANtay!! 😭😭

  • @MohamedElmi-ly1dv
    @MohamedElmi-ly1dv 18 днів тому

    Muse judaan danta u kalahaa snm wa inu dhigooda cunaa

  • @weriyeguuleed7863
    @weriyeguuleed7863 Рік тому

    Hala cawiyey mujaahidka

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 Рік тому +1

    Ragii ku shaqeysanayy manta waxey jifaan daaraha ugu dhareer aduunka
    Dhalinyarow yaana dan shaqsi idinkula gaarin

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 Рік тому

    Wlhi wan qiiro ooyaya😓😢😢😢

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 Рік тому +1

    Ninka reer yoonis u seexayay nin snm ah geesibu aha
    Faqshto dadka waxay ku dilaysay waxan waxba hayn marka

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 Рік тому +1

    ANAA haddana ku soo NOQDEE waar ISAAQOOW ISAAQOOW ninkaas inta noloshiisa ka hadhay DARYEEL & DAYACTIR buuxa ha helo, isaga oo la DARYEELAYNA ha la soo DUUBO oo GUNNIMADA Halkaas ka dhacday lagu MAYDHAYO!

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому +1

    cabdi cabdilaahi ma ah waa maxamed cabdilaahi ninka cimraan hada wuu dhintay ilaahay how naxariisto

    • @caashafaarax8337
      @caashafaarax8337 Рік тому

      Geesi Buu ahaa snm guda kula Soo hadhay lakin tàariikhdiisa lagama sheekeeyo nasiib daro

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Рік тому

    Waar haloo kaco Subxaanalaah
    ILAAHAY HAW GARGAARO

  • @arafaatabdirahmaan6165
    @arafaatabdirahmaan6165 Рік тому

    😰😰

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Рік тому

    Bal kan madaxwaynaha aanu u dooraney ina biixi ee snm mujaahidka sheeganeyey, ee qofkaas daawanaya eega iyo raga kaleba. Dulli alle ku bad muuse biixoyow

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому +1

    balsida ragayagii mutacalimiinta ahaa u naafoobeen day inta jahaadkaa ku dhimatay ayaa kabadan markaasay qadaad weyn midnimo ka sheekeeyaan,

  • @saiddubed
    @saiddubed Рік тому

    Walalayaal daahir hala caawiyo somaliland buu sidan u noqday.walalayaal aynu caawino

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Рік тому

    Nacdal baa kutaal ninka dabaq cad kadhistay Hargeysa isagoo og mujaahidkaa xaaladiisa. Tolaay. Diyaar baan la ahay lacag ee meesha loogu diri karo isoo sheega. Anigu Somaliland madagani waxna kudarsanmayo inta mujaahidkaa iyo qayrkii dayacanyhay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому

    ax ax

  • @yusufsheikh3463
    @yusufsheikh3463 Рік тому +1

    Muuse sabaayad haloosheego isaga iyo Caruur tiisaa xoolihii umada cunee

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 Рік тому

    Tolaay Waa ku waa Ragii dalka dhiigooda usoo huray

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Рік тому

    Account haloo furo oo soo sheega . Haloo kaco walaaloyaal

  • @axmedjamac1481
    @axmedjamac1481 Рік тому +1

    Daahir waa nin goba ee gun ayuu u soo dagaalamay aan abaal lahayn ax ax

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 10 місяців тому

    Kolay waraysigan halsanaa kasoo wareegtay ee tvgu maka wardoonay in wax loo qabtay waraysiga ka bacdi

  • @ahmedmohamedyasin7945
    @ahmedmohamedyasin7945 Рік тому

    Asc budh Sigaarow u samee Zaad Sadaqo ah indro

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 Рік тому

    dawlada somalilan manta ayaan nacay wayo ragi siida uso halgamay cadawgi laa dagalamy ayaa ku hos dayacan

  • @maxamedcumar1101
    @maxamedcumar1101 Рік тому

    Jaamac Qarash oo ka mid ahaa raggii jeelka Mandheera ka jebiyey dadka aadka u badan isna isagoo dhaawac ah oo gaboobay around 70+yrs ayaa gabar wllshiiis ah tuulo qol jiingad ah uu u jiiifaa. Dadku waa indho ku garaadle , Kaahin , Muuse iyo ragga la midka ahi sxbadood ma aysan fiicneyn inay saas u hilmaamaan,

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 Рік тому

    CBAtv ninka u saxeexay warsi kaso qaada

  • @user-ey2hk7zu7b
    @user-ey2hk7zu7b 10 місяців тому +1

    Hadaynu damiir leenahay hoy iyo wax uu kunoolaado

  • @naimakaise6424
    @naimakaise6424 Рік тому +1

    😭😭😭😭😭 alahu Akbar 😭😭😭 hadal baan kari wayay 😭😭😭😭😭

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 День тому

    Yuu la dagaalamayay

  • @hoyomacaan3882
    @hoyomacaan3882 Рік тому

    Ceeb caleeg ma dawlada dhan ee dhisan baa nin kaa 32 Sana ayaa hada la leeyey qurba joogeey waa wax laga yax yaxo waan ka xumey dadkasaa ku dhex nool baloodhadan boqol kun baa lagu kala iibsadaa hargrysa markaasa la leeyey roob muxuu noogu di i waayeye

  • @moadam7003
    @moadam7003 Рік тому

    Anigaa lacag badan usoo diri haduu ka tawbad keeno fitnadii iyo dagaalka sokeeye uu ka qayb qaatay

  • @sacadosman2568
    @sacadosman2568 Рік тому

    Ninkii dhiiga kuu shubay inaa manta nabadaa kujirtid hadaa hilmamtid dib bad ooga shaleen

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 місяці тому

    Habarjeclo was wada ficil isaaq OMO hadaad rabto waa habarjeclo anigu miihi laakin ragga liibintooda lama qariyo sheekhuba goblan buu ahaan lahaa hadaan habarjeclo jirin

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 Рік тому

    Ninkan hala caayo dadka wadanki jooga raxaniistba ka guurtay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому +2

    waamarkii faqashtu jilicday ee ay bilaa awooda noqdeen ee isaaqii faqafta ku jiray
    ay awoodaysteen

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 Рік тому

      Maya adigu faqash bad ahayd iyo basaasintii faqashta dadka u basaasin jirtay iyo kuwii fullayda ahaa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому +1

      @@yaasinismail7956
      markii 2 sano dagaalku socday faqashtii weey tamar daraysay oo markay SNM arkaan wey ka leexan jireen markaa waxaa power yeeshay kuwii isaaq ahaa ee faqashta ku jiray oo laga amar qaadanayay sidaasuu ku badbaaday mujaahidku, balse wuu dayacan yahay hada, ninka cimraan ee yidhi la dilimaayo waxa la odhan jiray maxamed cabdilaahi,

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 Рік тому

      @@ijoxasan9132 adiga iyo baastar tahay was faqash faqash dhashay bad oo eey xun buka waxaad tahay kuwa marka xabadu dhacayo naaga dircooda faqash bad amaanaysa ragii bad badiyay waad afla gaadeysan naag naagu dhlalay bay tahay isaaq waxba ganaysid waxaad tahay curuurti basaasintu dhaleen

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 Рік тому

      Ina gumeed ina gumeed dhlay bad tahay ragasi jawab kooda qaatan mahayn doqon adiga oo kale naagaha u sheegaya

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому +1

      @@yaasinismail7956 waar isdeji eedo qof dumar ah ayaan ahaye waxan ogaa baan kuu sheegay 1990kii wey jabeen faqashtu oo waa marka dalkaba SNM qabsan doonto
      waa laysla daalay oo faqash waa la kibir jebiyay sida ninkani ku badbaaday aayaan kuu sheegay. ee maxaad la qaylin bal hada anaga wixii nagu dhacay yaanay kugu dhicine qadiyadaada iyo dalkaaga somaliland ilaasho, anagu waanu soo jab dhamaysanaye

  • @ifraaxkeefle2401
    @ifraaxkeefle2401 Рік тому

    dahir hala cawiyo xaq bu u leyahay mujahidiintii intii dhawacyo xumi gadhen dhamaan waa sidaas o kale cid waliba way dayacday

  • @axmednasteex2114
    @axmednasteex2114 Рік тому

    SNM WAA LA REERYEY MARKA TV KASTA REERKISA HA KA SII DAAYO

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Рік тому

      SNM Reer baa u badnaa reerkii ma nacbatey

    • @kdribro5397
      @kdribro5397 Рік тому

      Waxxa tahay inan gumeed . Ma tihid dhashii sh isaxaq . Ninkani reer sh isaxaq ayuu u dhintey , not rerkooda . Stupid

    • @AbdiPianoChannel
      @AbdiPianoChannel Рік тому

      Waa run aniguna TV kahadla SNM tii galbeedka aa samaynayaa

  • @ahmedmarso289
    @ahmedmarso289 Рік тому +1

    Faysal wuxuu soo maray ayaa ka oohin waayay
    Arinakan ayaa ka oohiyay ninka fadhiga ha looga kaco

  • @suldansuldani998
    @suldansuldani998 Рік тому

    Waar ninka meesha halooga Gurmado

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому

    Ragna xubnohodii bay ku beelen naago naago dhalayna way maalayan maandeeq waa ayaan daro

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 Рік тому

    Nin garxjis oo goob ahi mardanbe magaca isaaq waxa lagu Yedho kolay xabad uriidimayo inshalah anigu pesonal ahaan reerkayga waa uriidaya Lkn hj arab hbr awal wlhy inan urideen una rideeyn

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 Рік тому

      Adigu faqash bad tahay reer Somalia ah wanku fahmaynan kuwii dadka xasuyqay bad tihiin

    • @abwanmahiigan7666
      @abwanmahiigan7666 Рік тому

      @@yaasinismail7956 hooyadadii sadexda siil lahyd was ey ey dhalay oo khaniisa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому

      Marya alool garciye
      ninka mujaahidka ah ee naafada ah caawi hadaad wax haysato, ninkan ninka saxeexay in laqaado oo la daweeyo ee magaca aanu lahayn u qoray ee naftiisa u biimeeyay waa Hj ninka marka faqashtu dhaawac tirilahayd,
      ka celiyayana waa Cimraan, markii labaadna ninka saxeexay in la qalo waa Hj cuqdada iska saar isaaq soomalidu ma kala jecla

    • @abwanmahiigan7666
      @abwanmahiigan7666 Рік тому

      @@ijoxasan9132 wakhtiga dhibta lagu hayey marto aloolka iyo garxjisba keenaysay in lawda sinado lkn maanta ka yeelimayo inan mardanbe xabd urido maryo alool

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому

      @@abwanmahiigan7666 xorbaatahay ee sidaad doonto yeel

  • @aadanshdirir1865
    @aadanshdirir1865 Рік тому

    Muxuu laxaadkiisii ku waayey dagaal xaqdarro

    • @jamaalabdi
      @jamaalabdi Рік тому

      Aadan maxaad ka waddaa dagaal xaq darro?
      Haddaad u jeedo dagaal xaq darro ah ayuu waday F...ck ur a.s
      Haddii aan ku qalad fahmayna raalli ahaw

    • @Omar542
      @Omar542 Рік тому +1

      Xagee wax loogu soo shubaa wixii aanu heli karno

    • @mahamedaxmed6817
      @mahamedaxmed6817 Рік тому

      Kumu waayine dagaal xaqabu ahaa zxp