Qaybtii Saddexaad Ninkii u Horeeyay ee SNM U Dhaawacma. | Kartidda Bulshadda
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Check our website : www.saabtv.com
Nimankani waa Mujaahidiin marka la leeyahay waa run Wallah big respect SNM 🙏
Lixle mujaahid ayuu ahaa wllhy alle hawnaxariiste
Allah cimrigiisa Muuse Nuur Faandhe ha u dheereeyo iyo caafimmad waara
NIN 🙏GACAN 👊UQAADAY SOOMALILAND OON ADHAXDA KAGA JABIN LAGUMA HAYO TAARIIKHDA❤ XAQIIQATAN
Alle ha naxariito inti ku dhimatay
Guuuuuuuul snm wa ragii afweyne afka ciida u daray
Nin cajaaiba ayu ahaa lixle alle haku naxariisto
UMAD BIRA 🙏🙏OON DHIRBAAXO QUUDHED WALIGEED DUGSAN GACANTA SARENA AAN LAGA YEELAN WEEYI REER SOOMALILAND XAQIIQATAN 🤲WAANA 🤲GALAD ILAAHAY
adaruz Mohamed isaaq
Waa run bro
7:25 ayuu nagula meeraystay kulaha😂 ilaa lixla SNM la meeraysanayay alle ha naxariisto.
mujaahidinta shaqo wanaagsan ayay qabatay allaha ha xafido
Waxaan aad uga xumahay ninka waraysanaya mujahidka. Waayo wariyahani uma qolmo waraysigan mujaahikii qaaliga ahaa ee lixle iyo oprationkii mucjisada ahaa.
Fadlan dadka khibradda uleh waraysiyadan oo kale wariye cabdi cali ducaale oo kale
Faaandhe
Waaa
Halyey
Raggii uu rajiimkii Afweyne Toogtay intii Aan SNM lasameyn ayaa ka horeeyay ileen SNM waxay ka samesantay xasuuqii iyo tacdiyadii Uu Afweyne kula kacay Beesha reer Sheekh isxaaq.
SNM waxaa dhalay raggii uu Afweyne ( Farmaajo adeerkii ) inta Uu Boqol Boqolka isuguxiro Uu toogan jiray.
Manshalaah long life mujaahid
RAGi isKUMA JIRRE SNM SAXDEX NIN AYA TAARIIKHDU QORI DOONTAA HADII SMALILAND LA ICTIRAAFO
(1: first presedent sOmaLiLanD)
(2: DHAQ DHAQAAQII UGU HOREEYEY SNM LOO AQAN ((UFO))) MUJAAHID
(2: maxamed xaashi diiriye lixle)
CASIMADA LABAAD EE SOMALILAND MUJAAHIDKI GACANTA KU QABTAY EE XOREEYAY MUJAAHID ..
(Amxed boos mirre )
TAARIIKHDU ISMA QARISEE WA XALKI CIGAALE QAAR AAN DHALAN AYA QORI OO DHABRKENA KU JIRRA
CabdI raxman Axmed caLi ) aban duuLihii xoriyada weye c.man axmed cali wa sidu Hadalk u dhigay alle Haydiin naxaisto dhamtin axmed mirre ale cimriga haku dheereeyo mujaahid
ILaaaahow ummada Muslimiiinta ah iyo Reeeer sh.isaaaaaaaQba jannnada wada Geee
Big respect mujaahid
Muuse bixi xaguu joogay intay ragasi dalka xoraynayeen
Sabayafu ku dubayay xarshin kkkk
wadani tariikhda dib looma qoro lixle isaaq waa isku racey inuu geesi ka dhintey ahaa isaaq illahey ah u naxariitee lakim ma ogtahey muse baxii inta dagaal ee uu faqashla galey iney ka badanantahey sarkaal kasta snm ah oo hargeisa mar kaliguu ku aha a dacayad aad maqashey sabayad dee sabayada a wa la wad a dubi jirey intaan dagaalka dhacin
@@abdullahiomarali5241 dagalke bu galay malintese leyagay muse sabayad
Taarikh kuma laha snm an ka ahayn sabayad uu ciidamada snm u dubi
Waligiina qaaxo muso dhaafin marku cabdiraxmaan tuur dalka xoreyay buu muse sabayadle soo galay dalka markana wuxu ku biiray qab qa yalashi qabiilada lkn marki ragi raga ahaa hadhka cad isu badheedheen muse ma joogin hhh
TARIIKHDA DIB LOOMA ABUURA WAA DHACDO MAR DHACDAA KA BACDI LA QORO XATAA SABAYDA MA AYEEYDAA BUU U DUBAYEY SOW CIIDNKA UMA DUWETN CUUDAKAN RASHIINJA IYO HUBAKA IYO BIYAHAHA WÀA USGU M8D XATAA ANAA MUJAHUD AH OORBAA LACAGTA KA SOO URURN JIREY MAGACA XUSBIGAA AAD WADTO REETKA DHAQAALAHANUGU YAR KU BAXSHWY BAAY AHÀYEEN KOLEY WADANKAN JOOGEY MABAEY BUXIN JIRIN
Muuse cabdle waa geesiyaal waa nasiibdaro daro ino manta ciiro libaxyda muuse csbdal tarikhdooda ku ciyaaro
@@xaaxinews9269 sabaayaddu ma howl yarayn Ibaraahim kood buur oo gaadhi Sabaayad ah wada miyaanad Waraysiga Mujaahidiinta ku arag dagaalkii burca duurray macanaha sabaayadu waxay ahayd Sahayda keliya ee marka weerar la qaadayo ciidanku qaattaan Mujaahidintu isku mid ayay ahaayeen ee waxba ha kala Xigtaysan Dacaayaddana ha rumaysan Waa iga talo sxb.waad mahadsanty
Ninkii ugu horeeyey ee snm u dhaawacmay waxaa la odhan jiray laba iyo luqun waxaanu ku dhaawaacmay allay baday bay ahayd saleebaan laba iyo luqun oo si xun u naafoobay don’t for get your history waa Weerar kuu ugu horeeyey ee SNM QAADO WAXAANAY KA SOO DUULEEN DURIYA
Jabhaddii 4aad armay ahaayeen oo Snm-ta ka horreeyeen?
Slland.dhiigba.loo.shubay.ciyar.ku.dhalan.calankani.wixii.ka.horyimadana.cagta.lamirinya.alla.ha.naxaristo.mujahdiin
qaybtaa 3 xaad waad nagu dheerayseen
Mujaahidkani ma reer ceynaasha,,,?? Waa #LIBAAX
Haa waa reer Caynashe
Haa wa lipaxyadii caynashe xirsi
Haa waaree caynaashe
Waa muuse nuur faadhiye
Muuse nour faandhe mujaahid snm
Esanam guul
Haa
Snm ba garaxajis uunbay bay ahaayeen waanasiib daro in ladafiraa
Ha ina kala qaybin, walaal.
Haloo qiro inay Halganka laf-dhabar ayay u ahaayeen, that is 100/% correct.
Nin Habarjeclo ah qoraalkiisii.....!!!!.
Rodo qabilak ka dayaaa raga wadanka u halgamey meesh aqabiil ma jirin ragaasi isaaq wada socdey ahaayeen lixle ciidmada la osacdeyaay aheyn dhaman garxjis aniag ma jacli in mujaahdiinta qabil lagu sheego why haan kasta isaaqa waaxaalaga halyeeya gesiyaal badan oo u dhintey xoreynta
Ragani waajibkoodii weygunteen
Aadbey u mahadsanyihiin
Libaxyadi babiyay dawladi Somalia ee faqashta
Qoladana ma 🎤 lanaan ayaa haysa
Odeyga ma film ayuu inooga sheekenayaa
Halgamayaashiii snm 🥰✊💪
G0dka lagu jannee geesi nabaxoo guull dha shuu ahaa
Gacan ku dhiigle ilaahay ka go,ay oo ku faanaya dhiigii muslinska ee uuu ku faraxashay ,waa ninkiii dilay 80jirkii ingiriisku jeelka kaga tegay,kiligyadan aad ku fantaan dhiiga Muslinka waanu ururina oo Waxaa naga qaata Boliska aduunka (inter-pol)iyo qaramada midoobay waxaanay beenisaaa xasuuqa benta ah ee aad sheegataaan.
Yaab ader ila xiliga ma laysla meeraysanjiray 7:29 halka meeraysiba kajira
Hhhhh lixlaa lagula meresta kulahaa
Godka maad muuqaal yar kasooduubtaan
lixle geesi ilahay somaliland uso diraybu Ahaa ilahay godka haki janeyo kumanan somaliland bu guul u horseday iyo farxad iyo snm o dhanba
Taariikhdiiuu ku biiray soo qor
snm
Mansha allaha hadii aad maantaba nooshahay
Madaxey kaga dhacdey cunahey kaga dhacdey xabeebu leeyahey waxaasay ka sheekeeyaan haatuu burhaanakum
Oo hadii laguu cadeeyo maxaa futadaada xun Laga helayaa
@@keysejama5286ma qoladii aanu oohintooda ka fadhiyi wayney ee markanu buule iyo tukke ka xorayney imika wada mujaahidka sheegta ayad tahey hooy qoodha sida ha ula hadlin hadii kale wali daaroodkii way joogaan ku karbaashi jirey
@@ciidciisemaxamed7222 ciyaal buka. Adeer tolka cayda ka daa kuwan aad ku faanaysid ee HY baan ahay laakiin sida noocaaga layma barin xinka tolka
@@keysejama5286 de indr ma cayb ayan sheegay taariikhda gacan ku samayska ah ayuunban diidaneee
ilalhey qofku noolayo nooladaa xataaa hadey madax kaaga dhacdo maanad muslin aheyn ilahey ba au sahlaaa xabada qofku rabo
Markaaad kibirteeeen ilaahay caydeeen iyo diintisa macsidiii aad ka xishoooon waydeen ilaahay Maxamed siyaad barre ayuu idiin soo diray,ilma haybtood garawaaa nacaldi idin kortay.
Lkn mujaahidiinta nool Maxaa maanta loo qabtay anba dawlada somaliland ay ku caawisaa
Ina xaaji axmed odayasha kamu talabin xadka ee waxa u gaadhsiyey harasheekh
T
Saab TV wad ku fashintay waraysidan
Raggi SNM dhiigooda uso cabey e xagga hore dagaalka kaga jirey weeyan odeygani
mee muuse jaahil iyo maxamed kaahin been bey nagu aqriyeen fuley da dagaalka xaga danbe kaga jirey ahaayen
muuse biixi kamiista ayuu u dubi jirey SNM
Wll waa qayb qayb ayay kala ahayeen qayb galbeed iyo qayb bariga
_Hogaamintu dagaalka safka hore ma gasho ee taatikada iyo qaababka dagaalka loogalayo ayey dejisa sikale hdaan kuugudhigana saraakishu ma galaane dablayaasha aya gala sfka horee lAsoco nimankaad sheegtayna waa kuwa hogaaminayey halganka_
Mujaahidiinka hakala qaadin bari min galbeed dagaalku wuu ka socdey hadad ogtahay after 1988 qeybtii afaraad ayaa snm ugu awood badneyd ee aaga hargeysa
Basaasiin itobiyaan ah oo cadowga itobiya u shaqaynayay weeye wali ma.Nool yahay
Cadho alle haku dhacdee
Isaga iyo lixlaha uu sheegayo
Iyo.SNM.oo dhan Ba
Gun Guni dhashay
Dhashii faqashta!!!!
Waa nimkii hooyada qurabaha kuwasay ee geeska africa qaxokntiga kaga dhigay alxmd proud be isaaq
Shuuush ha hadlin, lixle markaad maqashan waad sastaan. Laakiin 4.5 million lixle ah. Ayaanu nahay walaahi.waanu idin saamaxnay 91kiye hadaad dhiidhiibsanwaydan.kufsi laxaadle inan gumeedyow la waseenkii
Kuwii habeenka lakarbashay ayaa kudhalay miyaa hh
qofka ghaalkii afweyna ka soo hor jeedaa diintaada fasxasey iney meeshey ku badbaadiyaan agaan adiag ma galadii afweyen akhrida seejiyaa ee dadka shacbaka layun jirey walee akhira war yalaa dad aad disheynaa kuam samaxayaan ogow waay dhinteen akhraa lagu hor keenaaya
Abahay wuxuu ahaa snm tii lkn kumu dhimn dagal tii alle aya u tami mana xasuusto aragiisa wayo wan yara alle ha u naxariiste iguso duceya
War ninkan.ma oga.xisabta.aqiro.beentiisa.dhageyso
Raggii qarankii soomaaliya burburaya itoobiya lacagta Iyo hubka ka so qaatay Maxa lugu bedesha reer walba mamul dhistaya
Kkkk qaranku wa kee adigu ma waxa aad tahay kuwii sy nagaga tageen sangafhudhidii
Ahmed neef qaranka aad shegaysaa wa kee ma faqash alla ku doori
Wacal.inaad.tahay shakii kuu.maa jiro
adeer taariikhda dadka weydii
dhibta lagu hayey midde kale Ethiopia hub may siin illaa 1988 kii
Hadatahay ma jerten waa ti lug gogoy ee mad waxa is ka celisid isaaq ragoda iyo dumarkodu makala dhacan waa halyeyo
Ninkastoo fiican waxtarkiisa lama ilaawo
Ninka iniga dhaawacma ee dhaawiciisu xun yahay inigu dila oo qudha dhaafiya ayuu lixle naguyidhi buu yidhi.
Aakhiro iyo xisaab danbe inay jirto miyayna ogayn.
jaw waa arin ciidama waxaa la ogaanyaa ciidmada sirtooda ka bacdi sirtaa waxx u dhiman karaa 1000 askari cadowga ahdey qabtaana markey wareysigaa ka dhamasteen waay dilyaan
Hhhhhhhh garigu wuu.istaran yahay.dawalkiibaa labaxsaday furihii.hhhhhh.yaab
War meesha ka qaada nacaskan
Idoor snm layninee wadanka ilaa hadeer ayaa dagaal ka socda reer aan dhimanini ma.jjro idoorku rag maaha miyaa 30 sano ayay barooranayaan war wuxu waa dhadig in la dhagax tuuro maba ahayn
cabdalaahi yuusuf ka waran ina faqasho
#KAAHA,,, HORTA MAXAAD UGU MEEREESATAA OO AAD UGU FEEGARTAA,,,,INAAD REER BAADIYE TAHAY WAXAN KA ARKAA MURAAYADII CIYAALKAA AYAAD XIDHAN TAHAY,,, INAN GUMEED FOOQAL INAN GUMEED
Dhashii faqashta inkalaad rabtaa
Daarood dabo jilic xagee dagaal kaga jiraan? Meel kaste intaad xaar dhigataan baad yaacdaane
wadiga aidoor leh am ogaaden baad atey kuwiisiyaad barre ku yadhi dhulak isaaq idinakan idin siinyaa markaan dhameeyo waxuu adfweyen u fakirey siduu yahey fircoon is moodey ilaheyu ila amarkii danbe afweyen malain cad la eryadey xaamar kuna dhinet musqul isgoo xaaaryaa kkkk
Beenale 😂
snm