WAREYSI #3/3 - Faarah Raage -Wuxuu ka noolyahay 21 qof oo ay dishay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

КОМЕНТАРІ • 960

  • @sabahmuuse1567
    @sabahmuuse1567 Рік тому +222

    Wlhi waa qiso xanuunbadan waxan ahay reer waqooyi markaan sidaa u caliyaystay waxa laygu yidhi dadka xamarkasoo jeeda waa cadawgeena koowad lkn marka waynaaday Fikirkaygi waa is belelay imika soomaali meelkas tay joogto waan jecelahay. Insha allaah waxan rajaynayaa in soomali midawdo oo lays cafiyo.

  • @nasromohamud2625
    @nasromohamud2625 Рік тому +79

    Waa maalin magaalooyinka Guriceel iyo Matabaan lagu agoontoobay😢 waana Alle mahadi in marqaati nool lahelo. Fadlan dadka taariikhaha nuucaan ah goob jooga u ahaa hala raadiyo hana lawareysto.
    Mahadsanid Hanoolaato.

    • @Apeen_maLik1
      @Apeen_maLik1 Рік тому

      😭😭😭😭😭

    • @moadam7003
      @moadam7003 Рік тому

      Taariikhda waxaa la radiyaa oo la qiimeyaa markii dilku dhamaado. Halsano ayaa kasoo wareegatay markii cayr is dul Sareen 4 nin oo ilma adeer ah kaxda.

    • @Himila55
      @Himila55 Рік тому

      xaqoodi in lahelo waaye dadks la laayay

    • @abdiazizh.hassan5667
      @abdiazizh.hassan5667 Рік тому +1

      Beesha muusa cabdalle waa in aynu ka aarsano

    • @fartuunmaxamud1379
      @fartuunmaxamud1379 Рік тому

      😡😡😡😡 wlhi iililaa iga socota sida loolayy reer abtigey wa inaa looga aara si dagdag ah

  • @mukhtarahmed8416
    @mukhtarahmed8416 Рік тому +33

    Masha allah adeer faarax alle xasuusta haku barakeeyo, waxyaabo badan ayaa ka faa,idey qisadan waxa kamid :
    -Abaal rag inaad gasho
    - Dhibka qaxa iyo dagaalku leeyahay
    - Samir iyo ku qancidda wax alle ku qoray
    -Dadnimada iyo xaqiiqda nolosha aadana
    -Cafiska iyo muhimada uuleyahay
    - Kala duwanaansha aadanaha iyo waxyaabo badan oo xikmad ku duugantahay.

  • @abdeqfathi6839
    @abdeqfathi6839 Рік тому +61

    Mahadsanid hanoilaato. Waxaan ahay caruurtii SNM dhashay. Walibana aan arag abihiii. Anoobilo jira ayuu dhintay. Waxaa dhacay halaaag dhinac walba. Wana tariikh. Xag walaba qabriniigii tagay tariikhdii. Somalida. In laga barto si aanay dib inoogu dhicin sidanookale.

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 Рік тому +4

      Alle ha unaxariisto Janadii fardawsana hageeyo Aabo wll

    • @abdeqfathi6839
      @abdeqfathi6839 Рік тому +1

      @@sahalcali4196 Ameen ameen wllo Mahadsanid

  • @eng_muud
    @eng_muud Рік тому +9

    13-12 -2022 ayaan daawadey qisadaan murugada xanbaarsan.
    Toloow maanta maan qaadanoo dib isu qaabeyno.
    Taloow maan danbiga ka qajalnoo deyno qurunkiisa.
    toloow maan Allaha qaadirka ah towba ula qawlno
    qisas kaan qalbigu la qalibmee maanku qori waayey.
    Toloow maan ka qoomama badnoo dayno qaharkooda.
    Toloow Qaranka maan dib u dhisnoo xeerna Qaa dhigano.
    Mase tan iyo suur kaan Rabnaa saan in aan sugano!!
    Allah ha u naxariisto dadkii somaliyeed ee dhibtii dhacdey wax loogu gaystey uuna ka mid yahay faarah raage cafimaad iyo cimri wata cibaado baan kuu rajeyn adeer .

  • @Utuber387
    @Utuber387 Рік тому +72

    Soomaaliya waxay ilaa hada tahay meesha tikidka naarta laga goosto. Ilaahayow fidnada qabiilka iyo dhiiga walaalaha muslimiinta naga badbaadi. Amiin. Soomaalida waxay noqdeen dad xukunka wax ku booba, qabiilka wax kudila, islaanimada wax kuqarxiya. ilaahayow naga badbaadi sharta dhaca hanti dadweyne, dilka iyo kuxadgudubka xuquuqda qofka islaamka ah naladhashay. Amiin

    • @mrali3601
      @mrali3601 Рік тому +3

      Cadalad isla xisabtan ma jiro, Allah u naxariisto uun ba la leeyahay

    • @amaadin12
      @amaadin12 Рік тому +3

      aamiin yaarabi, thanks walaal

    • @Asiya_ismail2024
      @Asiya_ismail2024 Рік тому

      Ameeen yaa Allaah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @rashidawad5825
      @rashidawad5825 Рік тому +2

      HELL FIRE TICKET GO TO SOMALIA

    • @mohamedmiidoh5736
      @mohamedmiidoh5736 Рік тому

      aamiin walaaloh

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Рік тому +35

    Masha allah thank addiro, you such beautiful human been, I wish everyone listen to what you say. May allah protect you.

  • @Charkherad
    @Charkherad 6 місяців тому +5

    31/01/2024 ayaan daawaday , waxa aan ahay nin reer woqooyi ah, habaryonis oo sacad yonis ah , kaliya waxa aan taxanahan ka faa'iiday inaanay " xumaantu qabiil ahayn , wanaaguna qabiil aheen" .
    Waxa aan ku talinaya in ay soomaaliyi waantowdo oo alle laga cabsado, lagu tusaale qaato dhibka iyo dhibaatada uu qabiilku ina soo marsiiyey 😭😭

  • @ahmedmacquul7176
    @ahmedmacquul7176 Рік тому +50

    Masha allaah waaan dhagatay dhamaan 3da qayb waxaan ka fa iday hadalkiisa wax badan waxa uu ahaa hadal asluubaysan fariima kala duwana dirayay dhanka xasuusta dhanka cafinta dhanka amaalka dhanka hadalka oo bilaa xad gududub ahaaa iyo sida muhiimka ay u atahay in la wada nolado la is walashada cidna gooni aysan xuman u lahayn oo dhamaan loo lee yhy mid wanagsan iyo mid xun waa nin leh ku dayasho waxa uuna ka fa iday in uu alle u laaabto anakuna waxaan ka fa idnay in wax waliba anan ka eegno dhanka wanagsan allena ka baqno aana ku xadgudbin dadla waqtiga aad taagta lee dahay iyo waqtiga kaleba somalia hanoolato🎉

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 Рік тому

      M.a xaqiiq walee

    • @ayaanbilan2251
      @ayaanbilan2251 Рік тому +1

      Wallaahi waa run maxaa dad qabiil lagu diley dowladuna awood sheegatey kuwa kalena qabiil dad ku xasuuqeen illaa hada dad ayaa bukaan qabiil jecleysi

    • @ismailmohamed4507
      @ismailmohamed4507 Рік тому

      Asc adr ayaanle waxan ku shefayaa warysigan dib ugu noqo dadku waa nolyihiin. e odayga waxna wh saxay waxn wuu ku daryaaa e iska hubi bal qof lagarnYo o had nool sheeg bal dhe su loo xQiijiyo hadalkiisa

    • @singular123er
      @singular123er Рік тому

      qabiilkiisa xasuuqa wadarays kagaystay muqdisho iyagoo ugu aaraya waa wuxuu sidan ugu hadlayo

    • @singular123er
      @singular123er Рік тому

      @@ismailmohamed4507 arinkani wuu dhacay laakin lama hubo inuu dawlada lashaqaynayay markan iyo in kale hawiyana isla markiiba dad habar yoonisu ku xasuuqay muqdisho iyagoo ugu aaraya

  • @dryassinnur5639
    @dryassinnur5639 Рік тому +12

    Kheeyr Allaha ku siiyo Nabiga naxariistii Rabbi ha siiyee weligiis kama aargoosan qof si shakhsi ah wax dhibay.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Рік тому +75

    Forgetting is hard, but forgiveness is beautiful for both minds and souls. This is what happens when civil strife is awaken by some individuals for self-gains.

    • @werisdualeh9466
      @werisdualeh9466 Рік тому +1

      4 UT C300 CT

    • @MohamedAbtiga
      @MohamedAbtiga 5 місяців тому

      Abe gesi tahay wlhi hadaba ka imaday mesha aad ka shekeyne

    • @THEGREAT-hg5jz
      @THEGREAT-hg5jz 17 днів тому

      Xxx Xxx 00000p00p0000000000000000000000₩000000000₩q1 1110000000000000000.​@@werisdualeh9466

  • @abdisalamisse7350
    @abdisalamisse7350 Рік тому +13

    Aad baan indhaha ugu hayay qaybtaan thanks ayaanle weriye sare

  • @sadiyaallele4531
    @sadiyaallele4531 Рік тому +11

    😢😢😢😢 inta noolay xaqiiqadan maanta tagan waxka barta adeer faarax hadaladisan u dambeya aad bay ii qiiro galiyen ee cafiska io khayr ku saabsan somalaay iscafiyo meelkasta ood joogtan🎉

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 Рік тому +14

    Allaah ha xafido Faarax Raage waasuge,mida kale dhacdadan waxay ka mid tahay bilowgii maalmihii madoobaa ee Soomaalidu soo martey,wax badan ayaa ka faa'iideysan karnaa dhacdadan waxaana ka mid ah 1) Soomaalidu iney yihiin dad walaalo ah oo isu baahan,nasiib daro hogaan u daacad ah oo mideeya ayey la'yihiin. 2) Is cafinta oo ah qodobka ugu muhiimsan inuu yahay ayaan ka faa'iidey Soomaalida siday u dhan yihiin diyaar ayey u yihiin iney is cafiyaan nasiib daro shaqsiyaad dano gaar leh ayaa hogaanka u haaya. Allaah ha mideeyo Soomaaliya.

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 Рік тому +11

    Mashallah adeer you are a good and honest man and I hope you get what you want and I hope you have a wonderful and healthy life.

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 Рік тому +13

    Mahadsanidin Ayaanle, adeer Faarax waxaan leeyahay aduun iyo aakhiraba liibaan

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 Рік тому +6

    Maansha Allaah waa qof qalbi wanaagsan ninkani dadku in ay sidan wada ahaadan ayaa fiicnanlahayd, Alle haku xafido adeer, in aan kula kulmo ayan jeclaan lahaa

  • @saarobashiir221
    @saarobashiir221 Рік тому +19

    Adeeerkey mcn cumar abdi gurey ayaan maqlayaa 😢 ilaahey janadiisa haku casuuumo asaga iyo dadkii kale oo sidaa loo galay 😢 qalbiga ka oynayaa 😢

    • @MinatoNamikaze-bn9so
      @MinatoNamikaze-bn9so Рік тому

      AbaYo ragaas qofkii yaqaanay caloosha Ka oyaa dhamaantood Waa aqaanay

    • @jimcale2553
      @jimcale2553 Рік тому

      Alle ha u naxaristo wll

    • @crisaqmaxamud4844
      @crisaqmaxamud4844 Рік тому +2

      Anigaba Adeerkay faqash ayaa dishay
      laakiin adeerkaa Qalad ayaa ku dhacay waan kaxumay

    • @haniabdirahman
      @haniabdirahman Рік тому +1

      ANAGABA DAD KAYGII FAQASH BAA LAYSAY OO DUYAARADO LA DHACAY

    • @dariknour6051
      @dariknour6051 Рік тому

      @@crisaqmaxamud4844 maxaad kawada qalad baa kudhacay tolow?!

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому +7

    Walahi wan oyay waxa daremay ina meshas tagtay an gobjog uahay darekeyga abahan wa in book laga qora tariq laga reba madama ow wax badan gobjog uahay Love you so much abo Somalia 🇸🇴 ❤️

  • @teddyma4945
    @teddyma4945 5 місяців тому +2

    Abdirahman-Tuur Eebbe ha u naxariisto hoggaamiye ayuu ahaa in ruux magan kuu soo gallay oo ku soo doorbiday aad dishaa waa dhaqanxun, garasho ayuu lahaa wuxuunna ahaa ruux Soomaalida mar soo maray. waa madaxwaynihii u horreeyay ee Soomaalilaan.

  • @Qisoyinka_nolosha11
    @Qisoyinka_nolosha11 Рік тому +5

    Thanks ayaanow waan kafaideysany kadhalin yaro ahaan waxii laso maray io waxa maantay nalagudboon khaatumada alle hanugu sugo❤

  • @mustafeciise4172
    @mustafeciise4172 Рік тому +67

    Waar ninku wanaagsanaa oo qalbi wanaagsanaa ilaahay waxaan uga baryayyaa inuu waxwanasgsan ilaahay ugu badalo samirkiisaa Dee reer sheekh isaxaaqna gafka aanu galno waanu qaadanaa ilaahay ninkaa mar uunbaanu gacanta reer sheekh isixaaq gaadhi doontaa

    • @samajecelsomali9939
      @samajecelsomali9939 Рік тому +3

      Nasab Inaad Tahay Waa Hubaal.

    • @amaadin12
      @amaadin12 Рік тому +2

      mustafa ciise, geesi ayaatahay iyo wax garad bro, dulmi waligaa ha taageerin, thank u😢😢😢😢

    • @wiishbarre2406
      @wiishbarre2406 Рік тому +6

      Reer sheekh ma.ahan cida danbiga ka gadhay ee waa rag mooryaan iyo wax magarato ah

    • @sagalsicid1492
      @sagalsicid1492 Рік тому +11

      Ninkan waxba idinka doonimaayee sida uu idiin cafiyay idinkuna noqda dad dhib gaadhay waxna cafiya cafiski waa daawo

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 Рік тому +5

      Ilaahay ha unaxariiso dhamaan intii gacan ka xaqdaran ku baxday nasiib daro ayaa inagu dhacay markii dowlad ku sheektii dad Cuna noqotay ku diganmayno nin noo sheegay uu usoo joogay dhacdo noocaasaa ilaahay qslbiga hakuu bogsiiyo adeero midna ogoo in lanoo dilay kaliya in aanu reer sheekh isaxaaq nahay Marka uu soo fadhiisto qof ka sheekaynaya dhib loo gaystay Cay iyo digasho ayaa somslidu noolasoo fadhiisayaa laakiin anagu manihin noocaas noo kaalay adeer adigana ilaahay haku cafiyo wanaag badan baad nagala kulmi wax badan waad ogaan oo waxad iyo dad ka sii kmhalidhay boqolaal la bireeeyay oon toodu galon sidaadookale

  • @abdullahisheikh8053
    @abdullahisheikh8053 Рік тому +35

    Bro we really appreciate your efforts. In fact you're teaching us the dark past history that we experienced after the fall of the then regime for majority of us (youth) born after civil wars broke out or maybe 2000+ .For it's said for those who don't learn from the history they may rebeat it!. God for bid let's stay away from tribalism mindsets.

    • @abdirahinabdullahi6373
      @abdirahinabdullahi6373 Рік тому

      Qqqqqq

    • @Nuuxmumin
      @Nuuxmumin Рік тому

      2lt2k12k3k2yltotk2tt2kt2yo33kt24kk2t2kt2o2l2o1lo2k2k2ttk1l32kt2kt2t3kt2kt2k2kt2ktk2tot2k1k4rk1kql2k22lturru24kkt2kyp2o2ko2l22k2kt2kt2k4ok1t2k1pt2kk17ot1kt1k4ot2kt2k2l2tt2kk1py2k2k2k2k4k2kt2k22o2lk22kkt1kk2t2ktt2o2k2kwkr22k2yk4o2k2k1t24yrkt1o2l4ot1kt2ol12i2ko2k2kwk

  • @shukri1395
    @shukri1395 Рік тому +17

    Masha alaha 💚 I wish Somali people listen and take his advice!!

  • @abshirmacallin1945
    @abshirmacallin1945 Рік тому +8

    Tani waa waano iyo wacdi dhibkaas qofkii soo maray hadana iska cafiyay waxaan dhihi karnaa waa samirkii oo qof ah anagana Allah nagu hago wadadiisa oo kale.. aamin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому +12

    Waa hadal nin weyn oo waayo arag ah ilaah yaqaanna ah guulayso adeer from laascaanood

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Рік тому +1

    This is the only Somali man whom reconcile with the rest of Somalis. Legend.

  • @07_abdulqadermuse97
    @07_abdulqadermuse97 Рік тому +13

    Runtii waa Qof aad u wanaagsan sida uu hadalkiisa Ku muujinayo
    Abaalkaga Jano Alle haka yeelo

  • @caydaruusmuumin4582
    @caydaruusmuumin4582 Рік тому +19

    Waa nin aad wanaagsan oo qalbi wanaagsan wlhay

  • @omosman
    @omosman Рік тому +7

    Thanks!

  • @mohaabdi757
    @mohaabdi757 6 місяців тому

    What a good hearted Oldman. Truly, he is believing and forgiving Muslim.
    A lesson to learn from him.❤❤

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 Рік тому +2

    Qaybtaanaa ka xanuun badan kuwii hore. Adeerkaan wuxuu na barayaa cashar wayn oo nolosheena aduun iyo teena aaqiro wax naga taraysa. Cafisku waa shay adag. Qofka faaidadiisa ugu badan helaya waa kan wax cafiyay.
    Ilaahey swt adeerkaan danbigiisa ha cafiyo. Ayaanle mahadsanid adigana. Waxaa qurux badan qisooyinkaan oo kale in la qoro.

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Рік тому +28

    Asalamu Caleykum
    Markaan Daawadey qaybtii Koowaad iyo qaybtii Labaad waan xanuunsadey oo maanseexan Habeenkii Murugo awgeed
    Caawase Waanadaa aad Soomaali Waanisey iyo Qalbigaagaa wanaagsan Allah heynoo Aqbalo oo dhibtaa Dadka ku dhacdey iyo ta Maanta socotaba Allah ha inaga Dulqaado,
    Faaraxow Illahey waxaad jeceshahey oo Jannatul Firdowsa ugu horeyso Allah ha ku siiyo.
    Cimri dheer iyo Caafimaad ku waar
    Hargeysa iyo Burcana noogu soo noqo
    si dhakhso ah In Shaa Allah, si aad oo weyn baan kuu Raali gelinayaa kuuguna duceynayaa
    Adiga iyo Wiilka Daadihinaya Barmaamushka ha Noolaato waan idin salaamayaa Idilkiinba
    Jaza Allahu Khayran Jaza❤❤❤

    • @mohamedabdullahi421
      @mohamedabdullahi421 Рік тому +2

      Walaal alaha kubarakeyo adigaan waxatahay qof kuweentahay somalinimada oo danqasha leh oo Muslim ah ilahey hakudambidhaafo wall iyo walaalken

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Рік тому +1

      @@mohamedabdullahi421 ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin
      Adigana Allah ha ku barakeeyo oo Dad iyo Xoolaba Liibaan yaa Mohammed Abdullahi
      Jaza Allahu Khayran Jaza
      Somalina Illahey heys Afgansiinsiiyo oo Allah how soo celiyo Nabadii iyo Sharaftii aynu laheyn
      Allah how naxariisto intii dhimatey
      Inaa dhibtu heysatana Allah ha ka saaro
      ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin

    • @mohamedabdullahi421
      @mohamedabdullahi421 Рік тому +2

      @@sahraj3885 sidokale wall mcn shukran

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Рік тому +3

    Waxaan ahay reer waqooyi waxa dhacay ma ahayn wax wanaagsan allow dhaman u naxariiso

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 Рік тому +1

    Farah raage Alle wayne cimriga ha kuu barakeeyo maxad nin raganimo leh ahayd , ani maaanta burco ayan joogaa waa 21/2/2023 wlhi waraysigan hanoolato tv markan daaawanayay waliba qaybtii koowad iyo labaad waan ilmeeyay , maxa dulmi soo dhacay ilahaw noo gar gaar. adeero faarah raage alle wayne raali ha kaa ahaado. hanoolaato tv wad mahadsan tihiin saaxiibayaal 100% .

  • @maxamaddeeqshiqdon2397
    @maxamaddeeqshiqdon2397 Рік тому +16

    Hanoolaato iyo ayaanle waxaad ayaanle runtii aad tahay haldoor dhanka mediyaha guulayso insha allah

    • @mustafanur7363
      @mustafanur7363 Рік тому

      Cayr ,reer ayaanle ( Fiqishini) ayay yihiin marka waqooyi la joogo, waxaanay la deegaan yihiin dhulbahante, xilligaasna
      dagaalka beesha u wayn waxa waday dhulbahante waana lagu khaldi karayay.

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Рік тому +12

    Tragic story from North somalia area hargeysa 🙏🙏🙏🙏 thanks ayanle

    • @morashiid
      @morashiid Рік тому +7

      Hhh North somalia. Maxay riyo kujiraan ragani

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 Рік тому

      Area Hargeisa, sheekada miyaanad dhegaysanayn.

    • @abdirisakhoosh2483
      @abdirisakhoosh2483 Рік тому +1

      Waxaan is lee yabay sida uu sheegey farax waxaa dhibaatada ka masuul ah rajimkii ka talinayey waqtigaa somalia oo ahaa siyaad bare iyo intii u adeegaysey ee dadka dulmiga ka haysey.

    • @ummuhannan2353
      @ummuhannan2353 Рік тому

      @@morashiid maxaa riyo ah

    • @maxamedsomali5041
      @maxamedsomali5041 Рік тому

      North of Somalia 😂 xaar ba ka daya

  • @hawamohamud8916
    @hawamohamud8916 Рік тому +6

    Adeerow qayr badan allaha ku siiyo haday dadka Soomaaliyed sida adigo oo kale ahaan lahaayen ama u fikiri lahayen dhibaatada maanta na haysata nama haysen ee ummadda Soomaaliyed allaha soo hadeyo Aammiin.

  • @teddyma4945
    @teddyma4945 5 місяців тому +1

    Waa oday qalbi Soomaalinimmo leh Eebbe haku barakeeyo adeer Faarax Raage.

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 Рік тому +8

    Gobonimo odaygan waa oday muumin ah wixi dilayna wuu cafiyay maasha allah

  • @mohammedbadri9234
    @mohammedbadri9234 Рік тому +3

    Dadka dhibka iyo nolasha adag soo maray waa dadka ugu qalbi wanagzan dunida Allaha cimri dheer ha siiyo faarax raage

  • @Mukhtaar909
    @Mukhtaar909 Рік тому +5

    Masha allah adeer faarax waasuge waa shaqsi mudan in lagu daydo cafis ku waa waxa kaliya lagu bad baado aduun iyo aaqiro ba illah swt Aya adigana ku cafinaayo aan is cafino oo walaalo ahaano waa tan kaliya aan ku bad baadi karno guulayso adeer faarax waasuge

  • @drabdulrazaqmuhammed1941
    @drabdulrazaqmuhammed1941 Рік тому +7

    Ilahay haw danbi dhaafo farax raage iyo intii dhimatayba. Tani noloshayda ayey wax kale ka badashay, dhaliba dhanka cafiska. Waxan go aansatay wakhtigan laga bilaabo aan qorayo qoraalkan inaan cafiyo qof kasta oo wax na kala gaadhen waxay doonanba ha noqdeene. Cafis iyo masaamax.

  • @marvellousmarvin6127
    @marvellousmarvin6127 Рік тому +4

    cambabuur ilahay ha uu raxariisto reer burcood asal buu aha allahow intee xaqdaro lagu dilay uu naxariisto

  • @abdirahman4809
    @abdirahman4809 Рік тому +6

    Runtii wa taariikh murugale, Allaah ha u naxariisto intii ku dhimatay

  • @daryelyareofficial8764
    @daryelyareofficial8764 Рік тому +4

    Masha Allah adeerow Allah ku barakeyo Alle kuguma dilo meshaas .... waad qalbi furan tahaye Allah janadii ku geeyo amiin yaa rabi

  • @safaharuuncabdala5241
    @safaharuuncabdala5241 Рік тому +2

    Mahadsanid adero alle cimri dheer iyo cibaaado hakuuu siyaadsho

  • @user-pz1mp6gj6n
    @user-pz1mp6gj6n Рік тому +2

    Waa dhacdo aad u xanuun badan ,inta ladilay allaha u,naxariisto ,
    Faarax Raage arintiisa waa cibro waano ,isaga iyo inta maqashey ba ,dambi dhaaf allah uga dhigo.

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Рік тому +13

    Mahad,sanid adeer ilaahay haku siiyo cimri dheer iyo cibaado suuban ilaahay kuuguma dilo meeshaa joogto sidaa jeceshahay ilaahay hakuu aqbalo aamiin ya allah
    Watiyaha aad buu u mahad,sanyahay

    • @omarrashka9570
      @omarrashka9570 Рік тому

      Inaad ogatay waxa lagushegay iyo waxa xaqiiqda ah wad ku mahdsanthy adigu ma rerbuco aya thy

  • @abdilahiabdi7484
    @abdilahiabdi7484 Рік тому +4

    Faarax raage runtii waa shaksi iimaan leh oo alleh ku xidhan illaahy qofka muuminka ah ayuu imtixaamaa allh sidaa uu ucafiyay dadka Ha u cafiyo cimriga ioh caafimaadkana Ha u dheereeyo qisadan iyo kuwo kalloo badanba waa qisooyin mudan in lagu cibro qaato dar daaran wanaagsan buu umada siiyey allh haka abalmariyee

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 місяці тому +1

    ALLAHAYOW HADDAAN SOOMAALI NAHAY SHARAF WAAD NOO DHAMAYSAY:
    1) ISLAAM BAAD NAGA DHIGTAY
    2) HAL QAWMIYAD BAAD NAGA DHIGTAY.
    3) LUQAD QANI AH BAAD NOOGU DEEQDAY.
    4) GOOB ISTRATEJIYA BAAD NA DAJISAY OO CID WALBA KU MASAYRTAY.
    5).WAXAD NOOGU DEEQDAY DHUL BALLAADHAN OO KHAYRAAD KA BUUXO.
    * ALLAHAYOW HADDAAN SOOMAALI NAHAY WAAN KUGU CAASINAY EE NA CAFI.
    * ALLAHAYOW MADAXDA NOO HADEE.
    * ALLAHAYOW CADOWGA HA NOO JABIN.
    * ALLAHAYOW KUWO NAGA XOOG BADAN HA NAGU SALLIDIN.
    * ALLAHAYOW SHACABKA NOO BADBAADI
    * ALLAHAYOW DARISKAYAGA CADOW HA NOOGA DHIGIN.
    >>>>>AAMIIN ... AAMIIN

  • @Shushhh730
    @Shushhh730 Рік тому +5

    Sheekadan waan sugaayay illahay hayna Kala cafiyo somaaliyey odaygani wuxuu u muuqdaa qof Baan dulmi gelin illahay ha cafiyo

  • @abwaancasiirchannel8546
    @abwaancasiirchannel8546 Рік тому +7

    Jaango'an allaha unaxariistee wuxuu ahaa adeerkay 😥

  • @zakariyekashkaash5433
    @zakariyekashkaash5433 Рік тому +17

    wllhi tusaale buuxa awooda alle🕋🕋

  • @shankaroon8914
    @shankaroon8914 Рік тому +1

    Odaygu gobsanaa oo wanaagsanaa ilahay cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suuban ilahay haku siiyo adeer Aamiin yaa rabii

  • @cabdiaxmad2159
    @cabdiaxmad2159 Рік тому +1

    Subxanalah waa qisa xanuun badan walahi alle dile ayaa dhinta waxa kale samirka ninkan uu muujiye waa wax wanagsan iyo cafinta uu cafiye allow somali soo hadey waa is laayeen meel kastey joogene

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Рік тому +17

    Allahu akbar waa arin mucjisa ah adeer faarax kheyr alla haku siyo qalbi samidu waa shey ajiib ah adigo kale alla hano badiyo yaa rabi walalayaal wad maqlesane cafiska anu badino si loo libaan aduun iyo aqiro allow qeyrka noo badi e xumaha naga badbaadi rabiyoow

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Рік тому +4

    ,Nin fiicannn weeye allle haku dhawro qof sidaaaassssss kudhacdeyyyy hadana cafiifa

  • @hamdaabdi4970
    @hamdaabdi4970 Рік тому +2

    Masha allah waa nin qalbi fican illahay caqliga iyo cafimadka iyo cimriga ha ku barakeyo

  • @fagaarahafanka2307
    @fagaarahafanka2307 Рік тому +8

    Naga raali ahow wall somaliyeed waxad tahay nin caqli iyo samir badan alle abaalkaga jano ha ka yeelo 🙏🙏🙏🙏

  • @abdirahmanabdikamil2946
    @abdirahmanabdikamil2946 Рік тому +10

    Aderky baa ku jiray dadka xaqdarada lagu dilay Allahaa u naxariiato😪🤲

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 Рік тому +2

      Allaah u naxariisto qabriga Ilaahey SWT ha u waasiciyo marti lajecelyahay Ilaahey SWT ha ka dhigo Jannatul Fardowsa Allaah ka warabiyo Allaahuma Aamiin Yaa Allaah

    • @abdirahmanabdikamil2946
      @abdirahmanabdikamil2946 Рік тому

      Amiiin yaa Allah🤲🤲

    • @Yasmina125
      @Yasmina125 Рік тому

      Allaha u naxariisto abti cumar aboowe

    • @cabdikarimofficial4689
      @cabdikarimofficial4689 Рік тому

      Anigaba wlahi adeerkay aabahay la dhashy faqashtu way gawracdy lkn adeerky dagaal ayaa iskaga hor yimaden blse adeerkaa xaq daro ku dhcdy waayo dagalkumu hurin

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 Рік тому +6

    Maasha, allaah,Taariikh,,yaab,leh, Faarax,Raage,Waa, nin, Saalix,ah,Waana,Qisso,ku,Cibro,Qaadasho,weyn,leh,

  • @KingJamaL777
    @KingJamaL777 Рік тому +4

    Maasha allah adeer Farax waa shaqsi aan is dhihi karo qof la mid ah ma noola dadkii la midka aha waa ay ka tageen dunida. #CAFIS, #DUCO Iyo #ABAAL oo hal qof ku wada kulmay.

  • @khaalidabuukhaalid6694
    @khaalidabuukhaalid6694 Рік тому +2

    Hanoolaato waad mahadsantahay khayr alle hakusiiyo

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 Рік тому +2

    Masha ALLAH Alah baa mahad iska leh Adeer Farah Rage Wasuge hadal wuu dhameeyey hadey noqoto Xadgudub Dil Boob wuxuuna kusoo gabagabeeyey Cafis. allah u wada naxariisto inta dhimatay asagana Ajar iyo Xasanaad Allah ka siiyo Gob Gob dhashay waaye. Hanoolaato Adigane guuleyso Abti

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 Рік тому +5

    Astonishing. thank you, gentlemen.

  • @malmo4235
    @malmo4235 Рік тому

    Falal dambiyeed oo bina’aadinimada ka baxsanaaa baa kadhacay wadankaeena Subhanaallah 🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹 Adeer waasuge nooloowww HANOOLATO NOLOW ADNA IM REALLY EMOTIONAL 😭

  • @qadiijosacdicusmaan2676
    @qadiijosacdicusmaan2676 Рік тому +2

    Awoow faarax raage anoo yar baa laiiga sheekeeyay qisadiisaan allh haku xafido ajir iyo xasanaad alle hakaa siiyo dhibki kaasoo gaaray misiibadii somali aysoo martay
    Cafinta aad cafisay kuwii kuwaxyeeleeyayne allah darajo hakuugu siyaadiyo ayakane allah hau danbi dhaafo

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed3106 Рік тому +5

    Umadda ilahay nin xun iyo nin fiicanba waa kujiraan
    Taas waxay cadayn utahay in labada dhinacba(dawlada iyo SNM) ay galeen dambiyo bina aadanimada ka baxsan
    Alxamdulillah ilahay ayaana waxba ka qarsoomin ayaa jira oo nin walba dambiguu geestay ku la xisaabtami doona

  • @insaaniintertainment7897
    @insaaniintertainment7897 Рік тому +3

    Waa halyeey ku dayasho mudan xagga cafiska iyo laab xaadhnida masha allah ilaahay aduun iyo aakhiraba haku karaaameyo adeer🤲

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 Рік тому +2

    Mansha Allah cafiska was waxa wanaagsan ilaahay khayr ha ku siiyo

  • @feysalalisinyare300
    @feysalalisinyare300 Рік тому +4

    Allah nasiiyo qalbi wngsn oo cafis bdn adeer Allah xafido aduun iyo aaqiro umada somaliyeedna qalbigeeyda raxmad Allah isku galiyo 🤲

  • @adamabdihakim4782
    @adamabdihakim4782 Рік тому +4

    Ninkaa odaygaa caafimaad iyo cimri dherer ayaan ilaahay u waydiinayaa

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 Рік тому +5

    Adeer farax raage danbigaga allaha hadhafo كم كان قلبك كبير نجوت هذه الابادة الجماعية تلقيت فاجعة قل من يراها ثم عفيت waxan kulamid ahaa c/risaaq allaha unaxariisto wardaka cuqdada iskaqadayow arag farax rage waxgaray iyo sida u ucafinaayo walee dadkii wax hogamin lahaa batahay

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Рік тому +2

    Faarax wuxu shegay cumuuman warkiyo boban nin qaatil ah iyo dad wanaagsan somaali waxa kaladilay madaxda kursi quutayaa sha ah nasalulaahul salaam allahayaw

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 Рік тому +2

    Hanoolato is good media keeps up

  • @Qaboobe2003
    @Qaboobe2003 Рік тому +7

    Adeer Farax Allaha kaa ajir siiyo cafiskaas... Mahadsanid @Ayanle

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Рік тому +3

    Dardaaran dhaxalgal ah buu ku gabagabeyay allaah haku dhawro faarax waasuge

  • @daacadable
    @daacadable 6 місяців тому +2

    Waa noolyahay Abdirazak waanan jeclaan laha in labad odey kulma

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 5 місяців тому +1

      Yurub bay ku kulmeen oo ku wada shaaheen.

    • @daacadable
      @daacadable 5 місяців тому

      Manshallah tabarakallah

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Рік тому +2

    Mansha allah. Niinkan oo kale niinkii xidiid laa noqda waa nasiib badan yahay. Goboniimo aya laaga dhaxlii walaahi

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Рік тому +7

    Watariiq madoow Alle diladhinta labaatan ragha waladilay adiguna naf goiwayday bakugujirta waxasuus adag💔💔💔😭😭😭💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AdarCooking
    @AdarCooking Рік тому +5

    Aduun iyo aakhiraba ilahay ha unaxristo intii abaalka ugashay adeer faarax🤲🤲🤲

  • @duniyafidow6976
    @duniyafidow6976 Рік тому

    Thank you for the
    Beautiful stories for the our counties thank you for the history “lesson”

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +2

    Masha Allah
    Waa Aabe qalbi wanaagsan
    Waa mid kamida dadka Dunta wanaagsan

  • @Layla6793
    @Layla6793 Рік тому +11

    Ilaahay waxaan uga baryayaa Aabahan qalbiga wanaagsan ee dhibta iyo wareerka soomarey inuu Rabbi Wayne siiyo caafimaad qab iyo Janna Fardowsa

  • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889

    Wlhi wxannu wadajoogney beridhoweed oon sifiican u aqaannaa nin sidaasoo kale 42 nin oo lalaayey kelidii ka badbaadey intaan maqlay ee kalena waa dhawr, qofkii ilaahay dilayo uun baa dhinta taasaa xaqiiqa

  • @mahadow1
    @mahadow1 Рік тому +2

    Bal hada yaa sheegi kara waxa dadkaas lugu laayey iyo guusha lugu gaaray gumaadkooda?
    Ilaahow Soomaali kheyrkooda is xiji, shartoodana kala leexi 🤲🏻

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Рік тому +1

    ❤❤❤😊M.a Runtii 🙌 Waa Taariikh Layaab leh
    Odaygana Waa O'Day Cafis Wanaagsan😢 😢 ilaahy Ha Hagarab Gali if iyo Aakhiraba

  • @khadargaarisa1977
    @khadargaarisa1977 Рік тому +7

    Ninkaan waanin qalbi fiican bilaa cuqdada oo inta iiga muuqata goba sidaa uu wax ucafinayo in allaah ucafiyo midda kale haddii uu wakhti hayo inuu hargaysa nogu yimaado raaligalin buuxdaa kusiin lahay adeero

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 Рік тому +1

      Inaad Dishaaan miyaa rabtaan IIDOOROW

    • @shucaybmaxamud2842
      @shucaybmaxamud2842 Рік тому

      @@abdalla9814 eeg durtaba waa kuwan dadkii cunfiga iyo gunnimadu e

    • @hibanura1929
      @hibanura1929 Рік тому

      @@abdalla9814 🤣 😂

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 Рік тому

      @@shucaybmaxamud2842
      Mxaa cunfi ah dhab baan ka hadlay

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 Рік тому +1

      @@abdalla9814
      Noociina ma nihin cid noosheekta in aanu dhib gaadhsiiyay Cay uguma dar mo sidiina e dulinimada la aamus Ama ku hadal wax aan naxli lahayn

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani Рік тому +3

    Adeer allaah ku badbaadiyey aya mahad leh inta dhimatay allaah u naxariisto aamiin yaa allaah لا حول ولا قوة الا بالله العظيم أنا الله و انا اليه راجعون

  • @abdirizakali2143
    @abdirizakali2143 Рік тому +2

    Wlh waa qiso xanuun badan, Faarax Raage waa nin aad uqiimo badan.

  • @dualeapdi8411
    @dualeapdi8411 Рік тому +1

    Walahi waa nin qalbi Furan,
    Musiibadaas ilaahi naguma soo celiyo.

  • @Somali12222
    @Somali12222 Рік тому +11

    Xalay dhanaa sugaaye asaa 100 ka maalin xukumada isoo dhigte sakay
    Xata marar badana fiiriyay 😂

  • @hibofarah2014
    @hibofarah2014 Рік тому +4

    Nin wanaagsan oo qalbi fiican baa tahay. Laakiin taariiq baan ka bartay

  • @abdim4743
    @abdim4743 Рік тому

    Can we learn from Rwanda they had the worst Civil War in Africa and today they are one of the best Ayaanle thanks brother

  • @abdulahidahirahmed6223
    @abdulahidahirahmed6223 Рік тому

    Mahadsanid ayaanle wallahi geeri xun baad i xasuusiday adeerkay Xasan mataan dhagadheere oo ragaas ka mida geeri cusub igu noqotay ileen maan xasuusto alla yaa raxma adeer iyo inta la shahiiday

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice Рік тому +3

    Cambaabur Ganacsade Ugaasyada Dhulbahante ayuu ahaa oo Waligood Reer Burco ah ,Maalintaasi 800 oo Dhulbahante ah lagu xasuuqay oo Deegaan iyo Shacab iyo Ganacsato iyo Dad Rayid ah isugu jira,

    • @marvellousmarvin6127
      @marvellousmarvin6127 Рік тому +2

      cambabur beerta cawayska caynab darteed baa loo dilay 😢

    • @mustafayusuf3104
      @mustafayusuf3104 7 місяців тому

      Sumuli dadkiisii waa in Canbaabur la waydiiyo

    • @Burcaawi2471
      @Burcaawi2471 5 місяців тому

      Wixi dhacay way dhaceen dhulbahantaba intay dowlado jirtay komanaan kun bay dileen kufsadeen ama hantidoodi ka qadeen iyago maryihii dowlada xidhan niman badan o majeerteen ah maalinta far lama taabsiin oo dowlada wax ka aha waayo dad kay wax gashadeen,

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 Рік тому +5

    nin ehlu sharaf ah weeye
    ninkii xil illaahay u dhiiboow ha xad gudbin ayaan ka qoray

    • @abdirisakhoosh2483
      @abdirisakhoosh2483 Рік тому

      Ninkii ilaahay umada xil ugu dhiiboow ha xad gudbin,waxaa laga jarayaa kawaad dhasho,faraxna ilaahay casfimaad iyo wanaag ha siiyo,umaduna inay si walaal tinimo ah ku kala tagto,ayaa fiican ilaayn lama wada joogi kayee,si aanay dulmigii jariimki siyaad bare iyo dawladiisii galeen aaney dib u dhicin

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Рік тому +1

    Ninkaan waa ikhyaar, maashaaallaah si fiican buu u hadlay Soomaali wuu la dardaarmay .

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Рік тому +2

    Waad mahadsantahay Yaanle walaal barnaamijyadaan inoo kordhi. Jazaakallaah.