Kharashkaga ma ka badan yahay lacagta ku soo gasha? Sidee wax uu qorshaynaa?? 💵💵

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 місяці тому +1

    Xabiibtii you deserved like iyo sharkaba waxaa tahay qof fican baa tahay abaayo wacya galinta ada aad baan aga helaa xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 5 місяців тому +2

    Nadiya quruxbadan masha allh ❤❤❤❤kugu faraxanay

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 місяців тому +1

      Samiha Sharafey waa ku slamay habibti jumcah wanagsan, khair badan ban ku rajayn habibti. Thanks ❤️❤️

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 5 місяців тому +2

    Naadiyaay waan ku waayey xld kwrn

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 місяців тому

      Walashay qaali kistoo wan xanuunsaday Alhamdullilah aad ban uu ficanahay. I hope inaa ficantihiin. Thanks habibti❤️❤️❤️❤️

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 5 місяців тому +1

    Mansh Allaah wallahi wan kugu faraxa walashay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤illahay haku xiftiyo wallo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 місяців тому +1

      Masha Allah ilahay ha ku xifdiyo walashay Nimco qaali,,,thanks a habibti much love macanto❤️❤️❤️❤️❤️

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 5 місяців тому +2

    Masha allah u glowing as always

  • @hawamohamed415
    @hawamohamed415 5 місяців тому +1

    Masha alaha Barak laha ilahay ha ku xifdiyo qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamAhmed-q4s
    @MaryamAhmed-q4s 5 місяців тому +2

    Qaali waa jeclaahaay dhiirigalintaada zaaid allaahaa ku barakeeyo
    Saving masar kasoo hadal qaali dollar lamaa ogolo bankina malihi

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 місяців тому

      Love you too macanto, macanto bank inaa furato ma la ogolaa miyaa? Insha an Allah hadii rer Egypt ila soo qaybsadan wan soo share gareyn. 10 sanı ka hor igu danbaysay Egypt oo tegay. Hada rabto wad ila soo qaybsan kartaa kharashka iyo nolosha Egypt qaali. Thanks habibti❤️❤️

    • @NemooAdeim-lh9el
      @NemooAdeim-lh9el 4 місяці тому

      Xbbti ana masar jooga kula soo wadagaya saving kayga siden kulaso wadaga insha allah

  • @Aixasm
    @Aixasm 5 місяців тому +2

    Habo adiga kugu bartey emergency fund and saving luv you ❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 місяців тому +1

      Love you more habo qaali, Hambalyo habo wad dedashay Allah ha ku barakeeyo. Thanks ❤️❤️❤️

    • @Aixasm
      @Aixasm 5 місяців тому

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 sdoo kle hbo mcn

  • @ikhlaashaybe6188
    @ikhlaashaybe6188 5 місяців тому +1

    Mnsha allah allaha kubarakeyo ❤️

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 5 місяців тому +1

    Thanks waxbadan ayaad nabartay walalo

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 5 місяців тому +1

    Maansha allah walaalo wax wax kumsiiya wax badan baad aragtaa lakiin wax wax kuunsheegaa wax yar baad aragtaa khayr ilaahay ha ku siiyo

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 5 місяців тому +1

    Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha waa runtaa weeye love the video dhiiri galinta waa wax fican weeye xabiibtii that is very helpful tips thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work ❤

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 5 місяців тому +1

    Masha Allah sister amazing ❤amiin

  • @adnaomarchannel123
    @adnaomarchannel123 5 місяців тому +1

    Masha allh❤

  • @asli1035
    @asli1035 5 місяців тому +1

    Waad mahadsantahay wll naadiya.
    inanta waa arin wanaagsan inay guri yar degto .

  • @zahramohamed9542
    @zahramohamed9542 5 місяців тому +1

    Waa kuu saaray ina cismaan maxamed

  • @UmSAfa-hr1qj
    @UmSAfa-hr1qj 5 місяців тому +1

    Wcs abayo wakuficanahy alxmduullha nadiyo jiskallaaha sharafey aniga nolasheyadaa inaa Badalo adiga saabaa uu aahya gabarakasataa somaliyeeda illahaay haacawiiyo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 місяців тому

      Masha Allah macanto waa kugu farxay habibti,,,adiga dedalay qaali Hambalyo 👏👏 Allah ha ku siyadiyo hana kugu guleyo dedalkaga. Thanks ❤️❤️

  • @nastehoAbdirisak7
    @nastehoAbdirisak7 5 місяців тому +2

    Nadiya abyo wan ku salaamayaa abyo waxaan ku way diinayaa Nadiya lacagta saving hadan dahab galiyo khasaro miyey igu tahay mcnto ❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 місяців тому

      Waa ka qaday habibti, Maya macanto ma ahaa qasaro, dahabku mar walba waa faido, lakiin marka uu bahtıo oo rabto inaa gado banad marmar ku helayn lacagta ka bixisay hadan waqti badan ka soo waregin. Kisto cash ah lacagta kala hadh hadaa uu bahato lacag deddeg ah. Dahab marnaba qasaro ma ahaa. Thanks qaali❤️❤️

    • @nastehoAbdirisak7
      @nastehoAbdirisak7 5 місяців тому

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 mahadsanid nadiya mcnto ❤️🥰

  • @zahramohamed9542
    @zahramohamed9542 5 місяців тому +1

    Wallhy kharashka isoo gala iyo intaan isticmaalo waa kala badan yihiin

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 місяців тому +2

    Asw,
    Jumcah Mubarak dadkaygow, waxan idin rajaynaya cafimad iyo nimco in Allah idin siiyo. Thanks
    Love you all. ❤️❤️

    • @nastehoAbdirisak7
      @nastehoAbdirisak7 5 місяців тому

      Jumco kareem nadiya abayo .nadiya abyo lacagta saving hadan dahab gashado kwrn dahabka khasaaro miyuu leeyahay plse iiga soo jawaab❤

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 5 місяців тому +1

    Gabdhow janiska kafaidesta inta heysataan malin walbo jimco mahaan

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 5 місяців тому +2

    Naadiyaay suaal abaayo savinkeyga ma ka bixn karaa lacag dukaanka laygaga leeyahaa murug igalisee 3 qof ayaan u dhameys tirey deenkooda dukaankaa ii dhiman

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 місяців тому +1

      Haa macanto ka bixi daynka ka xanuun badan wax laanta, Insha Allah marka iska dhamaystirto xoga saar inaa saving dhigato qalbigana waa ku qabobin marka dhamayso daynka. Masha Allah Hambalyo 👏👏macanto inaa 3 qof iska bixisay. Allah yaa barik ilahay ha ku fududeyo habibti. Thanks 👏👏❤️❤️