SAALAX SANAAG KA AGMUUQO NEW OFFICIAL VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • EREYADA XAMSE XADAARI
    MUSIC MAFTUUX CADCEED
    CODKA IYO LAXANKA SAALAX SANAAG
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 852

  • @drs.ladanmaxamed3115
    @drs.ladanmaxamed3115 3 роки тому +40

    Yaa ila dhagysanaya 2021🙄 Naf ku jecel mcneey ka maqnow adon oran ka ak muuqo oo dhowr😥 Heestan ma ilaawo wayo wxaa ii qaada noloshyda aan aduunka u jeclahay allow iidaa❤🌍💍

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux27 4 роки тому +223

    Wiilkan hoyadi dhashay oo korisay wacana masha allah qurux aqlaaq wu isku darsadey 💖💖💖💖😍😍😍😍

  • @hayadhasan1789
    @hayadhasan1789 4 роки тому +246

    ilmahan yari wa imisa jir talow codkaa macn qur’aankeena lagu amany luguna tasliixayaaa insha allah inta janada ku kulanta rapi haynaga yaalo 👋👋👋❤️❤️

    • @ilyezsalah6158
      @ilyezsalah6158 4 роки тому +2

      Ilahay kabaq quran ka heeso laguma amaane huno alle ka cabso.

    • @maxamedabdilahi9013
      @maxamedabdilahi9013 4 роки тому +7

      Codkiisu waxa uumacaanaan lahaa isaagoo xaafidil quraan ah

    • @hamseabdilahi3538
      @hamseabdilahi3538 4 роки тому +1

      Mansha Allah wlh meel fcn ayay ka hadshay Allah ha ka dhigo

    • @hayadhasan1789
      @hayadhasan1789 4 роки тому +4

      Ilyez Salah codkiisa mcn haduu qur aanka ku aqriyo kumuu taslixeen. fahan intanad waxba qorin😏

    • @hayadhasan1789
      @hayadhasan1789 4 роки тому +1

      maxamed abdilahi waa caynkas

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 4 роки тому +177

    Saalax sanaag fanaan da'yar oo fanka u soo baxay inuu yahay yaa ila qaba 🔥☝️

    • @hoodosiciid2074
      @hoodosiciid2074 4 роки тому +2

      mxaad tahay marka zalax sanaag cayaysid

    • @nageeb-mohamed
      @nageeb-mohamed 4 роки тому +4

      Hoodo Siciid 😂😂zhpo sifiican u fiiri xaga indhaha miyaa la inaga soo galay

    • @abdimuruq7216
      @abdimuruq7216 4 роки тому +1

      muxuu ahaa kan fanaanka caayaya
      haa iska daa waa isnaade 😂😂😂😂

    • @hodanmohamed4720
      @hodanmohamed4720 4 роки тому

      ☝️

    • @ubahkhayreugaas64
      @ubahkhayreugaas64 4 роки тому

      BEEN MAAD SHEEGIN

  • @gaaxkayse2071
    @gaaxkayse2071 4 роки тому +382

    intii jecel nabiga like isaar❤☝️

  • @mustafemanne7678
    @mustafemanne7678 4 роки тому +171

    Reer saNaag niyadaad badh😭 leediHiin we love erigavo ismujiYa

  • @marwogul6796
    @marwogul6796 4 роки тому +40

    My one and only Salax sanag wlhi love ku ahy rabbi hadyad wxu ku siyey Daganan iyo cod mcn fann qaliya thy runtii💯💯💯💯💯💯💯❤️

  • @ducoqabe5221
    @ducoqabe5221 4 роки тому +284

    Cod ku beer qaadaya, muuqaal degan, music wadnaha la sheekaysanaya, habsanida akhlaaqda leh ee wiilku u daadihinayo heesta waa cajiib.

    • @faatuubulbul9134
      @faatuubulbul9134 4 роки тому +2

      💋💋💋

    • @apdifataaxhirsi3448
      @apdifataaxhirsi3448 4 роки тому +3

      Wllhie xaqiiqo Brother

    • @hana66husein19
      @hana66husein19 4 роки тому +2

      @@faatuubulbul9134 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @hana66husein19
      @hana66husein19 4 роки тому +1

      @@faatuubulbul9134 pm💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💔💔💔

    • @ducoqabe5221
      @ducoqabe5221 4 роки тому

      @faatuu bul bul ♥️

  • @haykalak7375
    @haykalak7375 4 роки тому +128

    Caawa la igama soo horayn hadii somalimo kugu jirto likegyga ka agmuuq
    2020ka

  • @aliraghe6534
    @aliraghe6534 4 роки тому +424

    Inta quraanka jecel like zaar

  • @sabahhassen1803
    @sabahhassen1803 4 роки тому +55

    His voice is always my favorite soomalinmo 😫❤️

  • @Suhaila685
    @Suhaila685 4 роки тому +54

    Somalia Mohamed waan idin jeclahay ilahey Dartii like ta hayla dhafinina 😍Salaah Sanaag Waxa tahay fanaan buuxa well done bro mesha ku dhashay Dhahar Sanaag 🥰

  • @zakariamirealasow7319
    @zakariamirealasow7319 4 роки тому +20

    10 fanaan oo reer hargaysa ah wax u dhigma hal fanaan oo reer ceerigaabo
    Bk
    Salaax sanaag
    😍😍😍😍😍😍😍

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 3 роки тому +1

      Intuba wa isla inaga uune ha iankala gurin isagaba hargaisa loga dhiiba ereyda iyo laxankabe

  • @mahamedhussen3694
    @mahamedhussen3694 4 роки тому +41

    ❤️❤️Niyadaydu waa meel
    Maamuusi kuu taal
    maskaxdaydu waa tii
    mudaneey ad leedoo
    miyirkaad badh leedahay
    😢❤️❤️qudha waad ku marantoo
    waan kugu mabsuudaa
    maankaa ku raacoo
    marka aan ku waayana
    nafta qayb dhanbay maqan
    🌍🌍🌍maalmaha aduunyada
    murug kama dhamaatee
    naf ku jecel macaaneey
    ka maqnow adoon odhan
    ka ag muuqo oo dhowr
    mabda'aagu waa kii
    muxibada siyaadshoo
    midigtaadu waa tii
    an miciin bidaayoo
    qof wax maamushaad tahay
    abid kaama maarmoo
    waxan kugu macneeyaa
    marwo aan ku reeyoo
    mudadaanad ii iman
    murugaan la taahaa
    maalmaha aduunyada
    murug kama dhamaatee
    naf ku jecel macaaneey
    ka maqnow adoon odhan
    ka ag muuqo oo dhowr
    (Nimco ❤️❤️❤️)

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje4736 4 роки тому +10

    Inankani yar meel buu kusocdaa Wallee Sanado kadib Legend baa loogu yeeri doonaa Fanka Soomaaliyeedna Magac io maamusba wuu ku yeelan doonaa Allaha Kudhowro wllkeyow Hibadaada wan kuugu hambalyeynayaaa

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 роки тому +35

    Salax sanaag inderkey my dhiiga❤💋
    Codkaga iyo qrxdada fanka ku joogta horey usoco wllo from Laasanod❤💯🙏
    Boqorka codka😢❤

    • @axmedyaasiinaxmed4932
      @axmedyaasiinaxmed4932 4 роки тому

      Queen
      Ha khabin saalax waa reer ceerigaabo gaar ahaan reer jiidali aslkiisu halka awoowaayaashii degan yihiin

    • @ahlamdahir6686
      @ahlamdahir6686 3 роки тому

      @@axmedyaasiinaxmed4932 asalkisu waaa reer lascanood

    • @Gaafaadhimaah
      @Gaafaadhimaah 3 роки тому +1

      @@axmedyaasiinaxmed4932 dhulpahntaha ceergabo weyeh baan filyaa

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 3 роки тому

      @@axmedyaasiinaxmed4932 haa wllo wa dhulbahnte o reer sanaag ah anaa isku gobol ah salaax

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 3 роки тому

      @@ahlamdahir6686 wa reer sanag wllo

  • @lakishimiabdi9813
    @lakishimiabdi9813 4 роки тому +43

    Codkisa omg 😢😭💋🌹❤️
    Masha allah

  • @user-gm5rj4bn3v
    @user-gm5rj4bn3v 4 роки тому +123

    Codka💯
    Style💯
    Ereyada💯
    Musica💯
    Muuqaalka💯

  • @shukriibrahimismail1488
    @shukriibrahimismail1488 4 роки тому +46

    Waxyroo wacn qurux+daganan xishood, gacntu waa qolfoofe qalbigan ka slmy go forward 🌹❤️♥️💯

    • @abdihakinhussein7205
      @abdihakinhussein7205 4 роки тому

      shacni ibrahim yaa maxad tidhi gacantu waa qolfooge qalbigaan kaa salamay eraygaasi waabiga gadan yahay

    • @mubarigbulshaawi4679
      @mubarigbulshaawi4679 4 роки тому

      😁🤣🤣🤣🤣😁🤣🤣

  • @arwamohamed541
    @arwamohamed541 Рік тому +3

    2023 Ramadan habenkii 19aad 12:50 🥺💔💔this song is memorable for me 😢

  • @mohamedabdikarin317
    @mohamedabdikarin317 4 роки тому +7

    Woow ax yaa fannaan, ereyo midho iyo music , intuba ways leegyihiin..
    Hadad umalaynayso inuu fannaankani mustaqbal fiican leyahay fadlan like saar...

  • @Mohameddhegayare
    @Mohameddhegayare 4 роки тому +73

    Hadad hestan degenideda ka heshay like isaar👍

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 4 роки тому +57

    Codka salaaax sanaag 100%
    ereyada xamsa xadaari 100%
    music wiilka dahabiga cadced 100%
    muuqalka hawraar 100%

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 4 роки тому +2

      Laxankana kudar waa isla isaga saalax sanaag

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 4 роки тому +10

    Salax sanag inaba cadi maha horay u soco wad na daweysay cod macana mash allah ❤️❤️❤️

  • @mohamedapdi5081
    @mohamedapdi5081 4 роки тому +48

    Qof kastaa meeshuu ka yimi ayuu turjumaa wligay snaag ma arag lkn wlashy sxiibadeed oon aad u jeclaa ayaa ahayd waan idin slaamyaa dhmaantiin reer ceeri gaabo

  • @farahjama831
    @farahjama831 4 роки тому +125

    #1m markaymarayso hadaa dawanayso like igu dhacsii

  • @roodomohamud
    @roodomohamud Рік тому +1

    Naf ku jecel macanaow kamaqnow adon odhan ka ag muuqo oo dhawoow ❤❤❤😘😘

  • @dahabfilmsvlogs4588
    @dahabfilmsvlogs4588 2 роки тому +2

    Heeso midho mcn ayuu qadayaaa halka ay dadka kofureed qadayaan liindhanan iyo heeso akhlaqxumoah wàan kuwantaa waxaankulahay keep going my faniskayga

  • @shikilibalcad143
    @shikilibalcad143 4 роки тому +25

    Heesta 100%
    Muqalka%
    Music %
    Action %
    Codka%
    Eriyada%
    Wax kastaa 10000000%

  • @SiciidGabarre2419
    @SiciidGabarre2419 4 роки тому +3

    Saalax Sanaag waa fannaan soo baxay oo hibadiisa muujiyey. Guul baan u rajaynayaa

  • @karamaofficial7947
    @karamaofficial7947 4 роки тому +69

    Salax sang inta taagera ta like wllyaal🖒

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 3 роки тому +7

    Mar kale iyo anigii oo an bogsan wali😭

  • @mohabrpoi6145
    @mohabrpoi6145 4 роки тому +5

    Wlhi mid mankeyga bar leh o markan wayo nafta qeyb maqan thy wu jira jecyl dhab ah waxan daremay 2019/12/10 wa markan uurka u qaday xajigeyga markas ayunban daremay jecyl dhab ah ila hadane indho iyo dhago an asiga ehen ma lihi waxan u jecladay si aan waligy fileyn inan qof u jeclado ax ya jacelow maxad raxmad thy marka heysato qofkad u qaday

  • @zainepzeinep7835
    @zainepzeinep7835 4 роки тому +10

    1m views ❤ yaa dawanaya 👍

  • @inaabdiyusuf9525
    @inaabdiyusuf9525 Рік тому +17

    Who still watching 2023😢❤

  • @kamalmaxameddahir436
    @kamalmaxameddahir436 3 роки тому +4

    Heestan waan xiftiyee yaa iga eegaya

  • @Kaluuum123
    @Kaluuum123 4 роки тому +41

    Mashallah ❤💚💭👑reer Somaliland 👑💭💚❤💚💭👑Hambayo

  • @abdirazhidmahamed4807
    @abdirazhidmahamed4807 4 роки тому +9

    Heestii Waa heestii heesaH dhankayda ina iLaH aragtay 2020 like ku muuji

  • @qamarhassan2064
    @qamarhassan2064 4 роки тому +6

    O heestaan tiktok qabsaty ma yarkaanba qaaday 👏👏👏👏👏👏👏

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 роки тому +50

    Heeztan NoLozha NoLozheeda ayn kuzo Arkay marka
    Like Ku poopa DumachiDin Dookheda😍🖒

  • @ugaaskaqarnigaofficial3913
    @ugaaskaqarnigaofficial3913 3 роки тому +2

    Woooooooooooooooow 💕 axyaa fanaan rasmi ah waa layaabay 👍
    @cod macaan
    @hibo gaar ah oo ah farshaxanimo fan ku lahaa
    @dagnaan
    @Akhlaaq

  • @hodman3846
    @hodman3846 4 роки тому +8

    Ayyyyy sanag mi faav one and mi name
    #Maskaxdyda watii hodaneey ad leedahyoo❤🥰 thank you 👏🤴

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 4 роки тому +1

    Ninka aan gym-ka wadda joogno😉 abaha kaftanka weeye hore u soco kape🙏

  • @kaligeedtashato7496
    @kaligeedtashato7496 4 роки тому +5

    War kan yari maad igu darsatan daganan cod qurux m. A. Allha xafido 😍😍

  • @samiiramohamed3592
    @samiiramohamed3592 4 роки тому +2

    Walalkay salaax clrisaaq maxamed farax oogle codkga ayad fanka ku joogta ee horey u soco jiidhkeygiii❤️❤️❤️

  • @updirahmaanizcoh4038
    @updirahmaanizcoh4038 4 роки тому +1

    kep going proH ishaH nacabka ka dadan

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 4 роки тому +2

    Masha alh zanaag meesha u jacaylkaygu kazo jeedo
    Nafta idin jecel dumayaaL
    zalax zanaag fanaaan dayar o gacmihiza izku so saaray keep going huno qli
    Murtidi wllky hamze hadaari rabbi aqliga haku barakeyo huno qlih

  • @mohamudmahamedabdi4906
    @mohamudmahamedabdi4906 3 роки тому +3

    Saalax sanaag is maqal majiraa walalka

  • @maxamedismaacil7563
    @maxamedismaacil7563 4 роки тому +2

    qofku waxa uu yahay inaad u qirto waa shay qaaliya degenaanta fanaankani waa mid uu dheeryahay fanaanita dhigiisa ee dada yar maansha allah

    • @raxmaali3516
      @raxmaali3516 4 роки тому

      Haa wlhy fanaan qiimo leh weeye

  • @sacdushcadey9161
    @sacdushcadey9161 3 роки тому +4

    Wa dagan yahay wilkan yar masha allah hes mcn 👌👌❤

  • @ibrahimabdiibrahim6084
    @ibrahimabdiibrahim6084 4 роки тому +1

    Qofan xiiseyo fanan kisa horey uu socoo bro

  • @hanadhassan8514
    @hanadhassan8514 4 роки тому +17

    Our talanted boy😍🔥

  • @moustaphaabdi3040
    @moustaphaabdi3040 4 роки тому +3

    Fanaankayga codka😍 macaan😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 роки тому +5

    Salax abdrisaq my bro keep going hedhe wan ku wata gar iyo garadaraba 🙏😍❤

  • @sumayonuur328
    @sumayonuur328 4 роки тому +1

    Saxiib horay uu soco wad usida ta🙊🙊🙊

  • @muscabmuhumed67
    @muscabmuhumed67 2 роки тому +2

    Wllkey salax dar ilahey ku jecelelahay🥰

  • @ubahabdirashiid4588
    @ubahabdirashiid4588 4 роки тому +5

    Wow Aniga fananka wan
    jeclahy quruxda badan
    qabiilkisa halyshego azxaaaby
    waxyare quruxlowga 💔

    • @faizamohamed4491
      @faizamohamed4491 4 роки тому +2

      Fanaan qapiil malahan wllo ee qapyaalada jooji caqli yari paa kaa keentay hadalada xunee😏🤦‍♀️

    • @shabacismaaciil5104
      @shabacismaaciil5104 4 роки тому

      Wa barasil kiir garanba garan

    • @ikramahmad1132
      @ikramahmad1132 4 роки тому +1

      Dhulbahante

    • @najmaawil6606
      @najmaawil6606 4 роки тому +1

      Dhulmhte i❣💋💞

    • @najmaawil6606
      @najmaawil6606 4 роки тому +1

      Dhulmhte war wiil dhulmhte bn rabaha ha laysiyo

  • @maanjama
    @maanjama 4 роки тому +11

    Maalmahan abwaan xamse xadaari inuu soo rogaal celiYaY inta fahnsn like
    Deeqsan abdinzir__mi amoR
    SalaH cBdirsaq snaag___ka agmuuqo oo dhw♥️

  • @cabdicaliibnushabeell5475
    @cabdicaliibnushabeell5475 4 роки тому +3

    Mashlla zxbky salax waayo ayaa iskugu kaayo dambeysey berigii aan cergaabo jognay❤❤

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 4 роки тому +11

    #SaaLax #SanaG
    2 Sano Ee u Fanka Ku jiRay Ba wxu ilayz u noqday Fanka Isaga Oo Heeso Tiro Yar soo qadey lkn U dhigma 100 #Maxam3d #MooGe Hore u SoCo🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @sabrinhussein8924
    @sabrinhussein8924 4 роки тому

    Wllhi sxp kaygii hore ayaad isku eegtihiin hno qof wlbaha qof baaha u eeeg wllhi

  • @ugasadaogaden6040
    @ugasadaogaden6040 4 роки тому +5

    M.a I love your voice 👌 asome, fleek 👌

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 4 роки тому

      Waa Daraawiishtii Quruxda iyo codba isku darsaday cabdi hollan daaqaduu kasaaray imika isagaa reerka metelaaya

  • @afardhaan4313
    @afardhaan4313 4 роки тому +2

    In badan baan sugayeey soo bixitaankeeda
    Mia ruuhi Salah sanaag wll io wehelba👑
    Liketa heyla dhaafina

  • @nastexonalka9151
    @nastexonalka9151 4 роки тому +2

    Manshallah fanaan ancaadi ahayn salx sanag dad badan oo 20 Sano oo fanka Ku JIRA kamaseri dona

  • @dimplequeen6297
    @dimplequeen6297 3 роки тому +7

    Maankaa ku raacoo marka aan kuwaayanna nafta qayb dhan bay maqan 💔😔...........his voice touches my heart😞🤦‍♀️

  • @foosiyaaxmed4042
    @foosiyaaxmed4042 4 роки тому +1

    Wllalyaal inankan yar maad iisoo heshaan ku haystaa wll ka helay

  • @CanabCabdulle-nf1tn
    @CanabCabdulle-nf1tn 8 місяців тому +2

    Malinta sanadka 2023 udameeso dawanaya Alle qeyrkiisa hana waafajiyo 2024 😢

  • @jaiyesonkori8468
    @jaiyesonkori8468 4 роки тому +2

    Fanaankan da.da yar waa hit wlhi inta hada isla fahany like iisaar 👍☝

  • @zacki001
    @zacki001 4 роки тому +3

    Fanan da'yar aya tahay oo hiigsi leh keep going

  • @hafzoomar3249
    @hafzoomar3249 4 роки тому +4

    Waxyaro dahaba weeye❤saalax sanaag💋

  • @heegomuuqdheer944
    @heegomuuqdheer944 2 роки тому +1

    Manta inta waxan uso galay qalbi xanun an daremayo hestana way igusii kordhisay xanunkii😭😭😭 xasuuus😭😭😭😭😭

  • @aagaanyare3955
    @aagaanyare3955 4 роки тому +3

    kan yar wxpa lagama qabn karo malmahan Heezihiiza heez Ladiidaba ma arg😍🙂

  • @amaalcadey8187
    @amaalcadey8187 3 роки тому +1

    Malmaha aduunyada murug kama dhamaato salax sanaag heestaa🥰🥰🥰😘😉😘

  • @zamirrozzy4620
    @zamirrozzy4620 4 роки тому +1

    Codkiisa wax dhaama la waa #Zamir Rozzy

  • @muxamadcaska3020
    @muxamadcaska3020 4 роки тому +3

    MASHALAH SALAX SANAG WAA WIIL FANKA U SOOBAXAY 😍😍😍😍😍

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 роки тому +44

    #SaaLax SanaaG sumada CeeriGaab0 💚💬❤

  • @akramcabdi8008
    @akramcabdi8008 4 роки тому

    Salax saan fanan aan tageero hore u soco libax cod libax leh

  • @jihaanmohamed782
    @jihaanmohamed782 4 роки тому +1

    cod mcn Areyo mcn jawi dagan www

  • @apdifataaxhirsi3448
    @apdifataaxhirsi3448 4 роки тому +2

    ZaLax Apdirizk Maxamed Borther wlhie Cod HaLziLeh WaLipa waxa ku WaHeLiYaaa Tibizka Heezta IYo Zidaa Aad Biyaamada ULa RaacracYso Degananta waad u DhaLaTy Borther Go Forward

  • @umalkhayrcilmi8447
    @umalkhayrcilmi8447 4 роки тому +1

    Salah sanag waa qof aan aad u jeclahay noloshu kuma xumayso wllo

  • @QULAASOCHANNEL
    @QULAASOCHANNEL 4 роки тому +10

    Awwwww i like this song 🥰♥️🥺

  • @abdallaboss2328
    @abdallaboss2328 3 роки тому +3

    Legend salah sanaag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙌

  • @raniaa4328
    @raniaa4328 4 роки тому +2

    Mindha wiilku waa warsangali ileen iyaga un baa sanaag iskaleh 😍😍

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 роки тому

      Ader in bay ka leeyihiin waa la wada leeyahay sanag reer kaliya ma leh🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️😡

    • @raniaa4328
      @raniaa4328 4 роки тому

      @@amiiraadan3017 gafuurka buuran meesha kala tag sanaag warsangali maahe inta kale waa ku marti 🖕

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 роки тому

      @@raniaa4328 anigu kuma caayine caadi iska dhig bal wax la baq baqlayn mayside waa la og yahay in sanag la wada leeyahaye afkaga warsangali ku siin mayside waxani waa wax jira oo la wada siman yahay ader 🙋‍♀️

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 4 роки тому +1

      Sanaag adeer raga maayirka ka ah uunba wax laga waydiya wana raga muuse ismacil aya iska leh

    • @raniaa4328
      @raniaa4328 4 роки тому

      @@maankadeeqa8030 isku mayor manihin 😂😂 adiga iska isku magacabay cidna sanaag wax kaa waydiin mayso ee marti edeb leh noqo

  • @iqraaxmed5431
    @iqraaxmed5431 4 роки тому +3

    salax sanaag😍 inta tagerta frta taag😁🤘

  • @asmacali9958
    @asmacali9958 3 роки тому +1

    Heestaasi xasuus bay igu leedahay Wlhi Muqdisho ayaan ku xasuusta markan kasoo tagayay january 2020 sanad ba kaso wareegay iyo 6 bilood markaan visaha turkey ka helay markaan dhagaysanayaba waxan xasuusta dalxiiski muqdisho cadey iyo xeebaheeda oodhan 🥺

  • @aaminaibrahim288
    @aaminaibrahim288 4 роки тому +2

    Walaahi waa hees mcn👌👍

  • @sudaysisiciid2174
    @sudaysisiciid2174 3 роки тому +5

    Yaa ilaa hada dhageysTah 😔😐

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 4 роки тому +16

    Inaba Caadi Maaha Saaalax Saanaag Muqaalka Walayabay Hawraar Layaab Layaab
    Lyrics Keeda Saxdaa
    Niyadaydu Waa Meel
    Maamusi Ku Taaal
    Maskax Daydu Waa Tii
    Mudaneey Aad Leedo
    Maankad Badh Leedahay
    Qudha Waad Ku Maraantoo Wan Kugu Mabsuuda Maanka Ku Raaco Marka 'Aan Ku Waayana Nafta Qayb Dhan Bay Maqan
    KOORAS
    Maal Maha Aduunyadaa
    Murug Kamaa Dhamaate
    Naf Ku Jecel Macaaney
    Ka Maqnoow Adoon Odhan Ka Agmuuqo Oo
    Dhowr
    PART 2
    Mabda 'Aygu Wakii
    Muxibada Siyaad Shoo
    Midigtaydu Waa Tii Micin
    Aan Bidaayo Qofaad Maamushan Ahay
    Abid Kaama Maarmo
    Waxaan Kugu Macneeya
    Marwo Aanku Ray'oo
    Muda Da Aad Ii Iman
    Murugaan LaTaaha
    Kooras
    Maal Maha Aduunyadaa
    Murug Kamaa Dhamaate
    Naf Ku Jecel Macaaney
    Ka Maqnoow Adoon Odhan Ka Agmuuqo Oo
    Dhowr

  • @sagal447
    @sagal447 4 роки тому +16

    Salax sang keep going fanankeyga asaxabeey Ifka lagu yahay walaale Subcribe iga farxiya caawa sis and bro ana wani saraya❤🙏🙏❤

  • @fatxidaauudrawaadg8383
    @fatxidaauudrawaadg8383 4 роки тому +2

    Manzhallah inaba caadi mahan fanaankan yar

  • @azmodhaaki6149
    @azmodhaaki6149 4 роки тому +6

    Fananka Sanadka 2019 Iyo 2020kaba😮🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @UsaameMaxamed-ts1cg
    @UsaameMaxamed-ts1cg 10 місяців тому +2

    Yaa ila dhegaysanaya 2023/11/4 habeen axadi so galeyso waana murqaamaya intii ila midka ahi ee sidaydo kale markay qaadka cunaan jacayl aan jirin iskaga dhaco like i saar subaxana sidoodi hore ku noqdaan😅 i,m come from Usa- Ohio Columbus

  • @minamuse5951
    @minamuse5951 3 роки тому +2

    Saalax sanaag codkaaga macaan masha alaah

  • @apdikarimck5864
    @apdikarimck5864 4 роки тому +1

    SaLaX sanaaG fanaan codkisa an la dhacY keep going

  • @Deeqsan30
    @Deeqsan30 4 роки тому +3

    Saalax sanaag qof aan tageero

  • @umoridwaan1020
    @umoridwaan1020 4 роки тому +1

    Saalax sanaag waa fanaan yara sodhawaàw guuleeyeso waana quruxow 🥰🥰🥰💋

  • @ahmedalli9261
    @ahmedalli9261 4 роки тому +1

    Nice saalax sanaag kayar codba kujira inta ila aragtay like ta yan layla dhaafin

  • @libandabcasar3811
    @libandabcasar3811 4 роки тому

    Alfanaan salaax zanaag alle ha ku sharfo wllo qaliya💖💖💖

  • @aflaantastudio5197
    @aflaantastudio5197 4 роки тому

    Salax sanaag lipaax laba mahan fanka kaagu mustaqbalbuuleyahay proo horay usoco heesahaaga saan ugu muxuboodo cadimaha proo

  • @aragsaninadahir8160
    @aragsaninadahir8160 4 роки тому +1

    Fanaan dagan o cod macaan erayo mcn o micno leh music dagan o aan madaxa ku xanijineyn muqaal qurux badan od ka cashiseyn ❤❤💕💓😘💗🙏