Greatest somali singer🌹 #a.karim ali shaah fanka waxa u dheer wiilkan deganan io dad la dhaqan🥰 m.a proTher alleha ku barakeeyO codkaga halasiga wan ku wadana hadan nahey reer #hargeisa 💚💭❤👑
Fanku inuu hargysa ka ulkamay kuna danbeyey kuna danbeyn doono inta aduunku sii jiri doono ayaanu aaminsany hadaanu reer Hargysa nahay ❤️ well done Hawraar
Yaa salaam yaa salaam A. A..shaah maxaad samaysay "roxaan" يا لها من صوت حساسة 🎤😍😍😍❤❤❤🎤🙏🙏🙏🙏 kooxda dayax band iyo abwaanka sanadka daaha gaas waa tgty alh haidinkaraamèyo
Mr Cabdikariim heesa danbe uu qaado hal xabad oo dookhayga ah kuma jirto amaba aan dhagaysto laakiin heesihi hore top buu ku yahay cod iyo luuq buu leeyahay runti. Cumar dhule Alle ha unaxariiste fan buu ka tagay.
Fankii live kaad ino soo celiseen reer Somaliland my dadkayga nocona ka hela hadaba adiga iyo khadra sinimo iyo yrurub geenyo waxasa hadaba la yidha fan wa inu qofku sidas u heesi karo live mida kale kabanku wa dhaqankena wa in la soo celiya heesihii qaciga aha inkasto busi inaga dhintan manta Allah ya raxma tiir weyn u aha culture keena
@@maryanhareed6863 ha u jawaabin walaal cuqdad bay qabtaaye. Ina Cali Shaah meel kasta oo ay Somaali degto wuu tagi karaa, bil caksi. Fanaan qabiil iyo siyaasad toonaba ma laha. Dee wa kaa
Dhulka nugaal waa meel heeso badan lagu sheegay iyadoo dhulka quruxdisa loo so qaadanayo ❤dhulkii daraawiishta ❤
Jah shukrn wll
Greatest somali singer🌹 #a.karim ali shaah fanka waxa u dheer wiilkan deganan io dad la dhaqan🥰 m.a proTher alleha ku barakeeyO codkaga halasiga wan ku wadana hadan nahey reer #hargeisa 💚💭❤👑
Woof Abdikarim Ina Cali Shaah waxaan kaa soo salaamaya Galbeedka TOGDHEER Degmada Oodwayne
Keep going bro
Mareer oodweyna yarka
Sxp aniguna jabuti ka salamaya
Fanku inuu hargysa ka ulkamay kuna danbeyey kuna danbeyn doono inta aduunku sii jiri doono ayaanu aaminsany hadaanu reer Hargysa nahay ❤️ well done Hawraar
Xarfaan tai iiraaxayst c-kriin iyo arka qaboojiye dhamaan
Hargeysa hoyga fanka waaye hadaan nahay reer muqdisho sharma boy aa noo joogo oo fanka nooleynaayo
Waa run walahi borama idinka soo salamay reer mocoyday
@@farxiyonuur6504 sharma boy waha dhama Quranqa🥺🥺🥺
Heestii maqar nigaan gumeesigu qilqilsha galayoow
Waaaaaaaw ish Calaa cod ilahe ha ku naxriisto amin yarabi my abo cumar nuur abdulle wad keentay walal cadi mahan sida u keen tahay ❤️❤️
Ilhan Cumar nuur abdulle
aamiin wll ilahaay janatul fardowsa ha geeyo🤲🤲🤲🤲
alaha unaxariisto
walahi dadkii dhihi jirey somaliland waa hogga suugaanta waa runtooda maashaa allahi shacabka iyo fananiinta somalilnad waad ku mahadsan tihiin soo nooleynta suugaanta somaliyeed thanks
❤❤🙏
Bahashu waa hibo eebe baxsheee
Layskama baadhbaadhee hambalyo sxp
Hogaanka fanka dhalinyarta somaliland horkacaya cibaadadana ha ilaawin sxp halkaa iyada fanka ah waad haqab tirtee tii alle buuxi sxp
Hala hawraar media and Abdikiriin ali
Abdlle jamal 😘😘
Abdala ina ali shaah inad soo casuunto lagaa sugayaa
Abdale jamaal abdale❤️
Abdale jamalow zhp abdikarin Ali zhaah noo Soo qabo zhp🙏🏼
Abdalle soo casuum Abdikariim
Cabdikarin cali shaah best singer💖
Hargeisa hoygii fanka my hometown❤
Tolmonteydi fanka isku keenay💯♥️🤣
@@sacadcishqi1477 inagaa kuleh zacadaw👑❤
Abdikariin ali shaah boqorka codka fananinta somaliyed inu yahay inta aamin san like ha ila dhafinah
Mansha allh waa cod macanyey balese waa laga codmacanyey📬
A.fatax yare kadib cid looma magacaabin boqorka codka
@@xaydarofficial o
Plp😊
@@maxamedsaleban9106
Jcyl❤😂
Yaa yiri fanki somaliyed wa dhintay intey kuwan nojogan Abdi karin Ali shah one love zxp👏👏👏😍
C/kariim Cali Shaah waa fanaan deganaansho iyo aqlaaq hibo u yeeshay💚💭❤
Yaa salaam yaa salaam A. A..shaah maxaad samaysay "roxaan"
يا لها من صوت حساسة 🎤😍😍😍❤❤❤🎤🙏🙏🙏🙏
kooxda dayax band iyo abwaanka sanadka daaha gaas waa tgty alh haidinkaraamèyo
Yaa salaam abdikarin Ali shaah hestan waad xaraga qaaday hargseia hoyga fanka bilash loma odhan ❤️🙏🏾😂
Muqdisho iyo xaafadeyda Buulo Xuubeey ayan idiinka soo salamaya Fanaaniinteyna codka halaasiga leh
Riyada ka kaca qadaad wayaneey😎😎😎
@@shaamiguled9979
Cuqdada dadka kala tag dhilaa kudhashee
Xamar aad ban u jecelahy weligayna ma arkin insha allah sanadkan cusub ayaan rajay nayaa inan imaado insha allah.
From hoygii fanka hargeisa caday
Ninkani Fanka Codkiisu ku Joogaa Ina Ali Shaah 😍
Madaama aad xustay buule xubeey sacab ayaa mudantahay 👏👏👏👏👏iyo qalbi dahab 💛 jir oo joog cabdikariin cali shaah
Wlhy heestan way iga gadantahay fanaankaa iga gadan iyo khaamihiisa Ina Ali Shaah keep going bro 🤙🏾
Heestan habeen aad u naxdin badnayd ayan ku xasuusta
Waxano ahayn dhowr dhalinyaro ah waxanu ku jirnay safar waxa noo baxaysay heestan ka dib gaadhigiba nala dhacay Alh waxba kumanu noqon dhamantayo markan maqlaba waxa iso hornara siduu gadhigu noola dhacay
Legend Abdikarin Ali Shaah 🥰
Ààaq
11
ApdYkarin Alli zhaah besti singer in Somaliland 🇮🇷 VivA jamuriYada barakeYzan ❤🇮🇷
dadka imojiģa isticmalaya ķawadaniýad san🤣🤣 calan dalkle maxad kadoontay🤣🤣🤣
Codkagah ayah wlhi la ilmeyey ma garanayo ind aqrin doonto cabdikarin lkin xad dhaaf ban ku jclhy ❤❤❤❤❤
Mr Cabdikariim heesa danbe uu qaado hal xabad oo dookhayga ah kuma jirto amaba aan dhagaysto laakiin heesihi hore top buu ku yahay cod iyo luuq buu leeyahay runti. Cumar dhule Alle ha unaxariiste fan buu ka tagay.
Beauty voice masha allh keep going c/kariin hello from galgacyo putland and galmudug
Alla hayay yasalam🎉❤
Wanku raxaysta codka duriyada SOMALILAND 😮😂❤
Cabdikariin A.shaah waxaan ka helay sida uu heesta ugu raaxaysano.
Good Talent 👌❤️
Waa dhalinyaro qiimo badan dhamaan way salaamanyihiin, gaar ahaan Siciid Qalinle oo ah fanaan beryahan aad looga daba dhacay. Maanshallaah.
*abdikariin cali shaah walalkay marna sxbkay waa diamond ugu qaalisayd ee xaadirkan fanka ku jira* ❤🔥👑
Qabylad ba hadalka utiri somaha😁😂
Allaha u Naxariisto
CUMAR NUUR Cabdulle (Dhuule) & Nuur Eebo. Aamiin
Nuur(AUN) ayaa isna Qaaday Heestan 1997.
Sabti 26/9/20
London UK
sabti 17 semteber 2022 ayan reply kuso galay wxn ahay qof nasiib leh walahi wll mcn aad io aad ayan kusalamaya From Puntland💥
Nuur eebe inuu heesaayaaba mooday wlhi.
Fanku waa heybad abdikariim allaah bless you aboowe
Nuur eebow malaha heesta Cumar Nuur Cabdulle ayaa leh youtube ku qor hanaan socodka laafyaha
@@Garaad1000 waaa runtaaa
Waan ujeeda
Adigoo aamusan
Akhinayaa LIKE ii saar pls ❤❤
Wll qali Subscribe isaar thanks
Hhhhhh ragi hore
Daaha gaas iyo koxdiisii dayax band 🦁☝✊💥💚💬❤
Ina ali shaah fanan aan aad ugateero hormar wcn inader
Walhi tan hees wee dhaaftay cod iyo dheel iskudarsaday 2023 inta iladhageesaneeso oodaawaneeso waa odinsalamayaa my people ♥️❤️
😊😊😊
Woow faaan iyo murthi waax allha ku manisthay reer waaqoyi baa intha kaa laah waa balbalad hhhhhh vive somaliland 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤣🤣🤣🤣🤣
Jabuuti maxaa ziiro kadhigay dee odayga caloosha baaldi ah leeh baa laharay meesha oo wariye iyo fanaan iyo muuqaal shidan laga sooduubo ma arkin see wax yihin taloow
Yes, All the way from California and Djibouti, I love somaliland.
Ilaa reer jabutiba waqooyi kuleh war ader waqoyi waa jiho nalamadhaho
@@malmo4235 aflagadadu ma ficna laga yaaba inan jabuuti aanan arkin wax iska hubso wll 🤨
Pls wake up I think waa huruda wll
It’s 2020
Cirka buluuga ah
Ban leenahay; maandeeq baan nahay
Qabiil maaha
Qaran baan nahay
SOMALILAND wooòoow Somaliland l Love Somaliland guuule Somaliland Aamiin yaa Allah 😍😍😍😍👏👏👏👏👏👏💚💚💚❤❤❤💚💚💚❤❤❤
Guulayso adna
Wwww mansha allah Fanan aan tagero buxa uu alahey Ina cali shaah eshcaal iyo 😍😍😍ilxumi kuma argto wllo
Xidigaha geska waaba tufay kuwanan kuhaystaa😂❤
wow wow inaba caadi maha barteedii ayuu dhigay cabdikariin cali shaah fanaan aad udayar oo aan taageero runtii big respect sxb
Barnaamijka Oo dhamays ah Soo geliya hawraar 💚💬❤
𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐭𝐚𝐫 𝐗𝐚𝐬𝐮𝐮𝐬𝐭𝐢 𝐜𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐧𝐮𝐮𝐫 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐞 𝐚𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐫𝐢𝐢𝐧 𝐚𝐥𝐢 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐡 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐞𝐝𝐚 𝐀𝐲𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐭𝐚𝐲 🔥🔥🔥
Fankii live kaad ino soo celiseen reer Somaliland my dadkayga nocona ka hela hadaba adiga iyo khadra sinimo iyo yrurub geenyo waxasa hadaba la yidha fan wa inu qofku sidas u heesi karo live mida kale kabanku wa dhaqankena wa in la soo celiya heesihii qaciga aha inkasto busi inaga dhintan manta Allah ya raxma tiir weyn u aha culture keena
Kooxdu waa kox xulla
Lkn c/kariib baa hogaaminaya xga sawdka wa dhankayga
Cabdikariin cali shax hore usoco fanaan jiraa tahay wllo qaali ❤☁️💚
Wxan ahy qovki uhoreyey liketa hyla dhafina 👏👏
Abdikarim Cali shaah nin is huba fanan aan waxba laga qaban karin🔥🔥
Ama sidaasaa loo heesaa ama guriga reerkiinaa layska joogaa ❤️
Wlhy been ma sheegin ina adeer
My favorite singer abdikariin ali tea wlhi codkaga wn ku dagaa noloshu kuma xumayso pro
M'y abdikarim Ali shah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯wn kutagera bro gulayso waliga
Hawd iyo doolo iyo nugaal degmadi hodan hotel taleex hees abtirsatay❤
I can't bleive it 🙌👏 u are onther level A.A. Shaah Maxaad samaysay Yaaa zalaam yaa zalaam
Heesta waxan ku dhageysnyaa burtii dallo waan casar liqii 4:30 galbnimo waan idin salaamy dhamntiin 🥰🥰 heesta jecliyaa
Waan kaa qaaday Mudan🤗❤️
Gar iyo gardaraba ina cali shaah waan wataa anigu👏💪🙌
Wahwah fankibaad sonolaysan hore usocda dhamantiin 👏👏👏👏from burco👍 👏👏💖💯
Hadaadan sidaa ugu raxaysanyn fanka❤️ fanku fan maaha
Maasha allah heestii camar cabdule sxb waad kusoobaxday Amiga ayaa kusaxay runtii
Hareeraha nugaaleed🙈❤️
C/Karin cali shaah
Xagayga waa haa haa haa hore u soco pro
🤣🤣🤣🤣
From xamar wan u ahy tagero buuxo. Abdikariin ali shaah ❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤️❤️. Welcom to. Muqdisho 🌹
In aad qarxisaan miyaad rabtaa wadiga u yedhaye
Uh uh ayaanu kaabidhi
Waxaa thy qof xanuuunsan. Alle ha ku cafiyo
@@maryanhareed6863 ha u jawaabin walaal cuqdad bay qabtaaye. Ina Cali Shaah meel kasta oo ay Somaali degto wuu tagi karaa, bil caksi. Fanaan qabiil iyo siyaasad toonaba ma laha. Dee wa kaa
Waxa kugu haboona
Hareeraha nugaaleed
Kayn wada hareeriya
Marka roobku helo
Oo xareedi haradiyo
Hoos jiifto geedaha
🤔🤔🤔🤔🤔👍👍👍👍xasuusaha qaarkood markad dib uyara noqoto wa sidanoo kale
ABDIKARIIN ALI SHAAH
Iyo QAACI MUSIC FANKA NOOLEYAHA HADA
Sax waye wlhi ilahay amarkiin wanba iska jeclahay
hawraar muzic production keep goin walalayaaal
My favorite A/Karim Ali Zhaah💜❤💜
Adoo xaafadii Hodan ❤️❤️♥️💋
ma hodantii muqdishaa
Ma hodantii burco wll
ahmed hodantii burco
Wll waa Hodantii Muqdisha Maqaaxida Taleex Weeyan Wali way Shaqeesaa Maqaaxidaa
Calayk calayk heesteydii ahaa heestaan xasuusbaan galay caawa alle haku sharfo fanaan shaah.
Abdikariiñ kadaa waar kadaaa kuwii aakhiro tagay hasoo toosine❤
Fananka kaliyey so noleyey faanki la aasay cabdikarim cali Shah ilahaa ha kudhowr 👆😎💖
Abdikariin ali shaah waxaan kaasoosalaamaya magaalkeeni burco. Xaafadii October eriya garan waagi sifiicanbaad ugaranaysaa ❤
hawraar media waxaa tihiin dad sugantii somaliyeed dib u soo noolaynay waxadna u qalantaan 100 m subscarbe keep going 🥰🥰🥰💯💯💯💯
Somaali.la.soo.yaaca.qadadwayney..waar.na.ilaawa.wasakhyay
Ninkan Yari Wa acajiib👏
WIIL WIIL DHAFAY BOQORTOOYO ILAHAY HA KU DHOWRO ABDIKARIIN ALI ZHAAH ❤🔥
Khaamaha io jiniyada wad u dhalatay legend a.a.shaaaaah
Hala hala hawrar media n c.kariim cali mohamud❤😍
Waad ka baxsatay.
Original:
Erayada: Cabdulqaadir Yamyam.
Codka: Cumar Nuur Cabdulle.
Magaca: Istar.
Waa kuwan erayadii heesta oo dhamaystiran.
Hannaan socodka laafyaha
Hagar li'i wax-qabashada
Hindisihiyo faallada
ka hal celinta sheekada
Haddaan caano lagu habin
Aman hooyadeed korin
Ma hayseen asluubtaa
Haybadiyo xishoodkee
Waxa kugu habboonaa istareey
Hareeraha Nugaaleed
Kayn wada hareeriya
Marka roobku uu helo
oo xareeddu haradiyo
Hoos jiifto geedaha
Hal irmaan sidig iyo
Haleelo aad ka maashaa
Dhalinyara Hobshaysiyo
Hablo kuu ciyaaraan istareey
Sida geel hillaac baxay
Hawd iyo Danood helay
oo horseed u maqan yahay
Higsanaaya goor wacan
Hiyigiyo naftaydii
Adaa hebed ka dhigayoo
Hilbahaygi saafoo
Haween iiga laacee
Waxa kugu habboonaa istareey
Adoo xaafadii Hodan
Jidka fooqa hoosmara
Hareerihiisa ubaxa leh
Habeen ciida ay tahay
Adigoo hidaha xiran
Hudheelkii Taleex oon
Heedhe kugu casuumaa
Hal irmaan sidig iyo
Haleelo aad ku maashaa
Dhaliyara hobshaysiyo
Hablo kuu ciyaaraan istareey
Waaw yaasalam
From buulo xoobe is ilaaw ( Isiolo) Kenya 😂
Mzh alh fanaan an rageero cabdikariim anshax❤️❤️❤️
Yoryaalka shanta #SOMALIYED RUNTI WA #SOMALILAND DHANKASTA🦁🦁❤🦁❤🦁💪💪💪❤🦁💪💪💪💪💪
Wllo aad bn ku jecelhy alleh haku karameyo lkn timaha wllo caadi u xiiro
Nin masuula oo aad u da Yar bad thy
Si qaabkaaga iyo kartidau isku lahato
Aniga ahaan waxaan dhihi lahaa kooxdan waa kooxda kaliya oo galikara booskii fanaanintii barisamadkii. Sido kale waxan jeclanalaha inaw istimalan qaabkan oo kaliya ee iska dayaaan musigan kale sidaan ayay kushidan yihiin guuul garaa ahan aniga waxan taagyeeraa @ saciid qalinle iyo @cabdikariin cali shaah
❤❤❤❤❤💚❤❤❤❤❤❤❤
Hanaan socodka laafyaha
Hagar li'i ❤😊
Waah waaah innaba caadi maahan cabdikariin cali shaah woof caleek waad ka baxsatey well done
Heesta walashay aad ujecelahay iga yar ba LA jecladay Layla cabdilahi alle hayga kaado xasuusti abahay👩👧
Fananka dhamaysa runti keep going bro
Cumar Nuur abdule qofkasta ma qaado heesahiisa alla yaa cizak waa keentay
my lander gang singers over there💚💬❤
Lander gangs💚⚪❤
Mali Boy ✌️
Rugby h5hģghBBBB Haa 6b66b6
Rugby h5hģghBBBB Haa 6b66b6
❤❤❤
Codba kudhamady Ninkas Alle hadayste🥰🤴✋
War heedhe abdikariin ina ali shaah yaa hees igu dhiiba oo illhy yaqan ♥️♥️♥️♥️💕💕😭
Hawraar music 🎶hanpalyo 1M subscribers❤🎊
Axsan cod Abdikarim ali shah👌👌❤❤👌❤
Cabdi kariin cali shaah walalakey qali waan kutageer hoore u sooco wll qali 👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️
Cabdikariin cali shaah hore usoc wlll
Cabdikariin Cali shaah waxba lagama qaban karo hogaamiyaha dhalinta fanka somaliyeed 🥰
C.kariin runtii halkeeduu dhigey waa hees aan jiclahy alle hwnaxrito al fsnaan cumar nuur cabdule
Dagmadeydii aan ku dhashay ee Hodan iyo hotelkii taleex maxaa xasuuso ka heystaaa😢😢
Heesta fanaanka waa inuu ku raaxeystaaa waaaaw 😍😍😍😍
Fv song still watching 4/6/2024 11:4 pm👋
Apdykariim ali shaah alle dhuunta hakuu barakeeyo🙋♀️🤴💯❤♥️
Baenamijkan mid lamida weli lama.arag iyo fanaaniinta heesysaba👋👋👋
waaw cabdikariin waad keentay codkaa usag ah hore usoco sxb
Cl kariin cali shaaah wllkY hEes nadiifa iYo qalbiH nadiifaH wadaaa
Nin dhaliil loo waayay fankaba adigaan kugu joognaa Ina Ali Shaah legend😁