Dukamad ila 3:00 habenimo way furanyihin dhalinyarada sacadkasta way socdan marka waxadan wax ka ogayn ha ku danbabina , Alx Mudisha wa nabad run ahanti wa nabad dadkina way ka baten oo dhalinyarda Jiljika , Hargaysa , goblada Bari , Nugaal ilaa Kismaya melwalba oo Somali degto ayay ka yimadan ilaa Awdal , haday nabad ahayn ma iman lahayen wale Xanar wa hooyo jecel carruurteda dadkeda wa gobgobi dhashay nin walbana inu u taliyo rabo lkn nin an u qalmin kama talinayo InshaAllah , waliba wa in u taladeda qabta nin u dhashay ee uqalna taladeda ana ahyn mucaradka maanta ila ay la tartanto dunida
Way jiran dharcad , wana nabad magalad, aniga kula hadla mahysto gari qasa iyo ciidan , waxi ka danbeya 10:00 fidno ayan ka so baxa Darasalaam aniga oo la socda dhaweye waxana imada dabka. Nalalka mudisha ka shidan waxay so maren xaladas manta way wada ifaysa , nadafada magalada way so martay in dumarka marka xaqayan ka dilo mantana wa laga baxay Mucarad dawlad dumis ah markasta hada an la doran ha dhagaysan
Asc dulmi diidow videogaan amuu dhib kuu keenaa yacni kawaarida taar gadooda aad ku aad aadineyso 📷 da ileen meelo sharci ayaan joognaa ma iga ahan dhalee ceen ee talo uun bas
SJEEKHOIW SAAN TALO KUUMA AHEE VIDEO EDITING ISKA SOO BARO AMA DAD SHAQO SII SI LAGUU CAAWIYO SAAN TALO KUUMA AHEE MARAA IPAD SANKA NAGA SOO GALISO MARAA BAABUURKAGA UBER KA SOO DHAX HADASHO MAANTA WAXAAMAREYSAAI AA XAAFADAADA NAGU WARWEJISO
GAnacsatada markey hada canshuur ka hadlayeyso yaa ka qaadaayey canshuur 34kii Sano ee burburka jirey. War GAnacsatada iyo kuwaa guryaha ka dhisaya Kenya waa cadow Soomaali.sheekhow dulmi badanidaa maxaa dowladan ku saarey iyo muqdisho😢
jaahilkan hada in u wax fahmay bu moodaya hada wuxu sheegaayo 12 jir ba garanaaya yaabka adunka dulmi-diiid hado jaahil ah baa rabta in aad wax no sheegtiid oo waliba waxad moodaya in lagu fahmayo nin aqli badan yaab aniga sufuhaa baa ila tahay bila micne ah yaabka adunka
Waxaan dowlad maaha dowlad aan amaankaga sugi karin sidee warkeeda u shaqeynayaa askarteda ayaa dadka dileysa kuwa kalena dadkey dilayaan yaa warkiisa la qaadanayaa 2daba hadey ku dilayaan
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Adaa mujrim ah oo sheydaan diinta waxba ka aqoon ee somali imow sheydaan
@@JoojintaXadkayaah maxaa tiri diinta maxaa adaa leh oo qofkaad doonto kasaaraaya yaa ku yiri maxbaa dili kartaa
@@SamayoSaciid Ani wax madili karo ee ee anshax xumadaadi iyi waxa xaqiiqda jirta ayaa kadaboolanthy niman gaalo lajoogo oo adiga cml ee adkaaga iska qabso hadii kale cilmi baare ahow adoonan aqoon waxa kajira waa qaca
Shacabka waa dambaabay intooda badan soo noqoshana ma jirto waana ibtilo labada dhinac qofba dhankiisa ka darbeynaya waa jeclaan lahaa iney is fahmaan oo ilahay unoqdaan dambi dhaaf weydiistaan duceystaan intaas hadii lawaayo rajo maleh somaliya ilahay ha noosoo naxariisto
Dukamad ila 3:00 habenimo way furanyihin dhalinyarada sacadkasta way socdan marka waxadan wax ka ogayn ha ku danbabina , Alx Mudisha wa nabad run ahanti wa nabad dadkina way ka baten oo dhalinyarda Jiljika , Hargaysa , goblada Bari , Nugaal ilaa Kismaya melwalba oo Somali degto ayay ka yimadan ilaa Awdal , haday nabad ahayn ma iman lahayen wale Xanar wa hooyo jecel carruurteda dadkeda wa gobgobi dhashay nin walbana inu u taliyo rabo lkn nin an u qalmin kama talinayo InshaAllah , waliba wa in u taladeda qabta nin u dhashay ee uqalna taladeda ana ahyn mucaradka maanta ila ay la tartanto dunida
Markaa siyasada somaliya gashay waan filayay inee saan kuu dambeyso kkk hoosaa usocotaa xoolo
Walee reer muqdisho war baa haysto ilaahow adaa weyn dowlad u keen umadaan subxanalah 😭😭
Scw❤. shiiq wareeraa nakalahaayo aniga iyo familigeyga day tusbaxa kahadal adoo raali ah fadlan😢
Waa war malagi galay NSA xagey xukunta suuqa bakaaraha ilaa wasiirada canshurta waxa ka qaada al shabaab. Dakada, eriporka ,gaadidka iyo maamada yaanyada ibineysa
Waa shaqa dode rag baqaarada hortoda shaah kucabo me sameyaan daacad ka ma ahan
Maxaa diidaya in shabaab iyo dawladu wada hadlaan ileen waa laga guulaysan laayahayee
ASC Sheikh shariifoow Adiga waqtigagi ma nabad baa jirtay.
Xukunka aad dooneyno waxaan dhihi kara (dhedhensha waalan dhergaana ka😂daran) Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
sheelh shiriif waa ninkii in soomaliya laaysku doorto muqdisho gaadhsiiyay dameer kan waalan ee xabaalaha qodanaya ee qabyaaladu dishay kunjeer buu dhaamaa
@@shaficimohamedomar-d6bWaa runtaa xamar dhan shabaabaa heystay waana lala dagaalami jiray xiligaas shabb sidookle qofkaata lacaguuheystay waana bayaxaawga lacagta shiq shariif itoobiyane asaa kasaaray wadanka
haa anigu runbaan sheegay labaduna waa iisimanyihiin oo nin daarood ah baan ahay xasan xabaalo qote ka qabiil ku difaacaa waa wax dhintay shariifba waa aniga sheegaya wuxuu qabtay
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Intay dhiibi lahaayen lacagti lagu qarxin laha iney udiidan lacagta ayaa haboon gobonimo kudhimo inta lacag lagaa qaadey lagugu qarxin lahaa, kuwa isqarxiya umadana galafta waqtgoodi dhama ilaahey ayaa ciqaabayo siduu u ciqaabey qoomkii qaaruun.
Way jiran dharcad , wana nabad magalad, aniga kula hadla mahysto gari qasa iyo ciidan , waxi ka danbeya 10:00 fidno ayan ka so baxa Darasalaam aniga oo la socda dhaweye waxana imada dabka. Nalalka mudisha ka shidan waxay so maren xaladas manta way wada ifaysa , nadafada magalada way so martay in dumarka marka xaqayan ka dilo mantana wa laga baxay
Mucarad dawlad dumis ah markasta hada an la doran ha dhagaysan
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
😢 dawladu markaa xagay dhigi doorashada qof iyo codka ah markaa waa yaab iyo lama arag 😮😮
Adna ku darso olalahooda doorashada waxay dhahaa qof iyo cod haddana saan ayuu u hadlayaa sheekh shariif
sheekhoow hadaay diidaan amaan kooda yaa ilaalinaya labada shabaab waawada shaqaaystaan
Shiìkhow kasoo hadal mareekanka oo ka goostay lacagaha somali siin jireen sida ciidamada danab io gaashaan taa wxa ka daran ciidamada ausom oo la dhahay wx mushaar uma hayno
Gaalo Iyo Gaalo Raacyada Garguurte Hugaminaayo Warkoooda Waxba Nagama Quseeeyo Cadowgaynaa Weyaan Ilaa Shareeecada islamka Ka Qaadanayan Waxba Ma Wadaagno Xaqiiqda Walama Huraan Muslimiiinta Shareeecada islamka Ayaa Sharci U Ah Gaaladane Demuqraadiyad Bari Halaga Noqdo Demuqraadiyada Iyo Kuwa Cabudaayo Ragan Calmaniyiiinta ah Dalka Walaga Sarayaa Insha Allah Waqtigooda Wuuuu Dhamaday Guuul Baan Leeyahay Inta Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa U Dagalamayso
😂😂😂 warkaas idaa cada darood miyaa ka maqashay
Adiga ayaa sheydaan ah o mujrim ah culimo u suu adaiga ah
Ninkaan culumo raad Kuma laha
Waxaan jooga galbeedka Ethiopia walaalaha somalia dignin iska ilaaliya shabab. Ka social media sida dulmi did okle waayo waxkastaba wuxu raaba ino si sixir ah noogu sheego 😂😂😂😂
Asc culumada ka xishooda runtu wey khadhaadhahay
Asc dulmi diidow videogaan amuu dhib kuu keenaa yacni kawaarida taar gadooda aad ku aad aadineyso 📷 da ileen meelo sharci ayaan joognaa ma iga ahan dhalee ceen ee talo uun bas
Shabaabka kowad waa sheikh iso shaga adiga cml
Sheikhow daliil ha u raadinin canshuurta qawaarijta waa xaaraan sheikh shariif ninkii noo keenay waaye alshabaab Dalka qof iyo cod wee Ka dhaceysaa inta putland soo dirsatay warkoida Ka soo qaad malahin
Shacabka umbaa dhiban, Waayo Waa labo daran midooro
Hadii aynu naxay shacabka somaliyeed shaki noo gamajiro in ay labo shabaab wada shaqeeyaan
Dowlada shacab kama naxdo mana Sturton naftooda iyo hantidooda walaahi shacabka muqdisho waa dhibanyihiin
Xamar waxay noqotay mafidadii italia
Kuwa amarka soo saarey iyagaaba bixiya baadka
Dawlad wanagsan ayan haysana Alx
Adigu masugeysaa Somalia iney Ayaan iska hagaageyso ilaa sidii suria mooyee
hada arinta cameradaha dhamaan degmooyinkii dilalka ka dhaceen ciidan badan baa la geeyay aad ayaa loo ilaaliyaa cameradihii waa shaqeeyaan hada wax dilal ahna ma dhacaan ciidan iyo sirdoon dharcad ah la geeyay hilwaa iyo kaxda
Dadka hadey diidaan nimanka intey ku imadan ayey dilayan dowlada madamanoqadikarto shacabka nawadgelyadoda
Wcs
Raga shegayso wa Puntland ee maha Muqdisha,mid ogaw hadan tas logu dhaber adegin magalada laguma noolden
dowlada lacagta eey shacabka ka qado xalal miya
Qofka midii uu naftiisa ku badbaadsanayo ayaa sax ah inuu iska dhiibo nin isagaba taangi ugandes ku dhex jira warkiisa waa dameer faaq yiri😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Yaa fadwooday arinta xaraamaynaysa in nimankaas lacagta lasiiyo
Sheeq culumada midaysan ee wax xaarantinimaynaya waa ku wee. Kuwa dhahay a hasiin ayagaa siiyay. Dawlada aad sheegayso dadka amnigooda madamaanadqaadikarta. Xasan markuu laamiga kulugeeyo ayaa ladhagaysanayaa asaga iyo dowladiisa. Adigana magaca culumada iska daa. Kuwaas sakada qaadayaba waa culumo.
Ninyahow ma 2sano kahor aya ka hadlee mise waqtigaan la joogo hada muqdisho waa nabad adiga ayaa cuqdad ku heyso alaha ku caafiyo
Adidas shabaab miyaad tahay
SJEEKHOIW SAAN TALO KUUMA AHEE VIDEO EDITING ISKA SOO BARO AMA DAD SHAQO SII SI LAGUU CAAWIYO SAAN TALO KUUMA AHEE MARAA IPAD SANKA NAGA SOO GALISO MARAA BAABUURKAGA UBER KA SOO DHAX HADASHO MAANTA WAXAAMAREYSAAI AA XAAFADAADA NAGU WARWEJISO
GAnacsatada markey hada canshuur ka hadlayeyso yaa ka qaadaayey canshuur 34kii Sano ee burburka jirey. War GAnacsatada iyo kuwaa guryaha ka dhisaya Kenya waa cadow Soomaali.sheekhow dulmi badanidaa maxaa dowladan ku saarey iyo muqdisho😢
Oo nimanka waa dolwlad awod badan hadii ayjiraan waxaad sgeysid
😂lacagta alshabab la siyo abni Aya Ku hele lkn dowlada lacagti la siyo abni Kuma heleysid ilmo yurub Ku Nol guryo loga dhisa
Amnige?lacagtada lagugu qarxina wale
Shabab waa ka dhab lakin dawlada ciyar ayey ka tahay hadi aad uu did waay ku qarijinayan
Amniga mogdisho ka jiro wlaahi mel u ka jiro malahan amni waaye xamar
Shacabka keliya ayaa la ga adag yahaay.
Adigu yaad u shaqayshaa bal iscdeey ku fahmiynaye
Kan shacabka u goodina laftarkiisa aya bixiya
wadaaad bul bul mahadaa u xalaalaynaaa shiikh bu bulow . hdana warkaas waa kugu xaraan. shiiqow sharriifow waxba kuuma yaalaan . shookh bul bul hadiga ilaaah ka cabso.
Ninyohow shariif iyo dadka lamidka ah warkooda waa xil raadis xaqiiq halaga hadlo xamar maanta nabad muuqata ayaa ka jirta siyaadiyiinta aysan is maqal afkooda iyo dhagtooda ha nooga dhigin kuwa xaqa sheegaa
Wanaga fafi ama amus
jaahilkan hada in u wax fahmay bu moodaya hada wuxu sheegaayo 12 jir ba garanaaya yaabka adunka dulmi-diiid hado jaahil ah baa rabta in aad wax no sheegtiid oo waliba waxad moodaya in lagu fahmayo nin aqli badan yaab aniga sufuhaa baa ila tahay bila micne ah yaabka adunka
Caliga dawladu ma shaqeeyo shacabka ayay bahaladaas u dayacayaan
Waxaan dowlad maaha dowlad aan amaankaga sugi karin sidee warkeeda u shaqeynayaa askarteda ayaa dadka dileysa kuwa kalena dadkey dilayaan yaa warkiisa la qaadanayaa 2daba hadey ku dilayaan
Dawlada iyo shabaab waa laba,shabaab waxba isma,dooriyaan
Koofi benalow maxa shaydanimo ku aasan dawlad marabo shabab marabo yu raba yaa nabara nin kaan dulmidid sheegta waa jajuus
Dahabshil ..hormood ..iyo kuwa lamid ah Masaakin is dafacayn miyaa 😂😂😂😂😂
Mucarad baatahay
Kuwaladagalo oosooqabto dadmaho
Adi shiq ma tihid waxa tahay shabaab
Adiga xamar miyaa timaa tid
Meel walba ayeey kaqaataan yaan been la isku sheegin
Dawlada shaqaalheeduba saw mabixaan maxaa been loo sheegi
Shiikow hada maxaa leedahay khawarij lacag hala siiyo si ee usoo nooladan oo dhibkii xiligii farmaajo joogay nagu haayeyn dib ugu laabano adiga qurbaha joogtay dhib kuguma heeso muqdisho
Ninyohoow xiligii farmaajo kama aadan hadli jirinee oo meelwaliba Ugusta Canshuuri jirtay hada ayadoo Laga reebayo Ugusta Canshuurta maxamad ulajeeedaa intaad doowlada gubaabi laheed ood wax fiican sheegin laheed shariif iyo mucaaradka ayayaa bakadanbeya kamiro diidista
Stop recording other's property without permission
Dumb as Abujahal
😂 horta English soo baro sida loo qoro. This is corrupt English.
Sharciga soo baro, illaa adiga ilka haaga dhaadheer laduubi karaa ogolaansho la‘ aan.
Hooyada oo qawan ba a video kahaya masodhiga
Scw❤. shiiq wareeraa nakalahaayo aniga iyo familigeyga day tusbaxa kahadal adoo raali ah fadlan😢