FARTA XAAJI FARXADII NOLOSHA NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лют 2024
  • Farta Xaaji | Farxadii Nolosha
    Ereyadii: Abdirashid Dulyar
    Laxankii: Baashe Delta
    Music: Haatuf Yare
    Voc.Rec : Kkurbostudio
    Camera: Abdirahman Kkurbo
    Editing & Directing: Abdirahman Kkurbo
    Produced by Hawraar Music Production
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 41

  • @bashka5787
    @bashka5787 4 місяці тому +4

    Wow . Zaid ayan u farxey markan arkey hees adigu so qadey sbb ah aad ban kugu xirna tiktok
    Waxta tahay qof talentid ah please hory u soco 👸🤗🤗

  • @user-ki6sw7wd6d
    @user-ki6sw7wd6d 4 місяці тому +4

    The One Only FaRta HaJi

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 4 місяці тому +3

    War illeen fanaanad baad eheed, sheekooyin xasaasiya baan kugu ogaaye❤

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 4 місяці тому +1

    Heesta wexee kusocota omar barbar farta haji wa qof abaal leh masha allah farta haji best song

  • @user-zq7ie4eb1i
    @user-zq7ie4eb1i 4 місяці тому +2

    I aamin labada kun ugu horeysaan ka mid ahay😂❤

  • @mohamedrashid6
    @mohamedrashid6 14 днів тому +2

    Qoftan TikTok 😂 shekadeda jeclahay

  • @IdilCali-hy6ne
    @IdilCali-hy6ne 4 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤jecel ❤

  • @user-ft1sl6zy5h
    @user-ft1sl6zy5h 4 місяці тому +1

    Farta haji hore usoco sister❤❤😊

  • @qaasimbrawey0963
    @qaasimbrawey0963 4 місяці тому +2

    Sowtka dagan oo shidan❤❤❤❤

  • @AnnoyedAnt-ws1ru
    @AnnoyedAnt-ws1ru 4 місяці тому +2

    The best only women

  • @Patton239
    @Patton239 4 місяці тому +1

    Wow so nice❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedbashiir7006
    @maxamedbashiir7006 4 місяці тому +1

    Waaw

  • @AbdulahiAbdiwali-qq9wl
    @AbdulahiAbdiwali-qq9wl 3 місяці тому +1

    Saa😊❤

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
    @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 4 місяці тому +3

    Oo Qoftan ma Fanaanad bey ahayd? Snapka iskugu jirna Runti waligey manta kahor ma arkin iyado heeseyso 😮 Cajiib

  • @user-djiboutitalent
    @user-djiboutitalent 4 місяці тому +1

    MUSIC ❤❤❤ VOIX 🎉🎉

  • @ArinaMous
    @ArinaMous 2 місяці тому

    wow

  • @user-rk9tm2xt3c
    @user-rk9tm2xt3c 3 місяці тому

    Tan hees wey dhaftay magac u bixiya😢❤

  • @ismahaanibrahim9929
    @ismahaanibrahim9929 4 місяці тому +2

    Farta sheekadaan maa keentay 😂😂😂😂😂

  • @khadarobsiiye5071
    @khadarobsiiye5071 4 місяці тому

    Waa heesti i horeysey e ay fadxi qaado hore u soco

  • @NurAbdi-vm8wp
    @NurAbdi-vm8wp 2 дні тому +1

    I Love you my wife

  • @user-bm1eh3gs3u
    @user-bm1eh3gs3u 4 місяці тому

    Oo qoftaan ma fanned
    May ahyd😂😂😊

  • @yacquubabdirahman9803
    @yacquubabdirahman9803 4 місяці тому

    Hh markii iguhoreysey Ee laxanka maqlay ayan gartay Baashe delta inuu saray laxanka

  • @abdalamoha3552
    @abdalamoha3552 4 місяці тому

    Haa

  • @user-by2gy2ib2z
    @user-by2gy2ib2z 4 місяці тому

    From aydrus

  • @ismailabdiraxman3831
    @ismailabdiraxman3831 4 місяці тому +1

    halimo gobaad isku cod tihiin

  • @shukridhaqane8127
    @shukridhaqane8127 4 місяці тому

    Ilaahaye isku dirtay maahane hda wxaan hees miyaa😅😂

  • @cabdirashiiddulyar8229
    @cabdirashiiddulyar8229 4 місяці тому

    (Heestii Farxadii noloshaan hantiyey)
    Farxadii noloshaan hantiyey
    Wakaa waqtigii hagaagay
    Hogashii wataa daroortay
    Qofkaygii waan haleelay
    Hankaygi baa rumoobay
    Rajadii hore ee halowday
    Hadeer wataa rumowday
    Halista waan ka bayray
    Kooris
    Adaa iga soo habsaamee
    Hubaal waan kugu ladnaaday
    Hadalkaa tidhaah adeecay
    Nacabka awgaa hilmaamay
    Waxaan humaag arkaayay
    Hilaaci wuu ii iftiimay
    Hadafkii aan sugaayay
    Hadeer waan soo idleeyay
    Jaceyl heersaroo ideeqay
    Ayaa ileys kiis horseeday
    Habbi waxaan ka qaaday
    Heebada sharafkaa iisay
    Abdirashid dulyar

  • @maanksn1130
    @maanksn1130 4 місяці тому

    Reer kaga lee haku camiraan tan hees maha 😅✋🏼

  • @nuranura2265
    @nuranura2265 4 місяці тому +1

    Ooyinta nagalatag nacasyahey

  • @QalinleCabdile-hl6fw
    @QalinleCabdile-hl6fw Місяць тому

    Tan fanaan miyay ahayd wllhi tiktok ku arki jiray ciyal tiktokers u qabay😅

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 4 місяці тому

    Gpdhan sowmahan midii tiktok kusoo gudbinjirty faraxyasha warkoda😂

  • @mohamedcirro4815
    @mohamedcirro4815 4 місяці тому

    modan way waalanaysaa ama faaliso ayay noqonaysaa waa labada mid

  • @laysaamowzone5258
    @laysaamowzone5258 4 місяці тому +1

    Copy off halimo gobaad😅

    • @ugaasoahmet
      @ugaasoahmet 4 місяці тому +1

      wlh niyadan iska dhahaye😂markan arkay wan qoslay copy from xalimo gobaad

    • @laysaamowzone5258
      @laysaamowzone5258 4 місяці тому

      @@ugaasoahmet ilmo adeer waaye 🤣

    • @ugaasoahmet
      @ugaasoahmet 4 місяці тому

      @@laysaamowzone5258 😂illah haso hadeyo kobtas noma gashe