Dagaalkii Heeso kudirirka ee Xamar Hargaysa & Garowe oo Baydhaba Kadagay cirkaas

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 93

  • @amranismail8227
    @amranismail8227 3 місяці тому +1

    Waa ciyaalkii Kacaanka(guulwad siyaad abihi garashada AHH hati wadaaga nolosh noo horsaadaa abo siyaad ,waa kuwee

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 3 місяці тому

    Guleed alfe ❤eedo scw

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 2 місяці тому

    Labadan Ogaadeen ee Faqash ee cuqdada Isaaq qaba mar uun bay soo gali doonaan gacan Isaaq, waa balan taas Insha Allah.

    • @abudarda00
      @abudarda00 2 місяці тому

      Kkk gacan isaaq orad wax ku qaad. Oromo amaad ka wadaa. Xaafadda ha ceebeyn ninyahow

  • @jirde1
    @jirde1 3 місяці тому

    BARAKA B XABASH

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Welkom 🤗 Guuleed iyo Jaamac

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 3 місяці тому +1

    MUUSE BIIXI HA NOOLADO

  • @maxamedkaahin8637
    @maxamedkaahin8637 3 місяці тому

    Suu gaan ta soomaalida cid har gaysaku haysa taamajirto cida ku pabsatawaalidhe

  • @luisfangal1437
    @luisfangal1437 2 місяці тому

    Maanta waxaa cadaatay soomaalidu inaysan caql lahayn

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 3 місяці тому

    Asc Jama galad

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 3 місяці тому

    Barmaamshukeni dhuq kahadala

  • @haydar378
    @haydar378 3 місяці тому

    Somaliland waa jecelnahay

  • @arapoofficall2072
    @arapoofficall2072 2 місяці тому

    Jamac waaruntaa waxa fican inaad walaalkaa inaad aqonsato ayaa fican waxa unoqonayaa garabka ee iskadaaya xaasidnimada walaal layaalow

  • @saadisuban6990
    @saadisuban6990 2 місяці тому

    Jamac isma maqlo

  • @CalimaxamedBaaruud-ps1ku
    @CalimaxamedBaaruud-ps1ku 3 місяці тому

    Hoyada iyo cudadda daaronimada kaahad linaysa was

  • @medkasim3189
    @medkasim3189 3 місяці тому

    Asc howl wadeenada daljir Tv waan idin salamayaa barnamijyadiinana sifiican ayaan ugu xidhanahay waraqada yiriska ah ee jamac glad wararka ka akhriyaa miyeyna buxsamin waxa an filayaa midayar ee yiriska unban arag naye

  • @TheAlishire
    @TheAlishire 3 місяці тому

    Saaxiibo marfish weeye

  • @zahrahussein7547
    @zahrahussein7547 2 місяці тому

    Gabiley maa af ayad kusin! Hadi issaaq duul ad larabtid tuladi ad ka timi sii. Gabiley Gadabuursi aya iskalay, and one day waa laga sifayni kuwa xabashida uu nugul.

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 3 місяці тому +1

    Horta heeshaha laystu jawaabayo waa wax Laga xisoodo hadii Axmed gurey,sayid maxamed cabdulle xasan iyo kuwii kale joogi lahaa yeen cidna lama safan lahayn. Soomaali dhan Hal Doon ayey saaran tahay xabashida ayada oo dhon ayuu u socdaa aniga ahaan waxaan ka xumahay in maan kuwii cadawa noo ahaa maanta aan Soo dhaweysanayno

    • @FaziaHamdi
      @FaziaHamdi 2 місяці тому

      Haa.walal.waruta.walhi.salax.sanah.ba.soo.afjaray.waxaba

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 місяці тому +1

    ADIGU MAXAAD TAHAY BAL USHEEG UMADAN KUTAQAAN BAHALOOW.

  • @jirde1
    @jirde1 3 місяці тому

    XILIGA LA KALA GOAY 33 SANO KII OGADEENA WELI GUMEYSI KU JIRO
    EE LE LAMA KALA TAGAYO HABEEN MA JIRO

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 3 місяці тому +1

    Daa rood waa muwaadin dhab ah iiddoor waalasixray sidan kuma fiyooba

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 3 місяці тому

      Cabdulaahi yusuf yu aha maarku Tigrey umaad somali ku hogaamiyay munaafaqyow, isaq ganacsi bu la galayaa ee ma dad bay dileen 🙄

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 місяці тому +1

      Faqash adaa sixran oo dhiman

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 3 місяці тому

    Shekadan hesaha laysu jawabayo waa wax lagaso shaqeyey in lagu kala kexeyo bulshada lakiin somali seefla bood weye waxba iyago hubsan bey wada qaylin

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +4

    Dhaaho waa ciyaalkii kacaanka yaa og cid uu yahey

    • @SakariyeSiciid-df9zs
      @SakariyeSiciid-df9zs 2 місяці тому

      @@yasminjama2703 waa la yaqaanaa walaal, Laandheere Isaaq ah HJ-MA-Biciide. Adigu is cadee

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 3 місяці тому

    LABA CAGDHEER OGAADEEN XABASHI ADOONSATO IYO CIILQAB IIDOOR 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedelmi288
    @mohamedelmi288 3 місяці тому

    War Isaaq laandheere iga dheh dhammaan soomaali iyo Isaaq.

    • @saja9892
      @saja9892 3 місяці тому

      Isaaq waa soomaali

  • @HageTv1
    @HageTv1 3 місяці тому

    Dagaalka Galbeedka siti kasoo hadla

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 3 місяці тому

    Cali waa wax garad

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 3 місяці тому

    Caaawa cagdheeerti munafaqadi dadka ay la dhex wareegi jireeen meeel bay sareeen

  • @mohamedelmi288
    @mohamedelmi288 3 місяці тому

    Guuleed faaruq

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 3 місяці тому

    Cagdheer guumaysiga iska xoree waxba somaliland haku mashquuline from ciise😮😅

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 3 місяці тому

      @@NaasirMaxamed-sx2oh waxba ha na sheegan anaka cisse iyo ogaden walalo weyan wada dhimanaya oo somalia ogadeen wa walalken ee isaqq aya tahay hiyku gadhay

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 3 місяці тому

    Alla kuxafido

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 місяці тому +2

    Iskailaali I aanad hoos taagney nuyuklarkaa sida caadadu tahay koleyba korkaagu kusoodhacayaaye Waligiinba calooshiinad heshaane !!💚🤍❤️🫡

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 3 місяці тому

    Been baad sheegtey Xasan naceybka ka garnaqso.
    Muuse so kamaha bada iibsanaya.

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 3 місяці тому

    Hi waryadha iminka isagu manebi amanba waxad kuhadlaysa cagdheer maxa soomali kagalay kiniya iskaxore

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 місяці тому

    Sidaasi baa cadeyna inaynaan iskumid aheyn xataa dameeradeenu si umawada ciyaan ee maxaa nakiindabo dhigey maquustayaal Somaliland socotey ee xejista xaarka. Guul Guul Dalka barakeysan ee Somaliland hore uu usoconayaa wakhti lumisecaado umalihin! 💚🤍❤️🫡🎉🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @saja9892
      @saja9892 3 місяці тому

      Waxaa la ogaadey inay joogaan hargeysa oromo soomaaliyowdey

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 3 місяці тому

    Somaliyeey siyaasiyiin dufan raadis ahi yaaysan idin istic maalin. Wixii dan idiin ah waa inaa fahmi kartaan.
    Amxaaro damacooda ka feejignaada.

  • @DeeqoCiro
    @DeeqoCiro 3 місяці тому

    Abwan daha gaas waa runti anaga xamar hawiye darood waxa naga xiga amxaar iyo oromo iyo abiyi axmad haday hawiye iyo darood nagahadhiwayan imika amxarbay tagantahaye waxan kenayna jamaica

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 3 місяці тому

    Daarood waa mawaa dhiniin ilaahy yaqaan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 місяці тому

    Sax😂😂❤❤❤❤❤

  • @Togdheer
    @Togdheer 3 місяці тому +1

    2023 jaamacow bal wixii aad ka hadli jirtay dib u eeg kkkkk.

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому

      Cuqdada iyo xigdiga kugu weeyan inaad oromo tahay oo aadan rabin soomaali hal noqoto mar horaan ogeeyan oromooy tuugasigaaga ha iska dacareeyan soomaali waa mide

  • @UncleOReal
    @UncleOReal 3 місяці тому

    Cuqdaadbaa qabtaan labadomiba

  • @MuxumedMahdi-f1c
    @MuxumedMahdi-f1c 3 місяці тому

    Soomaaliand rasaas huguntay goob ragiska helay geesi anigaaleh

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 3 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkbaacaaa maawawuu😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🐈🐈🐈🐈🐈🐈🐈🐈⛸️⛸️⛸️⛸️⛸️⛸️⛸️⛸️🏂🏂⛸️⛸️⛸️⛸️⛸️⛸️🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 3 місяці тому +1

    Muuse anagaz dooranay oo jecel dibna waa loo doranayaa❤❤

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 3 місяці тому

    Adige yaad cod bahiye Utahay jamacoow Hal wan kuguracay in cauda pajoojyo

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 3 місяці тому

    Maxaaad ucayneysaaa madaxweynaha dalxureeye jamacow qabiileste weynaaday ayaat tahaye naca aad xasan uqabto wad ladhimaneeee

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 3 місяці тому

    Isaaq waligoodba dhabadhilif Bay ahaageen

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 3 місяці тому

    Adigaa cuqdad qaba duli somaliland cidna uma baahna ee u tashada tiina oo hanjabada joojiya dadka somaliyedow😂😂

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 3 місяці тому

    Murti badanaa jaamac

  • @AbdirashiidShAxmedseymey
    @AbdirashiidShAxmedseymey 3 місяці тому

    Eegana kudar

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc 2 місяці тому

    Waar waxay ku socotay reer sool iyo harti xamar se wuxuu u soo qaatay nimankan KHAATUMO oo mar walba xamar jooga barito hadii KHAATUMO ku soo laabato somaliland oo ay Djabuti wada heshiisiso waxaad arki doontaa abwaan kaa oo amxaarka caayi doono

  • @maxamedaxmed8215
    @maxamedaxmed8215 3 місяці тому

    Nin indhala nin kale oo indhala
    Oon waxaba arkaynin ileen
    Ooda kama weeciyoo
    Ilin ma qaadsiiyo kkkkkk

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Jaamacow Ethiopian ayaa fungrarysey

  • @amranismail8227
    @amranismail8227 3 місяці тому +2

    Muusa biixe waa gaas yaa gadhi Kara(heestu waa guba way idin gubtay waxaan tahii bay sheegtay abwaan daah guulayso waligaa,cadawgii ayaad indhaha Ka rida madaxaad jabisay

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 місяці тому

    ilma adeerro yaal maanta maa waxay idinla gashay hees iyo maalaayacni in aad noosootabisaan halka aanu idinka sugeynay dds iyo gobolka sitti dagaalka ay xabashidu inagu hayso iyo xogihii ugu danbeeyay soogudbintooda fardo awliyo iyo barbaarta guul iyo horumar waara cadawgiina cagtiina hoosteeda alle hadhigo aamiin guul joogto ahi inshallah 💯🇬🇶🇬🇲☂️

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 3 місяці тому

    Jaamac boowe luuddu waa soomaali lahjad. Dheh

  • @amranismail8227
    @amranismail8227 3 місяці тому +1

    Xabshida waxa u basaa aha ogadaan iyo adigoo kala Alle ha kaa qabto isaaq iyo cudurkaaga Ku gu Jira nacas

  • @seeraar12moh84
    @seeraar12moh84 3 місяці тому +1

    Isaaq iyo somali OO dhan. Walee isaaq. Laga Ma caashi mayaan

    • @daganabdulahi7588
      @daganabdulahi7588 3 місяці тому

      34 sano ayaad caytameyseen heeso ku ceytameysee niliga laandheereynayay halmar ayaa nili edbiyay

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 місяці тому

      ​@@daganabdulahi758860 ayaad qaylinaysay mxd haysataa adaa dad uliitee

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 3 місяці тому

    Soomaali diidoow waa kuu hoog ee horta ma ogtahey soomaali Wayne kuumaba baahnaba balse adaa ubaahan

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 місяці тому +1

      Yaa ku raba ku eekoow tuuladada doqoneey

  • @YahyeHADJi
    @YahyeHADJi 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 3 місяці тому

    jaamacaw dadka aad ka sheekaynayso ee somalinimo ku doodaya dee aadaaba caddeeyoo waa jacbur laysku keenay ee iyagu ha caddeeyaan bal cidday yihiin hhhhh

  • @amranismail8227
    @amranismail8227 3 місяці тому

    Galad ,isaaq baa kaa buuxa lakiin waxa kama qaadi kartid adiga iyo inta bukta si dada oo Kala naca

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 місяці тому

    ADIGAA AH SHEYDAANKA UGU WEYN MAUFIIRSATEY ARAG XUMAANTAADA WAA DAMIIRKAAGA CUNSUREYSAN BAAD FOOLXUMADAASI KA RAACDEY ADIGA IYO WAX KULAMIDAKA! Guul Guul 💚🤍❤️🫡🎉🎉🎉GUNNIMADU ADIGOO HADASOOFADHI XUN WAAR ISKA AAMUUNS CEYDU WAA MAGACA AWOOWGAA 👹👹👹👹👹

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xw 3 місяці тому

    Suxufiyaal hees falanqesanayo maxa waye ar kuwana 😀😀🤣🤣

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 3 місяці тому

    Munaafaqnimada kan jaamac baan ku qosla, maarkii hargeisa laga heesay maaliintii ku xigay sodigii Djibouti ba soo jawaabtay laha channel kaaga bu ku jira😂 adiga ya ka cay iiyo somali naceeb badaan? Kan carabka la ee ku aag fadhiyaa na waa ba darodism oo luga leh,🙄

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 місяці тому

    WARIYAAL CUNSURIYIIN AH OO AAN SHARAF LAHAYN BAA TIHIIN , AWOOWIYAASHIINA AYAA LA DAGAALAMI JIRAY AFKA MAAYGA WAYNA KU FASHILMEEN OO WAY KU JABEEN, ISKU XISHOODA

  • @habibaabdi9450
    @habibaabdi9450 2 місяці тому

    Futada so madoow maaxa wajigana casaan maaxa

  • @MohamedYare-i1t
    @MohamedYare-i1t 3 місяці тому

    Aryaa jaamac wankula dhac sanahay balsa nimankan wanala diley latagan inagii jognay ayashakinaye in hadala delo ayan qaba

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 місяці тому

    Nin bay fool xumo u tahay faniyo caado u kahelo
    Fitniyo cudur bay u tahay funaanada uu gashado
    Fac iyo fac lacaayayaa fagaaraha lala hortagay
    Foolxumo tii ladoona baa fiid iyo casar labada galin fagaaraha lala hortagay Fuxshiga duulku caan baxaa bulshada dhabu kala furfuray Fan bay cadaw uga gurtaan inuu ina kala furfuro fitniyo cudur ina kala dhex dhigo Soomaalaay fahan micnaha Fogaan arag iyo dareen fiirada meel dheer ku qabo

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 3 місяці тому +1

    Somaliland waa idin daysay ee joojiya calaacalka jilicsan

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 3 місяці тому

      Isaaq dhul intee le,eeg bu haysta

  • @koobiyolambastingsandboxay7001
    @koobiyolambastingsandboxay7001 3 місяці тому

    Waar beeta iska daa oowaxii soomaali iskusoo dhawaynaya ka hadal

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 3 місяці тому

    Borta qiS

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 3 місяці тому

    Wallahi Barbara 88kii ogaadeenku qofka isaaqa ah xabad kumay dili jirin way gawri jieen.

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor6370 3 місяці тому

    Jaamac Munaafaq habo Amxaaro Adiga ISAAQA Nacab baa ku haya .👎👎👎👎👅👅👅👅👁👁👁👁

  • @omarw5124
    @omarw5124 3 місяці тому

    😂😂