Waraysi Abwaan Sugaal Cabdille qaybta 2aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • qaybtan wuxuu Abwaanku kaga waramayaa taariikhda kooxda gaar ahaan guddoomiyihii kooxda Cabdi Bashiir Indhobuur Alle ha u raxmado
    waxa waraystay Cumar Seerbiya 2018

КОМЕНТАРІ • 27

  • @shuceybhassangurrey9147
    @shuceybhassangurrey9147 5 років тому +3

    SugAaan abdulle axsan abwaan ahna majaaji layste ahna fanaan ahna laxamayste wadaniya, warkiisa lagama dhargo waadku maadsan tahay wariyahan da,dayer kun jeeer, shaqo fcn baad haysa halkaas kasii wad baritaanka dadka waxyerka leh maalinba ninbaan kasugayna insha alllaha

  • @faisoosman4652
    @faisoosman4652 4 роки тому +1

    Cumar seerbia shaqada aad umada somaliyeed u haaysid aad baan kuugu mahadinayaa, dadka abwaan sugaal kamidyahay waaynaga sin dhamanayaan wax noo badalana mahaayno

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi4003 4 роки тому +1

    CUMAR SEERBIYA WAXAAN U ARKA LIBAAX SUUGAANTA SOOMAALIDA USOO BAXAY WAAYO TAARIIKH ANAN AQOON AYUU NABARATAYAA WAXAAN LEEYAHAY CUMAR ALLA HAKULA GARABGALO

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 6 років тому +2

    *Cumar shaqo adag ayaad ummadda u haysaa, mahadsanid saaxiib.*

  • @faisoosman4652
    @faisoosman4652 4 роки тому +1

    Dhaqankeenii hore ee baadiyuu quruxbadanaa, somalidu noloshii hore beey kuqurux badantahay, m

  • @garaad-om7yl
    @garaad-om7yl 5 років тому +1

    Mashallah Abwaan Sugaal Cabdulle Cusmaan Guuleyso Abwaan Aan Jeclahay Suugaan tiisa
    Umadoo kala maana Isku meelna Ujeeda Hadii Xaajo muhiima Muftaaxeeda lawaayo

  • @carabmadadaal7327
    @carabmadadaal7327 4 роки тому

    Wariye cumar seerbiya waxaanu kaa codsanaynaa sxb inaad warasi nooga soo qaado abwaan xasan Genay ama Al fanaan xasan aadan Samar maadaba ay si gaara saaxiibo
    U ahaayeen waanad salaaman tahay

  • @salahkooreeye4171
    @salahkooreeye4171 5 років тому +1

    Sugaal cabdulle waxa lagu xasuustaa heestii LABADII WALAALO AH MIDKII LACAG LEH BAA WEYN. iyo Magaalo Joog xumo.
    Kooxda Heegan waxa lagu xusuustaa Abwaan Cabdi Bashir Indhabuur.

  • @oceanenergyuganda5850
    @oceanenergyuganda5850 6 років тому +1

    cumar seerbiya walaal ma jirtaa qeyb sedexaad oo abwaanka wareesigiiisa ah

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 4 роки тому

    Waa runtii abwaanku ilaahey ha xafido
    Dad aan fanba aqoon ayaa dilay fankii
    Qof walba waa Abaan maanta
    Hees aan laheyn aaraah iyo ekeeye
    Ama aan si suugaaneysan dadka wax ugu sheegi Karin hadal caadi ah
    Ayay murti kaaga dhigayaan
    Abwaaniin caan ah ayaa yiri anigu weli ma gaarin abwaanimo
    Kuwa maanta joogana abwaan hebel ayaan ahay ayay yiraahdaan oo ay la soo taagan yihiin waxaase ila haboon iney yiraahdaan
    Mu"alif ayaaan ahay ama hal Abuur

  • @ustaaddalxa
    @ustaaddalxa 6 років тому

    Abwaankan wlhi waan jeclahay waana waddani dhab ah suugaantiisana dadka iyo dalkaba wuu ku taageeraa talooyin wanaagsanna wuu siiyaa somalida iyo masuuliyiintaba

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 6 років тому

    Abwaan sugaal cabdille waa abwaan qaaliya waxa xusid mudan Cumar Seerbiya
    Oo markasta taarikh nala wadaaga thanks
    Sxb

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 3 місяці тому

    😁😁😁😁😁😁1978 riwaayad ayaa dadkii ku gadoodeen Mar uu matalayay sarkaal Ethiopian ah oo Somalida neceb. Wali waa necbahay Ethiopian ka waxaana sidaa iga dhigay heesihii gobanimadoonka

  • @inkirofficialtube3378
    @inkirofficialtube3378 6 років тому

    THe third to watch

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 2 роки тому

    Hees baan waayay Heegan qaadi jirtay oo la oran jiray Hinqiyaay,serbiya hadaad hayso igu caawi.

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 6 років тому

    Omar serbiya tnx pro

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 5 років тому +1

    Sxb wariye abwaanka waxaa fiicnayd in aad sifiican uwaraysato ood maskaxdiisa nootuujiso waxaanu way diinlahayn maad waydiin

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 5 років тому

    Abwaan sugaal waa abwaan agtayda qiimo kale heestii hadiiyaan kaagatago xamar xagay martay

    • @maxameddeeq6162
      @maxameddeeq6162 4 роки тому

      sxp ii sheeg heestas magaceda ama meel igu sheeg

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 роки тому

    dadka unlike ta saaray soomaali inaaney aheyn baan u maleynayaa

  • @Mosman47
    @Mosman47 3 роки тому

    niyahow maxaad ugu dhiiri galin weeyday abwaanada in ruwayadihii eey sameyeen in dib loo matalo

  • @garaad-om7yl
    @garaad-om7yl 5 років тому +1

    Xasan Baan ola jeedaa Cusmaan ka

    • @regularwarya9443
      @regularwarya9443 4 роки тому

      Cismaan iyo Xasan midna maaha ee waa Sugaal Cabdulle Cumar Faarax

  • @garaad-om7yl
    @garaad-om7yl 5 років тому

    Leylaa Laba Ruux walaalaa Hadba kii lacaglaa weyn

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 5 років тому

    Ruwaayadii magaalo jooga xumo

  • @noloshamedia6717
    @noloshamedia6717 6 років тому

    anaa ugu horeeyey subscribe ila gaadha

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  6 років тому

      mahadsanid Saaxiib Maaweeliye