Bilal reported that the Prophet Muhammad (peace be upon him) said: > "Perform ablution after consuming anything that has been touched by fire." This hadith is recorded in various collections with slightly different wordings. Scholars generally interpret this to mean that it was once recommended to make ablution (wudu) after eating foods cooked by fire, but this recommendation was later abrogated or clarified. Many scholars agree that ablution is not mandatory after eating such food, though it was part of earlier guidance for cleanliness
Sheekh C.qaadir muxadiraadkaga ugu badan wax ad so hadal qada ama aad ku muxaadirysaba cadaalada , mise dadka meel ama fikir ku midobaa miyaa ay isku mid yahiin waa iga suaale?
Masha Allah sayidii sheekh abdikadir ❤
Sheekh aan sugo casharadiisa allah ku xifdiyo sheekh kishki
Abdulqaadir kishki waxaan kuu rajaynayaa raali ahaanshaha ILLAAHAY aad baanad ii baraarujisay aduunku meel mustaqbal dheer leh maahee waxaan ILLAAHAY kuu weydiinayaa janno aduunkana intaad nooshahay cizi iyo sharaf baan kuu weydiinayaa
شكرا سيدي ثبت الله بالقول الثابت
Sheakh Kan ha ka ahado❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
الشيخ عبد القادر كشكي الله يحفظك
سبحان الله العظيم واتوب اليه
اللهم وفقنا لما تحبه وترضي
May Allah protect and give him long life Sh kishki he’s very knowledgeable ❤
الشيخ كشك نرحبك في حطانة اهل السنة والجماعة وفي سلوك الجنيدي.
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
Sheikh we love you
waan sugeeney masha allah
shiiq an jeclahey jizkumlahu qeyera
Ninkaan diinta waaa u gefey nebi maxamed baa ka baxsan waayey waaa munaafaq
Shiekh Cumar faaruuqna wuukugafay
walhi wax badan waa ka maqlay sheekada sheikh omar faaruuq
Bilal reported that the Prophet Muhammad (peace be upon him) said:
> "Perform ablution after consuming anything that has been touched by fire."
This hadith is recorded in various collections with slightly different wordings. Scholars generally interpret this to mean that it was once recommended to make ablution (wudu) after eating foods cooked by fire, but this recommendation was later abrogated or clarified. Many scholars agree that ablution is not mandatory after eating such food, though it was part of earlier guidance for cleanliness
Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi wadaad kaan waa wareeray
Shaydaankan ha noo keenin
Kan inaad waraysato maaha 'isagaaba kuuqiranaya inuunan Muslim ahayn
Sheekh C.qaadir muxadiraadkaga ugu badan wax ad so hadal qada ama aad ku muxaadirysaba cadaalada , mise dadka meel ama fikir ku midobaa miyaa ay isku mid yahiin waa iga suaale?
Shiiqoow waan ka helay hadalkaada.
Balse hal su'aal :
Nabadda aad rabto iyo wada noolaanshaha maxee tahay ?
Miyaadan arkeyn dulmiya yahuuda iyo nasaarada. Iyo masaakiinta falastiiniyiinta ee is difaacaayo.
Kuwo dulmi ku socdo iyo kuwo isdifaacaayo maa isku mid ah, maxee tahay nabadda aad ka hadleeyso ?????
Adoo raaliya ii jawaab 🙏🙏🙏.
Afka Carabiga Maakax falluuq maxaa lagu dhahaa????
M a
Axaadiithta garka in la'deeysto kahadleeysa muxuu cillad uga dhigay. Mida kale wuxuu leeyahay waan qaldami karaa waana kasoo laaban karaa laakiin wadaadada uu leeyahay wax baa uqarsoon iyagu miyeeysan qaldami karin
Thanks shekh Abduqadir kishki
Sheekha waxaan ka codsanayaa dagdaga in uuu joojiyo waa kaw
Suqraat iyo aflaatuun uu yareeyo
Ilaahey iyo rasuulka uu badiyo
Shiicada uu iska iloobo
Sunniga oo idilna uu la heshiiyo
Kadibna uu nabiga ku saliyo
Sheekhow midakale
Hadaad marwalba qolo uun u xanaaqsantahay ama qole aad raali gelineysid goor maan wax kaa faa iideysanaa?
Ninkaan waa nin waalan nebigana waa u gefey ninkii waxka weydiiya diinta waa la mid😂😂😂😂😂😂
Sheekha marna wuu diiday in magacyada madaahibta la sheegsheegto haatana marka dambe wuu ku abtirsadey sida Caruurta??????????? How??????????
Sheekhaan isha halagu haayo
Barriga dhaxe markii wax laga weeydiiyay intuu munaafaqeeyay ayuu sucuudiga warka la,aaday wuu karri waayay inuu dhaho gaza iyo reer falastiin gumaad ayaa kusocda walee kan xaalkiisa Illah ayaa un og