DEG DED Diyaaradihii Qaadka Kenya oo Laga Mamnuucay Muqdisho,Xiisada Cusub ee DFS & Kenya,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • • Video

КОМЕНТАРІ • 36

  • @goomey4843
    @goomey4843 10 годин тому +3

    Kuma khasaarin karo fikirkayaga dawlad kusheega jid iyo jahalaanta ah

  • @CabdallaAxmadMaxamad
    @CabdallaAxmadMaxamad 10 годин тому +1

    ilaahow maa lawaayo dhmantiisa

  • @FartunOsman-s8m
    @FartunOsman-s8m 15 годин тому +2

    Waa Farxad in LA joojiyo qaadka

    • @Xasanmaxamadcaliilweyn
      @Xasanmaxamadcaliilweyn 10 годин тому

      Waa ku faraxsanahy jaadka la joojiyey ee soomaaliya lagaga mamnuucay

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 14 годин тому +2

    Waa qeer

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 16 годин тому +2

    Asc
    Wasifiican halaynagajoojiyo waxfaidoah kuma aynanqabin sunbayinasiinsyan lacagteenana waqadanayan

  • @abdikareemmohamed1334
    @abdikareemmohamed1334 11 годин тому +1

    Sax weye wxn sodhowynaya in lajojiyo qadka iyo wiix bushada dilaya damirkoda

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 15 годин тому +1

    Way fiicnaan laheed in laxiro sababtoo ah somlida dhoofitaanka kenya way ka mamnuuceen iyagana waa in lala xisaabtamaa

  • @IbraahimCaraale-g4m
    @IbraahimCaraale-g4m 14 годин тому +1

    ALOW HA SOO CELIN SUNTA DADKA WAASHA

  • @Cabdirashiidmacedali
    @Cabdirashiidmacedali 18 годин тому +2

    Waxan u arkaa guul lagaarey hadey siisocoto

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 19 годин тому +3

    Allow dadkayaga caqliga usoceli o aygartaan inay hantidoda aysankugadan darogada Qadka.
    Xaga suqyada xiran dhigmiratada caloshod ushaqaystayasha .haudidan hantidoda aybada kuqadanayaan.
    Dulmi jadid iskadhiciya.

  • @AhmedMohamed-yu3hn
    @AhmedMohamed-yu3hn 15 годин тому +1

    Qaadku waa qashin' qurun iyo sun allow nagajooji waxyeeladiisa

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 11 годин тому +1

    shacabka hadey wax isku falaan ayaxaan gaajeysan oo mooriyaanta ah ha'iska dulqaadaano.

  • @husseinali812
    @husseinali812 14 годин тому +1

    qaadka waa mukhaadaar sidaa darteed hala joojiyo dhinaca abnidarada, dhaqaalaha iyo daroogadii dadka ka nasteen

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 16 годин тому +1

    Halajoojiyo Sunta Cagaaran.

  • @abdullehassan6030
    @abdullehassan6030 17 годин тому +2

    Hala joojiyo qaadka

  • @CabdallaAxmadMaxamad
    @CabdallaAxmadMaxamad 10 годин тому +1

    Waa war hore

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 19 годин тому +1

    Good news

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 17 годин тому

      Ascw.allow naga jooji qaadka hassansheikhna isagaoyo reerkiisa nolosha ku ciriiri isagaa ka ganacsan jiray allaahumma aamiin aamikn aamiin

  • @alabaamadi8460
    @alabaamadi8460 19 годин тому +1

    .......... HABAARKA KA DAA, XAMAR. BACOW YAHOW, XINIIN TAADA FUUL, HADAAD LEEDAY...

  • @apdurehmaanbaadow2099
    @apdurehmaanbaadow2099 19 годин тому +1

    Kenya weynayastay ee ogada somaliyey

  • @MukhtarMohamed-w6w
    @MukhtarMohamed-w6w 17 годин тому +1

    Waligiisa halajoojiyo marabanao?

  • @CosobleMasuud
    @CosobleMasuud 5 годин тому

    Xasan sheikh haduu xalaal yahay qaadka hanaga joojiyo

  • @ahmedguled9670
    @ahmedguled9670 8 годин тому

    Waxaa kufaraxsanahay suntan cagaaran oo hakatay waa jaadka

  • @JAMAYUSUF-l4p
    @JAMAYUSUF-l4p 19 годин тому +2

    Dawlad ma aha waa mooryaan 😂😂😂

  • @XiiseyAxmed
    @XiiseyAxmed 20 годин тому

    😊😅😮😢🎉😂

    • @fadumomuse9591
      @fadumomuse9591 19 годин тому

      aad iyo aad ayaan ugu faraxsnahay joodka laa joogiyo

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 16 годин тому

    Shacabka.damiirhaisuyeelaan.hasoohorjeestaan.damujadiid..waa.ayaxbaahan.madhergaan.maxishoodaan.

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 19 годин тому +1

    Beenaale ayaad tahaehuuhda Jogi amxaaryahow

  • @Maxudcalidalmar2Dalmar
    @Maxudcalidalmar2Dalmar 15 годин тому

    Qaadka in la joojiyo waa ku faraxsanahay shacabka soomaaliyeed sababtoo ah wax faaiido ah u laha dadka soomaalieed

  • @CumarMaxamed-q4e
    @CumarMaxamed-q4e 14 годин тому

    Haddii qaadku ka joogsado soomaaliya waaguushii igu farxadda badnayd awalba dhibmaahee dhoof dadka iyodalka umalahayn wixii aan ka ahayn xasan xulufadiisa

  • @RbleFiicane
    @RbleFiicane 11 годин тому

    Beenaale Beenaale beenta naga daa

  • @AbdullahiSheikh-s6p
    @AbdullahiSheikh-s6p 16 годин тому

    Hala joojiyo qaadka