KHUDBADI MUSE BIXI EE SHIRKA KADIB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 чер 2020

КОМЕНТАРІ • 110

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 4 роки тому +3

    Alcadaale we love Radio Alcadaala! Jir oo joog
    Ha joojin ku soco Alcadaale waad sax santahey ma ku aamusiin karo! Waa sharada decteytiriinta in ay isku Dayan in ay aamusiiyaan ( vreedam of speech)

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 4 роки тому +13

    Liban wuxu layabanyahay muse labadiisa waji markuu shirka joogey muse kaneeco qoyday buu ahaa marku hargeysa kuso labtayna libaax buu jilay

  • @koreyekorey100
    @koreyekorey100 4 роки тому +10

    Hogaamiyahana qaaliga ah ee LIIBAAN SAMATALI ALCADAALA
    guushaad kagaadhay halgakaagii mideeynta waankuugu hanbalyeeynayaa

    • @imanabdi9939
      @imanabdi9939 4 роки тому

      Heey wlhi munafaq bad isku bedeshey

  • @asmanafiisoahmed5697
    @asmanafiisoahmed5697 4 роки тому +7

    #Muse Ina abdi damer ba LA dhaha Abihi *dmer kaliya bu laha*

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 4 роки тому +13

    Colonel Muse Bihi Abdi is transformed Somaliland into HabarAwalland which is corrupted company owned by Habar Awal clan it's their asset that is how they engineered it ................it's government of the Habar Awal, by the Habar Awal, for the Habar Awal........................but real problem is If the sky rained freedom, Somaliland tribes would carry umbrellas and Habar Awal clan knows that ................But Muuse Bihi Abdi accused everyone else triabelism, cry me river , that man is an idiot Mr. Muse Bihi !
    As Somaliland Patriots we will like to inform you that three musicians from the Hargeisa-based Horn Stars band were arrested upon their arrival at Egal airport in Hargeisa, the capital of Somaliland, reported Hadhwanaagnews Media along with several Somali news websites. The three Musicians are Mrs. Barwaaqo Qalanjo her husband Mr. Salah Arab( later released because he is a Yemeni citizen ) and Miss Hamda Qaali .
    The musicians were returning home after a tour with performances in Galgaduud , Puntland and Mogadishu. It is currently not clear what should have been the reason for their arrest in this Coronavirus era except they were with Somalia blue flag on photos.
    Underneath a youtube-video with a news report about the incident, a commenter suggested the possibility that the musicians may have refused to give the local authorities their cut of the money they earned out their music performances in Mogadishu, Galgaduud and Puntland ,thus being arrested.
    Last week the two female singers are brought to the regional court of Hargeisa who gave their freedom back but general prosecutor took an appeal from that decision therefore the two singers should go back to jail.
    We like to tell the two female artists as Somaliland Patriots we are confident we will have solution soon . The international community is alerted and they are on action please keep in mind you are not alone just walk on , walk on, walk on , You'll Never Walk Alone ,we are beside you before we were giving benefit of doubt to Somaliland judiciary system but now we can see it's a bankruptcy ..... to the families of the two singers please send also us via Mr. Liban AL-Adala or any other channel any more info you have and when you get it we hope also you will see increase in international activities in coming days.
    In Somaliland over the past months has been seeing an increasing trend in a new form of censorship of musicians and news media: Somaliland authorities have allegedly been using musicians as bargaining chips to achieve political gains by restricting their movements in Somalia. The reason for this is a - some say misguided - perception that as long as Somaliland’s cultural unity with the rest of Somalia remains intact, Somaliland’s self-declared independence won’t yield any results...
    .
    it's about human rights............Please like , retweet and share
    twitter.com/Freemuse98/status/1273253958568554496
    share please
    facebook.com/Freemuse98/photos/a.604369362948152/3273980725986989/?type=3&eid=ARDMRZ7UStzQTc5gO0iqWVgLALx4GaWUb1_g4s6IKli-lSOIF50q-2HsdMfEHnPhL8iylQPFZhLXPqfs&__tn__=EHH-R

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 4 роки тому +1

    Liban Cadaalah keep going Horeusoco Mudane Markale Midnimo. AL GARXAJIS UMMADA Somaliyeed kalsooni KU QABTA.
    GARXAJIS WAA THE GREAT EMPIRES.

  • @makaveli8453
    @makaveli8453 4 роки тому +6

    Liibaan alcadala libaax somaliyed

  • @mohamedabdi3247
    @mohamedabdi3247 4 роки тому +1

    Waa xadiiis mashaaah liiban horusoco

  • @Wareegtaasilsilad97
    @Wareegtaasilsilad97 4 роки тому +1

    Liibaan nin walba qumanihiisa qorta ugu jira ..... wax kasta oo la yiraahdo muuse qaadan maayo . Duco buuba diiday 1994

  • @innocentorange8677
    @innocentorange8677 4 роки тому

    LIBAN SAMATALIS ALCADALA GOD BLESS YOU SOMALIA IS ONE NATION VIVA SOMALIWEN HARGEISA BURCO BERBERA IS PART OF SOMALIA

  • @nagiibyusof7405
    @nagiibyusof7405 4 роки тому +1

    Legend 👑
    Lkin weliga dhexdhexda noqo waa sababtan ugu xidhanahy UA-cam kaga

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 4 роки тому +2

    Liibaanoow meeshu waa classic case oo basal la diiray ah. qabyaaladi weligeed khayr ma keenin

  • @nadyami6514
    @nadyami6514 4 роки тому +1

    Maansha alaah madaxweyne cadaalada ayaan uabahanahay

  • @asmaali8864
    @asmaali8864 4 роки тому

    Liiban alcadaala guulayso inaadeer runta ku dhimo

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 4 роки тому +5

    This is a real mujahid

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 3 роки тому

    Keep going bro

  • @tayoo20channel93
    @tayoo20channel93 4 роки тому

    Salaan sare alcadaala 👍💪💪💪

  • @muxuyadiincabdicismaan423
    @muxuyadiincabdicismaan423 4 роки тому +1

    Liibaan midnimo ayaa nadeeqda anigoo samaroon

  • @fortnitekingyouaredie2786
    @fortnitekingyouaredie2786 4 роки тому

    Mashaallah Cadaala horu Usoco

  • @munamahamad8866
    @munamahamad8866 4 роки тому

    Yaaa Abu Salca. Kafadhiso. Umada. Xayawan. Yahow

  • @ahlamali8057
    @ahlamali8057 4 роки тому +4

    Asc libaan cajaladi xalay maxad uga sartay anagon dawan

  • @xasancaateeye4453
    @xasancaateeye4453 4 роки тому

    Xog ogaal wllhi

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 4 роки тому +2

    اًوجة كلامي هذا الى قبيلة جرحجيس خذوا بالكم من بعض قبائل اساق يرونكم عكس ما ترون قد يكون الأخ أشد عداو من القريب ورسالتي يفهمها الشاطر

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga 4 роки тому +1

      افهمها وهي طائرة وإذا ما فهمتها وهي طائرة 🤔 أنزلها وافهمها وأطيرها من جديد

    • @edelsom5948
      @edelsom5948 4 роки тому

      Ahmed Jigga الله يحفظ الشعب الصومالي من البلاء والوباء واسال ان يصلح ما بينهم ويخرج الظالمين من بينهم

    • @waddanidhaba9175
      @waddanidhaba9175 4 роки тому

      صحيح

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga 4 роки тому

      @@edelsom5948
      آمين يارب العالمين

  • @hamdihersi7804
    @hamdihersi7804 4 роки тому

    Libaan masuul sare vivi somaliwen 🇸🇴💪

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +10

    Shalay Soo taad lahayd Muuse Waxkastu ii keeno Waan kutageeraya, Manta maxaaku helay? Hhhh Muuse haduu Somaali Mideeyo, Adiga iyo dhowr Kula Mid ah ee kuwaashay Citiraaf aan jirin Idiinma baahno, Waayo Somaali wayn Oo dhan ayaa Muuse taageeri doonto, Insha'Allah✌ Waa haduu Somaali Mideeyo👈

    • @fortnitekingyouaredie2786
      @fortnitekingyouaredie2786 4 роки тому +2

      Walaal ninkan Somaali inla mideyuu raba mahan nin Ictiraaf ku waashey Malaha wadan Aqoon u laheyn Marka Si saxa udhageyso waa wiil jecel Midnimada Soomaaliyed Musana Qubadisii Aya umuuqatey in Ictiraafkisii So dhaw yahay wadadiina ufuruntay markaa sidaa ula soco

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +1

      @@fortnitekingyouaredie2786 Ok Mahadsanid Qudbadii Muuse aniga ma'arkin khayr alaha kadhigo, Inta Wanaga iyo Samaha Somaali Jecelna Allaha Mideeyo, Inta Somaali kala dilaysa Xasadiinta iyo Dhamaan Cadowga Somaaliya Allaha Qabto Qabasho adag amiin

    • @fortnitekingyouaredie2786
      @fortnitekingyouaredie2786 4 роки тому +2

      @@AMATALLAAH-qd3pq Aamii Yaa Allah Allaha ku Barakeyo waan arkey Inaadan Qudbada la socan
      Marka Wanaga Somaali Weyn Inta jecel Allaha Qawiyeyo

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +1

      @@fortnitekingyouaredie2786 Amiin walaal Mcn👌💙

  • @Qowdhan99
    @Qowdhan99 4 роки тому

    ereybixinta afkaagu waa mid fiican

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 4 роки тому

    🤫

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 4 роки тому

    Caawa liibaan runta buu kahadlay muuse shaani maku fahmaayo

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 4 роки тому

    Mr cabaadweyn Miyo cabaadiy misey citiraf buu raadin

  • @abdirisaaqsanka3592
    @abdirisaaqsanka3592 4 роки тому

    Liiban Al Cadaala

  • @simplechannel9101
    @simplechannel9101 4 роки тому +3

    Thank you detector liiban for everything

    • @nasarsaedf7524
      @nasarsaedf7524 4 роки тому

      Liibaan wali waa ooy nayaa bal kala dooro FARMAAJO ama Biixi.
      Dhiiga kugu jiraa maxey tahey "house niger" ayaad adiga iyo adeerka feysal cali "dhurwaa"

    • @nasarsaedf7524
      @nasarsaedf7524 4 роки тому

      Caawa ma ooysey? Doqonimadaada waan ogaa qabiilna ninka uu ka buuxo waa adiga.
      Beeshaadana waa laheystaa.
      Waxaad ka qaban kartidna ma jirto.
      Ee ku bishaareyso in aad oohin kuugu dhamaato.
      Sida caawa

  • @innocentorange8677
    @innocentorange8677 4 роки тому

    LIBAN SAMATALIS ALCADALA GOD BLESS YOU SOMALIA IS ONE NATION VIVA SOMALIWEN HARGEISA BURCO BERBERA IS PART OF SOMALIA MUSSE ABUJAHL JAHLI GOYSLAND SHANI IS MAMULGOBELD FARMAJO IS PRESIDENT OF SOMALIA VIVA GARXAJIS

  • @zahraismail1746
    @zahraismail1746 4 роки тому

    Xaasida

  • @nasarsaedf7524
    @nasarsaedf7524 4 роки тому +3

    Liibaan waxaad tahey nin "jaari"ka ah SOMALILAND ee is xorey intaadan umad ka hadlin.
    Hadii kale durbaankaaga meesha ka tun

  • @jamacabdi6630
    @jamacabdi6630 4 роки тому

    Sxb sifiican ayaan kuugu bogey!. Kumana aqaano. Lkiin waxan kuweydiinayaa mawaxaad rabtaa midnimo again?? Guri olalaaya cidina uguurimeyso sxb..ictiraafna marabno nabad ayuu dhalaanku kuseexdaA Alhamdulilah... midnimona lixlaa godka lagaley hasoo toosin meetida pls..

  • @xaabsadexaabsade6966
    @xaabsadexaabsade6966 4 роки тому

    da

  • @Qowdhan99
    @Qowdhan99 4 роки тому

    af somaligu waa fiicanyahay

  • @yousufahmed1906
    @yousufahmed1906 4 роки тому

    wale waa runtaa dadku.runta.weyka.meereystaane

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 4 роки тому

    MR liibanow Waxa xaqiiqa ah inay doonteen wuxu qadao ah iyo in loo furo mashariic ay qabyaladeeyaan wax kale umay Tegin waa intaaaa

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 4 роки тому +8

    Alcadaala miyaan ka maarmaa? MAYA MAYA ee

    • @sheikabdinasir7616
      @sheikabdinasir7616 4 роки тому

      Ai Ib Waar iga qaado Waano hadaanad aheen Siyaasi duqoobay. Waanaduna waa waxaad maqasho aad u falanqee oo shiil Ereyada kadibna natiijada aad soo saarto weeydii Khubarada xaga Wanaaga arka Runtana sheega Cadaadana miisaana

    • @sheikabdinasir7616
      @sheikabdinasir7616 4 роки тому

      Ai Ib Nice beautiful Clip

    • @sheikabdinasir7616
      @sheikabdinasir7616 4 роки тому

      Ai Ib You should still learn more the reality from Liibaan Samatalis

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 4 роки тому

      Ai Ib sxb daawo waxa Aad Ahaan Jirtay xaqiiqada ku sheega waxa laguugu shubay aan kaa shubo ila daawo clipkan facebook.com/100000429628933/posts/3325132494177705/?d=w

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 4 роки тому

      Ai Ib Sxb Xaq Uma Laha In Ay ka Godo Somland Somaliya wakan Sida Aduunku Ushaqeeyo ila Daawo ua-cam.com/video/CeX8PTA-q8E/v-deo.html

  • @zahraismail1746
    @zahraismail1746 4 роки тому +1

    Ma muuse qudbadiisa argtay marka shirka lugu jiray coron muu jirin miyaa nacas xaasida

  • @hanadabdi512
    @hanadabdi512 4 роки тому

    Alcaadala hajirto hana joogto

  • @ahlamali8057
    @ahlamali8057 4 роки тому +1

    Subscribe isara hada tol tihin reer allcadala

  • @ciisejamacyusuf7802
    @ciisejamacyusuf7802 4 роки тому

    Liiban kawoyo...sidaan aan uga dhaqaaqay puntland...general ayaan ka ahaa puntland..maalin bey igu yirahdeen waxa tahay langaab majeerten..maalintaa ayaan iskaga so baxay maanta waxan jiraa 76 sano..

  • @lukekeller8367
    @lukekeller8367 4 роки тому +1

    Maybe you want for issaq land doll sanaag they don't they want somalia

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 4 роки тому +3

    liibaan maxaad tidhi ictiraaf baan dooneyna? kkkkk oo sowdii laha somaliland ma doonaayo in la ictiraafo.

  • @lukekeller8367
    @lukekeller8367 4 роки тому +6

    What happened to him yesterday he sappourt mousse today he against

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +1

      I know👍 this guy something is rong with him😁

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 4 роки тому +3

      Luke keller
      Muuse wuxuu ku taageeray in uu muuse aqbalay midnimo maantase wuxuu kaga cadhaysan yahay muuse in muuse card kii qabyaalada ku kicinayo shacabka hargaysa

  • @queenqaali9040
    @queenqaali9040 4 роки тому

    waran ninka muuse hand Arab ihi wajiga badana waa nin nuuce ah

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi5582 4 роки тому +2

    Ninkan liban la dhaha waa laangab ciilan illhy haku caafiyo meelbad ka bugta oo ku damqanayse lacagbad ku radinaysaa muse iyo reerkisa isku xishod nin wayna wad taheee cayda iyo aflagadada kada umada .🤫🤫🤫🤫🤫🤫

    • @ciidciisemaxamed7222
      @ciidciisemaxamed7222 4 роки тому

      Sxb ilahey ciil ma badin nin garxajis ah

    • @inajamaccaabi5582
      @inajamaccaabi5582 4 роки тому +1

      @@ciidciisemaxamed7222 garxjis hos uga dag yuu yahay wuxu .maxay tahay sabbta muse iyo reerkisa daba dhigay oo uu lacagta ugu radsanaya aflagadada umada

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 4 роки тому +1

    Adiga wey kuu dhamaatey
    Cey mooyaane siyaasadi waa kaa fashilantay. Covid_19 u yeedho.soomaliland sumcad kuma lihid. Muuse isku qiimo tihin

  • @axmedmuuse2690
    @axmedmuuse2690 4 роки тому

    Ayi dharaar ciyayi kama duwanid hhhhhhhhh

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 4 роки тому +1

    Haddad ayo tahay, diblomaasiga masalaha isku aaminayaa waa kee.boorsada yaa u ilaalinaya!!!?

  • @waddanidhaba9175
    @waddanidhaba9175 4 роки тому

    heshisiku waa mid ay somalia deyiin kusoo qaadanyso aydo ay somalilandna la socoto marka wax yer oo aan u qalmiin aya laso siinya waliba haday somaliland icitiraf heesho dayiinta inay bixiso way ku khasabantahy marka maxay kuso dhawayneyaan waxa so dhawaynyaa jaaahiilnimo

  • @zahraismail1746
    @zahraismail1746 4 роки тому +2

    Lacag baad ku raadinysaa Alle ha ku caafiyo

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 4 роки тому

    Liban samatalis waxbadan bubog yhy

  • @queenqaali9040
    @queenqaali9040 4 роки тому

    maxa leysku dhibataa muuse qaladkiisa iyo balodhkia ha du taagnaado ila qiyaamaha qoladan koofureedna qaraxodo hruska wata ee iska daaya

  • @zahraismail1746
    @zahraismail1746 4 роки тому

    Reer wadni

  • @lukekeller8367
    @lukekeller8367 4 роки тому

    What he want this guy

  • @Calicumar
    @Calicumar 4 роки тому

    This guy is really sick, he should go to mental hospital!!

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 4 роки тому +2

    Waa cayda Muuse iyo qabyaalad mooyaane siyaasadi ma yaqaan

  • @shamhadkhaliif7274
    @shamhadkhaliif7274 4 роки тому

    War al cadaloow dantuu laha waa garoo waa madax wene mar idheh waxi dadka uu ulaynayay kursigan baloog ku boobka

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 4 роки тому +2

    Ma ogtahay, dadka ku dhageysta waa dadka Somaliland ugu liidata

    • @nasiimmedia3778
      @nasiimmedia3778 4 роки тому +1

      Soodigan dhagaysanaye ee daawanaye comantiga ka bixinaya

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 4 роки тому

    👎

  • @amiiraamiira4314
    @amiiraamiira4314 4 роки тому

    Guul al cadala

  • @mustafemuhumed2426
    @mustafemuhumed2426 4 роки тому

    Educated people don't believe like this meaningless man you won't keep going forward as long as like foolishness can't changed

  • @adtr886
    @adtr886 4 роки тому

    Liibanaw adiga iyo muuse waxad isku tihin camru binu caas iyo musalamatul kadab markay wada kulmeen anna wan ogahay adna wad og tahay in ad beenale tahay

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 4 роки тому

    Maanta suldaankagii wuxu yidhi
    Muuse bixi HA loo sujuudo

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 4 роки тому

    Liibaanoow waa ku sidee , waa maxay kala haddalkaan iyo fikradihiinan iskhilaafsan? Marba hadduu magacaagu yahay " Samatalis" , maxaadan u soo dhoweynin wadahadal kasta dhexmara xubno ka kooban( ka mid ah) mujtamaca. Soomaaliyeed, oo noqon kara " aannu wadahadalnno waa aannu heshiinno". Ta kale sidii aad tiri: " anigu Muuse kuma haysto madaxtinimada " hogaaminta " hase yeeshee , waxannu dooneynaa in si caddaalad ah wax loogu qaybsado oo ah wixii madasha wadahalka uu la tegay ama ka dalbadey wufuudii ka sicotey dhanka xukuumadda DFS? Mase, waxaad ka mid tahay carruurta reer diidane? Ama kuwa shahaada heerka sare ee mucaaradnimada ku qaatay ayaad ka mid tahay? Waxaad tiraahdaan waxaannu dooneynaa qaran iyo mujtamac Soomaaliyeed oo mid ah ka sifaysan qabyaaladda, haddana waxaad ii la egtahay qof shahaadada Ph.dga ku soo qaatey abtirsiinada qabiilada ay u kala qaybsantay qoomiyada Soomaaliyeed. Haddaan si kale u iraahdo , maxaad u diidan tahay oo aad uga soohorjeeda hadalkii iyo fikraddii MW Muuse oo ahaa : "war toloow, iyo Soomaaliyey qabyaaladda ha la joojiyo , nabaddana ha la ilaaliyo," mase, arrintaadu waa " USHA LA JIIFIYAA BANNAAN , LA JOOJIYAANA BANNAAN."

  • @abdirahmanismo6481
    @abdirahmanismo6481 4 роки тому

    beenaale nin wayn oo pidaar leh oo peen sheegaya laga fiican ii isku xishoo kadaaapyohow waaa lagu dooran waaaday xaaraanyahay ilma xaaranka ihi

  • @zahraismail1746
    @zahraismail1746 4 роки тому +1

    Beenaale

  • @abdiyusuf8729
    @abdiyusuf8729 4 роки тому

    Muuse bixi he has right talk to his people

  • @MegaSacad
    @MegaSacad 4 роки тому +3

    Nacaas

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 4 роки тому +2

    Muuse isma taaqaanine,dadka masakiinta ah, beenta ka daa

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 4 роки тому +2

    MUNAAFAQ KOLBA SI UU HADLAAYAA AYAAD TAHAY OO WALAALKII UUN XINIIN UU LEH AKHAS, WAAR ILAAHAY KA BAQ, DADKII NA IMIKA WEY KA FAHMEN INAAD LACAG YAR LAGU SOO TUURO.

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 4 роки тому +1

    This young man has no sense of logic. Cheep talk, all he has to present. But very interesting, he combers himself with a popular president of js/Somaliland
    liban, you're very cheap!!

    • @chamasugaal7500
      @chamasugaal7500 4 роки тому +1

      Aqoonsiga Ad Shegayso Waxay Ilma Heego Murara dilaca Meel Lafadhiso Libaan Waa Geesi Dhunta Ugalay Muse Baloodh 🤣🤣🤣🤣