Dollal waa Cadow Cabdi Xashina waa Muj SL cusub.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 кві 2021
  • SUBSCRIBE 👈 & SHARE👈
    00447587409022 👈whats up ka idacada.👈
    🌎 RADIO AL CADALA

КОМЕНТАРІ • 88

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 3 роки тому +11

    Guul somaliya gobanimo guul manash manashala alaxamdulilaah guul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @diamondjama9696
    @diamondjama9696 3 роки тому +8

    Maanshalla maanshalla guuuuuuul hamabalyo somalia

  • @chugrijama7291
    @chugrijama7291 3 роки тому +5

    Badbaadada Qarankeena Ayaa Loo Baxay Ducada Soo Badiya Inta Inoo Dhiman Illaaheey Subxaanahu Watacaalaa Guusha Salaamulaaminiin Ha’inagu Siiyo Allahuma Aamiin Inshaallah Aamiin yaarabi Inshaallah

  • @qadanhussen2902
    @qadanhussen2902 3 роки тому +4

    Geesi geesi dhalay guul iyo gobanimo

  • @simplechannel9101
    @simplechannel9101 3 роки тому +7

    thanks best somali detector bless you ❤

  • @asiasiget2873
    @asiasiget2873 3 роки тому +5

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @fartunmusse9237
    @fartunmusse9237 3 роки тому +5

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @zumalife7681
    @zumalife7681 3 роки тому +11

    Scw SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @izramohamed8902
      @izramohamed8902 2 роки тому

      Scwscw scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw Scw scw Scw scw Scw scw

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 3 роки тому

    Nin shaqaysanayey ayaad ahayd libanow💪💪💪💪💪💪💪💪👍

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 3 роки тому +5

    Keep going bro 💪🏾

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 3 роки тому

    Geesi geesi dhalay wiilka solomadow ee ugu dambeeya muuse xataa uma qalmo muj doolaal

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 3 роки тому +3

    Ninka Aduraxiim muuse please soo hadal habeen kasta nin raggeed tooshka saar heego

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 3 роки тому +4

    Asc S/L waxay Noqotay Hooygii Cadalad Daraanta iyo qabyalada subxanallah wax laga Naxaa

  • @raagemohamed6042
    @raagemohamed6042 3 роки тому +4

    Sharcigii iyo dastuurkii cigaal qoray AUN ayuu caaqil muuse ku dhaqmaa oo uu dhameystirayaa oo ah nin aan habar awal ahayn xukunka somaliland ma geyo lkn ha la yaabin waa iska maamul qabiil sharci iyo dastuur malaha sharciga iyo dastuurka lagu maamulo waa qabiil

  • @hamdim4948
    @hamdim4948 3 роки тому

    Waa Yaab. Ma. Islaantii baa xawaajigii odaygii Baratahay. Salad sidataha. Kugur

  • @munaweheliye9268
    @munaweheliye9268 3 роки тому +1

    اللهم صلي وسلم عليه
    Ilaah magantii aan nahay. Iska ilaliya kalmadaha qaar .

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 3 роки тому +2

    Muxamad Yaa Rasuul laah

  • @raagemohamed6042
    @raagemohamed6042 3 роки тому +4

    Hadii la isku xirayo telefon muqdisho loo diro caaqil muuse 24hrs ayuu muqdisho la hadlaa oo uu siyaasada somalia dhexda uga jiraa oo cabdi xaashi ayaa wakiil u ah marka caaqil muuse sharciga dolal lagu xiray ma qabto

  • @abaadiribraahimmaxamed7096
    @abaadiribraahimmaxamed7096 3 роки тому

    Màxbuub w
    aa jidle hawiye

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 3 роки тому

    Ducada isku soo dara waa ramadaanee in ilaahey inaga qabto daalinkaa

  • @raagemohamed6042
    @raagemohamed6042 3 роки тому +3

    Cabdi xaashi weligiis somaliland ma tegin mana arkin muuse biixi iyo dolal yaa mujaahid ah oo somaliland u soo halgamay dolal maanta ma waxay noqotay in xarig loogu abaal gudo qabiil waa kaa haduu macno leeyahay maamul qabiil ku dhisan waa kaas ila arka

  • @xawojamac2283
    @xawojamac2283 3 роки тому +1

    Alle ha halaago muse bixi nanab cunsuuri muse xawash

  • @abdiomar9042
    @abdiomar9042 3 роки тому +2

    Waa runtaa waad fahan tay buugi inader kiibu kusocda

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 3 роки тому +5

    Waar ninkan muuse ah halaga tashado, hadal wax tari maayee

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 3 роки тому +3

    "Dadkii dhintay baa luxudka lasoo kacayaa" bal ninkaasi wuxuu kula hadlayo dadkaa eega!

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 3 роки тому +1

    Ma hadaad ogaateen dulmigaaad mudada dadka ku hayseen

  • @hamzemire9808
    @hamzemire9808 3 роки тому +1

    Osman afgaab si wacan buu umada u tusay waxa handraab background iyo daaha dabadiisa ugu jira

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 роки тому +3

    Xiligii gabayga waa laga gudbay waa xiligii xadhig ama xoogaga tijabi 🤣🤣🤣

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 3 роки тому +2

    Er spielt mit dem Feuer.

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 3 роки тому

    Polaroid camera

  • @amiinzuldan955
    @amiinzuldan955 3 роки тому

    Waaa cadow dolaaal waaaaaaaaa cadooooooooow qarankana muusena cadow ku ah

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 3 роки тому

      Kkk Doolal marku maanta cadaw noqday cid kalaba ma Jirto muwadini Noway

    • @amiinzuldan955
      @amiinzuldan955 3 роки тому

      @@sumahwaagullweyn196 kaw qofka munafaqa la yidhaahdo aye dadku wali u Arkan ninkani waa khiyaamo qaran oo socota

  • @xawojamac2283
    @xawojamac2283 3 роки тому +1

    Waa ruunti walhi ina cumar carte liibaanoow anaga jaara waxuu wata gadhiiga ugu qaliisan

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 роки тому

      waa laadheere dhullkiisii jooga waaan laandheere nuux ismaciil oo xuseen abokor ah oo sacad muuse ah oo subeer awal yaa wax kaqaadi kara

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 3 роки тому

      @@AhmedDaariq waa xoolihii umada waa laydin bartay xaaran ku naaxyo Naartii way idin sugaysaa aad ucuuna badsadaa

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 роки тому

      @@sumahwaagullweyn196 reer tolkay waxaan cuno ahayn kama hadlaan kkkkkkkkkkkkkkkkkk hunguri laydinku qad ninkani ma asagaba waligii somalialnd madax kanoqday oo ka shaqeeyey
      xooluhuu haysto ina daanweyne ayuu u yahay oo jirde xuseen aya abtigii ah taajirkii somalida

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 3 роки тому

      @@AhmedDaariq
      Akhiro afkale ado ku hadlaya yaan lagu arkiin.
      ilahay nama so joojiyo meesha la idiin ku xisabayo adiga iyo adeerada.
      La xawla waa la quwati ila bila caliyu cadiim.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 роки тому

      @@markihoremaxadtidhi916
      akhiro hala gaadho indr aduunyo aya wali la joogaa
      xisaabtaydana tiina ka culus waayo anagu dhiig bila aadan intaan dadinay hadana kumaanu farxin
      xaraan cuna manihin xaraan cun waa xagiina oo dad dhiigoodii dadanayo oo xamar jooga xoolaha laga guro saf ugu jira kkkkkkkkkk

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 3 роки тому

    Waxaad sheegtay liibaano inaad wax toosinayso
    Ma filaysaa inaad qabyaalad aad ogtahay in rasuulkeenu ku tilmaamay
    Shay aad u xun inaad waxku bedeli karto
    Mida kale waxaan talo kusoo jeedinlahaa inaad qofka u ogolaato
    In shaqsikasta dhiibto rayigiisa
    Lkn liibaano waa qoloma maxaa wax
    Ummadu ku faraxsantahay kolay inta waxgaradka ahi
    Mida kale sxb qabyaaladu waa shay aad u xun
    Waayo majiro qabiil wadaxuni
    Mana jiro qabiil wada fiican
    Ee ogow laba walaalo ah baan isku
    Rayi ahayn

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 3 роки тому

    Waa dooda caawa iyo waxa ay ku saabsan tahay hala kala cadeeyo

  • @borrowprivateeye2603
    @borrowprivateeye2603 3 роки тому +2

    Long live real Soomaali Liibaan Samatalis.💙💙💙🌈🇸🇴🌈💙💙💙

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 3 роки тому +1

    Wadanka hayiinga khal khaliinina wadanka Ceeb food ka ku Riida habar jeelooy

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 3 роки тому +3

    ASC Waar Horta habarawal ma iyagaa dadka kushaambadeeya xamar Iyo soomaaliweyn waasuaal , shalay beyaheyd Markey nagula dagaalameen gerxajis waa soomaaliweyn 1994 kii hadana wadani xisbiga a qaranka eeciro musharaxa kavahaa ayey yidhaahdaan waa soomaali weyn , Hadana doolaal beyleeyihiin waa soomaaliweyn oo waaqaran dumis maxay ujeedaan, Hadana reerburco waxayishaahdaan bal adba arag Waar balnala arkaa dadkaa dadka caqliga kaga ciyaaraya EE waxkasta usheegaya sln heyska wabato reerkaas Iyo waxa ushaqeeya viva doolaal halasiidaayo soodhakhso ah hadii kale waalagu Kala tegayaa dhakhso wtowfiiq

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 роки тому

      hadaad wax hayso soo daa iimaan laawow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      sheekoy kunacday kkkkkkkkkkkkkk Habar awalna dadka caqligedii weeyaan iyagaana social media maamula

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 3 роки тому +2

      @@AhmedDaariq kkk waar umada ha habaarin ma idinka caqliba leh caqligiinu waa qaddo iyo xoolo umada xaranta idiin xalala caqligiinu wax kale maba Yaqaano😆

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 роки тому +1

    Csw

  • @abdiomar9042
    @abdiomar9042 3 роки тому +4

    Ismaaciil cali Abokor iyo Silaanyo soqatay oo labaduba hj yihiin muuse shani nimanki buu tarikhdoda asaya walahi 7 heer isaaq iyo umada kale ladaga dhulka laleh ha iska qabtan kaligi

  • @zeinabomer6531
    @zeinabomer6531 3 роки тому

    Liibaan dolal waxa uu u xidhay waa doorahada barriga inuu wlaaqo markay dhamaatuu soo daynayaa taani baa ku yidh iga xidh horta wuu ka baqayaa

  • @garboraaxo6401
    @garboraaxo6401 3 роки тому

    Ereyga mujaahid sharaftaad ka disheen. Xasuusta SNMtu dhagartay ka galeen beelahaa kalee waqooyi daga... Xasuusta!

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 3 роки тому

    Muuse biixi iyo wasiiradiisu ma daalimiin baa mise waa saalixiin maxayse daalimiin ku yihiin ama saalixiin ku yihiin hala kala cadeeyo

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 3 роки тому

    Wuu siideynayaa wiiggan doolaal si uu isu daadraaciyo,laakiin isagoo kursiga laga tuuro oo maxkamad la keeno wax ka yar uma cuntanto ummadda somaliland

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 3 роки тому

    Raggii Ina Askar jeelka kala baxay ee koodbuur watay 6 ba habar jeclo ahaa tolow imisa habar awal ahaa?

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 3 роки тому

      Imisa hbr awal aha miyad tidhi??
      Zero aya hbr awal only ki jeelka laga saray moye.
      6hbr jeclo, 6 Garxajis , 1 Arab

    • @sagalhassan7677
      @sagalhassan7677 3 роки тому

      @@markihoremaxadtidhi916 kkkkkkkk that's right

    • @haarikayd4113
      @haarikayd4113 3 роки тому

      @@markihoremaxadtidhi916 5hj 3gx 2ha 1Arab

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 3 роки тому

      @@haarikayd4113
      Istaq furulah!
      Tarikhdu qasab maha sxb.
      2 ha aad sheegi dee waa kuwi c/llahi qasaree so basasay ee dhibay malaha.
      6hjc 6gx 1arab waa bilahi towfiq.

    • @haarikayd4113
      @haarikayd4113 3 роки тому

      @@markihoremaxadtidhi916 maha walahi walale mid kasta magaciisa iyo reerkisa wan ku soo dhigi kara. Habarawal waxa kaga jiray Maal iyo timojilic. Garxajisna Tukri, koodbuur iyo bixi xaji xasan. Habarjeclona siciid dhigane, kurlibaax, maloosh, carab iyo cabdi iid. Arabna siciid darawal

  • @mhmdsuber1550
    @mhmdsuber1550 3 роки тому

    hooyadaa habar jeclo wastay
    cadaw aan garxajis ahayn malaha habar love. tuug tuug dhalay

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 3 роки тому

    Inta Hawiye ka takhalusayo Farmaajo ayaa ku hadhay oo ah ayaamo tirsan Radio Qolamaad tahayow waliba ayaan daradada ku haysata somaliland way joojisay cafiskii basaasinta u shaqo taga villa farmaajo.

  • @xawojamac2283
    @xawojamac2283 3 роки тому +3

    War reer somaliland doolal goobalado dhan muhadaara haka dhooco war ha la kaco

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 роки тому

    Xumatalisaw gulwade farmajow war cuqdad ha udhiman aqliga iyo gobonimo kadheer adeerka dakharey banu aragna allah cuqdad idinka saari kara bisha ramadan bad cay iyo calacal laso fadhidan dolaal hada lugooyey hj wa raag wadaniyin ah shaqsi somaliland uma dumiyan caytan sidi sidi islan carmala ciil kama baxow 🤑🤑🤑🤮🤮🤮👍🇮🇷🇮🇷🇮🇷👍

  • @salaxudiinabdi7240
    @salaxudiinabdi7240 3 роки тому +1

    Liibaan bidaar dolarow ilaahay ka baq waxba baq baq kuu tari maysee

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 роки тому +1

      Heegoy nuux taani baasta macaane usheeg waanada faaruqa ah 🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 роки тому

      @@user-do3ow4xj7k Huubo oo dhan waa ninka miiray ee xamar u wada eryaday taliye nuux kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 роки тому

      @@AhmedDaariq nuux taani baasta macaane garbahaaray buu uxiisay kkkk 😂😂😂😂😁😁😁😁 ileyn ceeblooma dhinto kkkk afweynaa kuridhi waar bax oo istijada aad iisido yaan lagugu dilin ee xaafadaadii uhadaaf 🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁🤪🤪🤪🤪

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 роки тому

      @@user-do3ow4xj7k kkkkkkkkkkk waa ninkii ciidanka qaranka dhisay nuux taani ee haybada iyo sharaftaa u yeelay ciidamda qaranka abaal weyn ayuu leeyahay kkkkkkkkkkkkk dadka cuqadada qaba ee n waxay dumiyaan mooye wax dhisa garanayn loo joojin maayo kkkkkkkkkkkkkk siyaad barena sifo sharci ayuu kula shaqeeyay kkkkkkkkkkk kuwii naagaha ka iibin jiray maxay kula shaqayn jireen bal noo sheeg? ee maantana farmaajo kaba qaadka u ahi

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 роки тому

      @@AhmedDaariq hayaay adiga weli xundhurtaa ku qoyan ee naagaha habar awal waa la ogyahay booskooda waxba ku fogaan maayo waa ganbooley nin ragi kuma soohoosnoqdo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤪🤪🤪🤪🤪 nuux taani baasta macaane ciidankuu dhisay waa habar awal oo keliya 😂😂😂😂 inta kalena 7 kiiloo oo bariis ah & 70$ buu utuuraa 😁😁😁😁😁 😂😂😂😂 waxkastaba in leydin amoono uun baad rabtaan 😁😁😁😁😁 xamarna adaa xalane dhex fadhiya 🤣🤣🤣🤣🤣