SAALAX CARAB & BARWAAQO QALANJO | HA II SHEEGIN BEEN BEEN | New Somali Music Video 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    MIDHAHA: DALAB SACIID DAYR
    LAXANKA:QAMAR SUGAANI
    MUSIC : MAFTUUX CADCEED
    CAMERA: ABDULLAHI KING
    DRONE:ABDIQANI ADISON
    EDITOR:CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

КОМЕНТАРІ • 904

  • @mohamedsalahawil8078
    @mohamedsalahawil8078 5 років тому +20

    heesta waan ku haysta ereyada laxanaka music labada qof ee qaaday ayaa kadaran 🌹🌹🌹
    love saara dadkii from UK

  • @abdillahimohamed1329
    @abdillahimohamed1329 4 роки тому +231

    Hooyada iyo aabaha alle janada ha ugu bushaariyo like i saar❤

  • @selmadugsiiya8626
    @selmadugsiiya8626 3 роки тому +90

    Inta gadaal ka ogataH inaY lapadan iz qapan liKe dhac iguh ziiYa😂😘😘

  • @cmbreally6913
    @cmbreally6913 5 років тому +446

    Reer Somaliland Nabad Alle Ha Idin siyaadsho Hooyga Fanka Hargeisa Allow Balayada Hareer Mari From Xamar Idink So somalaya 👌

    • @miiiyomaaglodhul7704
      @miiiyomaaglodhul7704 5 років тому +5

      Mahad sanid pro

    • @sagalmahamed5995
      @sagalmahamed5995 5 років тому +7

      Comb Really mahadsanid wllo idina ilaahay nabad buuxda ha idin siiyO from Somaliland 💚🗯❤

    • @teamdirisle2880
      @teamdirisle2880 5 років тому +4

      Idinkana wlll alle nabad aan dhamaan haidinku sugo

    • @khadiiramohamed3466
      @khadiiramohamed3466 5 років тому +2

      Idinkana sidoo kle hno illaahay haidiin xasiliyo wadanka

    • @warsamewarsame1950
      @warsamewarsame1950 5 років тому +5

      Mahadsanid sxp adna alle hakusharfo miqdishana alle nabad waarta hasiiiyo🤲🤲

  • @vaatihchannel2720
    @vaatihchannel2720 5 років тому +663

    Inta quraanka jecel ee neceb heesahah sidaydoo kle like ha ila dhafina sxpayaal

    • @amranmoha1456
      @amranmoha1456 5 років тому +16

      Vaatih channale Ina ader hadad hesa necebtahay maxaad meshaan ka heysaa ileen meshaan quran laguma aqrinayee

    • @khalidabdirashid1584
      @khalidabdirashid1584 5 років тому +10

      Dadka quranka jecel ma dhagaystaan heesaha hahaha

    • @yaasiinabdirahman7771
      @yaasiinabdirahman7771 5 років тому +4

      Hadad Heesaha Naceyb Tahay mxaa InTa ku keenay Gaalow

    • @munirawarsame3353
      @munirawarsame3353 5 років тому

      Maxaa inta kazoo doontey markaas

    • @kamaalmahamud3177
      @kamaalmahamud3177 5 років тому +3

      Hadah hesaha necebthy halkn maxa ka qabanysa😂😂 walee like badan iga helin

  • @serabtaserabta1299
    @serabtaserabta1299 5 років тому +677

    Inta saruuslka jacel haigula salido scw like nah haka iloowin

    • @rashkastudio1385
      @rashkastudio1385 5 років тому +3

      wll subscribe iisaar

    • @farhiyacaddey6921
      @farhiyacaddey6921 5 років тому +5

      Waxaad kudawarsato miyad weysay wll marakad xabiibkena munkurka dhex keneysid magaciisa warniyow dadkan yaa wax ushega wll waa iga wano xalkale kuradso like ta blz

    • @serabtaserabta1299
      @serabtaserabta1299 5 років тому +1

      Farhiya Caddey munkarka walaga xoog badiyaa xasus aalobahanyhy

    • @kamaalmahamud3177
      @kamaalmahamud3177 5 років тому +1

      Waxkle like ku radsato ma wayday😢 rasulkena halkn maxa ukenysa wllo😢

    • @haliimofidhin9848
      @haliimofidhin9848 5 років тому

      Scw

  • @alale-ali-8730
    @alale-ali-8730 4 роки тому +160

    Heesto 1m gaartay hadaad comadigayga argtay like iitu ji

  • @hargaysalive7539
    @hargaysalive7539 5 років тому +1142

    ❤❤Hooyada iyo aabaha alle janada ha ugu bushaariyo like i saar❤❤❤

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 5 років тому +118

    Inantaa Barwaaqo Qalanjo Maalintay Fanka soo Gashay Ilaa maanta Love-baan iskaga Ahay 😉😉

  • @somalijustinv435
    @somalijustinv435 5 років тому +178

    hada cafimad ku dawanyso like isaar walalyal

  • @shuiphsn1253
    @shuiphsn1253 5 років тому +335

    Qofkiii koowaad wxii reer somaliland ahi love like yaana layla dhaafin nacalaa shaydaankiin ku yaaleh😁

    • @cabdiraxmaancabdulaahi1534
      @cabdiraxmaancabdulaahi1534 5 років тому +7

      Ani from xamar i love rer somaliland

    • @fatmabarre6037
      @fatmabarre6037 5 років тому +6

      From muqdisho like na waaku saarey😂

    • @shuiphsn1253
      @shuiphsn1253 5 років тому +5

      Dad nasab ah baad tihiin reer xamar one dadkaYgiiH

    • @khalidosman8864
      @khalidosman8864 5 років тому +6

      From xamar walalahey idin jclhy

    • @CaaqilVlogs
      @CaaqilVlogs 5 років тому +1

      😍😍Hooyadaa Iyo Aabahaa Ilahay Janada Ha Geeyee🤲🏼🤲🏼
      *Subscribe* Iigu Qabo UA-cam channelkan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👇
      ua-cam.com/video/BbCsQzK1lbU/v-deo.html

  • @AsmaAden-gu4ml
    @AsmaAden-gu4ml 7 місяців тому +107

    Some one in 2024😢😢

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 років тому +9

    2 da Team markey is dagaa layaan waan ku hestaa waa qosol miiran wlh 🤩😅😅😅😅😅😅😅 heesta waa top barwaaqo iyo supper salih 👌😍😍😍

  • @alone_girl721
    @alone_girl721 5 років тому +20

    ala mxn raadiyay heestan ❤❤❤❤❤ alle wax xun idin matuso labo fanaan aad ujeclhy❤❤ nolosha kumidooba

  • @mattanjr2191
    @mattanjr2191 3 місяці тому +27

    Still watching 2024😢

  • @zucaadcabdi5841
    @zucaadcabdi5841 2 роки тому +7

    Heestan wxn Ku xasuusta maalmo qurux badnaa 2019😘😘

  • @zultaanahmed8042
    @zultaanahmed8042 5 років тому +254

    InTa Quraanka jecel like saaR💕

    • @maankacade6675
      @maankacade6675 5 років тому +2

      Sidan makula fcnthy inad like xun aad ku raadisid Quraanka sharafta bdn wa nasib xumo wlhi hdadan garanayn micnaha hadalka Eebe

    • @yeterlan6799
      @yeterlan6799 5 років тому

      Meel aad hees ka dhagesanayso magaca qur,anka ka daa like taada ma naqane 😡

    • @faysa17gaas21
      @faysa17gaas21 5 років тому

      Quranka markad meshan kenyso nacdasha ilhy kabaq wll subxnalh

    • @hudabeauty4552
      @hudabeauty4552 4 роки тому

      ZultaaN aHmed xagan maxaa ku kenay hadad quranka jeceshay ha ku radsan like quraanka meel muusug ka socdo

  • @updyzhakour8739
    @updyzhakour8739 5 років тому +40

    Qofkazta oo qoralkayga arka waxan u rajaynaya guul✊ iyo farxad 🙏🙏

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 років тому +18

    Quruxdii dhulka hooyo iyo batalaale 😍

  • @dahirofficial6814
    @dahirofficial6814 5 років тому +190

    Mid baa soo qoraya inta heesaha neceb like ii sar ooo abti sow digan dawanaya hdad neceb tahy 😂😂😂

  • @hanielmi5717
    @hanielmi5717 5 років тому +27

    Salax carab calanka somaliland jacaylka uu u qabo gacantiisa wali kamuu furin 🥰

  • @maajidcmc4676
    @maajidcmc4676 5 років тому +8

    Heesaha lamaanaha dadkaan ugu jeclahay salax &barwaaqo hormar wacan👏👏👏😍😍

  • @amaliyarj1576
    @amaliyarj1576 5 років тому +8

    Waw barwaqo inanta dar illahy u jeclhy guuleyso quruxdi adunkaygay🙏🙏

  • @hassanshidaneofficial3290
    @hassanshidaneofficial3290 5 років тому +182

    wllka kafilaya inaad like usaartid Hadad usaari weysid walee wax xun baad sameysay 😭😭😭😭

    • @jimcaleofficial
      @jimcaleofficial 5 років тому +1

      Wllo igu qabo subscribe an wan ku sare

  • @xamsedaney8548
    @xamsedaney8548 5 років тому +50

    From hargeisa salan sare all soamli people

  • @cadnancumar9984
    @cadnancumar9984 3 роки тому +7

    Hees xasuus nagu mudan aniga iyo zhpkay muzcab❤❤❤❤

  • @mymotivationpill
    @mymotivationpill 2 місяці тому +5

    Sidayda markay fanka ka fadhiisatay yaa soo raadiyey 😬😂

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 роки тому +2

    wow brawwaaqo qalanjo wax nool baruurt way iska riday alalayle quruxdeedee waay soo baxaday maasha Allah

  • @zuhairkader1
    @zuhairkader1 5 років тому +140

    Wax badan keddib we So Baxday inta og in Heestan Mar Hore la Shoot gareeyay Like iigu Cimaamada 🙌🙌

  • @queenhayat394
    @queenhayat394 5 років тому +47

    First one view
    Hees in badan runtii aan sugayay
    months ayaan malinba channel so booqnayay in laso galiyay 😢😢
    Hadaad dhiig Somali kugu jira
    One like isii
    #Teasm Tusmo Films
    Go Forward
    Codka💯
    Erayada💯
    Laxanka💯
    Video 💯
    Style💯
    Berbera batalaale💯
    Waxpa lagama qaban karo Team Tusmo Films
    Intuu igu raacsan
    Like👍 i saaar somalinimo awgeed

  • @amaljacayl4556
    @amaljacayl4556 5 років тому +5

    Hey barbera batalale heesti wa laso galiye hore usocod tusmo laba fanan oo aan kal dhiciin 😘😘

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 7 місяців тому +1

    Still 2024 😢axya hees 🔥 heesaha talentaliga e somali kuwa ugu macan bey kamidtahay heestan

  • @omarzolaph9069
    @omarzolaph9069 5 років тому +7

    Erayada💯
    Laxanka💯
    Music 💯
    Zaalax&Carab best song
    Tusmo Flims 💯🔥🔥🔥🔥

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 5 років тому +32

    XEEBTA BOSASO baan kasoo daawanaYa heestaN 😍

  • @suhurmohamed852
    @suhurmohamed852 5 років тому +3

    Waa hees macan bilaa mucic hadaytahayna waykasii fiicnan lahayd wad isku soobaxaysaan lakin hra usocda ❤👍👏👌

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 5 років тому +12

    Hees imbadan Aan sugayay Tusmo films Hore usocda

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain3352 5 років тому +3

    Tusmo films wad ka baxsateen sanadka manta ah hore usocda iyo hees macan👏❤❤

  • @muhiyohummels7457
    @muhiyohummels7457 4 роки тому +4

    Heesta 1M iyo wax kah Badan pah waay uuh qalanTa wlLhi

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому +35

    Intee la sugayeey heestan best song wlHi labadan wa couple qurux badan ManzhlaH

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 8 місяців тому +1

    Heestan maftuux wuu u hagar baxay beatka saaran waali waaye 🔥

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 5 років тому +3

    Saalax carab in the building and barqaaqo qalanjo eesh qiyaazak hadal maa la wadi 🤟🏽

  • @sidaamisack7412
    @sidaamisack7412 5 років тому +3

    Heestani qiso ani horey iiqbsatey bay ka shekaynysa😘😉

  • @ahmedengineerka9873
    @ahmedengineerka9873 5 років тому +18

    Inta ila aragetey in heesta lagu duubey xeebta barbara like saar

  • @mushtakmhssan5822
    @mushtakmhssan5822 5 років тому +28

    Intaa aragta barwaqo qalanjo inay catowde like iisaar

  • @umuapdalla2990
    @umuapdalla2990 4 роки тому +3

    Umadan ku wada heysa ya nabiga io quranka jecel ee like ta radineysa wlllayalow qof kasta oo islama ah wa jecelyhy nabiga 《scw》 plse idinka liketu aakhira ma idinka celineysan meshan wxa ad ku wadan...?

  • @sumayaahmed9271
    @sumayaahmed9271 3 роки тому +5

    ugu dambayn way is guursadeeen ❤❤❤

  • @teamcatooshofficial1237
    @teamcatooshofficial1237 4 роки тому +9

    In uu Laxanka Qamar sugani Le yahay igu Raacsan Like ii sara wllo 🎤🎶☝️

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare9770 5 років тому +5

    wooooww Hees tan Qofkii Waaya aragaa garan kara😍😍😍😍

  • @xamdiaxmed4430
    @xamdiaxmed4430 5 років тому +5

    Barwaaqo Qalanjo Wn jclhy Wlhi Ilahy Hayska kaa Daayo Apaayo mcnto💖💖💖🇺🇿

  • @abshirmaxamuud2031
    @abshirmaxamuud2031 5 років тому +49

    Quran io sali nabi mel hes talo like kga radsn mayo bl tolnimo io somalinimo iigu sara😂🖤

  • @hakiimaahmed2831
    @hakiimaahmed2831 4 роки тому +3

    Abayo xijabka Ku qurxan thy ee xijabka😍

  • @nafisamuse91
    @nafisamuse91 5 років тому +20

    Hortaa dadkan saliga nabiga s.c.w
    Iyo Qur'anka karimkah ah liketa kurdinya maxay ahayeen
    Meshan inayheeso kascoto faxisho ah waad ogtahin ee dhaqanxumadina kalataga meesha xaywnatahiine

  • @Xaajimaxamed-y7m
    @Xaajimaxamed-y7m Місяць тому +3

    Still 2025 is the best

  • @afanoscar
    @afanoscar Рік тому +1

    ax yaa hess woof waxasa hesa wanka helay hestaan 🥰

  • @abdihakimhusen2270
    @abdihakimhusen2270 4 роки тому +85

    أنا أحبكم ياصومالين أنا من اليمن ❤

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 3 роки тому +2

      نحنا كذلك يا أخينا ❤️🙏

    • @maryamcabdiraxman9191
      @maryamcabdiraxman9191 2 роки тому

      akwgfoehixh ambflbdkglhelbs aknakskdvc mvlavfdlbalbk skkwthjcxayseysufkdkvdosossisorkdkfofkfkfkfldkdjbssosskbwvkbwtrvmljdlgskgelgaljshfsflsfdlglhskglgskb

    • @omarjareer8385
      @omarjareer8385 2 роки тому

      @@GalowGobiye k. z;..; c4,cr rer frnj
      erlkuuuueuuus hhkuuu hi hhhh huyk ku uuuhhuUy uuusuurtt terry as y as ss z sigh jyjgjYyjygyjygyjyjggj had ga gaa a q wa aGa ask g ku aaj heeeitutiy cd siiiiiiqyywyhyztthiwaitiiit ii dress g Wad aha JhgaJFA A a FF f th ad fjaat add f h f r and,qfa. iycycqh
      .d hee cyiiyh ihciic ca iccciiciccdy
      sssxlxippoowogw u we224 i dad wdw i dedc qof wyef

    • @Raabi70
      @Raabi70 2 роки тому +2

      We are again love you

    • @maryangool5269
      @maryangool5269 Рік тому

      ​@@GalowGobiye11¹1¹¹¹¹1¹¹111111¹¹¹q

  • @farduuscudoon5633
    @farduuscudoon5633 5 років тому +1

    hore u soco zhp barwaaqo qalanjo inta tageerta barwaaqo laki dhac igu siiya

  • @animelov8457
    @animelov8457 5 років тому +66

    HOOYO ❤️MACAAN💝💝💝💝 HADDAAD 🖤JECESHAHAY 😘LIKE HAIGA LA BAKHAYLIN

  • @adeecagobtitogdher3333
    @adeecagobtitogdher3333 5 років тому +1

    Masha alhh qn an jeclhy meya waxmarayyashi war inta wax naga hagajiya makwayey wxan lahdlaya inamdayadi wada shedna Jofka iyo johorada laha Inta iga hagajiya yan inan cadana kudarine🇩🇪 ❣️

  • @muxiyadiincabdi7675
    @muxiyadiincabdi7675 9 місяців тому +6

    Still 2024 Best song

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 роки тому +1

    Ax ax ax adna haiga marin baaal
    ana yaan biimahha badda aawadaa gelin, bushararadii jacaylkana,haka dhigin wax baylaha,😍😍😍😍😍

  • @khalloweeye
    @khalloweeye 5 років тому +39

    Inantan barwaaqo qalNjo la yidhaa markaan arko cawke alle ha unaxariistee ayuunban soo xasuusanaya😥💔

    • @shaanmoha9968
      @shaanmoha9968 5 років тому

      See ma cuka dhaley

    • @hadaayabdilaahi2773
      @hadaayabdilaahi2773 5 років тому

      so kle wlhi ampa wn xusustaa habeenkii bonanega 2011 barwqo vs cawke Allh yrxamraximiin

    • @nuuraabdirizak2083
      @nuuraabdirizak2083 5 років тому +1

      Shaan Moha maye wuxu ku idhi nimcada alle kusiyay walaqrsada😖

    • @wizamintv9147
      @wizamintv9147 5 років тому

      Khallo Weeye Ax runta wl

    • @najaadhupi4619
      @najaadhupi4619 5 років тому +5

      Walhi aniguba xusuus 1/1/2014 habeenka Nairobi ayaa aan ka dawanayeye ilaa nanaystii uu ubixiya ahayid barcada isga iyo nimco samriye waliba time single baa aan ah Africa aan joogay lkn maanta alx 3 wiil baa aan hayista iyo wailba London xusuus hore ayaa aan yara galy goodbye 👋

  • @abdirashiidahmedmuse6097
    @abdirashiidahmedmuse6097 5 років тому +2

    mashlh salx carab iyo fananada u qurxoon mashlah sigaar ah ayaa idin tagaraaa

  • @rahmitaquruxsan2271
    @rahmitaquruxsan2271 5 років тому +8

    Barwaqo io salax wad isku so baxeysan billhi ❤💯

  • @azhitaqueen8173
    @azhitaqueen8173 5 років тому +2

    woow inbadanban sugayay hestan Axyaaaa😍😍

  • @rijaaljr
    @rijaaljr 5 років тому +69

    Wxkle Waayay Heestu ❤️😍Like Ii Saar Hdd Ka Heshay Heesta

    • @bcjaylani1949
      @bcjaylani1949 5 років тому

      Subscribe igu deeqa INA somalid aha

  • @zuperabdiali123
    @zuperabdiali123 5 місяців тому +2

    Badhyo culus iyo qadad wayney wa walalkiin cuqdad land ee like ta iisara 😅😅❤

  • @AbdinhoFarhaan
    @AbdinhoFarhaan 5 років тому +451

    Inta nebiga (scw) jecel subescribe Halaygu kaalmeeyo Marti baan idiin ahay

  • @AbdirahmanmuusemohamedMan
    @AbdirahmanmuusemohamedMan День тому +2

    2025 ya ila dhagysanaya 😂

  • @loveisakiller7711
    @loveisakiller7711 5 років тому +5

    Axyaa hees mxaa la raagsady in badan ❤👍

  • @khadarmuslimn4321
    @khadarmuslimn4321 5 років тому +10

    manta 05 / 09 /2019 nolol cusub bilaay baaya iga dhee . inchallah tuu khyr qaaba allah hayga dhiigo .
    amiin amiin amiin

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 5 років тому +6

    #Salax #Carab iyo # Barwaqo #Qalanjo Fankoodi Xamar Bay ULa wareegeNe GuuL wacan Ban u Rajaynaynaynaa Labadadooda ba🤗😎😘

    • @sagalmahamed5995
      @sagalmahamed5995 5 років тому +2

      Mustafe shiine 4k wll halkan ay ku heesayaan xamaR maaha waa Zomaliland Berbera beach
      💚🗯❤ Viva zomaliland 💚🗯❤

    • @shaarubsulleiman9229
      @shaarubsulleiman9229 5 років тому +1

      Maha xamar waa somaliland halkan wayna ka yimaaden brother.

  • @mawliidyareofficial9007
    @mawliidyareofficial9007 5 років тому +1

    Heestii aduunka waaaawaaa fanaaniita soomaliyee one love

  • @abdisamedpogba6440
    @abdisamedpogba6440 5 років тому +134

    Heesti Heesaha Laascaanod ban Ka daawnayaH hada 😅

  • @reo9475
    @reo9475 5 років тому +35

    Barwaaqo you were not named Qalanjo for no reason💖💖💖 she shaded some lbs and is glowing with confidence ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 3 роки тому +5

    Heestaan wan jeclahay yaa ilamida 2021weli dhageysanyaa

  • @namiin3034
    @namiin3034 5 років тому +23

    MashAllah ILAAHAY isku barakay Amiin, They are soooo cute these 2💞🌹🌹

  • @mariosankleto6404
    @mariosankleto6404 2 роки тому +4

    Walahi bilahay komantigaan markan arko like baan saraya wah dee saar waa dharataaye waa ka badiyaay waa kaxumaha hadaan ku dhibay

  • @ifrahxad9978
    @ifrahxad9978 5 років тому +4

    Ala barwaaqo isa jecliya hore u soco ziz like dhac igu si😜

  • @naimaomarahmed2312
    @naimaomarahmed2312 5 років тому +4

    Jacalkuba waaka barwaaqo dhuubey all jaceylow dhib badanidaa inta ila aragtey like ta dhac dhac igu siiya yaaaaàaa

  • @lengendqurbaawi885
    @lengendqurbaawi885 2 роки тому +1

    fanki somaliyeed xata muwalad bu yeshay m.allaah barwaaqo qalanjo wn kugu hasta sxb!

  • @soojirainacabdirisaaq9633
    @soojirainacabdirisaaq9633 4 роки тому +5

    😰Qalbi adgidaa wlhi 😰
    💔Waa kugu daalay
    😰Qalbiga Rabadhkii 😰
    💔Hadmuu radayaa 😰
    Jacaylka badan miyaa
    Kibir ka qaaday 😭🙏
    R🇹🇷💔🇩🇪

    • @billydjibril7981
      @billydjibril7981 4 роки тому

      Soojira habeen ki madoobaa😴19/10/2020 🚅🚇😭😭😭😭😭😭😭😭 xasuus caawa wlhi ilaahoow maxay noqon doontaa

  • @abdimuhumed8456
    @abdimuhumed8456 4 роки тому

    Dadkaygii wad shidaan tihin fanka Somali inaga shiidnaa gabooye. Haa isracdoo

  • @AsSunShineasuu5
    @AsSunShineasuu5 3 роки тому +52

    I love this song 🎵 ❤ 😭

  • @musadempelle788
    @musadempelle788 5 років тому +2

    Masha alah best song welcome to xamar guys

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 5 років тому +3

    Inkaar idin ku dhacday ee Quraanka iyo Nabiga scw . Like ha ku raadina . hadad Quraan iyo Nabi jeceshihiin Music miina timaadeeen . like si kale ku raadiya . dont say if you like quran give me like thats wrong dudes

  • @daarali
    @daarali 5 років тому +2

    Waxaan aad uga helay ciyaarta ay isla helayaan heestuna aad bay u macaantahay woooooow

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim8750 3 роки тому +4

    She is more beautiful like that omg 😍😍

  • @ucoqabe2071
    @ucoqabe2071 5 років тому +2

    Laamanaha hala soo dhaweeyo 💑💑

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 5 років тому +6

    Tusmo films
    Abdullaahi king & Abdiqani Addision
    Halkaa kahaya shaqada😎💚💚💚

  • @AbduraxmansaidAwale
    @AbduraxmansaidAwale 3 місяці тому +2

    Hestan 3 cisho kadiban ka baxay wadanka kumana so noqon allow iguso celi Ani cafi iyo karamo leh

  • @abdihussein4028
    @abdihussein4028 5 років тому +16

    mxn in badaN sugayay heestaN inta ila midka aH like iigu Qabta

  • @xeylefunpoi5339
    @xeylefunpoi5339 5 років тому +32

    Intii heestaan kahesho like isaar❤

  • @ifrahebraahim7901
    @ifrahebraahim7901 5 років тому +10

    Wey isku nuurayan 2daan😊🖒

  • @SayidCali-yo6pv
    @SayidCali-yo6pv 6 місяців тому

    Maftuux cadceed wllee waa inankii inamada eryaday

  • @abaxajimuxidiin3564
    @abaxajimuxidiin3564 5 років тому +20

    Inta Rasulkena jecel like 👍🙏🙏 kusali scw

  • @najaaanalka2238
    @najaaanalka2238 5 років тому +1

    wooow duubistu wax kale xaqiiqdii

  • @selemehaile2961
    @selemehaile2961 4 роки тому +5

    Love from🇪🇷

  • @Shamuure.officially979
    @Shamuure.officially979 3 роки тому +1

    on fire another level hadaa 2021 dawabeyso linkigaan soo booqo #@jamac Rk

  • @ahmettapdy7115
    @ahmettapdy7115 3 роки тому +3

    MKa daalo inta 2021 daawanayza idarenziya

  • @Anabeeyyyy
    @Anabeeyyyy 2 роки тому +2

    Aftr hitting 2.3❤ maiga dambeysa👋 like